Тёмный

MASAYR & XAAS LABAAD OO HALIS GALIYAY QOYS SOMALIYEED  

BRIT SOMALI TV
Подписаться 539 тыс.
Просмотров 56 тыс.
50% 1

#SUBSCRIBE
TALO AAN LA RUUGIN WAA LAGU RAFAADAA, RAGGU RAAXA JECELAA ''DUMARKANA U DARANAA''
Join. this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
stock market
IFIYE22
Brit somali TV
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa #HighPotentialvisa #Newukvisa

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 335   
@benin9773
@benin9773 2 года назад
in hal wax ka badan la guursado shuruud adag ayuu ilaahay ku xiray.Hadii la oofin waayo na cadaab adag loo balan qaaday . Ilaahay marka xuquuqda dumarka ka hadlayo wuxuu kolba raaciyaa qofka xuquuda ilaahay ka gudba naftiisa ayuu dulmiyay jazaakallaahu khayran abdihafidh
@ummnora4665
@ummnora4665 2 года назад
Qalbigu markuu jabo caqli ma shaqeeyo, anigaa ku burburiyey qalbi jabey dartii, ilaahey ha cadaabo nin walba oo dayacay masuulkii xaaskii hore iyo caruurtiisii hore mid kelena ku daba keeney, alahuma aamiin yaa rabil caalamiin waxaa inom balana maxkamadii ilaahey bi idni llaah kariim 💯🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@umuyakhub8541
@umuyakhub8541 2 года назад
Amiin allahuma amiin ku dhawaad 30 ayaan wada joognay hadana somaliya ayuu ka soo guursaday caruurtina tayacay alxmdulilah anigaa allaha igu kaalmeyay caruurteyda
@fahmo12345
@fahmo12345 2 года назад
Aamin ilhey aduunka haku ciqaabo asaga iyo mida ku garab istaakto in gabadhii hore la dulmiyo
@deganmahamed8715
@deganmahamed8715 2 года назад
Allahuma Aamiin Aamiin ya rabi
@hafsa9589
@hafsa9589 2 года назад
Amiin abaayo
@anisaadam4383
@anisaadam4383 2 года назад
✅✅✅
@safasamawada7034
@safasamawada7034 2 года назад
Haa ilama guursan karo malintuu guursdo dibdaan dhigyaa agtayda soo mari maayo siduu naag kle doonatay baan nin kle u guursnyaa 🤣🤣🤣
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 года назад
Nin kale aa maseer ku xumaa.😅
@safasamawada7034
@safasamawada7034 2 года назад
@@ekramabdirahman3746 kkkkkkkk maseer mahee waan min yarysnyaa
@bilana289
@bilana289 2 года назад
@@safasamawada7034 😂 Dee waa sidaa maxaa sheeko kale keenay
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 2 года назад
Nin la isku haleyn karo XAASKIISA ma diideen inay la guurto, Laakiin wax ma tareyaasha , maqanaha joogo ah ayaa nagu badan. ARAGIIS KU DEEQ AYAA OONTIISA KU DEEQDAA. Naagta somali joogtane wax ku tari maayo. 100 ka dolar bes ayey ka saxaneysaa.
@zahra6269
@zahra6269 2 года назад
Haduuba u hawoodo mid 2 wa inuu si dhib yar ii fasaxa iyado wng jiro isaga hadu alle ku berey naag jaceyl anigana i illaahaa igu beerey maser ma ahan mid an aniga isku berey marka 2 denaba hanalo qiil dayo anigaba malin walbo rag ka qurux iyo karti badn ban arka umana hawodo siden isaga ugu ogolanaya marka
@argsan3782
@argsan3782 2 года назад
Thanks you pointed out the truth
@meeymunaabdullahi2329
@meeymunaabdullahi2329 2 года назад
Afar gursad markaad leedahay adiga iska bilaaw hadad run sheegay. Adiga wad oogtahay in yurub xaq lasiminkarin. Iska aamus wax yahaw dhintay.
@nuurcaluula7589
@nuurcaluula7589 2 года назад
Runtii ninkaas wuxuu ahaa nin aan caqli badnayn laakin nasiib leh,dumarku masayrka waa wax ku abuuran waxana lagu macneeyey waali marka qof aad adigu waashay hadaa u xanaaqdo ka waran waa caqli xumo marka ragu ayagaa dumarka dambiga galiya
@khadarhassan882
@khadarhassan882 2 года назад
Bro waa run raggu iyagaa ka masuula wax badan laakiin dumarku waa in ay xuduud yeeshaan caruurtuna maaha wax lagu dagaalamo. Waan qiyaasi karaa nin ragga oo la yidhi, mabaad dhalin caruurtan. Waa waali wlhi. Ilahay ayaa kala badbaadiyey alx
@hamdinur9382
@hamdinur9382 2 года назад
Cabdixafidow waxaba hana dhihin nin raga waxaa lamadhoho intii gabadhu dhahday ow kacarooday ayow noshegee gabadha muxuw kuyiri oo ayada warkaa kakeenay asaana guursaday muxuw gabadha ulatirsaa muw qanciyo wowba kamaseyrsiyee midakale meqaa gabdheheena ilma inta laga dhalo lagu inkiraaye ayagoo guursaday
@fadumohassan6511
@fadumohassan6511 2 года назад
Maa nin baa ruun sheegah tiisah kiliyah buu sheegayah waxuu gabadha kuu saaneeyo laama ooga maxuu uu dilayah maa dhuulka iillaahay kaa maaro raaga nimada uu miidah kaale kuu guursadey haa laahado
@bilana289
@bilana289 2 года назад
Dee ragu hadii aanay daynahaynin dee anigana in aanu kala dhaqaajino waa qasab nin gabadh kale qaba lama joogi karo waxa la ii qaatay in aan dhulkayga iska maro hadii aan wax ii qalma arko aan guursado hadii kalena iska joogo oo aan caruurtayda korsado waaba madax xanuun nin reer kale haysta meel la joog qalbigu ma ogola maxaa nafta loo qasbayaa Waliba wax kasta oo qalbigiisa jabiya waan ku odhan lahaa intaan ka fogaado si aanu waxba ii yeelin qalbi ka dhaawac. Dumarku waa inay ogaadan awooda ILLAAHAY siiyey ragu way Ina xoog weyn yihiin oo jidhka ayay wax Ina yeeli karaan lknse dumarku hadalka ayay awood u leeyahiin hadalkuna waa ka ugu daran maxaa kaa galay ma isagaa asxaan kuu galay.
@Araweelo110
@Araweelo110 2 года назад
Sax isku fikir baan nahay wllhi maxaa dhakada kaa saaray isba teelo kuuma dhigane!
@inaali8054
@inaali8054 2 года назад
Hhhhhhhhh whi waad iga qoslisay maxaa kaa galay kaga dhig adba kuumuu nixine
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 года назад
Yaab oo hadii la murmo miyaa lays gawracayaa
@leylahersi4938
@leylahersi4938 2 года назад
Asc cabdixafiid waa ku salaamay waa sheeko runa maalin walba dhacda hooyooyinka somaliyeedna khaasatan raga qurbaha ka yaacaya ee guursanaya gabdho yaryar caruutii iyo tii nolodha la soo jabtay dayacay 30 sano ayaan guri leenahay ciyaalkii qaarbaa 30ku dhow lacag ayuu yeeshay iyo magac xaaskaluu dhulkii ku qaba Aniga Reerka u shaweeya Ka buka Anaa daryeela Ka teenage Anaa Lacaamila ka maqna iyo ka jooga anigaa og Ka qatan iyo ka waxa cunay anaa og Waa Taa Hooyo Somaliyeed cidlaa waraabo ku cunay caruurtii Aabihiina waa Aroos Allah hayna Xifdiyo Ameen Adiguna JZK 👍👍👍
@rodaabdirahman1496
@rodaabdirahman1496 2 года назад
Maashallaah Allah idin xifdiyo iyo bedel kheyr leh
@faisahuseen2674
@faisahuseen2674 2 года назад
Waxan dhihi lahaa gabdhuhu alle hawaydiistan in illahay dajiyo, qof cusubna ayan udayacin illmaheeda iyo gurigeeda. Hadii ay kugu adkatana adoon dhibato abuurin si kale go aan ku gar, balse xal aad kabaran dagto noqon kara. Allaha dajiyo hooyooyinka la kulma xaladaha oo kale. Balse ragu ha muujiyan dulqad kaasoo ah sidii uu udawayn lahaa qof walan oo dabiib ubahan, qofkaa oo asagu walay. Haduusan awoodin yuusan udayici guri giisa oo uusan udubin guri cusub oo hada dhimo iyo hawl ka sugaya. Wabillahi tawfiiq.
@umuyakhub8541
@umuyakhub8541 2 года назад
Waa run qoysaska soomalida waa isku wada mid
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 года назад
Sax... Aabihiina waa Aroos ... Bal murugadaas eega. Nin Somali mooyee cid kaloo sidaa yeeshaa ma jirto... Waa sababta ay gabdhihii yar yaraa uga yaaceen oo ajaanibta u guursadaan hda.
@haakiyofarah9613
@haakiyofarah9613 2 года назад
Kkk haduusan joojin inuu midakale guusado ha ogolaado wixii hadal xun aan dhahno 2 arimood la idinkama yeelimiaa aan labeysto hadal xun yaan naladihin macquul maahan
@luulabdullahi8498
@luulabdullahi8498 2 года назад
Asl C/Xafiidow waxan ahey Hooyo Sadax Caruura Leh, Alx Madiidani Inuu Guursan karo Lkin Hanooshegan Si Respect ku Jiro,,,
@farahfartun3961
@farahfartun3961 2 года назад
War caruurtiina korsada naag labaad maxay taree timirtii hore dab loo waa
@xamdimaxamed3819
@xamdimaxamed3819 2 года назад
Oo mawaxad ledahy waxay ragu garan wayeen dumarka hagartaan oo ayaga wax haxeriyan? Asaga maxa udidaay dhimriinta iyo inu ubadkisa kagakaro ileen wa ogyahy waxa dhici dono ee?
@amishalul9312
@amishalul9312 2 года назад
Walal ANAKA nugudhacday nibanka Amal maleh 15 years baa usisamrayey 15 years na wuigu gursaday I was very young 🌱 but he get another Alhamdullilah I got divorce maudulqaadankaro xataa wuxu gursaday naag afar dhal ah aniga iyo ilmihiina wanakatagay yahuu nibanka qaar amalmayaqaanan anigna goan anqaatay wuifuray hadana single baan Ahay Alhamdullilaah buuq madiinaayo maser wakaraysta
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 года назад
Haduu ila guursado jaceel ma yaalo tankale waxaa gubta ilmahaan ma dhalin buu naf dhan u goon,rabay ka,waran ninkaadi aa jecleed ee naag kula guursaday soo xanuun maaha waxaan qabaa aniga haduu naag kalr hamiyo aniga ha iga sabro hana i furo
@bilana289
@bilana289 2 года назад
Waa sidaa 👍
@ciddycadar1995
@ciddycadar1995 2 года назад
Waxaan leyaha gbdh fadlan ninku marku idin noco oo naag kale raadsado ha sugin in uu idino bah dilo ama idin dilo please katashada
@sahrakoow288
@sahrakoow288 2 года назад
Asc walal maseyrku waa qatar waxaana daawo u ah quraanka iyo sunada salaada oo la badsado samirka iyo dulqaadka ducada laysku duceeyo hadii aad walwasho Alle ayaa la weheshadaa saaxiib laga dhigtaa dhibkaaga looga waramaa alxmdulillaah waa ka caafimaadee waana jiraa dumarkane waa loo qoray oo Alle ayaa raga ubaneeyay guurka xaasas kale hadii loo qoray in uu ninka guursado waxba kama qaban kartid adkayso waxaa layiri balaayo waa barasho maseerka la saaxiib oo naftaada ku daryeel is qurxi wax baro diinta iyo maadigaba alxmdulillaah aniga waa isoo maray laba mar manshaaallaah waana guulaystay xaajiga asaga ayaa iska soo noqday markuu waayay wax bursanaayo aniga dantaydii baan ka badin waayay ma nin baan xoog u helaa qurbah iyo caruur tarbiyeen ayaa howl iigu filan waxaanba ka helay janis aan naftayda ku baro masuuliyadii lay raaciyay waxaa jiro xadiis ah qof walba waa raaci waxii laraaciyay ayaa la waydiinaa, Aniga alle ayaa ila xisaabtamayo asagane alle ayaa la xisaabtamayo oo waydiiyo waxuu dayacay . Ogaadane rageena waa ku xifaaltamaan guurka qaar baa u guursada rag iska dhici oo iska bareejay faarax iyo wax kale ayay u guursadaan , dumarow dulmiga iska daaya adinku yaa la oran naagta fur oo gurigina ha duminina yaan Alle nii caroon ee samirka waa macaan ee qaata kibirkana ka fogaada oo is caawiya yaan laysku diganin oo reeraha la dumin.
@wardasuldan5758
@wardasuldan5758 2 года назад
Guri la burburinmayo lakiin qalbi baa la burburin macnaha loo gursanayo 2341 mayaqanaan jidkaa qodaxda le ee bilaa cadalada kusocd
@NoLimitSomali
@NoLimitSomali 2 года назад
Haye abdihafid hada ma guursan rabta kkkkk
@suleeqoali9684
@suleeqoali9684 2 года назад
Aniga waxay ilatahay ninka inu hal xaas ku ekaado hadikale waa in uu kasamra xaasii hor iyo ilmaha gabdhaha ima dulqadankaran ilalaguursada
@hibaaqxuseen3426
@hibaaqxuseen3426 2 года назад
Asc awalan alihii kala badbaadiyay ayaa mahad leh waxanse anigu ka dhihi lahaa gabar raali ku noqoneysa in lala guursado maba jirtee midii adkeysi u leh noloshaa madmadowga leh iyadoon xad gudub sameynin reerkeeda haku fara adeygto midii aan udulqaadan karina tartiib iyadoon xad gudbin ha kafaaruqdo intey cuqdad iyo isla hadal ku noolaan lahayd amaba dhiig geli laheyd banaankeedaas ha iska marto laga yaabee in ilaahey nolol macaan oo bilaa kurbo ah siiyo wsc
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 года назад
Waa nimanka somaliyed oo keliya waxa nag kale radiya oo ilmahoda dayaca Gabdho runtan idin shegaya ka carara nimanka somaliyed waa magafeyaal bilaa caqli ah bilaa damiir ah bilaa diin ah guursado Ajaanibka aad ku nolaatan nolol raaxaleh aniga ogaadey 😉😉😀
@khadarhassan882
@khadarhassan882 2 года назад
Wll nin ku yidhi aanu tagno wadankii ee ina keen dhul gaalo caruurtana faaido umalaha Anna halkaasan shaqo ka helay maxaa keenaya in gabadhu diidmo cad ka horkeentu saygeediii. Maxaa yaal Europe? Wax caruurta aad dhashey aabohood ugu tidhaa maad dhalin anigu waan fahmi waayey wlhi. Ninku waa qaldanaan karaa laakin in caruurta lagu dagaalamo waa nacasnimo
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 года назад
@@khadarhassan882 haa waa runtaa waa kugu raacsaney Rayigaas ma fiicna in carurta la dhex geliyo dagalka idinka dhexeya labadiina waweyn ,Runta marka laga hadlo wey yartey famili somaliyed oo si dhab ah oo jaceyl Iyo naxariis leh isku fahma waana waxa wadankena babiyey nimanka somaliyed 100/80 Waxey noqden dad sidii Cawanka u dhaqmaya oo aan diin iyo dhaqan Celiya haysan ,,, Naaguhuna waa lamid 100/40,,,, Illahey xaqa hanagu toosiyo insha Allah Allaahuma Aamiin Yaa Rabi 😞
@queenaisha8930
@queenaisha8930 2 года назад
@@khadarhassan882 hada muxu dheefay ilmihi hooyadood hadu furay dib danbe uso fiirin maayee waxa loo qaatay aso xaaskiis maslaxdo reerka yarna soomaliya ku dhaqdo haday kuwa hallabaan kuwa kale u badbaadaan
@bilana289
@bilana289 2 года назад
@@khadarhassan882 Waxa laga yaaba in ay khuuradisa iyo in uu la guursado uu doonayey in ay ogeyd markaa waxay itidhi hadii aad wadankii tagtaan inta uu guursado ayuu caruurta kaa qaadi Qofku marka uu xanaaqo waxba ma xeeriyo wax kasta oo qofka ka xanaajiyey uu ku dhaawaci karo ayuu samaynayaa Anigu waliba wax ka daran ayaan ku odhan lahaa si muraayada qalbigu u jabto
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 2 года назад
Ax ax hadaan oga somali ma gursadeen .
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 2 года назад
waan ka xumahay in gurigaas saas kudumo balse in gabashaas ale bad baadshay waa waxlagu farxo ale. ayaana mahadaas leh. Waxaa maata cad in rag badan oo Soomaalyeed halka reer masuuliyadiisa aysan kabixi karin laakinse maskaxdooda ay ku qufulantahay 2 3 iyo 4 inay guursadaan caruurahay dhaleena sidii wild Dogs kii jidadka qurbaha laga mari la yahay cajiib !
@munaaden9549
@munaaden9549 2 года назад
Cabdi- xaafid Ilaahay ha ku xifdiyo Waxaan kuu sheegayaa in Ilaahay u kala xaq qaadi doono Raga iyo dumarka somaaliyeed Dumarkuna meel walba ku dhiban yihiin
@klbkhiķkkkokkkklll
@klbkhiķkkkokkkklll 2 года назад
Asc Abdi xafid aalha ku xifdiyo qisadn mid u ega ayaa igu dhacadey aniga laakin alxmdulilah
@drmaajid3698
@drmaajid3698 2 года назад
Wan Ku salamay abdulhafid sxbiyal subscribe I dheh thanks
@MRoble-ld2tp
@MRoble-ld2tp 2 года назад
🏳‍🌈
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 года назад
Ninanka soomaalida boqolkiiba sideetan waa dayacaan naagaha iyo carurta uf dheh
@sucdisafi3692
@sucdisafi3692 2 года назад
Asc nimanka somaliyed badankood ma oga inee masuliyad ka saranthy caruruta waliba kuwa yurub 4 aa ilaah ii banaye ee afka ka barten aqiro war aa jiro
@imthecaptainnow6446
@imthecaptainnow6446 2 года назад
4 waa la guursan cirka gala ama dhulka gala. Qofti Ann ku qancasaneen darbika ha uu haxdo.
@Araweelo110
@Araweelo110 2 года назад
@@imthecaptainnow6446 afar guurso ama labaatan guurso it’s your choice, waxaan se kuu sheegayaa sidaa aad u xafidsan thy in 4 laguu baneeyay, usoo xafid masuuliyadda alle kaa saaray ubadkaaga. Laguma odhan midna guurao midna cidla kaga tag oo dayac.
@inaali8054
@inaali8054 2 года назад
@@imthecaptainnow6446 dee guurso yaa kugu haysta bal doqonkan eega afsomaliga xun kulahaa afar waa la guursan dumarku ma idinkay idin xidhxidhan yhy anaguna kaanu isu garan wayno wanu iskaga tagj maalinba midbanu guursan intan ka gaboobayno
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 2 года назад
Abdi cafis you really hit the point that hurt many somali family but do not bias you need to tell the Somali man who lose his role the reality and I think you are in middle of this society that suffer from the disaster that has been done by a Somali man who wreck his family and also his country
@batulamohammed857
@batulamohammed857 2 года назад
Yes you write
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 года назад
Ninkii haduu kula guursado Waa kula gudboon waa ka tag ama la joog oo ogaloow.
@aishamohamed7751
@aishamohamed7751 2 года назад
Jazakallaah kheer
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb 2 года назад
Haa aniga laylama guursanayo wixii baba ha baabo I’m free 10 ha guursado hadu doonayo
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 2 года назад
Hagursado lomadidano lakin Markey arosan ayeyba wajikale lasobaxan kharkod lakin dadka isku mid ma ahan
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 2 года назад
Alhamdulilah, in allah kala badbaadiyey ninkaa inuu dhagartaa galo. Talo fiican ayaad siisay Ragga iyo Dumarka Somaliyed mahadsanid Abdihafid.
@ayaanmaxamuud6413
@ayaanmaxamuud6413 2 года назад
Baga isgana qalbiga ha ha gubto iyaduba dabku sare
@felis123egal2
@felis123egal2 2 года назад
Ragu joojin mayaan in ey guursadaa. Hadalkaas wey isku raaceen Anagane naaguhu furud joojin mayaan. Ilmaha lee udaran tahey
@fatumavision8252
@fatumavision8252 2 года назад
Bal fiiri cilmi daradaas. Shuruudi afarta xaas waxay kahor mariyeen Nimnku dayn mayan afar xaaas. Dumarkana maseer dayn mayaan ilhy aaba ku abuuray. Hala buun buuniyo shekada
@ilwaad9413
@ilwaad9413 2 года назад
Dhibtu maaha in la gursado lkn wa dhibtu Waa qarinta iyo khiyaamada ay sameeynayaan
@sadiamohamud4440
@sadiamohamud4440 2 года назад
Ragow waanu ognahay in ay aayad rabi tahay idinkuna allaha idinku duwo in aad dhameys tirtaan aayada
@samiraismail309
@samiraismail309 2 года назад
Asc wll qer alle hakusiyo aniga 5 ayan dhalay 28 jir ayan ahay 2bo dumar ah ayuu ilagursaday waxan isdhahay maser wax matarayee uhili ilmahagi oo dhaxda ugujir iskunahey ilmahan iyo abahood marguu sodalo anaga ayaa udan beno uno imani
@aminaosman3469
@aminaosman3469 2 года назад
When my ex husband remarried, I had just showed him the door. It isn't acceptable when you are raising young children and financially struggling to remarry for your selfishness. Alhamdulilah I raised my children my own like so many somali mothers and we know very they abandon the first family for the sake of the second.
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 2 года назад
I'm going through this now. I was the one working alongside him. Raising his children whilst he was at uni. When he finished uni I found him a job. The first opportunity he got in the job he married a second wife whilst I'm financially stranded with 4 kids he left and divorced me and left me with all responsibilities without looking. back. There is no justice in this life even when you help someone and are patient and you build them they throw it back in your face. Justice is in the court of Allah and I leave it with Allah
@aminaosman3469
@aminaosman3469 2 года назад
@@lightofmylife2008 Masha'Allah sister Allah swt will reward for your patience. Just concentrate on your children welfare.
@umusahra2521
@umusahra2521 2 года назад
Ama ha qaatan ragu ama ha iska dayaan nin kulu guursaday 10 hadaad u dhasho maaad dhalin waad ku oranaysaa waayo isaguba qalbigu ka dhawacay.
@zeinabsaid6643
@zeinabsaid6643 2 года назад
Waa ku salaamay abdixafit wll aniga waxaan aaminsanahay gabadha qiimeheeda shaqsiyadeeda in la ogaado marka lala guursado binu aadamku xaqiiqatan iskuma jeclaadaan muqaalka kore waxa qofka qiimeeya waa shaqsiyadiisa gabdhaha waxaan dhihi lahaa marka la idinla guursado bishaaraysta waayo hadii ninkagu helo xoolo magac iyo mansab waad bishaaraysataa adiguna ma siin alle Wayne ayaa siiyey guurkuna waa la mid waxba kagama duwana weliba guurkaas wuxuu sifeeyaa adiga marwo shaqsiyadaada kor ayuu uqaadaa ixtiraamka xishmada uu ninkaagu kuu hayo ninka raga marwadiisa wuxuu bartaa maalinka uu guur kale sameeyo fadlan gabdho idinka qiimeeya naftiina isku kalsoonaada sheyga ugu weyn ee masayr keena waa kalsoonidaro aad naftaada ka qabto ninkan waxaad kula diriraysaa waa arin aanu waxba ka bedeli karin waayo maba awoodo in uu labeeyo sadexeeyo afareeyo waa qorshe rabbi adiga meel kuguma ogayn adina isaga meel kuma ogeyn tankaa dambaysana waa kulamid dareenka masayrka waa wax jiro lkn ku dabaq tiirka shanaad ee shanta tiir ee islaamka bi Qatari khayri wa shari
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 2 года назад
Gabdho khaladka raga kaliya maleh ee aan khaladkeena qaadano jooji fakar ka ah la ilama guursan karo ku fakar sidee baan xaqayga u helaa oo ninkaan anan isku raacin ninku waa guursan Like it or not
@nura2876
@nura2876 2 года назад
Maseerka.wawacgirah.oowalidakamidha.dumarkaqabtoo.wey.wareeran.kuwanahmskalajelah..qabashomaleh.hadalka.qofmasersan.
@daganryan108
@daganryan108 2 года назад
I only have one question: why did he marry another woman without his wife knowing? I think that's is considered cheating . So when she said that he may not be the father why would he want to kill her ? Does that mean that he is entitled to cheat ? I know you will all say that he us allowed to have up to 4 wives,well he is by religion but the point I'm making here is : what about her ? Is she willing to be part of polygamous relationship? He did it all wrong. The dude sounds like Narcissist lol 🤣
@shshss1192
@shshss1192 2 года назад
In Islam he can marry another without telling her right away! So its not cheating ha is waalin 😅
@bilana289
@bilana289 2 года назад
@@shshss1192 They can’t even take care for one family let alone two three and four give me a break
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 года назад
Yes it is allowed by religion but that same religion doesn't accept to destry the first wife's life. Guys take the first portion of the aayah (verse) and ignore the second portion of the aayah which is listing the conditions to mary more than one wife. Also marrying more than one wife is not must or sunna. It is an option that by Allah's wisdom he gave men. Unfortunately there are many men who both intentionally or unintentionally abuse the Diin. May Allah guide us to the right path.
@hamdamohamud8462
@hamdamohamud8462 2 года назад
Abdixafid it’s okay if they can support the family financially but most of them they took the first woman salary (Ayooto) and go to Africa to get married, Allah said if you can’t get full responsibility to the first house don’t build second house. Thanks
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Hamda wa run ayadu wa sas hadad qayrul masul tahay 1ku ekow
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 2 года назад
waa arin naxdin leh allah dilaa dhinta laakiin dembiga waxaan saaraya ninka waayo dumarku marka ay maseyraan waa dejaa ilaa adaa gabarkale ka dabs keenaye ma aha in aad la googosato raaligeli labo khalad ha isku darin in aad la guursato iyo in aadan dulqaadan
@manaishasaid2203
@manaishasaid2203 2 года назад
Maanshaa Allah Abdihafid, thank you waa qiso wanaagsan oo wax lagabarto ilaahey ayaa u soo diary.
@abuazuzgamer8909
@abuazuzgamer8909 2 года назад
Walahi 3maalin kahor baan lahaa Maad dhalin caruurta ee DNA kaqaad walhi ana aad ayaan uxanaaqsanaa. Waayo isagaa naag uu xidhidh la lahaa kudhahay xaas iyo caruur malihi
@fakeituntilyoumakeit9284
@fakeituntilyoumakeit9284 2 года назад
haduu khaldamay adna makhaldami waa in lakalaroonaadaa isagu wuxuu kuu pariyay takale buu dabin galinaayay adigase mahaboonayn in aad saa uhadashid ceeb
@ayanmoh6078
@ayanmoh6078 2 года назад
Asc wllo illah ha soo xanuuniyo raga somaliyed taas iyo mid ka daran baa nagu dhacadey ragani wey ina dhibeen runti illah qeerkoda hana siiyo Aamiin yaa rabi
@nasrinasiibnasiya4625
@nasrinasiibnasiya4625 2 года назад
4 aya raga loo baneyay lkn iyagu hakafikiraan sidey xasaskaas ugu cadaalad falilahayen naag ladhaqanayo la ogsonyhy iyada iyo awladeda maxa kagalay naagkale oo lalaqabo
@kamilkayf4474
@kamilkayf4474 2 года назад
Every sadly and allah protected by the best control will help us to be a good deal and we will not have any more of them in our case of our own . Thanks for your giving advice 👍 🙏
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 года назад
Illaahow maser iyo dulqaad la Aan ama caro badni adaa ka magan galay
@sahraibrahim3706
@sahraibrahim3706 2 года назад
Maha qasab in u gursado wayo ale qasab kagama dhigin rabiyow adunka ha ijoojin hebel oo naag qabiltu yidhi
@warisroobo1759
@warisroobo1759 2 года назад
Masha'Allah, walaal AbdiHafid TALO waad na siisey dhamaanteen Rag iyo Dumar May Allah Swt Shower you with his blessings jizakallah Khair
@amalmohamed7366
@amalmohamed7366 2 года назад
Asc wrx ninku hadugursado.dumarow. amausamra.ama.kataga.lakiin dagaliyo.dhibato.carurta.hadhborok.kudhacaya. anigu.waxan samaynlaha.magelikaro.sheer. kabahaygan hore.ugashan
@ilhamyusuf1779
@ilhamyusuf1779 2 года назад
Waa kukalatagena ma xamilikaro nafteda iyo nin binidan nafteda ka qalisan ilmahega ana hesana
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 2 года назад
Waxaan Sameyn lahaa inaan ku kala tagno dhulka illahay wuu weyn yahay naceyb iyo dagaal iyo indha adeyg maxa leyskula hor fadhiyi inuu tashadey wayba muuqataye
@fadumahabad1139
@fadumahabad1139 2 года назад
Abdixafit you are excellent and experienced jornalist I liked Al your hows especially this emotional parental education that you experienced about this family and you gave them a tangent advice to both Somali parents. It's was really necessary advice, and well said. Thank you.
@fatimahhashi494
@fatimahhashi494 2 года назад
mahadsanid Cabdi Xafiid talo iyo tusaale fiican baad na siisay
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 года назад
Asaga qudhiisa xaguu ku socday gabadh yar oo labo dhal ah markuu ka daba keenay? Ragu way waasheen
@haakiyofarah9613
@haakiyofarah9613 2 года назад
See ku diidi karaa hadal gabar caraysan tiri asaguba ficil wadnaha jaray ayuu sameeyay
@shuabosman2563
@shuabosman2563 2 года назад
Asc hadi u gursado wan uga tegiilah farxadisa ha qato carurtada wan korsan laha
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 2 года назад
ADKAYSTA IDINKUBA WAX WALBA WAAD NAGU TIDHAAHDAAN QAAR BAA YIDHAA MAAN DHALI BA ADAA DHALAYE CIDII DHASHAY U GEE
@mahamudabdisalam7956
@mahamudabdisalam7956 2 года назад
A s c cabdixafid hagursado waxalarm hanqaràrac lug umadhutiyo
@nuurtoadow5956
@nuurtoadow5956 2 года назад
Hadii lo qoray kama celin karo Lakiin aniga i can’t stay with him
@fardowsaahmed9151
@fardowsaahmed9151 2 года назад
Masha Allah waanadaada kuwo waxku qaato rag iyo tumarba allaha kadhigo
@farxiyoabdialiali4204
@farxiyoabdialiali4204 2 года назад
Adiga cabdixaafid ahaan majeceshahay walashayy mise habaryartaa inlala guursado
@shirhanosman7936
@shirhanosman7936 2 года назад
W
@ishabube1960
@ishabube1960 2 года назад
Niminka maseer kulullaa oo guursasho badanaa 😅😅😅😅 please. naga yareeya guurka
@amalomar9496
@amalomar9496 2 года назад
Waa arin adag ilaahay kamagangalnay naag kale salaamad
@sahrahaji5749
@sahrahaji5749 2 года назад
Xitaa hadaan 10 caruur leenahay haduu midkale nagadabo keeno haburburo gurigaas
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 2 года назад
If I was the wife of mr Abdixafiid i would be worried 🤣
@fatumavision8252
@fatumavision8252 2 года назад
Kkkkkkkk maseeray mxa tahay
@bilana289
@bilana289 2 года назад
Xaali Dahir 😂 ikr
@felis123egal2
@felis123egal2 2 года назад
Haduu qofka iquursado oo ixumeeyo waxkasto aan ku xumeen karo Ayaa uga Aarsanaa. Naag Haduu guursado oo kibir kudaro joogis majiro
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 года назад
Masha alaaaaaah xafidullaaahi Mami 🥰 wa sheeko cajiib ah shiib iska dhah maserka wa mida xuun ah alaah ha badbadiyo soomaali
@zamzam6781
@zamzam6781 2 года назад
Yaakuusheegay inan lagu dhihiikarin hadu dayaco
@leyla8462
@leyla8462 2 года назад
Asc abdixafid, my own story is tiny bit similar in terms of relocation. I don't mind sharing it with you as my story is quite unique. Was 19 when i got married and nearly 10th anniversary he messed with my life. Now I'm paranoid with somali guys, and this guy was much older than me. My story is so UNIQUE to the point anyone who hears it, says i should consider making it a movie.
@arimahabulshada5930
@arimahabulshada5930 2 года назад
Hhhhhhh Somali maxa Ku diidey
@leyla8462
@leyla8462 2 года назад
@@arimahabulshada5930 waan diiday ma odhan balse isku haleyn maleh. Kuwo buufis laga qaadona wayihiin
@arimahabulshada5930
@arimahabulshada5930 2 года назад
Dadku isku ma jiraaan ee hawada nicin wllo dad xun iyo dad wngsnba wa jiraane
@amaljirde8952
@amaljirde8952 2 года назад
Ååå
@abdireshidahmed4592
@abdireshidahmed4592 2 года назад
Are u Serios
@mudanmohamed
@mudanmohamed 2 года назад
Anaguna hinaase ma deyn karno Abdihafiidoow ee maxaa talo ah?😃
@queenqueen5947
@queenqueen5947 2 года назад
Nin 2ba naag dhiqi kara maskax ahaan jismi ahaan iyo caqli ahaan yahay nin xushmad ii haya ii og halgankii aan la soo maray iyo juhdigii aan dhismaha reerka soo galiyey haduu yahay aabe reerkiisa iyo ubadkiisa jecel oo u jajaban hal iska dhaafee 3ayaan u ogolaan lahaa shaqada ayaa iga yaraan Russ
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 2 года назад
Aniga inta ku ogandono, oo abalka gudayo ee isa sodiyari ado rali ah, waa hadii aad madaxbanantahahay, waxa tahay inan caqli badan, sababto ah sa u fikirtay ayaba marqati ah thank
@onabeat6352
@onabeat6352 2 года назад
ALLAH hanoo badiyo Queen Queen oo kale. masha allah tabarakallah. ALLAHU ACLAM. WABILLAAHI TOWFIIQ.
@x.abdillahi
@x.abdillahi 2 года назад
Bakh
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 2 года назад
shukran walal
@istareexomar4786
@istareexomar4786 2 года назад
Walahay hadii aan awoodi lahaa dumarka soomaliyeed iskul ban u furi lahaa say wax iiga bartaan sida aan reerkayga ugu faro adaygay iyo sida wax kasta saan rabay ilahay iiga dhigay 17 sano ayan reer nahay Alxamdulillah u malayn maayo ama way yartahay farxada kalgacylka aan reer kayaga ku dhaqano awlaad faraxdan mansha Allah ilahay baa intaas bixiya lkn in gabadh yar oo rooraysaa reerkaga ka dumiyso waa guul daro wayn oo adiga kaligaa ku haysta dumarow iska ilaaliya dhexda xidha naftaada caruurtaada wakhti geli
@qaaliqurux1793
@qaaliqurux1793 2 года назад
Baayo talo na sii 22 jir weli waxbadan fahansaneyn ahan ahay hadda ayan guursaday maxaa igula talin laheyd
@inaali8054
@inaali8054 2 года назад
Halkanba school nooga dhex furoo soo daa wixii waano ah adoo mahadan hadaabu inaase idilaye maxan ka gaadhi inta layla guusanaayo anoo ilmihii sadexaad wada ilhyooow na astur
@maryanali1089
@maryanali1089 2 года назад
Asc cirka iyo dhulka wuxu baladi afgar
@farxiyoabdialiali4204
@farxiyoabdialiali4204 2 года назад
Anigana kucusub ban laaqal galagaa markastaba
@deganomer4032
@deganomer4032 2 года назад
Ubad ka dartii baan isku dayicii wa khlad naftada depression iyo haliis ina isku galisiid wa laga ficanyahay .. allah no sahlo guurkena😑 horey usocda dumaroow
@naimaali1239
@naimaali1239 2 года назад
Asc abdixafit walaal mcn taga waadamac 60 haduu doono haguursado inigu waxaan noqodoonaa salbalaar oo caruutayda iyo nafsadayda iyo caafimaadkayga
@marianshire5671
@marianshire5671 2 года назад
Waan soodhawaan lahaa ninja markuu guursado
@hibaali4666
@hibaali4666 2 года назад
Raga lasafan tahaya wayab cade sheekh yada xat rag lasafanyihin
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 2 года назад
Kubkub iga fur la yaqaan Somalia dhaqankeena waana dad jecel inkastoo hada lakala cararo qarabadii is nacday
@sacdiyaibraahimabdulle1163
@sacdiyaibraahimabdulle1163 2 года назад
Wee fiicantehee in loo ogolaado 4 taba balse maskaxda ayaa diideesa
@umuhurayra7377
@umuhurayra7377 2 года назад
Ilahay naguma kenee udub dhaxaadkan qabsan hhh
@hibaali4666
@hibaali4666 2 года назад
Rag lako oran adiga adiga taa dhahaysid uma jeedid miya
@marianshire5671
@marianshire5671 2 года назад
Reergayga ma udumiyaan ninka baa guursaday
@nasracaynab411
@nasracaynab411 2 года назад
Maseyrku waa cadho qaan gaadh ah Mana garaneysid waxaad ku hadleyso
@munahassan880
@munahassan880 2 года назад
Subxaanallaah illaahow illaahow na astur aduun iyo aakhiraba
@m.ufootball9480
@m.ufootball9480 2 года назад
gurigu ma halqof buu kaburburayaa? hadii aabihii uusan lexejeclo kuheen gurigu gabadhu maxay kaqab kartaa?
@yasminsadaqh8134
@yasminsadaqh8134 2 года назад
Waa nin edabdaran waana iskafurilahaa
@najmaabdinaasir6101
@najmaabdinaasir6101 2 года назад
Waa run raga hadalkaa lagumadhaho waana sababta loo dhaho hooyadaa unbaa kugu dhaarankarta
@wacanali3595
@wacanali3595 2 года назад
Nin naag madeynaayo ha oran ninki ku jaceyl naag kale Ma aadayo
Далее
3 SANO KADIB OO FAMILY KEYGA LA KULMAY ALHAMDULILAH
8:02
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 1,7 млн
НОВАЯ "БУХАНКА" 2024. ФИНАЛ
1:39:04
Просмотров 296 тыс.
Iran launches wave of missiles at Israel
00:43
Просмотров 934 тыс.
IRAN OO 200-GANTAAL KU WEERARTAY ISRA | 'KALA YAAC'
24:07
Kaftanka Siyaasada 526 oo aad u xiisa badan
30:23
Просмотров 41 тыс.