Тёмный

Mariam😭 Qiso murugo badan oo ka dhacday Saudi Arabia 🇸🇦😭😱😭 

Fatima Muna channel
Подписаться 91 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

11 июл 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@Xalimo421
@Xalimo421 2 года назад
😭😭😭Markaaney Cadahay in aduunyada Imtixaan tahay😭Allahu Akbar.Ilmo Hooyadod la jecladey in la dilo ayago og iney ciil ku jirtey😭Carurtaso kale Ilaahey nama siiyo.Dilkey dishey Waxa ka fiucneyd ineey isaga haajirto Ilmaha iyo Aabohodba.Maxy Naag Adunyada ku ciqaaban thy siiba Carabaha.
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 2 года назад
Taasi waxay natuseysa ninka xun ee ixtiraamin xaaskiisa wuxuu dhalayna faaiido male
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 года назад
Caruuta haduu abahood hooyada dila abahay cuqdad u qaadaan Soomaali sidaas maahin weyba ka celiyaan
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 2 года назад
Ilaahoow awlaad iyo aabohood oo baarri ah yaa rabb😭
@jhussain1507
@jhussain1507 2 года назад
Subxanallah ilahayoow caruurtaas cml jirkeena hakasoo gooyn
@ummosaara580
@ummosaara580 2 года назад
😭😭😭😭😭Subxaanallah wlhi ilma igu so istagtay ilahayow hanagu salidin cidna nagag ka baqayn 😭😭😭waxaso dhan waxa sabab u ahaa odaygu Subxaanallah ya allah no naxariso Jasakallahu khayr wll gacallo 🙏❤️🥰
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 года назад
Dumarku meel walba way ku silicsan yihiin😭😭😭😭😭
@user-qi4np5eg2o
@user-qi4np5eg2o 6 месяцев назад
Acudubillahi mina shydani rajim wlhi kuwasi awlad mahe akhiro wa lacadabi dona subxsballah illahy adunka iyo akhiroba kuwa way ku halag men matkihoreba naf umay hayn ma kuwa dilli jirey subhallah wlhi qiso kaxun ma arag illahow xalada hana jojin ya rabi adan ka magan galnay xaladas
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 года назад
ومن يتق الله يجعل له مخرجا
@smx111
@smx111 2 года назад
Masha Allaah Soo dhawoow walaasheen ♥️ Qoraxdii oo dii dhacaysa Guduudkeeda ‘ Goorfiiday Gudkeedii jeexlagashay guduudka Sagalkee ‘ugaarkaa Yaad gadeeditohoon - Lagaa Garan , sugaanta Somalida Ayey ku Taal ,,
@smx111
@smx111 2 года назад
Madluum bay Ahayd Allaah Ayaa ‘u hiiliyey Alx ilmahaas Lama Dageen mana ‘Arkeen - Waaba Dileen 💀🦴💀
@amiiromahudin4245
@amiiromahudin4245 2 года назад
Ilmo maahin waa ahlu naar
@Manka2123
@Manka2123 2 года назад
Soomaalida waa laga helaa ragsaasa ah oo hadana gabadhii markay ka soo tagto dibada loogu celiyaa subxaan Allaha
@hindaabdulleabdulle8202
@hindaabdulleabdulle8202 Год назад
Somalida aanu nahay lagarna yaabo Waxaasookale in uu ka dhacdo sheek halkabaas eed ku araktay waxas akhasunaaska ah qaarbaan balaayokasta oo ay maqlaan somalida kulamasaala
@ruqiahajisalad5102
@ruqiahajisalad5102 2 года назад
Ascww wllo see thy xalada kawaraan adigaa caruurtada allaha kuu xafada xabbtti ilahay darataa ayaan kuu jacalahay qisayan kadaan waan jacalahaay asaracadaha allaha see baay thy hargaysa iyo soomlinda maansha 5 soomliya waxaan nahaay wllo ilahaay merla walba io joogaan ilahaay hanagu xafada ascww
@Maryanruun26
@Maryanruun26 2 года назад
Alhamdililah hadii Illahey badbadiyey hooyado waaqaali caruurteda waxay ahayay casiyaal
@shukrisheikhahmed9133
@shukrisheikhahmed9133 2 года назад
Asc maasha allaah waa qiso qiiro leh ilmaahaaga oo sagaal bilood iyo suggor caloosha ku siday haku Cafin waayaan
@hamdanuur4091
@hamdanuur4091 2 года назад
Wlhi waa dhib lkn maamda fikir xun ayeey qaadatay itii badneed weey soo samirtay lkn in eey waxa disho ma fiicnen waxaa fiicned in eey dowlad u tagto markii hore
@Ayaanahmed827
@Ayaanahmed827 2 года назад
Masha allh waheel baa iitahay illahey hakuu barakeeyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 2 года назад
Mnasha allah habo ❤️❤️soo badi qisooyinka waan ku sheregareynyaa ana
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 года назад
Qisadan waa Qiso Run ahaantii Xanuun Badan leh. Mida aan Ka Baran Karno waxa weeye in Xaqu Soo Daahiraayo intuu Doono Haba raagee, illaaheey Ayaa Badbaadiya Qofka La Dulmiyay, Sida Hooyadaasba Ay Uga Quusatay Oday, Caruur, Cuqaal & Odayo, & Walaalaheedba, Aakhirkiina illaaheey uu Faraj Ufuray.. Marka of walboow Ogoow in uu illaaheey Yahay Kakaliya ee Uurka waxaad Kuheysato, Ee aad Dareemeyso Og, Ahna Ka Adduunyada ku keenay ee aad Adoonkiisa/Addoomadiisa Tahay.., Dadku Hadeey Wanaag Kuwada Joogi waayaan , Wanaag Haku kala Tegaan , Naf Bini'aadamana Hagoyn, Uga Tag meesha uu Joogo oo Dib yaan laguu arag Taabaa kaaga wanaag Badan inaad Naf dhan Goyso...illaaheey Hana wanaajiyo Guryaheenana Ha wanaajiyo, Awlaadeenana Hanoo wanaajiyo, Wadankeenana Hanoo wanaajiyo, Sharcigana Dad yaqaan oo Xaqa aan ka leexleexan ha Inoogu dhiibo.... Allaa Mahad leh..
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 года назад
Subxaanallah kuwaas waa caasi waladiin Allaha ubadkooda ka siiya oo cidla dhiga siday hooyadood ula dhaqmeen caruurtooda Allaha ka siiyo masiibo Allaha kuwada rida dhamaantood aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@amiranuurahussein4265
@amiranuurahussein4265 2 года назад
Waxaasi waa wixii aan sanado badan Ku jiray ee ilaahay iiga naxariistay marka Ma fiicna ragga xaasas kooda dila. Habloow ka Carara ragga noocaas ah Allah ha dulleeyee.
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 2 года назад
Aad baan uga xumahay
@amaniroble7190
@amaniroble7190 9 месяцев назад
Hooyadeey lama dili laheyn fikir laan ayaan cafinlahaa ilaahay nagama soo gooyo caruurtaas oo kale😢
@pharhiya8284
@pharhiya8284 2 года назад
Waxa layidhi kudarane ku rone kuma dhalo isagi o midhan baynoqden
@fadumohassan6511
@fadumohassan6511 2 года назад
Hooyada aabah kaa qalisan oo kaa xaaq badaan subxaanaallah kuuwas caruur maheeyn waa caasi waliid balayo iidinku dhacaday
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 2 года назад
Subaxanalah ilahow masaa ibaha kuwa aduun iyo kuwa aqiraba nagabadabadi
@sadiayalahow3005
@sadiayalahow3005 2 года назад
Subxaanallah wax kasta aduunka waa lamaqlaa hooyo dheeldheel ma aha
@furqanabidnoor6603
@furqanabidnoor6603 2 года назад
It is really sad thank you for the great story
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 года назад
Fatima waa dadashay ayamahan mashaallah 😍 ❤ 💖
@zahranur7111
@zahranur7111 2 года назад
HASBUNAALLAH WANICMAL WAKIIL. Ilmo lama dhihi karo waa caaq hal habeen ha la aaso
@sumayahmaxamed8403
@sumayahmaxamed8403 2 года назад
Sheekadaada waan jeckahay
@amaniroble7190
@amaniroble7190 9 месяцев назад
Awalba caasi waalideen ayeey ahaayeen oo hooyadood ayeey gacan uqaadi jireen
@suadfarah5701
@suadfarah5701 2 года назад
Abbe shaydaana, oo xun buu ahaa, caruur la mida ahna wuu dhalay.
@hindaabdulleabdulle8202
@hindaabdulleabdulle8202 Год назад
Haday caruurtu aabahood dulmiga Haga hor Iman lahaayeen balaayadaasi in ayna soo degdegteen sababtoo ah waxay noqdeen qoom balaayo ah
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 года назад
Ax ax hooyo macan
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 года назад
Acuudu bilah ilahay nama tuso kuwanoo kale aabohood ayay xumaanta ka raceen
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 2 года назад
اللهم صل على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد سبحان الله😭ilhow iimanka nagu suug aamin
@faizaahmed4268
@faizaahmed4268 2 года назад
Maasha alaah faadumo I am so happy 😁 history Halkaa kasii wad 🌹🌹
@warisroobo1759
@warisroobo1759 2 года назад
أمن بجيب المطر إ دا دعاه ويكشف السوء ويجعل الأرض خلفاء، أ له مع الله قليلا ماتذكرونQofkii Allah TALO Saarta Nasriga Eebe ayaa uhiiliya ,Laakiin Caruurtu naxariistii hooyada sheydaan baa ka suuliyey Subxaanallaah.
@Adoontiialle37
@Adoontiialle37 Год назад
Walciyadu billah ilhaw ubad noo hagaaji oo baari nooga dhig ilahw raxmad noo gali
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Год назад
Will hooyadiis qaraaci jiray cafis lagama sugaayo
@smx111
@smx111 2 года назад
Bisinka Naxariis Daranaa ? Kii Dili jirey iskaba Daaye Gabdhihii Maxaa ku dhacay ? Somaali Saas ma Dhaheen !!! Alx Allaah Ayaa Somaali iga dhigay Good people Alx ,,
@fatimaosman339
@fatimaosman339 2 года назад
Qofka markuu samro wax aan loo samri karin waa qatar weeen waxbuu dilaa ama wuu isdilaaa
@jigjigavision1
@jigjigavision1 2 года назад
Waa arin cajiib leh
@ayannitta
@ayannitta 2 года назад
Allahu Akbar ❤😢
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Год назад
Allahu akbar caruurtu arxan daranaa
@maryansheebow1182
@maryansheebow1182 2 года назад
ALLOW YAA OGAADA HINDIYED BEY AHEYD
@sulekaabdullahi8859
@sulekaabdullahi8859 2 года назад
Subxanallah Subxanallah Subxanallah
@umaamina1885
@umaamina1885 2 года назад
Subxanallaah carur caasiyaal ah ayay ahayen kuwaas ilaahow owlada noo xifdi
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 2 года назад
Asc walaal caruur ta aabo xun baa koriyey
@umuibrahimmuxiyadin8889
@umuibrahimmuxiyadin8889 2 года назад
Mashallah wll fatma wadku mahadsantahy wlhi calolxumo leh iyo waano fican adno shegtay lkn xagay tagtay markay kabaxday jelka?
@zamdahir3513
@zamdahir3513 2 года назад
Subxaanalaah
@manalmoha7375
@manalmoha7375 2 года назад
🥺🥺🥺intaa qiso dhagaysanayay waligay qiso lama ooyin aan tan ka ahayn aaax hooyo mcn miyaa sidaa loogalaa 😌😌
@monafarah4324
@monafarah4324 2 года назад
ALAAHU AKBAR
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 года назад
Asc mashallah shukrn
@khadrojamaac4079
@khadrojamaac4079 2 года назад
Asc faadumo munay ilaa labo qiso baan maanta dhagaystay
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 2 года назад
Thanks hbo for the this type of story we learn alot from all your qisas .
@rawihassan8615
@rawihassan8615 2 года назад
Allahu Akbar
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 2 года назад
SubxaanAllah 😭😭😭
@dajiya5984
@dajiya5984 2 года назад
Ilaahow awlaada iyo abahod baari noga dhig
@aminanadif8846
@aminanadif8846 2 года назад
Amiin amiin
@tasneemmohamed8524
@tasneemmohamed8524 2 года назад
اللهم امين
@aragsonhaid9106
@aragsonhaid9106 2 года назад
Horaa loo yiri kuuma roone kuumadhaame kuuma dhalo!!!!!
@ruwaaydasaleebanruwaaydasa1317
صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
@aminachannel8191
@aminachannel8191 2 года назад
🥺🥺😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@muna2935
@muna2935 2 года назад
Subxana allah subxana allah 😭😭😭😭
@EkraamAmalow-ml7bg
@EkraamAmalow-ml7bg 10 месяцев назад
Anigaba waan sii deyi lahaay 😕
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv 2 года назад
Subhanallah ya allah Mashallah jazakallahu khar 😭😭😭💔💔💔🙏🏼🙏🏼🤔🤔😔😔
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 2 года назад
Haaa walaahi waa runtaa
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 2 года назад
Subax wacan
@munahussein9687
@munahussein9687 2 года назад
Bisinka wa sedi abahod, Allaha ka jeseyo
@fadumohassan6511
@fadumohassan6511 2 года назад
Caraabta qaarkood iin aay dumarka aay soo iib sadeen beey uu qabaan oo iiyagu Lee yahiin
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 2 года назад
60 jir la dilayo waba sheko kale oo Nina lagu. Celinayo yab badna adunka wax kasta Waa la arkaya adunka anaga 60 jir ka yagu waba taliyaha rer ka lagana ducesto
@hindaabdulleabdulle8202
@hindaabdulleabdulle8202 Год назад
Walalo haday soo baxdo oo la diliwaayo iyagaaba dili oo sixun udili
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 года назад
Warun hoyo waa qayb inaga mida waa xanun waxani
@hoodoxassan7968
@hoodoxassan7968 2 года назад
Hbo.mcn wan kuslmy .qiso xanuunbadn sbxnllh
@fadumodalmar6232
@fadumodalmar6232 Год назад
Subxaana Allah
@Qurxoon
@Qurxoon 10 месяцев назад
Subaxnalah
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 2 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@samahaayawanagsan4520
@samahaayawanagsan4520 2 года назад
Ilmaha waxey ku koren hooyo la bahdilayo marka cadi aya lactahay ama hooyada waxa lito ayay u aragkan
@rnoor9763
@rnoor9763 10 месяцев назад
Ascw Maryan xageykudambeysay?
@yuunamoh1544
@yuunamoh1544 8 месяцев назад
Abaayo rotin nosoogali
@abzabdi2695
@abzabdi2695 2 года назад
Nimaad dhashay kuma dhalin, Ayaa hore loo idhi Allah mamodas if iyo akhiroba raali haka haado
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 года назад
Markii horay caas waalid ahaayen jindhin ayay ahaayen
@Hanbiirsha
@Hanbiirsha Год назад
Lakin diintu maxay ka qabtaa ????
@farxiya267
@farxiya267 2 года назад
😭😭😭😭
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 7 месяцев назад
Ma laaga yaaba hooyadaan iney caasi ku ahaan jirtey walaadkeeda. Miise iney imitihaan tahay Ariinkaan.
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 2 года назад
Kuwaas caruur ma ah wey iska qomamayn waxay sameeyeen
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 года назад
Asc abayo fatima muna mashallah allah hku xafido amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi 🤲🤲🤲🤲💋❤💝💘💞🥰👍👍👍👍👍
@canabcadeydefg8520
@canabcadeydefg8520 2 года назад
Sax saz
@EkraamAmalow-ml7bg
@EkraamAmalow-ml7bg 10 месяцев назад
😡adayga xumaya..iyo wallaheda iyo abuudkeda 😡maskinta waala dulmay walahi
@EkraamAmalow-ml7bg
@EkraamAmalow-ml7bg 10 месяцев назад
Nun xuun ilmo xuun Lee ka dhalla 😡
@ibtissamali2
@ibtissamali2 2 года назад
Asc walalo aad baad uga helay chanelkaga Aad uma aqan the carab world markas I subscribe ❤️
Далее
Qiso nin dil lagu xukumay 😢
27:14
Просмотров 10 тыс.
Продал не тот порошок... #shorts
1:00
Жалко эту собаку 😥
0:34
Просмотров 2,7 млн