Тёмный
No video :(

Culimadii baa af-ka furatay mama Muna wey qaldantay weyna ka laabatay 

MORAAL MEDIA
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 72   
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Месяц назад
Waa run nin fiqiira markad gursato oo adiga iyo caruurtada soo silicdan marku lacag helo naago kale la doontaa anaga aragnay dumar ay ku dhacday
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Месяц назад
Way buuxaan ragaas waaba ubadan yihiin. Gabdhaha qaar oo ay kudhacday waaba kuu sheegayaan.
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Месяц назад
Hooyadaan Allha udanbi dhaafo wax kle oo aan dhaho ma aqaano waa Hooyo Bani adamna wuu khladamaa ALLOW Hoyooyiinkena No Daa Yaa Rabi
@ariood
@ariood Месяц назад
Shiekh Muna waxadka hadlayso waa run waadna kusaxantahay horey usoco.
@nura6
@nura6 Месяц назад
Gabdhaha aadmoodo iney gaajada dilootayna ha iska dayaan maqaaxida badan nimanka ku xujeynayaan guurkana hala fududeeyo❤
@user-st3of1ui4r
@user-st3of1ui4r Месяц назад
Sax kkk waa sax❤❤❤❤
@khayr_jecel
@khayr_jecel Месяц назад
Annigu haddaan caqligeyga yar fikirkiisa ka hadlo , waxaan is dhahay maamada cadhaa ka keentay hadalkaa, oo miskiin ay faqiirnimo ku guursatey ayaa gadaal Alle wax u yar dhiibey oo xabad kale ka danbeeysiiyey , Allaahu aclam.
@degan4
@degan4 Месяц назад
Muna waa reer uk, masaajido badan oo YURUB ku yaal ayaa laga soo eryay😮😮😮😮
@zahraabdalla4957
@zahraabdalla4957 Месяц назад
Ilahay kaabaq
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 Месяц назад
Ragu alle hakacabsadaan imisaa jirta hooyo dhiban oo caruur lagu dayacay kuwaas culimadu haka hadasho 😊
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 Месяц назад
War khaladka qaata nio
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h Месяц назад
Naa waa runrtee nin shaqaysanay oo meel uun fadhiyaa oo jaad ruugayaa haguursaninia. Kuwaasi tuugsi iyo tuugnimo iyo qabil bay kasheqeeyaanee
@zahraabdalla4957
@zahraabdalla4957 Месяц назад
She is righteous woman most of the stuff she said I agree with her except view words, which was misinterpreted
@FatimaGallad
@FatimaGallad Месяц назад
Nabi muse Caleyhi salam 10sano ayay u donneyd gabadhii uu ducada ku helay shilinna muu heysan abaheyd ayuu ariga u raci jiray kuwas miyan ka ficanahay fatima binti nabiyana mumammat sallahu caleyhi wasalim cali boste iyo labo wel oo guriga nabiga laga kenay ayAA u ku gursaday mamo naga hana raajin an hore u xaroneh
@axmedobsiiye4179
@axmedobsiiye4179 Месяц назад
Waar awoow c//aahi macalin xuseen ma walaalaad tihiin
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Месяц назад
Sh xasan wajid marku laha ayuto galo nin isla guraada rag wax ka shegay lama arag kkkkk maxa gabadhan loo haystaaa
@faadumoali117
@faadumoali117 Месяц назад
Arsaaqada ilaahey baa haya lacag lama guursadee nin baa laguursadaa
@mascuudomarismail5664
@mascuudomarismail5664 Месяц назад
Afkaaga malabka shinada lagu qabay saasaa laydinkqrabaa xaliimo ❤dhiigu bilaash maaha hhh
@abdallabro11
@abdallabro11 Месяц назад
Dumarka ayaa u aqli badantahay wlashy qaali ❤❤❤
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b Месяц назад
Nin baa nibigeni scw u yimid wuxu ushegay inu Raba gabar inu gursada markasu weydiyay maxa hesata waxna markasu yiri Quran ka mataqan ha wukumeheriyay isaxa bal
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂mamadu codkii ba xidhmay😂😂😂😂ha guursanina iminka Taxi 🚖 lagaasaar dheh
@user-st3of1ui4r
@user-st3of1ui4r Месяц назад
❤❤❤❤❤❤waa sax lacag waxa faido ma lahan ❤
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa Месяц назад
Laakiin waxaa layidhi xaas hortii xoolo yeelo col hortiin hub samayso
@amuun6656
@amuun6656 Месяц назад
Ragga soomaaliyeed oo dhani waa faqiiriine markaa yaa la guursanayaa 😂😂😂
@abdallabro11
@abdallabro11 Месяц назад
Oo dhan maxaa ulajeedaa raga is iskuwada dartaybee teekale qofka waa inuu shaqaystaa waa intaas un oo kali ah marka xaliimo isdaji😂❤
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Месяц назад
​@@abdallabro11 Sax waa runtaa. Ragg ladan way jiraan , faqiirna waa buuxa. Gabdhaha qaar kalsoonidi baa kamaqan waana diin yari runtii. Guurku waa arzaaq Ilaahayga Raaziqa ah ayaa bixiya. أللهم ردنا إليك ردا جميلا
@abdallabro11
@abdallabro11 Месяц назад
@@hafsaali4297 wlahi waa runtaada abaayo mcaanto lkn wan layaabay gwadha waxay soo qortay qofka taajirnimo iyo faqiirnimo wax uu doortay ma ahan lkn qofka asaga haduuba ilaahay cafimad siiyay asaa larabaa inuu hami yeesho oo horay usocdo uu wax qabsado oo uu aakharadiisa iyo aduunyaba uu ushaqaysto
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Месяц назад
Xalimo says NO Romance without finance! Iyaah Xaliimo us young Turks don’t want baggage we go Dutch on everything we equally don’t want lazy xalimo to tag along
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw Месяц назад
Buju buju buju somali soo qor balayo kula afjini qorrataye
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Месяц назад
@@AbdiYare-ff7xw somalinimo aa wali kugu hartay yaah! Koo miineysan oo Abwaan aan ahay Gabay iyo suugaan kuu tirinaayo aa kula gudbaayo ama qabiileysan! Somalinimo marhore ayeey dhimatay…. maal mahaan it’s all all about Somaleen land, Buju Banton land, Huuro Shabelle, Maaymaay land, and not forgetting bad boys Dhurwaay land and Sawaxili land! Jambal aa nila tuuray and Sheydaan landed on your forehead qalaas
@user-ik1iv7gt9w
@user-ik1iv7gt9w Месяц назад
ASC dadka waa lasaxaa lama caayo shiikhaa saa ilaahay subxaana watacaala khayr hasii yee siwacan u hadlay.sidaasookale ayaa dad ka loosaxaa
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Месяц назад
Been bay xijaab wayn kugu sooqarisay waa shaydaan kiristan soo adeegsaday😂😂❤🇸🇴
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Месяц назад
Alxamdulilaah hooyo ilmaheda iyo aabahood iskuheysataanahay laakin maxey ucaytamee waaleysku nasteexeeyaa sidey muna hadalka uwadaymaahee sikalaa lagadhigay
@inaomar2151
@inaomar2151 Месяц назад
Jwb waxey utahay hadalkii shiiqii dhahaaye 4gabdhootba ayuuta ha u galaan gal nin kkk shiiqataan intee jirijirtay xilifiican naga soo gaartay shiiqad
@abdallabro11
@abdallabro11 Месяц назад
Xagee uyaal yaalana bal wax usheegbal hooyo hhh😂❤
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n Месяц назад
Dee niin faqri ah ma rabno ee ragu ha shaqeystan mamadu waa ruun teeda aniga Gabar qurux badan ayaan ahay nin aan lacag laheen ma rabo Dee
@AidarousAbdillhi
@AidarousAbdillhi Месяц назад
Sxb hadad maqal waydi sheikh candi xirsi
@user-kv8rf1yz8p
@user-kv8rf1yz8p Месяц назад
Awalba Nag sheq manoqote wa lawda og yahay mida ader😅😅😅
@saidmuktar
@saidmuktar Месяц назад
Taaani waxaan umaleyna iyada ayuu family problems haysa umaleeyna
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Месяц назад
Hooyo says baqtiyaa nasiib Aroos is the way to go! Just say I do day first and throw in the dice! Scary love is way to go just see where mamnyiiko takes you! Forget about fancy dinners, sheeko, sheeko, iyo shukansi just get to the bare bones jay like that
@SagalCabdulahi-tw7wd
@SagalCabdulahi-tw7wd Месяц назад
Minyarada umbaa lacag utagta
@mariamyusuf6438
@mariamyusuf6438 Месяц назад
Subxaanak Allah, war jeerta munaafaqada ah marada ka siiba!
@hassannur8022
@hassannur8022 Месяц назад
Diinta ay taqaan ma taasaa odeygeedii mee naga qabso. Qadaf ayay ku gantay gayaankii, maskaxdeeda halla baadho
@MohamedAguu
@MohamedAguu Месяц назад
Asc telkaaga ii soo dir arinta an ayan wax kaa weydin lahaa
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 Месяц назад
Mashalah siwacan ayad ubalbaladhisay
@zahraabdalla4957
@zahraabdalla4957 Месяц назад
Five years is not right because it’s easy to commit Zina
@user-zi3zi4iu5p
@user-zi3zi4iu5p Месяц назад
Sheekhad muuuna aaad baaan utaageersaney
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek Месяц назад
Waxa ay Soo wado ayaa kadaran .wa is barasho .oohintaas Baan garanayaa
@oubah2501
@oubah2501 Месяц назад
Nin kalbiga ka fagira agurssanina.
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Месяц назад
Habartaan doqontaa macalinada maxeykarabtaa jaahilada madow eeureysa
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it Месяц назад
Islaamaha careysan miyaad kamid tahay boy frenka gaalada iyo mushrikiinta uun ka xurow mama gabdhaha masakiinta ha lumin kkkkkkk
@dayaxsheekh4520
@dayaxsheekh4520 Месяц назад
Ascw wll darbiga sawirka kugu dhegan waxaa ku dhex jira calamadii qoomuluudka ee iska fiiri
@fmg63772
@fmg63772 Месяц назад
Nasro cali kacaan wan ku salamay
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Месяц назад
Oo umada dhan maa lacag leh
@laylahassan2324
@laylahassan2324 Месяц назад
Waa seed laboodad wayn
@caanoos
@caanoos Месяц назад
Asc ma maqasheen qofkii aan guursan Karin inuu soomo?. Maxaa loo soomaya? Ma maqasheen warkaan idaacad looguma talo gelin….
@caanoos
@caanoos Месяц назад
Asc waxaan ka wadaa xaqa naagtu ku leedahay ninka
@caanoos
@caanoos Месяц назад
Asc::: Maxay tahay shuruuda guurku
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Месяц назад
Wax qalad ah majiro wa ay saxan tahay mamada shiiqada muna ahmed ,runta aye ka hadashay
@user-lp3pk6kg1c
@user-lp3pk6kg1c Месяц назад
Naya carab dher mawiilashadii ba faqiira maxad shekhada u cayi. Kkkkkkkkkk
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it Месяц назад
Adigu ma taajir baa tahay taajir se ma jaariyad buu kaa dhiganaya kkkkkk
@mahadnuur1348
@mahadnuur1348 Месяц назад
Way ceeboowday mamadu
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Месяц назад
Sheekh Muna maceeboobin ee Xaq bey kuhadashay. Waxaa ceebeysan oo fiqigii baalmaray odayaasha uyeeray
@Hamida-29
@Hamida-29 Месяц назад
👍🏼
@MaryanCismaan-ed9pt
@MaryanCismaan-ed9pt Месяц назад
😂😂😂😂
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад
Uma bogin islantaas armay bilayo somalida lo so diray si aay uu tarmin la rabo islnta kaba la gashatay wan ku raacsanay walhi beena ma sheegin somali inteena badan walhi faqiir iyaaynu nahay marka mashruuc iyaay so qaadatay somalida guurka ka eeri la yidhado ama raga dumarka ku dir
@guleit89
@guleit89 Месяц назад
Ayada malaha wadad sucudiga joga haysata dadka oo dhan adiga maha
@raqiyogym
@raqiyogym Месяц назад
🎉🎉
@user-oo9bw2wn7b
@user-oo9bw2wn7b Месяц назад
❤❤❤❤❤
@hassanomar8696
@hassanomar8696 Месяц назад
Dumarka Somaliland Waa in aaneey Guursan Muwaadinka Aadka u Faqiirka ah ------------------------------------------------------ Marka hore hadalku waxa uu gaar u yahay hablha, carmalka iyo guud ahaan dumarka Somaliland oo qudha, sidaa awgeed, dadka kale ee afsoomaaliga ku hadla loogama baahnaa in ay ka soo falceliyaan, waawyo,hadalku ma khuseeyo. Dumarka Somalilaana waxaan u sheegayaa in ay walaasood maqlaan oo aaneey guursan muwaadin aad u sabool ah oo aan masruufi karin.
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Месяц назад
HABLAHA HARGAISA MEY GUURSANJIRIN NIMANKA GAAJADA AH WAANKURAACSANAHAY GUUL NOOSOOCELIYA DHAQANKEENII HABLIHII BADHEYSEY NOQDEEN RAASKIINANA HADHAAFINA WAA INIGOOO GABADH NUUX ISMAACIILA
@farahmohamed6712
@farahmohamed6712 Месяц назад
😂😂😂
Далее
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 8 млн