Тёмный

MANTA WAAN DHUNAY ANIGA IYO MAIZA MELA An jogo xata Ma Aqano 

Ruumi Channel
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 78   
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 6 месяцев назад
Ma maseertay madaama xaji lacag uu bsxay ma is la hadashay Holland uberkisana qaali miiran love Holland 🇳🇱 ❤️
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 6 месяцев назад
masha allah allow xaji lacag cimri iyo cafimad nosiii ❤❤❤
@fatumoyusuf8720
@fatumoyusuf8720 6 месяцев назад
Allah hakuudaayo xaaji lacag
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 6 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@fadumoabdimohamed9987
@fadumoabdimohamed9987 6 месяцев назад
Asc wll ilhye haku sahalo mesha baska laga egto borgaramka sodagso magaca yada magalada aya ka arkin wuna kusaxaya hada iyo kadib insha alaha
@najmamahamed7585
@najmamahamed7585 6 месяцев назад
😂😂😂😂 sorry abaayo wlhi wan qoslay Alle ha sahlo xaji lacag Allow xafid
@fatumoyusuf8720
@fatumoyusuf8720 6 месяцев назад
Mansha Allah Allah hakuu dududeeyo
@ceebla1617
@ceebla1617 6 месяцев назад
Strong women ma saas kutahay magaladad 14 sano daganaeyd inad kulunto😏dayacbaba kamuqda durba
@abdulhakimahmedthereaisara4229
@abdulhakimahmedthereaisara4229 6 месяцев назад
Hhhhhhhh
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 6 месяцев назад
Ilahay haku fududeyo mcnto ❤❤
@fardosahade5470
@fardosahade5470 6 месяцев назад
Ilahey ayaa mahad leh habo mcnto. Mar mar waa dhacdaaa inaa bas kale raacdo.
@munamohamed1078
@munamohamed1078 6 месяцев назад
Maskiin wlhi waan ka naxsana waxan laha yaa udad ah manta gabadhi alxd haduu illahay gurigagi ku kenay
@user-lv5ut7rq2t
@user-lv5ut7rq2t 6 месяцев назад
😂😂😂😂 xaaji lacag illahayow ku so nabad celi ruumi waa naga luuntaye
@Sucad114
@Sucad114 6 месяцев назад
Alxamdulilah hadada nabad ku taktey guriga OO ganaxin Allah ka badabadiye 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hiboharaf5504
@hiboharaf5504 6 месяцев назад
Allah hakuu sakhiro walaahi xaajiga oo gaari wataan bas iyo tareen raacaa dalka baraan is dhahaa
@fam3573
@fam3573 6 месяцев назад
Qaf ibna aadana layskuma haleyoo wad buu leyahay
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 6 месяцев назад
Allow aadan dhuman walal ❤️
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 6 месяцев назад
Ruumiyeey manta maxa kugu dhacay ❤❤❤🎉
@user-np4dk8zq2b
@user-np4dk8zq2b 6 месяцев назад
Ruumi waad isdhigtay😂😂😂😂❤❤❤
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 6 месяцев назад
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Alxamdulillah illahey hadu gurigada nabad kugu kenay illahey ba mahadleh illahey ha idin xafido dhamantin illahey idankiisa macanto
@haninora533
@haninora533 6 месяцев назад
😂😂😂😂wey dhacdaaa🌻☀️✨
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 6 месяцев назад
Mansha Allah tabarakallah ❤😂😂
@sarah.a4096
@sarah.a4096 6 месяцев назад
Sorry dear its happens sometimes
@queenamiira9513
@queenamiira9513 6 месяцев назад
Location is ticmal maxa ku luminayo khad ma haysato miyaa🤭
@user-gm1kt8xy8c
@user-gm1kt8xy8c 6 месяцев назад
❤❤❤
@fatuushvlogs4305
@fatuushvlogs4305 6 месяцев назад
Uk London afar sano baan joogay aniga meel kasta wn aqaan inantayda balan kasta waan u raacaa aniga geey
@zizizukar1621
@zizizukar1621 6 месяцев назад
Wlhi wn qosly nabro uma jeedo kulaha ana dhumay be😂😂😂😂😂😂😂😂
@saadiyamohammud6049
@saadiyamohammud6049 6 месяцев назад
Asc rumeyey manta waad iga qoslisay waxaaa si waa gadhiga ee Buska badaso
@munamohamud1555
@munamohamud1555 6 месяцев назад
😂😂😂 sorry xbti
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 6 месяцев назад
Sorray Rumi
@qamarmohamoud2725
@qamarmohamoud2725 6 месяцев назад
Ubr qado
@qamarbintmaxamedchannel5557
@qamarbintmaxamedchannel5557 6 месяцев назад
Waxwalba waa qoraal mcnto
@rodaaden9430
@rodaaden9430 6 месяцев назад
Mashallah 😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@rodaaden9430
@rodaaden9430 6 месяцев назад
Then go back in your home sorry
@fatumoyusuf8720
@fatumoyusuf8720 6 месяцев назад
Qosol baatahay ruumiyay
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 6 месяцев назад
sorry rumi wlaal
@user-oq7ne4gx4v
@user-oq7ne4gx4v 6 месяцев назад
Charger iyo internet Waa belongrijk🤣 ku qabatay qadar alle waa la qaataa🙈
@Sucad114
@Sucad114 6 месяцев назад
Sorry xabibiti wad ka bixi donat biidn Allah ❤❤❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 месяцев назад
Sorry ruumi waa jabtey maanta Alxamdulilah 😊
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 6 месяцев назад
De probleem is xaaji lacag zusje 😂😂😂
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂 sorry
@hindanuux858
@hindanuux858 6 месяцев назад
Sorry ruun qali
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr 6 месяцев назад
Sorry Ruumi maanta wax baa kadhacay
@namelos2963
@namelos2963 6 месяцев назад
Caruurta cunto u qaad imika imtixaan ha kuu noqoto😮
@sahraqaali8316
@sahraqaali8316 6 месяцев назад
Sorry xabibti
@Hajar24787
@Hajar24787 6 месяцев назад
Ruumiyey xisaabta iska yareey😂
@daganabshir4706
@daganabshir4706 6 месяцев назад
Wee dhacdaa ruumi anee igu dhacday lkn anoo melshaqo balan ku lahay ka imaday ayaa bas qaldan raacay mel cidla ah uga dagay lkn anoo lee dhahaya aanku kaxeeyo balaya iska dhigay lkn waa dhumay hhhhh
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 6 месяцев назад
Sorry 😂😂😂
@lulunor7284
@lulunor7284 6 месяцев назад
Abayo #cashar ku thy fadhiga ka kac gaari wadow baro #xaji lacag sidan si ma aha dheh 😂😂😂
@fatxiya8881
@fatxiya8881 6 месяцев назад
Rumi sorry
@farxiyomuxudiin8863
@farxiyomuxudiin8863 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@istaahiljama3699
@istaahiljama3699 6 месяцев назад
Xaaji lacag macaleema saarkiibu kaqabgalay 😅
@amaalahmed9734
@amaalahmed9734 6 месяцев назад
Xaaji lacag soo nabad noqo 🤣🤣🤣
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 6 месяцев назад
Abayo babur adhinka ma iskawadhatin wad rafaden gabdaha Europe joga ilmo iyo train iyo bus ya kabixi karo .wlhi mareykan marka imadho 2 months driver license kuqate maglao to Magalo xor a tahay.meshan rabta adha driver gareysan .dadka inta imadhan dan wa sas moogi halkas waxa oguwacan
@Ayaan319
@Ayaan319 6 месяцев назад
Sas mahan Nederland lecenka waa rafaad lacag badan iyo waqti badan intaba wuu kaga baxa aad udhib badan yahay la an tisa ani hada 6kuno dolar iga maqan wilina masoo qadi ilaahey iisahlo
@fardosahade5470
@fardosahade5470 6 месяцев назад
Ilahey ayaa ku mahadsan inaa luuqad taqaano oo ninka weydiin karto daad ayaaba ku dhiiran karin oo kuuqada ciileesaa. Oo sii habaabaayo . Adiga waadba ka dagtaye.
@luuleyali4414
@luuleyali4414 6 месяцев назад
Xaaji lacag alow cumrigisa raji😂
@hersihersi2406
@hersihersi2406 6 месяцев назад
Sori.aabaayo.alha.kufudeeyo
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 6 месяцев назад
Ziudpleintii rottardam miyaa miyaa
@user-pg8jx3dg9z
@user-pg8jx3dg9z 6 месяцев назад
Alxm dheeh adu qabow daran iyo baraf jiri laha waa dhacda mar mar waxa ku yela waa gariga lagu kaxena baro gariga hadaba ilmo hesato Allah ku fudeyo
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 6 месяцев назад
Wallhi 😅😅 sheka igu igu dhacday oso xasusisay 15 sano xajiga iskadaba socon jiray hadi lasafryo hadi kale malinti danbe ayan is idhi kaliga i.o caruurtu iska baxa 😅 tikitki waxan ku gostay magici Runta ahaa kii igu qorna basborka ma qorin markan so xarooday ayan xasuustay in khaldanay subxanallah marka dhibku wa odayasha laykadaba socdo 😅😅
@hanefa283
@hanefa283 6 месяцев назад
RUUMI FEKERKA JOOJI HAISKA QALBI SHOWRIN XAAJIGA ALLAH AYAA LAJIREE HADADA LUNTAY POLICE KA WAC SIMPLY 😊
@marwaadan7906
@marwaadan7906 6 месяцев назад
Dakhtarka caday walaga helaa hadaa U sheegto 😂 22 sano kahor baa sidaado kale igu dhacday anoo gabar yar watay Bas khaldan raacay saa luqadii Ma,aqaan markii dambe Taxi iska soo raacay 50 € IGA baxday oo Taxi 😂
@user-gm1kt8xy8c
@user-gm1kt8xy8c 6 месяцев назад
🏚️💚❤️💜✅
@naimaos5286
@naimaos5286 6 месяцев назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk ruumiyeey adiga weeye waxaas maxaa xaaji lacag babuurkiisa ku saray bus iyo trein iyo tram inaan dhamayso bay ahayd waad ku ilbixin maalin kale ma dhumaysiid
@fathiaibrahim3155
@fathiaibrahim3155 6 месяцев назад
Reer Holland wa idiin dhacantay bila baraf ayaad tihiin anagu Finland waxba Kuma nookin buuro ayuu noqday
@khaaliabdullahi9694
@khaaliabdullahi9694 6 месяцев назад
isbuucyadii laso dhaafay baraf ayaa no buuxay Alx ilahey sidaan hano ku wado baraf marabno😢
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 6 месяцев назад
Naa ama noo kalaatahay intaan shirka ufariisto baan dhahaa meeshaa igee magaalad intaan ka aqaan wey yartahay walee dumarka lalajoogo qaar kood maxay kibreen
@najmaali17
@najmaali17 6 месяцев назад
Ani xitaa lkn melaha wan xif diyaa meelo kaduwan kuwii an tagi jiray inaa tago bn isku dayaa
@fatumoyusuf8720
@fatumoyusuf8720 6 месяцев назад
Hhhhhhhhhj
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 6 месяцев назад
quf kaliged baxdo matihid sas darted udhuntay
@fadumomohamed-uf3lb
@fadumomohamed-uf3lb 6 месяцев назад
Rum Hana walani😂😂
@fardowsotarabi9765
@fardowsotarabi9765 6 месяцев назад
14 sano yaad jogta wanad luntay hoyoyinda somali da qaar kood qurbaha way jogan mana jogan maxa udiday inay wax barato luqada inay wax aqriso waa nasib daro ilma la iska dhala sii locawiyo lama yaqano
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 6 месяцев назад
Ruiumi raga inkaartooda kugu dhacday manta way ku daawanayaan markaasay kugu qoslayaan waayo in badan ayaad ku dirtay dumarka ragooda
@ruumichannel
@ruumichannel 6 месяцев назад
Ma walatay oo wax meel dhigo ma isku dir baa
@user-oq7ne4gx4v
@user-oq7ne4gx4v 6 месяцев назад
Charger iyo internet Waa belongrijk🤣 ku qabatay qadar alle waa la qaataa🙈
@nasramohamud2549
@nasramohamud2549 6 месяцев назад
😂😂😂😂
@user-oq7ne4gx4v
@user-oq7ne4gx4v 6 месяцев назад
Charger iyo internet Waa belongrijk🤣 ku qabatay qadar alle waa la qaataa🙈
Далее
UNO!
00:18
Просмотров 1,8 млн
WALIY MAKU DACWEYEN QEYB KA MID AH HOYGAGA
12:01
Просмотров 11 тыс.
NOLASHA XAGEN KASO BILABAY MAXAN SO MARAY
13:09
Просмотров 14 тыс.
NOLOL MALMELDKI RUUMI IYO QOYSKEDI
16:05
Просмотров 10 тыс.