Тёмный

MAMA MALYUN MAANTA JIMCIHII WAAN NASTAY GURIGIINA WAAN DHAMEEYEY TIKTOK NA RAGII KU CEEBOOBE 

MamaMalyunSuuban
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

WAXAAN SAMAYN JIRAY WAAN KA BAXAY WAXAAN SHEEGI JIRAYNA WAY SOO BAXDAY BOM
SUBSCRIBE LIKE 👍 SHERE AND COMMENTS KA II SAARA ADINKOO RAALI AH

Опубликовано:

 

13 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@samirahassan2023
@samirahassan2023 2 дня назад
Maasha Allah noolow maamo ❤❤❤
@rahmamahamed7420
@rahmamahamed7420 День назад
Mashallah Queen mms kordahab cidna ha u joojin we love you ❤❤❤
@xasantimo-team
@xasantimo-team 2 дня назад
Mamo isha alaah dalxiis ayan kugu imanayaa ee ka waran isoo jawaab mamo
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 дня назад
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu 👏👏👏👏👏❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 2 дня назад
Maslow mayuuneey waanku sallaamayaj. Magruug Gurigaagah 👍💪🏻🌿💐🦁🥰👍
@Selma-p2m
@Selma-p2m 2 дня назад
Mama waa ku salaamey .Hore u soco❤
@looloiu9266
@looloiu9266 2 дня назад
Asc maama Alxd Guriga dhis.kuu dhamaaday dalduleela ku sameeyso mutanelaha hakuu dhin.naato waad heli qof niyadiisu saafi ah baad tahaye maasha Allaah
@ayaanmahamud4504
@ayaanmahamud4504 2 дня назад
ASC habo ma fiican tahay xaalada waaan Kaa ka xumaaadaay manta ciishootay habo waxii dulduleel leh iska samee mutuleel waas gaareysaa habo Insha alllh❤❤❤❤❤❤
@zahramussa3045
@zahramussa3045 2 дня назад
Maansha Alaah Tabaraka raxma
@Maryam-s6n4n
@Maryam-s6n4n 2 дня назад
Masha aallaa ilaah ha ku xafido mcnto 🎉❤❤❤❤❤❤
@Selma-p2m
@Selma-p2m 2 дня назад
Mama ani hesta mas ciidad waan jeclahey ❤❤❤
@samirahassan2023
@samirahassan2023 2 дня назад
Mutuleel iyo mar mar waala dhahaa ❤ iska daa hada markle ayaad saaran insha Allah. Naag shaqaalo maxaad karabtaa adigu ku jimicso waa tuugo shaqaaluhu
@Sonic-860
@Sonic-860 2 дня назад
Naag Iga dheh horay u soco queen ❤️❤️
@fardosasheikh607
@fardosasheikh607 День назад
Mama keep going we love you
@zahramussa3045
@zahramussa3045 2 дня назад
Alaah balo hanaga hayo Aamiin yaa Rabi
@RejaAden
@RejaAden 2 дня назад
Malyuun maxaa kugu dhacay waa naga oohisiisay anagana ee maxaa kugu dhacay walaahi wan kaa naxay runtii ❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@naimabelel4004
@naimabelel4004 2 дня назад
MMS QUEEN 👸 KEEP GOING ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@monasuja6232
@monasuja6232 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤Mms Jumca mubarak ❤❤❤
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 2 дня назад
Well done Manshallah Allah ha kubarakeyo
@khadijoaliadan4931
@khadijoaliadan4931 2 дня назад
❤❤❤. Masha alah
@fatimaahmed1464
@fatimaahmed1464 2 дня назад
Masha alah
@shukriaaden654
@shukriaaden654 2 дня назад
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@hqaali9525
@hqaali9525 2 дня назад
Maan shaa alaah 👌👌👌
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 2 дня назад
Maashaallaah
@basrahassan5116
@basrahassan5116 2 дня назад
Tile ama marmar baan u naqaan. Maashaa Allah nasasho waa muhiim!
@MunaMahamud-de5uy
@MunaMahamud-de5uy 2 дня назад
Mashallah faraxdku nolow
@AmaalmohamedFaarah
@AmaalmohamedFaarah 2 дня назад
Maashaa allaah ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@raxmacadi1140
@raxmacadi1140 2 дня назад
Maamo ilaah dartiid kuu jeclahay malintaa ku bartay ilaa manta waanku taageeraa qaladada yaroo ilaah kagashay wee jireen makuugu taageerin lakin waakuu murugooday ilaah hanuunka hanagu dilo dulqaad neh ilaah hanoo siiyo imtixaanka yar
@halimomohamedali3372
@halimomohamedali3372 2 дня назад
Wixii kugu dhacay alle hakaa shafiyo
@raxmataali8598
@raxmataali8598 2 дня назад
Sax Allahuma najeenaa,
@drmoomoaiman4113
@drmoomoaiman4113 2 дня назад
Asc mamo sharaf mutulenka dhib malaha xat hadadan awoodin ciidisa lodaya shumaca ba dhigata markad heshana walabadasha qali sharaf mansha allah
@ima6291
@ima6291 2 дня назад
War guriga gudihiisa kasoo dhamow intaad hadana hadhow burburin leheyde oo darbiyadii ka dildilaci lahayen oo shamindadii ad qarashka galisayna ka qasaron lehed ka so dhamow guriga markad höre kadib bananka uso bax kadib inyar inyar usameso wlshey.anaguryo kusoo dale.hadhowtana alabti ad rakibtay waa hadana qarash ku bixi yey kugu noqon
@shukria5156
@shukria5156 2 дня назад
Maamo malyuun mutuleelka hada saaro hadii kale laba kharashbuu kugu noqonayaa shamiito badanbaa galaysa hada shamiimtada markiuu mutuleel la saaro wayka yartahay marka habo dhabarka xiro allaha kula garab galo qalbiyeey
@qamarahmed9236
@qamarahmed9236 2 дня назад
Mutuleelka saar malyuuneey cadaw jebis iga dheh hadhoow labo qarash beey kugu noqon shamiitadaas inaad jejebiso waa dhib
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 2 дня назад
Mama Malyuun guriga markaad dhameyso odeygiina soo diyaari guri cusub iyo nin cusub 😂
@Wholecarpet
@Wholecarpet 2 дня назад
Mms qoyan ma aha😂
@kadroahmad7924
@kadroahmad7924 2 дня назад
MMS love you 🥰✊✊✊✊❤️👏💯🥰✅👍😍👏🇸🇴✊❤️❤️🥰✊✊🥰😘💯👏
@ayanwarsame8871
@ayanwarsame8871 2 дня назад
Somali waa diddy iyaga oo dhan
@xasantimo-team
@xasantimo-team 2 дня назад
Mamo gurigii ma dhamaysay
@iiron88mohamed10
@iiron88mohamed10 2 дня назад
Mutuleelka saa ee routine nooga soo duub
@moasparo6444
@moasparo6444 2 часа назад
Bom obom
@halimojibril7917
@halimojibril7917 2 дня назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@moasparo6444
@moasparo6444 2 часа назад
❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤
@ifrah740
@ifrah740 2 дня назад
Shamac iska dhigo markad heshana wad saaran karta mamo
@safiaahmed9569
@safiaahmed9569 2 дня назад
Kameyro wixi kusomara
@ayanwarsame8871
@ayanwarsame8871 2 дня назад
Jaad u soo qaado
@sadiyomusse6460
@sadiyomusse6460 2 дня назад
Melaha duldulela kubixi
@ayanwarsame8871
@ayanwarsame8871 2 дня назад
Take brush up
@saarajama6132
@saarajama6132 2 дня назад
Musqusha saar only
@anisamoha9812
@anisamoha9812 2 дня назад
Mama naso
@amun6894
@amun6894 2 дня назад
Guriga na tus an aragne guriga rabna
@duniyohasan6192
@duniyohasan6192 2 дня назад
Gùuleso
@amranali1332
@amranali1332 2 дня назад
brucena awey ?maa ceyrisey
@ayanwarsame8871
@ayanwarsame8871 2 дня назад
Waxa aad ogeyd ma jirto waadna baqeysa waxba ma fishilin karto Daahir didy. Beenta hada wax badan ayad ogatay.cabsi cabsi iga dheh sabur- sabur waad diidi jirtay. Runta ayad ogatay
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 2 дня назад
Caawa nuurkaagii maxaa ku dhacay ma qurux badnide. Heestaas waqtigeedii wuu dhacaye inaga jooji. Hadda xaajiyad baad tahaye
@Selma-p2m
@Selma-p2m 2 дня назад
Soomaali mamada caawi kor halo qaado❤❤❤
@saynabmohammed9499
@saynabmohammed9499 2 дня назад
Saar guriga mutuleelka
@ayanwarsame8871
@ayanwarsame8871 2 дня назад
Brush up
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 2 дня назад
mutaleelku waa maxay
@muzuuu123
@muzuuu123 2 дня назад
Waa marmar ka
@nastedave9842
@nastedave9842 2 дня назад
Marmar. English tiles lagu dhahaa
@saidaabdilaah4135
@saidaabdilaah4135 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Далее
ЧТО ВЫРОСЛО ОТ КОКА КОЛЫ😱#shorts
00:26
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
Просмотров 718 тыс.
НЮША РОЖАЕТ?
00:17
Просмотров 664 тыс.
Malyuun Maanka || Somali Museum's 11th Anniversary
10:40
ЧТО ВЫРОСЛО ОТ КОКА КОЛЫ😱#shorts
00:26