Тёмный

Manta rotinkena waa nafaqayso xajiga waliga moos maraq maku karsatay 

lamaanaha qarniga tv
Подписаться 66 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 91   
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 3 месяца назад
Hadaan nahay dadka kaa fiirsada wadanka jabuuti walaaley hana xaqirin wn ku fiirsanaye😂😂 familly aan jeclahay hore u socda
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 2 месяца назад
😂😂😂😂
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 3 месяца назад
Abayo alxamdulilah dheh markasto hadaba karsanosiin cunosiin dadba maheystaan inataas caruurtii ree falastiin Gaza baahiyeey u dhimanoyin 😢ilahay dhiwatada haka qaado iyagana intii dhiban aamiin aniga meel fog aan kaa dawadaa mashalah Famili qurux badan ayaa tihiin isku duuban 😊waan idin jeclahay ❤
@aishashiekhabduaziiz7860
@aishashiekhabduaziiz7860 3 месяца назад
Abaayo macaan allaha ugargaaro walaaleheen reer Falastiin 😢
@canabiinadia
@canabiinadia 3 месяца назад
Maraqa inuu macan yahay intaa ka dareemaa Masha allah ❤❤❤
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 3 месяца назад
Somaliya ka fiirsada eedo iska sabar wa gaare guusha insha alaah
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@khadijaahmed1504
@khadijaahmed1504 3 месяца назад
Sabar habo malin baa gari guusha insha Allah
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤faraj khayr qaba allaha ini furo❤❤❤
@s.rooorme3190
@s.rooorme3190 3 месяца назад
Màsha alaah habayar horey u soco famil qurux aa tihiiin ilahey ha idin xifdiyo dhamanten
@najmakhaliif2791
@najmakhaliif2791 3 месяца назад
Reer Toowfiiq u tihiin deeqsinimada🥰 Allaha idiin barakeeyo abaayo ❤️🫶🏽
@medina-lt1nm
@medina-lt1nm 3 месяца назад
maasha allah habo allaha isku kiin barakeeyo adiga iyo odagaaga ilmaha allaha idin la koriyo subaxa dii ukun sii waliba mida digaaga markaas dhalo
@hodancali958
@hodancali958 3 месяца назад
Abayo cunuga yerka malaayga maraqiisa sii lafo soo gado 5 saac camal dab yer ku karkari cabsii qoraxdana ku cayaarsii iyo caradana sidoo kale ku cayaarsii insha Allah wuu kuu caafimaadaa
@xamdiqueen-pi4xi
@xamdiqueen-pi4xi 3 месяца назад
ani muqdisho ayaa kaa daawanaa guuleyso abayo
@EdmanCabdi-y5n
@EdmanCabdi-y5n 2 месяца назад
Muqdisho kaa daawanooyaa keep going malapoh ❤❤
@SahroIbrahim-u8t
@SahroIbrahim-u8t 3 месяца назад
Masha allaah abaayo xamar baan jogaa waana ku daawada ❤
@BushraAhmed-vs5fw
@BushraAhmed-vs5fw 3 месяца назад
Mashaallah Allaah ha idin barakeeyo ❤❤
@farhiabasal1227
@farhiabasal1227 2 месяца назад
Masha Allah sis USA Kaa fiirsadaa
@kadirmohamed4162
@kadirmohamed4162 3 месяца назад
Masha allah
@SheymaMohamed-z5v
@SheymaMohamed-z5v 3 месяца назад
Garissa Ann joga wanakudawadha😊
@jiijowarsame1275
@jiijowarsame1275 3 месяца назад
Habaryar macaanto anigaba waa ku dawada masha alah horey u soco famili qurux aa tihiin ❤❤❤❤
@hindisac7758
@hindisac7758 3 месяца назад
Asc abaayo keep going 💪 from London England. Uk 🇬🇧
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f 2 месяца назад
Masha allh ruqiyo ❤❤❤
@mkafamily6700
@mkafamily6700 3 месяца назад
From UK 🇬🇧 aan kaa daawanayaa
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 3 месяца назад
Ruqiya qaxooti keliya lagaama daawadee allaah ha kuu barakeeyo I ta ku daawata
@xaliimosiidow4169
@xaliimosiidow4169 3 месяца назад
Hore u soco queen of queen 🎉
@wardaubaxa5138
@wardaubaxa5138 3 месяца назад
Masha alaah keep goin my sister ❤❤❤❤
@aishaabdulle4378
@aishaabdulle4378 2 месяца назад
Masha alaah tabarakalaah xabibti
@SalmaJamac-w8v
@SalmaJamac-w8v 3 месяца назад
Wan ku dawana qalbi wana kugu xidhanahay mansha allah ❤❤❤❤
@SmiiroKabaji
@SmiiroKabaji 2 месяца назад
Masha Allah lamanha quurux badan❤❤❤❤
@muwahibQueen
@muwahibQueen 3 месяца назад
Horumar wanagsan ku rajeynaya walaal macaaan❤
@zeinabahmed3784
@zeinabahmed3784 3 месяца назад
Wankudawada from Usa abayo❤❤❤❤❤❤
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f 2 месяца назад
Masha suugo qurux badan baa karisay
@Starcabduu96Starcabduu96
@Starcabduu96Starcabduu96 3 месяца назад
Maashaa allaah tabaaraka allaah family quruxbadan ❤❤❤
@HamdiAliHassan-u1x
@HamdiAliHassan-u1x 3 месяца назад
Maasha Allah ❤❤❤❤
@hashimmohamedali-id9dq
@hashimmohamedali-id9dq 3 месяца назад
Masha allh allah ku xafido wll❤❤
@FatxiMaxamed-e3j
@FatxiMaxamed-e3j 3 месяца назад
Ani wankudawadaa❤❤❤ abaayo
@NuuraOmar-bx8ip
@NuuraOmar-bx8ip 3 месяца назад
Alle haisku kiin barakeyo ❤❤
@ubaxqanyare9353
@ubaxqanyare9353 3 месяца назад
M.a allaha idin daaweeyo lkn baastada intee dabka saaran thy saliida ku shub saas ey ku fcn thy
@Mohammed-zn9jt
@Mohammed-zn9jt 3 месяца назад
Qada wngsn big family's masha allah ❤❤❤
@Maxmedamiin510
@Maxmedamiin510 3 месяца назад
Sacudi Arabia kaa daawada macaanto
@Javaplayz87
@Javaplayz87 3 месяца назад
Masha alaaaaaaaaaaaaaaaaasssh
@RiyaanaCismaan-e3x
@RiyaanaCismaan-e3x 3 месяца назад
Walaashay ani hargeisa ka daawanayaa ❤ilaahay haku gargaaro kenya colaada ka socdee
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 3 месяца назад
Wllo hargeisa waa meelaan jeclahay inaan malin imaado waliba ku noolaado wlhi qslbigaan ka jeclahay❤❤❤
@RiyaanaCismaan-e3x
@RiyaanaCismaan-e3x 3 месяца назад
@@afnaanmohamed9765 noo imo deee qalbi
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 3 месяца назад
Soo.dhawow wll
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 2 месяца назад
mashaaaa alllh ❤❤❤❤❤❤❤
@yasmiinanas6303
@yasmiinanas6303 2 месяца назад
Mashallah 👍👍
@Zahra-k5u3n
@Zahra-k5u3n 3 месяца назад
Nairobi aan kaadaawanooyaa
@Kweensunami
@Kweensunami 2 месяца назад
Xamar kaso dawada sis❤
@IdirisMaxamuud-p2m
@IdirisMaxamuud-p2m 3 месяца назад
M.a wllhi waxa tahay naag nool rabi haku xafidee wllhy qali raar kaga dhaqo abayo ruqiyo
@laylocaliadam9590
@laylocaliadam9590 3 месяца назад
Muqdisho ayaan ka dawada
@FahadMwanje-pe2hg
@FahadMwanje-pe2hg 3 месяца назад
HayeWalaashay, aad u qurxan
@AdnanKahin
@AdnanKahin 3 месяца назад
Hore u soco
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 3 месяца назад
Mashlah Mashlah ❤❤❤❤
@islowcimaan-ho9ls
@islowcimaan-ho9ls 3 месяца назад
Masha allaah 🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦
@lakishajamal6
@lakishajamal6 3 месяца назад
Mashallah🎉
@maslah345
@maslah345 3 месяца назад
ALLAHA KUU CAAFIYO
@osmandaad8275
@osmandaad8275 3 месяца назад
Marshall allh abaayo mcn😂❤❤❤❤
@MaxamadCawiil
@MaxamadCawiil 3 месяца назад
Abaayo waanku tagalaa inaan ku daawado❤
@canabcali6523
@canabcali6523 3 месяца назад
Mainsh Allah
@fardoowsoSeraar-uj5nc
@fardoowsoSeraar-uj5nc 3 месяца назад
Somalia
@user-yr2ey5qw8e
@user-yr2ey5qw8e 3 месяца назад
ماشاالله ❤❤❤❤
@muslimaali3279
@muslimaali3279 3 месяца назад
Maasha alaah ❤
@tawanecade
@tawanecade 3 месяца назад
Wwwwww isku waara wll
@ramloxasan6406
@ramloxasan6406 3 месяца назад
Insha allh wad gaari gushada❤❤❤❤😂
@hamdaahmed2265
@hamdaahmed2265 3 месяца назад
Hargeisa kaa daawa ayaa qaali
@KhadraAli-qr1dc
@KhadraAli-qr1dc 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤ 2:24
@suubanhassan1394
@suubanhassan1394 3 месяца назад
Yanyada ma fiqatit miyaa😮😮
@AhmedAli-p1r2x
@AhmedAli-p1r2x 3 месяца назад
Mashallah 😊
@SahraDaahir-e3w
@SahraDaahir-e3w 3 месяца назад
Mashaalh
@FahmamohamedFahmamohamed
@FahmamohamedFahmamohamed 2 месяца назад
Nafaqeyso xajiga kulaha kaney nafaqo kama muqato wlh
@hamzehabane8293
@hamzehabane8293 3 месяца назад
Mash allh❤
@NawaalXaashi
@NawaalXaashi 3 месяца назад
M.A ❤❤❤
@Sahra881
@Sahra881 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@SumayoAxmad-t1k
@SumayoAxmad-t1k 3 месяца назад
Cw kaadaawanayaa maanta iigu kaahorayso hadaa iskareeb iri
@khadijaahmed1504
@khadijaahmed1504 3 месяца назад
Sugadaan bariska ayey ku fiican tahay
@HawaMiguil-nf9wy
@HawaMiguil-nf9wy 2 месяца назад
Muus lakarinayo waligay ma arag reer xamarawo cuntada ka xishoda wax walba ma dabka lasaraya
@FahmamohamedFahmamohamed
@FahmamohamedFahmamohamed 2 месяца назад
Abayp moska ceyrinka ah oo ilmaha lokariyo wayo
@11naa44
@11naa44 3 месяца назад
🎉🎉🎉
@halimojibril7917
@halimojibril7917 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@fardoowsoSeraar-uj5nc
@fardoowsoSeraar-uj5nc 3 месяца назад
M a
@safiasaid9274
@safiasaid9274 3 месяца назад
Masha Allah
@s.rooorme3190
@s.rooorme3190 3 месяца назад
A c w w
@fatumoali5620
@fatumoali5620 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@iloveallah6411
@iloveallah6411 3 месяца назад
Masha Allah
@aishashiekhabduaziiz7860
@aishashiekhabduaziiz7860 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@axmedmaxamed-vx2fo
@axmedmaxamed-vx2fo 3 месяца назад
🎉🎉🎉
@sahrosha1500
@sahrosha1500 3 месяца назад
Masha Allah ❤
@Geel12364
@Geel12364 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@maryamahussein2452
@maryamahussein2452 3 месяца назад
Masha allah ❤
Далее
Nafaqayso xaajiga beer iyo rooti qado
11:00
Просмотров 22 тыс.
routine Keena maanta nadaafad iyo maraq iyo ruuti
6:14
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:05:16
Просмотров 1,3 млн
Ванька пошел!!!! 🥰
00:18
Просмотров 285 тыс.
Hooyo4 ilmood routinka baby 9month maxaa siiya 🥰
12:45
ADNA LEELEEFOW USAMEEYI SIDAAN UGU FARXIYO
12:32
Просмотров 139 тыс.
carurti shaqalada dhishay😥😥
8:44
Просмотров 11 тыс.
Routingka Subaxdii Iyo Quraacda Xaajiga Kabax
8:24
Просмотров 72 тыс.
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00