Тёмный

MANATA IYO ROUTINEKEYGA RAYAN BAJAJ 

Rayaan Bajaaj Production
Подписаться 411 тыс.
Просмотров 256 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 256   
@fatimaabdulahi5817
@fatimaabdulahi5817 5 месяцев назад
Aduunkan waa maalmo kooban sidan aad ku socoto waa khaatumo xumo raxmaanka u too bad keen ubadkaagana ha haligin xasbunullh
@sudaisxlm
@sudaisxlm 5 месяцев назад
Oo hada maxee sameesay
@fadumoali4700
@fadumoali4700 5 месяцев назад
Wajigaada dhuubnida ayaa ku qurxontahay wshy whi waa iga talo❤🎉❤
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 5 месяцев назад
Midabka Allah ku siyey wax ka qurxoon maleh qoraxda maanta dhan wareeg ma qayirmaysid Lkn gabdhaha is cadeeya qorax way iska qarinayan kijida dabka wu qayiraya ayaga dhan werwer ayey qaban marka midabkina aamina Caafimaadkina ku jira
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 5 месяцев назад
Walaley ganacsigaga haduu xalaal yahay allaha kuu barakeyo waayo jirkaga ayad meesha sodhigtay mana fiicna alena kabaq dhimashada waqtigey rabto ayey imanesaa is astur ragan aad gacmaha qabsaneyso iney danbi tahay ma ilowday walashey hooyo ayad tahay ilmahaga wey weynanayan weyna arkayan waxad sodhigto baraha bulshada hadhowna waxad rabtaa ilmo aqlaaqleh iska badal dhaqankaan qof kanaxaya ayaa wax kuu sheega
@NadaaQalil-kd5pd
@NadaaQalil-kd5pd 5 месяцев назад
M.a😊
@naimamahad6909
@naimamahad6909 5 месяцев назад
ilaahey haku so hanuuniyo abyo
@SahraJimal
@SahraJimal 5 месяцев назад
Tankale caruurtada Mardale ha iska soo duubiin isha xasaadkaa badan m a aaadbeey uqurxoon yahiine
@JamacClmaraxmaan
@JamacClmaraxmaan 5 месяцев назад
Wll rayaaney madha sllah horta nolosha macan ee aad ku jiiryo allah ku barakeeyo lakiin waxan walashay ku sheegsya wuruxda iuo inaan isqurxiiyo waan jeclahsy lakiin lacagtiiblagu ibsanaaysy maa haye idoo duce iin ilahay arsaaqda ii fuuro wllsay mcney❤❤❤❤
@LaTorche-w9h
@LaTorche-w9h 5 месяцев назад
ASC Rayan gabadh maskax badan ba tehee waxa yaalaha AD Ku ciyaaraysid ISkada Waan Ku jeclahay sharaftaada wixi hoos uu rida waan ka diiqadoda Hore u soco 🇩🇯
@LaTorche-w9h
@LaTorche-w9h 5 месяцев назад
Waad samankarta xayaydiis ado asturan
@MaxamedNur-ct8zd
@MaxamedNur-ct8zd 5 месяцев назад
Maskaxda sheygesid mxee thy naag kanin dawo sosararoyo io qashin leys kucaadeyo gabdha ufaninineyso nin ajanib neh gacanta hysato maskaxdaada wasee
@Aragsan192
@Aragsan192 5 месяцев назад
Salad aaaa subxaaanalllaaah salaaadaada aqbal maaha waaayo xumaanta Tahari lahayd salada iyo qawanaanta meel mawada gasho
@Hanaadi-Ahmed
@Hanaadi-Ahmed 5 месяцев назад
Salaada alla ku leh inla aqbalo iyo inkala alle ayaa og oo hadda salaada ka tag maadleedahay😊
@Aragsan192
@Aragsan192 5 месяцев назад
@@Hanaadi-Ahmed waaa runta wall Mya malihi kahar balse. Wan tukada wax walba o xaran ah na wan sameynaya iyo salada meel mawada gasho
@Hanaadi-Ahmed
@Hanaadi-Ahmed 5 месяцев назад
@@Aragsan192 salaadana waa waajib sigaar loola xisaabtamaayo danbiyada kalana waa gaar allena waa danbi dhaafid badan yahay gabadhana iyo anagaba alle hanoodanbi dhaafo na hadeeyo
@Aragsan192
@Aragsan192 5 месяцев назад
@@Hanaadi-Ahmed waaa runta walal qali macnaha iyadan ku baraarujinaaye ma ehee igama eheyn khalad iyo wan kaa dambi yarahay amiiiin abayo allaha nawada hanuuuniyo😭
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 месяцев назад
Mashaa Allah Rayan Hooyo wanagsan ayaad tahay, Rabigaa ha hilmaamin nin aad waxba isu ahayn ma taabin kartid walashay, Guuleyso.
@Nadiya-v-p2d
@Nadiya-v-p2d 5 месяцев назад
Hoyo wanagsan maqawanaya gabadha hakawalim cadab aya danneyey
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 5 месяцев назад
Rayan habo gabar caqli badan o shaqeysata a tahay nin kagi ma adan helin ALLAAH SWT waxan kaga baryey mid bari ah o cagaha ku dhaqo irida kaga so galiyo nolol ficina wey ku dambeyn INSHAALLAAh keep going habo
@maryamhusein670
@maryamhusein670 5 месяцев назад
Cudur waaba gadaaye ee aaqiro xasuuso, qabriga xasuuso nolasha dhaldhalaalkeeda aad ku sirantahay iska daba qabo inaad shaqeeysato ma xuma inaad karti yeelatid waa lagama maarmaan balse alaah ka baq .
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 5 месяцев назад
Rayaan Wiilkan qurux badan guurso waa kula jeclaaday wlhi from dumarland
@hfm9834
@hfm9834 4 месяца назад
Masha Allah abaayo noolsha yurub ka fiican ku nooshay. Laakiin Allah ka cabsi ku dar aduunka waa labo maalin.
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 5 месяцев назад
Naag nool ayaad tahay gacan baan kuu taagay karti leh oo sidey u shaqeysato oo horumar u gaarto taqaano no mashquul ❤️❤️❤️
@barbatov288
@barbatov288 5 месяцев назад
Rayan bajaaj xagan cadanka xage kaso arurisey Nairobi majogan 😂😂Somali uso laawo wllshey
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 5 месяцев назад
Subxanalah subxanalah subxanalah ilaahow nabadbaadi nin ajnabi ka ah ayad la gelee sawir. ku dhegdhege manad ilahay ka cabsaneyn wa model haduuyahana waxuuyahay asa isu eh
@AsmaaBaasto
@AsmaaBaasto 5 месяцев назад
Masha Allah Abaa Allah Ku dhaafo caruurtada, Abaa Af somaliga bar inta ay yaryhn
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 5 месяцев назад
Mashallah welcome back allaha kula koriyo dear❤🤲 I know waa buuqii oo qof ah waliba cad iyo African u goy Baan ku dhihi lahaa….wlhi you need deep brain rest at next couple. You have created beautiful live ku enjoy garee allahana ku siyadiyo. Illahay diintiisana ku dadal taas baa adun iyo akhiro lagu libana as sister advice inshallah
@UmuAliya20
@UmuAliya20 5 месяцев назад
Masha Allah abayo waxaad tahay hooyo dayar o Caruurteda korsaneyso o kudayasho mudan❤❤❤❤
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz 5 месяцев назад
Nayaa wllaely xishoo ilahay kabaq adunkan walagata udhaq sida gabar muslimada ha udhaqmin sidaa doonto rayan abyo adunku wa maalmo iska ilaaali
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 5 месяцев назад
Keep going my sister ❤
@AyanAhmed-l4z
@AyanAhmed-l4z 5 месяцев назад
Abaayo bleach ka waalaku dhintaa. Gabdhaha bleach ka istimaalo oo whiteting cream ka ahaan u usticmaalo Cancer baa laga qaada ee ogoow. Alaaba haaga kale aa lakuu qaataa inaad gadato.
@hafsadhuux9979
@hafsadhuux9979 5 месяцев назад
Cidiyahaas maaku tukatay wll 😢😢 alle ka cabso diinta falaadka kadaa
@hannaaq5797
@hannaaq5797 5 месяцев назад
Allah awlaada kuu barakeeyo cimrigiina hanii dheereeyo hooyo wanaagsan Ilmo wanaagsan ayey soo saartaa
@fatximursal7816
@fatximursal7816 5 месяцев назад
Rayan byo routinkaga nosobadi❤❤
@najaxabdirisaq-w7n
@najaxabdirisaq-w7n 5 месяцев назад
Arifa qamar edo mcn soo bar bar mnsh allh sister keep going
@GudoonCadaani
@GudoonCadaani 5 месяцев назад
Hooyo wangsan bad tahy mash allh sharaf ku nolow from aafi edadii❤❤
@AnasCadceed
@AnasCadceed 5 месяцев назад
Hooyo wngsn ma ahan waayo hooyo wngsan hadey thy diinte ku dhaqmi laheed jirkeede asturi laheed nimanka aan qabin kuma dhag dhagden ajanabiga ka ah alle swt waa ujeeda waxey sameyneyso
@xamsegoud2759
@xamsegoud2759 5 месяцев назад
intaad best friend leeday yaanay kaaxadin ilma
@zamzam5255
@zamzam5255 5 месяцев назад
A S C ABAAYO WAXAA AAD SAMENEESO WAXEEY WAAX UU DHIIBEESA ILAMAHAGA HAADHOOW LAGU CAAYII DOONA NIIMAANKA AJANABIGA ISKU SOO DUBEESO
@hashim9764
@hashim9764 5 месяцев назад
MashaAllah!!!!!!!!! Good job Habo macaan, InshaAllah take care of your self.
@Fardawsacc
@Fardawsacc 5 месяцев назад
Allaha ku soo hadeeyo wll Aniga ilama ficno wxd samynyso kow wax la isku cadeeyo iyo in jidhkaga aad dadka tusto hadane nin Ajaanib kaa ah gacanta qabsato waa xaaraan , ma aha in dambiga lagugu taageero
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 5 месяцев назад
Sub xaa nallah maalinba nin ayaa wadataa naa wax isku fal oo xishood nimcada alle kusii haku kufrin uf
@user-anzaley27
@user-anzaley27 5 месяцев назад
Mxaa ka galay nyaa
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 5 месяцев назад
@@user-anzaley27 Adiga miyaa kula Hadley xor baan uahay rayigeyga afka igala bax naa iyo wax kaxun ba adaa ah
@awoiraahim
@awoiraahim 5 месяцев назад
Ma kana qaba hadana 😭😭😭😂gaal mze Muslim wl
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 5 месяцев назад
@@awoiraahim Maqabo ee waa saaxiib keed ayada ayaa sidaa dhahdey
@FarxiyoHasan-x7z
@FarxiyoHasan-x7z 5 месяцев назад
Masha alaha mcn hurt usuco
@SankaXalweste
@SankaXalweste 5 месяцев назад
Rayan bajaj naagta kaliyo somali ah o nin cadan o 30 jir diyarsan la imaato farax yasha somalidana eka nabad galayan xalimoyin ka kale 60 jir lac laca odharerayo inta laso wato ba hadana niman ki somalida caay logu so laabana😂😂 Rayaan karti io kalsoni xushmad ba ku hena hada raga so maliyed nahay❤
@fardowsaabdi949
@fardowsaabdi949 5 месяцев назад
Cadaan yaa u baahan😂😂
@SankaXalweste
@SankaXalweste 5 месяцев назад
Xalimoyin ka ubahan haba ubah nadan maxume kuwa raga somaliyed caay ula so jesto lkn rayan bajaj waliged nin somali ekala tagen caay Mel mesan ula so fadhisan m.a
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 5 месяцев назад
Yey kaa cadin ilmahaa nagtaa 😢
@ubaxaabdullahinoor8050
@ubaxaabdullahinoor8050 5 месяцев назад
Riyan abyo Routinkaga wn jeclhye walhi mar walbo no so duub 🎉❤
@daryeeltv9564
@daryeeltv9564 5 месяцев назад
Abaayo wiilka jeegada u seexi si uu madax qurux ugu noqdo❤
@mukhtardahir4498
@mukhtardahir4498 5 месяцев назад
Naa adna channelkii maa uga laabatay qamarkii fanka 😢
@نمو-و1ج
@نمو-و1ج 5 месяцев назад
I'm in Canada I called the lady in Ohio your creams are so expensive ayaan...
@CaaliyaAhmed-y5j
@CaaliyaAhmed-y5j 4 месяца назад
Anigoon waxba isticmaalin ayaa kaa jidh qurxoon Waad iga weji buurantahy uun😂😂😂
@SafiAbdal-m3s
@SafiAbdal-m3s 5 месяцев назад
Masha allah abyo carurta allahaku daayo walina wad yartahay midko kalo qeyr qaba
@AminaMohamud-hy4iz
@AminaMohamud-hy4iz 5 месяцев назад
Xbbti qli isoo jawaab please daawada qaarka danbe side effecti ma leh miyaa
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 5 месяцев назад
ILLAAH kacabso gacan kusameys qurux ma ahan quruxdu waa udalasho ILLAAH yuu kuu caroon abaayo
@honey-mb7ye
@honey-mb7ye 5 месяцев назад
Rayaney please go to school of editing I know ur very tough lady ee xumato adho ifahmeynin
@amiiratulahlaam7845
@amiiratulahlaam7845 5 месяцев назад
Hooyo adag wlhi riyaney 💪
@aminahassan1957
@aminahassan1957 5 месяцев назад
Maasha Allah ❤❤❤
@queendm1317
@queendm1317 5 месяцев назад
Sis wajiga cayilan foolxumo ayaa ku tahay
@nastedave9842
@nastedave9842 5 месяцев назад
Haa wlh
@zaamx1960
@zaamx1960 5 месяцев назад
Sharafta diinta meelaad ugu dhacday
@FahimaAbdi-pf2mo
@FahimaAbdi-pf2mo 5 месяцев назад
Rayan moi g suis à Djibouti g veux utiliser ta crème dit moi quel numéro
@mariamaria-zz4xg
@mariamaria-zz4xg 5 месяцев назад
rayaney abyo masha allah ilahy isha hakaga duwo ilmaha❤
@abdibasid7161
@abdibasid7161 5 месяцев назад
Qaawanaantii Aad Caanka Ku Ahayd Allah Ma'Uga Towbadkeentey Inta Aadan Natusin Sali Aan La'Aqoon In Lagu Dukanayo iyo In Kale
@haniabdihakiin2670
@haniabdihakiin2670 5 месяцев назад
Soo badi routine quruxeee ❤
@jaabirabdalla5838
@jaabirabdalla5838 Месяц назад
Ilaahay ha unaxariisto ajakis oo aad kasoo muuqatay barnaamijka caweeska. Waxaa kasoo jeedisay hees ka hadleso xijabka. Aaway ajakis cawada. Haye adna ogaw Mar un ba nafta laga soo dooni. Ee maxaa eeba la hor istaagi.
@nimcachenal7184
@nimcachenal7184 5 месяцев назад
Masha alah ❤
@Aminasacdia
@Aminasacdia 5 месяцев назад
Waxaaada iskaaa walaaqo keliya nimankan midna saar mid siiib eh iskadaaaf intaat dad iska tiiiri ad leedahay ha sharaf beelin
@SahraJimal
@SahraJimal 5 месяцев назад
Ma rayaan naag nool ayaa tahay niin kastaa jcl naag horary sameeyneeyso xapiipti husband qiimeeyniin niin ee dantada ego❤❤
@nagadoumalkaire2034
@nagadoumalkaire2034 4 месяца назад
Wallalo waxan u bahanahay stretch marks cream bal mid an ibsado isheg
@sucaadshugri-cm2iv
@sucaadshugri-cm2iv 6 часов назад
Wl kiinka Xagee kahelaa Colasha Yarayo isoo Shek plz
@aniizajaama7544
@aniizajaama7544 5 месяцев назад
Mnh llh hooyo karti bdn wn ku tageera . Caqliga , kartida , dadnimadq alle haku xifsiyo❤🎉🎉🎉🎉
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 5 месяцев назад
Hanunka Rabi aya leh paayo hooyo sharaf leh leh Baa thy lkn Rabi haaa kuso hadyayoo😢😢😢😢
@بتولبتول-م4غ
@بتولبتول-م4غ 5 месяцев назад
Alah Abayo qarka hureey baldawa domel kusheek qarka hure Ayan Laahay yee wad ifahan teey Ayaan filaa qarka danbe na wan ubahana haay
@AbdiIbrahim-no5uf
@AbdiIbrahim-no5uf 5 месяцев назад
Abaayo waafajinta ilahay ba iska leh sidan diinta kuma jirto ilahay u toobad keen
@AyuubMoha-jh8nc
@AyuubMoha-jh8nc 5 месяцев назад
M.A wll waxan kula talinaya marwalba xalasha ku dadal galada gurka majaclo waxey jacel yihin sxb tinimo tas na wa xaran
@ahmedsamir9295
@ahmedsamir9295 4 месяца назад
Cidiyo iyo ranji laguma tukado iska hubi adeer 😂
@MahamedUkash
@MahamedUkash 5 месяцев назад
AsC Rayangabadh maskx bada nbatehee waxayaalah ADku ciyaaraysid lskada🎉🎉🎉🎉
@queenmalapo5665
@queenmalapo5665 5 месяцев назад
Zain io ziyaan ❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 5 месяцев назад
Maalinba nin cusub subxaanalah
@niema_mahamoud
@niema_mahamoud 5 месяцев назад
Masha allah keep going sister 💖 💪 ❤️
@CumarCabdi-qq6pl
@CumarCabdi-qq6pl 5 месяцев назад
ولا تنكحوا المشركات حتى يؤمن ولأمة مؤمنة خير من مشركة ولو أعجبتكم ولا تنكحوا المشركين حتى يؤمنوا ولعبد مؤمن خير من مشرك ولو أعجبكم أولئك يدعون إلى النار والله يدعو إلى الجنة والمغفرة بإذنه ويبين آياته للناس لعلهم يتذكرون ) .
@CumarCabdi-qq6pl
@CumarCabdi-qq6pl 5 месяцев назад
gaal seyd ka gur saty ilaahy maco galo 😢
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 5 месяцев назад
Cunugaga yar masha alaah wa adigo inta taagan aad u kugu egyahay qamar waka xootay😂
@AbdiasiisIbraahim
@AbdiasiisIbraahim 5 месяцев назад
Come soon 400k🎉🎉🎉walshey
@KeeyowInamohamed
@KeeyowInamohamed 4 месяца назад
Routine ka ninkaaga kusooo dar nh
@LisaD-yy4gq
@LisaD-yy4gq 5 месяцев назад
Walal ciyalka iilaasho. Ciyalka cadankan inay kaa qadan ee. Ciyalada wey xaadan ee
@maslah345
@maslah345 5 месяцев назад
Umada maqaarkooda jiro ha u horsedin kiimikadan naagaha somaliyed la wareegsanayaan yeyna idinku haligin somalay abuurista ALLAH WAA QURUX BADANTAHAY cream kimiko laysku qasqasay qurux makeenee quruxi waa loo dhashaa
@Mrsamadoon
@Mrsamadoon 5 месяцев назад
Rayaaney Waad Diyaarsatey Wllhi Si Kastoo Rag Badan Kuusoo Fureen😂😂😂😂😂😂😂
@jamilaachannel9600
@jamilaachannel9600 5 месяцев назад
Alhmdulilah ilhyba cadaan dhalada nasiyey saca iskama dhamden wn dhashta khalaas wxkle uma bahni calolna malihi 😂❤
@FahimaAbdi-pf2mo
@FahimaAbdi-pf2mo 5 месяцев назад
Djibouti tina
@83587
@83587 5 месяцев назад
Ani hada ok aan ahay lkn markaan 70 ga xero wax i yareynaayo aan kaaga fadhiyaa. Waa imaqlowsaa aan u malynaa yarta
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 5 месяцев назад
Rayan waxad rabtaa ka shega lkn ilmaheeda way ka adagtahay walee madayacmaan
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 5 месяцев назад
abayo waxad thy gabar karti badan hore u soco lakin ha iloobin inow ninkan ajanabi ka yahy oo danbi laguu qoraayo abayo majecli iney naar jirkaga feenato hore u soco lakin illahey raali gali waliga
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 5 месяцев назад
Dam time change how long does it take ? To get there
@ifraaxcabdi9255
@ifraaxcabdi9255 5 месяцев назад
Qardanbe ma aragno anagu laguma uminba 😂😂😂
@SahroIbrahim-u8t
@SahroIbrahim-u8t 5 месяцев назад
M.a nolol dagan allaha ku siyaadiyo queen
@HELLO-b1p
@HELLO-b1p 5 месяцев назад
Vavrit miya mise wa favourite
@sadiyomohamed
@sadiyomohamed 5 месяцев назад
English ku luqadeeda maha 🙄
@HELLO-b1p
@HELLO-b1p 5 месяцев назад
@@sadiyomohamed ma ahan lakin laiska saxo ficantahy
@sumayaahmed1269
@sumayaahmed1269 2 месяца назад
Dadka walaalay ha waalin. Baatiga in aad bodisheyb wadatid waa loo jeedaa.
@HaniMohamed-r7t
@HaniMohamed-r7t 5 месяцев назад
Hee London karimka mausodhbtiitbe taliso seecaml please aniga nosgrsii
@aboubakerilyassmoussa
@aboubakerilyassmoussa 4 месяца назад
Rayan Djibouti ma laga hele kara
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 5 месяцев назад
Zeen and ziyaa miss you habo❤❤ new bbe so dhawaw adne
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 5 месяцев назад
Abaayo habayar xishood wA ku baryaa .Adoo shaqaysanaayaa la xishood
@IqraSheikh-cu1lz
@IqraSheikh-cu1lz 5 месяцев назад
Productskaaga qaalai waaye rayaney
@leilajelani5984
@leilajelani5984 5 месяцев назад
DHILO, FASAHAAD HADUU JIRIN WAA ADIGA. NAAG IMAAN AAN LAHEEN
@luulbeautycooking7591
@luulbeautycooking7591 5 месяцев назад
Keep going queen
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir 5 месяцев назад
Masha Allah 😍 😍
@nimosuleiman
@nimosuleiman 5 месяцев назад
Gabadh faeiida bad tahay lkn wll noloshaada really ha ahaato
@KadraAli-s4i
@KadraAli-s4i 5 месяцев назад
Msahaallah🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Jawhara112
@Jawhara112 5 месяцев назад
Hhh wllo 5 sano kadib kimikada hadey jirkada waxyeeli weeyso aya kaa iibsan donaaa 😂😂
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 5 месяцев назад
Manshaallah Queen ❤❤❤ rayaan bajaaj
@kafiosaid746
@kafiosaid746 5 месяцев назад
Mansha,Allah abye nolasha kuma ciisho
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 5 месяцев назад
M.a abayo keep going 🎉❤
Далее
MANTA WAXA SO IBSADAY DIAMOND💎IYO ROUNTINEKRYGA
12:04
MANTA IYO  TOUTINKEUGA ASGA CUNTA NO KARIYAY
8:27
Просмотров 163 тыс.
XAFLAD DOONTA KORKEEDA AAN  KU QABTAY XAFLADII 2M
21:45
MANATA ROUTINE ANI IYO CARURTEYDA
8:22
Просмотров 10 тыс.
Топит
3:56
Просмотров 171 тыс.
F I N A L | Alien Stage
4:32
Просмотров 2,6 млн
OBLADAET, Enzo From The Block - WYS
2:15
Просмотров 99 тыс.
aespa 에스파 'Whiplash' MV
3:11
Просмотров 43 млн
UZmir & Mira - Yolvora (MooD video)
2:57
Просмотров 545 тыс.