Тёмный

Mas cagalay baagii biyaha nooga dhacday🥺 

dhaqan kaaba
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Facebook page dhaqankaaba

Опубликовано:

 

20 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 211   
@xasanadan573
@xasanadan573 Год назад
Waar wa idin salamay inta xun xumantoda alah ha idinka awdo,dhaqan kaba ayaa keentay in malin walba la idiin duceyo,Amin
@xasanadan573
@xasanadan573 Год назад
Warayada ale wa iskugu mid aburistisa,alow naga cafi intan hore u dilnay,Amin
@layladiriye602
@layladiriye602 Год назад
Habar galo kudhashay kuqoslay 😂😂 Tim dhaqan kabo wainawata❤❤
@k.j214
@k.j214 Год назад
War biyahaan yaan la cabin
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Год назад
Mansha allah dhaqan kaaba biyihii way ku xartay wayna ku kadiday markas anigu koley macaben ❤❤❤
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Год назад
😂😂😂😂😂kala yaaca ka dhacday dhaqan kaabay xasuus ayaad i galisay kolay aniga iyo intii miyi ku dhalatay mahadsanid wallo quruxey❤
@bintusulaiman8263
@bintusulaiman8263 Год назад
Alla bisinka illahow Naga qabo bahal hoose iyo mid sareba
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 Год назад
Biyahaas yaa la cabin sun waaye abaayo usheeg q
@Hhhinvfy8okkuwe5
@Hhhinvfy8okkuwe5 Год назад
Cabisi cabsi waye wllhi dhaqankaaba 😂😂😂❤
@sagalmaxamuudcali4332
@sagalmaxamuudcali4332 Год назад
dhaqankaabey anunku gobolkeyna wxaa loga yaqaan manso lugoley wanbursa jiray wlh xasus qorba adaa no ah abayo fugu frxnhy hore usoco amaana alle
@makoislaw
@makoislaw Год назад
Wlhi hada ayey quusanayaan reer balad 😂 caadi iska dhiga manso cagaleey wa miskiin carabtana weyba cunaan dhaqan kaaba guuleyso xabibti 😂
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Год назад
Habo biyahaas dharka iskaga dhaqda plz ha cabina waxna ha ku karsanina Allaha biyo kafiican idiinsiiyo baraagta waxaad ku dabooshiin bacaha busharshka lagudaboolo safiicana udaboola Allaha ugargaaro dadka kunool badiyaha anagana in aan wax walbo ka ogaano wey fiicantahay lkn waa cabsi cabsi reer magaal hadanahay waxeynu nahay cigaal
@abdifatah8392
@abdifatah8392 Год назад
Maanso cagaleey ayaa la dhahaa. Carabta way cunaan waana xalaal
@aishaomar3448
@aishaomar3448 Год назад
Dhaqan kaabaay walalo xalay baan fiirsadey mas biyo ku jiro oo aad soo dhigtey
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 Год назад
Aniga magoo uma soo sacdo baadiyo allaheyka allah🦁🦎🐆
@samraa13
@samraa13 Год назад
Dariskiina aaway daris ma lihidiin miyaa tuug ma qabtiin miyaa xabenkii so dhaco
@naimaawil7286
@naimaawil7286 Год назад
Abeeso maaha waa mus gacalay from somaliladr banu unaqaana
@Quran32124
@Quran32124 Год назад
Masha allah walaashey dhaqankaabo iyo caruurteeda qosolkey iga dhameeyeeyn anigu waxaan kamidahay reer magaalka baadiyaha galgaduudeyd hadaan imaado language qoslaayoo dhaqankiiba halkaan baan kabartay thank you abaayo
@qalimuhiyadin410
@qalimuhiyadin410 Год назад
Abyo horta aniga muuqaaladada waxan u daawada musalsal cml lkn bis wye wadnaha ijarty aduunyada ugu necebahy waxaas hadaan arko habeenki xita masexan karo fulaynimo ana Koobka u qaady😂
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 Год назад
Abeeso mahne ukaadi abeeso wa masaska nuca ugu halista badan ee dadka cunta tani wa manso cagaleey ban fila manso lugaleyna wa layirahda inkasto anan arag on ciyaal xamar ahay balse cilmi dhagood ban leyahay cml kk
Далее
Meherada ama maqaaxida dhaqankaaba😁
14:57
Просмотров 101 тыс.
Bulsho Abeeso cunayso oo xalkeedii raadinaya.
14:47
Просмотров 21 тыс.
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Просмотров 7 млн
Jadwelkeena maanta iyo dalaga beerta
13:15
Просмотров 66 тыс.
Hadad Ku Riyooto Abeeso Weyn oo Gurigaada Ku Jirta
3:20
Sidaan udilnay abeesadii
8:46
Просмотров 44 тыс.
MUQAAL XAFADA SYOKIMAU /YAMIN STATE NAIROBI
22:21
Просмотров 18 тыс.
BEEN   SHEEG  || Moohaan iyo  Muna faysal ||
8:23
Просмотров 49 тыс.
Nolasha geeljiraha ee baadiyaha
11:55
Просмотров 90 тыс.
CODKA UBAX - Maxaa Dookhii Ku Dhacay?
54:40
Просмотров 892 тыс.
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35