Тёмный

MANTA ARIF CUNTO UU BILBAY IYO ROUTINEKENA 

Rayaan Bajaaj Production
Подписаться 408 тыс.
Просмотров 125 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 122   
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 3 месяца назад
Hoyo wanagsan noqo rabi kacabsata wllo wayo qaflada way badata geb ayunba dadki odhanaya shaqayso sax nolosha wad lakin ta alaah kahor mari si gerida kugutimad ado nadifa iskadhaf xumanta maxa alaah wa ku aburtay sax biriq iftii dhaldhalal wa adun bes qabriga lakin wa mugdi mugdi daran dib lomasolabanayo abayo alaah ulabo shaqayson a
@habonmusse7893
@habonmusse7893 3 месяца назад
Ilaahow qatumada noo samee
@fatumadiriye59
@fatumadiriye59 16 дней назад
M.a Allah hakubarakeyo ayadana wanadhada tii qadata Allah hakadigo 😢
@SamiirSamiirsiman
@SamiirSamiirsiman 3 месяца назад
wllshey is waani bal hal mara wacdin dhageenso abyo
@GudoonCadaani
@GudoonCadaani 3 месяца назад
Mash allh Gabdh karti badan ilhy haku barakeeyo caruurta wll from aarif edadii❤❤
@fadxaCismaan-w5m
@fadxaCismaan-w5m 3 месяца назад
I love this girl dont know why❤❤❤❤❤❤
@farhiyamohamed606
@farhiyamohamed606 3 месяца назад
Canuga markad waxsinaysid qoorta mara ugu xidh takale ilmaha funaanado u xidh qabow xun jira nrbi
@zeinabibrahim2336
@zeinabibrahim2336 3 месяца назад
Fariidbaadtahay rayaaneey hooyo adag oo sharafleh Hore usoco abaayo macaanto from reer hargeisa
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 3 месяца назад
Mash Allah ubadka yer yer ilaahay ha xafido ❤❤❤❤
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 3 месяца назад
Wllo cunugu hadalka kuu baran maayee tiifiiga yuu kaa barane ha daawasiin ilaa intuu hadalka sifiican ubaranayo ilaa sadex jir inuu gaadhayo
@HamidaKhatun-nw2lp
@HamidaKhatun-nw2lp 3 месяца назад
Rayaan cady wagabar yar oo kartileh macanto ilmaha allaha kula koriyo amin abayo arif magaca kabadal please 2024 ow dhashay ridwan ubixi hhhh ok 👍
@caashotabshee4785
@caashotabshee4785 3 месяца назад
Ilmaha afka yaan.laga dhinkan wllo
@wafaa9410
@wafaa9410 3 месяца назад
Rayaaney labada mataamn gabr Maka weneynoo oo curadaada ah mise labada mataankaga kugu horeey jwb huno
@madinomaanka7435
@madinomaanka7435 3 месяца назад
Matanha 2 ka ween wll
@wafaa9410
@wafaa9410 3 месяца назад
@@madinomaanka7435 wllhi o maxay labdan lee inoo tustaa
@Falna1-je2hn
@Falna1-je2hn 3 месяца назад
​@@madinomaanka7435 aaway hee kuwaaas
@nasteexoelmi3791
@nasteexoelmi3791 3 месяца назад
caruurta indhahooda unax uma ficna tv Allha kuuxafido abyo masha allh inta haysana allha siiyo
@Aragsame334
@Aragsame334 3 месяца назад
Abaayo rajaan plz axaabteeda isooaboqda❤
@AminaKhadar-c8i
@AminaKhadar-c8i 2 месяца назад
M,a lkn wiilka magaciisa arif ayaa la dhahaaa😮😊
@zeinabibrahim2336
@zeinabibrahim2336 3 месяца назад
Fariidbaadtahay rayaaneey hooyo adag oo sharafleh Hore usoco abaayo macaanto from reer hargeisa
@fabrigasdufff9295
@fabrigasdufff9295 2 месяца назад
Meqa Ajanib u heesaa 😂😂😂😂😂😂
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 месяца назад
Mash allah abayo thanks
@fabrigasdufff9295
@fabrigasdufff9295 2 месяца назад
Meqaa waceella heesataa bal no sheeg
@bluerain3282
@bluerain3282 2 месяца назад
Naa ninka cunuga afka usaan ka dhuunkaan.
@sucdiarif9878
@sucdiarif9878 3 месяца назад
Masha alaah baby ga waxaa u bixisay maga awowgeey me from London❤
@Aminasacdia
@Aminasacdia 3 месяца назад
Nairobi qabowba jiree uxir dhar culus qabow usan ilmaha kaagalin
@minanoor229
@minanoor229 3 месяца назад
MashA alaah habaryar rayaan ilah ilmaha hakuu daayo wiilkada wale abahiis ayuu u egyahay masha alaah ilah ha kula koriyo qaali mcnto
@NasriSirat-np7eb
@NasriSirat-np7eb 3 месяца назад
Warun
@QalbiDhaaya
@QalbiDhaaya Месяц назад
🤲🏻👍🇦🇪🇸🇩
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 3 месяца назад
4years maaha waa 3 sano wll 2021 June ayey dhasheen markaaa wa 3 jir ayey June noqdeen ManshaAllah 😊
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 3 месяца назад
Haa wilkeyga isku fac yihiin 2021/3/9 ayuu dhashy
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 3 месяца назад
3years wee u dhamaatay 4years baa u socdo because 2024 June waa 30 maanta sanadki afaraad ayaa u socda saa sheegtay hadey tahay
@khadijaahmed1504
@khadijaahmed1504 3 месяца назад
Masha Allah habo Alle ha kuu barakeyo ubadka Iyo hantidaba ,fariidey dadnimadu waa naskii aad nugtay 4 qoble ❤❤❤ habo
@RaxmaAxmed-k9x
@RaxmaAxmed-k9x Месяц назад
❤❤❤
@riyaaqmohammed8530
@riyaaqmohammed8530 3 месяца назад
❤❤❤mash alah carurta edaan uwada ahay madamoo caarif garxajis kujiro edo sobarbaradhaman tiin adiguna guulaso dumaashi belaneey❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@sumayaomar7254
@sumayaomar7254 2 месяца назад
Cunug naas masiisid
@fabrigasdufff9295
@fabrigasdufff9295 2 месяца назад
Wa ilmoo kala abaa ah
@ismahannur3863
@ismahannur3863 2 месяца назад
Abaayo marka hore hal nooc ku tijaabi saad u hubiso wuxu allergy inuu ku wabo iyo inkale
@KiinAbdulle-dj7oy
@KiinAbdulle-dj7oy 3 месяца назад
Hore usoco abayo nimcada allaha ku bulaliyo insha Allah 🤲❤️
@lulhassan5890
@lulhassan5890 3 месяца назад
Mansha allah they're cutest babies ❤❤❤❤
@ummusafachannel
@ummusafachannel 2 месяца назад
Masha allah❤❤❤❤
@shukricali2573
@shukricali2573 3 месяца назад
Maasha allah abayo allah haku xafido guryaha dabaq ah waa dhib family daris nahay ilmayar kaso dhacay marka abayo balagonga iyo darishadaha lock isaga xir ❤
@hanadiabdalla8351
@hanadiabdalla8351 3 месяца назад
Bilaacaleeg. Ma dhinty😢
@shukricali2573
@shukricali2573 3 месяца назад
Haa dabaqa sagalad buu kadhacay waa xanuun
@drspharhia1641
@drspharhia1641 3 месяца назад
hi guys susu wye😂
@aaminoxasan2619
@aaminoxasan2619 3 месяца назад
Masha allah allaha ku xifdiyi caruurta walashey riyaan
@sannaibrahim4470
@sannaibrahim4470 3 месяца назад
ilmaha 4 bil cunto lagu si xada hada maba yaqan maxu cuna
@hoodo9260
@hoodo9260 3 месяца назад
4bil cunto ma qaadan karo waa yar yahay 6bil uun loogu bilabi karaa
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 3 месяца назад
​@@hoodo9260julay waa 6 wuu gaadhay
@sannaibrahim4470
@sannaibrahim4470 3 месяца назад
@@hoodo9260 anaga kula hadlyo 4 kala bar mrka kaqto li siin jiry hada 6 ula sugto wax ma qadan kro hada wa lagu si xad xadaa si uu 6 ula qabsdo
@Ifa-Aden34
@Ifa-Aden34 3 месяца назад
​@@sannaibrahim4470ilmaba waa si lkn sida saxda dhakhatiirta ku talisa waa 6 waayo marka dheefshiidkoodu wu qabilaya Wax 4 bil yogurt yar oo khafiifa io mashali logu talo galey wu jira Lkn dr ku 6 bilood hadii aysan wax duruf ahi dhicin naaska xidhiidh u sii ku odhanaya Iyada saxan
@DeeqoXasan-u3s
@DeeqoXasan-u3s 3 месяца назад
Curadeyda sas dhihi jiray waatan 2lajiras ama tet xubo kii kayara 4 bil cuno ugu bilawy 6 ijiraa wasa icuna wax walpo masha allah🎉
@omaamir1444
@omaamir1444 3 месяца назад
Maashallah allaha ku xafido owlaada
@IhsanSaid-e5k
@IhsanSaid-e5k 2 месяца назад
Iam djiboutien girl so I need the crème
@MunaJama-z6e
@MunaJama-z6e 2 месяца назад
Naa inanta yaar ka daa cilanka dawada xiinaha waa kiimikal jiirkada ma xaamilayo
@MunaJama-z6e
@MunaJama-z6e 2 месяца назад
Wiilka yaar qaamar suudani ma dahlin haal maal ugama aka
@MunaJama-z6e
@MunaJama-z6e 2 месяца назад
Naagtan waa naag xanonasan ilmaha yaar cilan u saartaye
@umihamza7584
@umihamza7584 3 месяца назад
Mashalh alh ku xafido❤❤
@FatumoMohamed-vc5te
@FatumoMohamed-vc5te 3 месяца назад
Mashallah ❤❤
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 3 месяца назад
Maashallaah alaha kuuxafido
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 3 месяца назад
Masha allah 😊🎉❤
@FaatimoAadam
@FaatimoAadam 3 месяца назад
Strong ❤
@MulkiMahamed-sg7hy
@MulkiMahamed-sg7hy 2 месяца назад
Mnsh allh ❤
@Amran-rp6vm
@Amran-rp6vm 3 месяца назад
Jabuuti hada joojgna
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 2 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 3 месяца назад
KALUUN/MALAAY DABASHADAADA ALLAH UGU CELIYO😂😂😂😂 AAMIIN DHAHA ASXAABEEY
@happyofficiall
@happyofficiall 3 месяца назад
Rayan wan jeclahahay wa daacad masha Allah
@munojiidhaan4821
@munojiidhaan4821 3 месяца назад
Masha allah❤
@AyaanAbdi-pc8hn
@AyaanAbdi-pc8hn 3 месяца назад
Rayaan gabadheeda kale aaway toloow
@sacdiyafarah6056
@sacdiyafarah6056 2 месяца назад
Tella Somalia qabo sis
@ayaanshariif3885
@ayaanshariif3885 3 месяца назад
And then dhiig ayaad kakeenty😂
@NimaSiyad-s5q
@NimaSiyad-s5q 3 месяца назад
Masha allah alla hakuu daayo wada fican Allah hakuu mariyo ❤❤❤
@halwobeautyzalon1223
@halwobeautyzalon1223 Месяц назад
Mnzha alha alaahuma barik
@shukzgedi278
@shukzgedi278 3 месяца назад
mashaallah you are strong mum siz
@XalimoAbdiqadir-gx2ku
@XalimoAbdiqadir-gx2ku 2 месяца назад
Maash Allah❤❤❤❤❤❤
@Adaneyadan776
@Adaneyadan776 3 месяца назад
Arif si jina abayo😂😂😂
@FarhioCabdifarax
@FarhioCabdifarax 3 месяца назад
Xabadka wax u saar hbbti
@Canabcaad
@Canabcaad 3 месяца назад
Rayaneey abaayo halkeen kala soxariiraa
@AyaanCraxmaan-xn3nr
@AyaanCraxmaan-xn3nr 3 месяца назад
Masha Allaah Alle haku daayo wlo mcn❤❤❤❤
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 3 месяца назад
Rayan wall hargiesa jooga wajigan catoka ahay halkeen kahelikara
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 3 месяца назад
Nambarada muqdisho kala xidhiidh
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 3 месяца назад
Babyga qasabka kadaa gacmahiisa udaa haka qabanine
@CadeySafoon-hn1cc
@CadeySafoon-hn1cc 3 месяца назад
Rayaney dar ala ku jecalhy
@SaadamahdiSaadamahdimoud
@SaadamahdiSaadamahdimoud 3 месяца назад
Pls djibouti nuber
@MaryamaBahja
@MaryamaBahja 3 месяца назад
Masha allaah hooyo adag❤
@Hanisaed123Ali
@Hanisaed123Ali 3 месяца назад
ماشاء الله ❤❤❤❤❤
@diinixasanawes
@diinixasanawes 3 месяца назад
😂😂❤
@AnabOsman-s5i
@AnabOsman-s5i 2 месяца назад
Mashallah ❤❤❤
@hawakiin7221
@hawakiin7221 3 месяца назад
Jibuutina ma keenaysid
@khadra3941
@khadra3941 3 месяца назад
Horto Abaayo curadaadii aaway
@faysaahmed-un6rr
@faysaahmed-un6rr 3 месяца назад
Naya walalo ilmaha sida wax hawsine dhabta saaro adigi iyo isagiba wd waskhawdene
@juwajoy4163
@juwajoy4163 3 месяца назад
Ma hooyo usheegaysa siday ilmaheda wax usiinayso yaap badana calamka sidaba wax losista baro
@NadiraMed-e3y
@NadiraMed-e3y 3 месяца назад
Cream djibouti raran
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 3 месяца назад
Waa sax koba tole kobtiisaa la fiirshaa ❤❤
@MaryamaruunMuuse
@MaryamaruunMuuse 3 месяца назад
Maasha alaah hooyo wanagsana tahy lkn nuunaha yar magaca ugu yeerosid xaawaye ari inaa dheheesa modee hhhhhh intas wakaftn adi owlaadaada alaha nixifdiyo
@munahussein-rv3zs
@munahussein-rv3zs 3 месяца назад
She say aarif
@adamzshamz7268
@adamzshamz7268 3 месяца назад
It's cold in nairobi riyaane ilma funanada ugaliy
@Rayanbajaj
@Rayanbajaj 3 месяца назад
Ok
@mohamedyusuf5266
@mohamedyusuf5266 3 месяца назад
Hooyadey maryan isku mid tihin queen 👑
@FatumDahir
@FatumDahir 3 месяца назад
Subhanalah wa sharmuto rayan
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 3 месяца назад
😍😍😍😍
@FaadumoclacagFaadumolaca-cp7vj
@FaadumoclacagFaadumolaca-cp7vj 3 месяца назад
❤❤❤masha aall
@AmalMorocco-w6q
@AmalMorocco-w6q 3 месяца назад
❤❤🎉
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar 3 месяца назад
San kujecelhy Lee 🤣 rayaniiy 😂
@AhmedRahma-xs6mq
@AhmedRahma-xs6mq 3 месяца назад
Ma
@mukhtarabdirahman2047
@mukhtarabdirahman2047 3 месяца назад
Mashallah Allaha ku daayo awlaada
@XawoQali-g4c
@XawoQali-g4c 3 месяца назад
Manshallah allow kudaa
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 3 месяца назад
Wa imisa bil jir
@hunabuggy9712
@hunabuggy9712 3 месяца назад
No response from the UK number 😮
@nim5-r1v
@nim5-r1v 3 месяца назад
Qasqas miyaa daba ordee ?? Cafimaadkaaga ilaasho gabarey
@FarxiyoFaxshirow
@FarxiyoFaxshirow 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 3 месяца назад
Mashaa allaah
@sumayamahamed9142
@sumayamahamed9142 3 месяца назад
Asc mashallh mashallh Habo
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 3 месяца назад
😋😋😋
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@FaisoCabaasAbuukar
@FaisoCabaasAbuukar 3 месяца назад
❤❤❤❤
@NastexoMaafiyo
@NastexoMaafiyo 3 месяца назад
Masha allha abayo family quruxa badan ❤
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 3 месяца назад
Timo dadashada oo xal loo helay kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤
@hodanbazhir5293
@hodanbazhir5293 3 месяца назад
Masha Allah myquen ❤
@ZamzamabshirCabdiqadir
@ZamzamabshirCabdiqadir 3 месяца назад
Lmbrka somali hdad uma jawabtid
@hijrayusuf9997
@hijrayusuf9997 3 месяца назад
Alla masha allah naag nool wa iska ka jeclahay I call you naag nool awwwww masha allah baraka allah your babies are sooo cute. Allah ha ku xafido habibti.❤❤
Далее
WAXA ISKU CATEYO MY MORNING ROUTINE #my_rajo
15:30
Просмотров 22 тыс.
Вопрос Ребром - Серго
43:16
Просмотров 738 тыс.
MANTA IYO  TOUTINKEUGA ASGA CUNTA NO KARIYAY
8:27
Просмотров 161 тыс.
SIDA LOO SAMEYO QURAC Fudut O SIINBALAH
8:36
Просмотров 2,8 тыс.
MANATA IYO  ROUTINEKEYGA RAYAN BAJAJ
6:44
Просмотров 252 тыс.
MY ROUTINE JADWALKEYGA MAALMEED❤️🙋‍♀️
14:37