Тёмный

MASEER# DARTIIS AYAAN  

Ayaan Gobdoon
Подписаться 229 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Опубликовано:

 

13 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 228   
@Aniso528
@Aniso528 Год назад
Qiso xanuunbdn wye😢 Ayaaney mar walibo waan kuduceyaa🤲❤xbbti farxď kunolaw☺guuleso❤❤❤
@dhoolruuxi6368
@dhoolruuxi6368 Год назад
Ha u laabanin kaas hadaa U labanesidna iyada ha soo furo 🙄🫶Hppti Guuleyso waligaa 👸🏻boqorad awood bdn ayaad tahay naag ku gaarta dunida majirto ❤
@maidoisxaaq
@maidoisxaaq Год назад
Somaha ❤
@dhoolruuxi6368
@dhoolruuxi6368 Год назад
@@maidoisxaaq Haa hppti waa saas gabadh awood Bdn waaye nin qiyamayna yey ulaban Hade ulabanesana iyada ha soo furo
@KafiaSaed-co2wq
@KafiaSaed-co2wq Год назад
Ayaan
@mulkiabdow8398
@mulkiabdow8398 Год назад
Walahi wa qiso xanun badan
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 Год назад
Mahadsanid ayaaney gabadhaas qalbigeeda allaha u dajiyo waxaan dhihi lahaa ha ku noqoto hantidana wax badan igu qor ha dhahdo
@kamalali79
@kamalali79 Год назад
اسك اختي ايان جبدون ايام تحياتي لك شكرا اختي ايان جبدون على الفيديوهات الجميلة التي تشاركها معنا دائما اختي ايان جبدون جزاكم الله خيرًا ويحفظكم امين.
@FaadumoAbdi-p7i
@FaadumoAbdi-p7i Год назад
Iska cafi wallashay qalad waa dhacaa Ruux kasoo laabta ayana ugu fiican wallashay❤😊
@UbaxHassanMohamed
@UbaxHassanMohamed Год назад
Sax walhi
@kamalali79
@kamalali79 Год назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 Год назад
I am very happy for her for getting herself together in the end👍🏽👍🏽. Mahadsanid walaashay qaali sharafay. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤❤
@qadrabaqow3837
@qadrabaqow3837 Год назад
Walal mcnto wax waliba waa calaf sida adiga iyo ilmahaguba uu alle ugu qoray baa iyada iyo ilmaheduna alle ugu qoray cidina ma ay ba jin karten takale wadba ka aar satay ee ilmaha iyo aabahod isu soo celi khayr allaha ku siiye wixii aad aduun ku xidhi karto ama aad ka qadan kartana ka uruurso
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Год назад
Mashallah mashallah mashallah mashallah walashay guleso inshallah xabibiti
@hindaissa451
@hindaissa451 Год назад
Manshaallah ayaan❤❤❤❤❤❤gabadhwaxandhihilahaxajigacarurtisa usoceliadnajaceylkiradi hadeyrinn ninkagursatoilmahamesha abahomaugalidono
@farxiyoabdirahman8919
@farxiyoabdirahman8919 Год назад
Mansh Allah abayo alle haku barkayo waxa tahay qof aan aad ujeclahay waxan dihi lah ku labo wa caruurtada abehod naagtan haiska furo
@iqraqurux8073
@iqraqurux8073 Год назад
Manta dhan ayan sugaye qer allah haku siyo ayaney from garisaa kenya❤
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 Год назад
الهم صل وسلم❤ علي نبينا❤ محمد❤ صلي الله عليه وسلم❤
@rahmaabuukarahmed4046
@rahmaabuukarahmed4046 Год назад
Marka si loo fiiriyo waan soo celilahaa anoo u fiirinaayo caruurtiisa Laakiin markuu soo noqodo wax alle waxaan raba waa sheegan lahaa si aan u tuso saaxiibtey in uu maseeeka kulul yahay ay u aragto in kastoo wax badan aan sabab u ahaa lahaa Laakiin saaxiibtinimo ma galaa Waxaan maqli jirey saaxiib sireed iyo saaxiib sooreed laakiin waa saaxiib sooreed
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti
@AKAz369
@AKAz369 Год назад
Aniga wxn dhihi lahaa abayo ninkaga dabecadisa aad taqanid kugu dul waregayo sidii diyaradii xabashida Nin cusubodan ogeyn wuxuu noqondono asaa ilmahaga muhurankodahee saamax qaali❤❤
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 Год назад
Ismahaney well done.wad ka argosatay, chance sii ilmahaaga dartood, qumayada sxbtaa ehed Cimrigaga inti ka dhiman agteeda mise Mel ey taagan tahay ha istagin!
@nimconfg
@nimconfg Год назад
❤❤❤❤asc warax matullah hadeeyvcarruur dhashay saaxiibteet hays kaga noqoto waayo qurbo ee joogtaa carruurta halahaayo hantida xamarna hakala wareegto waarun naag ninkaaga laguma aamiino abaayo waxdanah haka galin waayo wehel waad ubahan tahay nin cusubna wax kuumagalo.
@HanaJirde-b6h
@HanaJirde-b6h Год назад
Haa 2labada jeer ba ayada qaldan mar way baayacday markii den Ana go,aan qaldan ayey qadatay Lkn hada wax walba way dhamaden qalbiguna mar hadu jabo lama dhaye karo markas wlashen waxan ku dhihi lahaa hore uga soco nolol kale oo qurux badan Allah haku sahlo wllo qali
@raxmaxasan815
@raxmaxasan815 Год назад
Thanks dumar dhaneeyyyyy❤
@ladanyusuf5211
@ladanyusuf5211 Год назад
Wa sheke igayaabisa marba hadi ay ilmihii koreen haku laaban
@hamdadahabo4584
@hamdadahabo4584 Год назад
Alla masayr waynaayeey masayr waynaa 😌😪
@shukrimaxamed1317
@shukrimaxamed1317 Год назад
Maya maya Maya maya makunoqon lahayn
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 Год назад
Masha Allah waxan aayah qof ki kowaada
@caashocayuuni
@caashocayuuni Год назад
❤❤❤ ayany abyo alh kuxafido
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 Год назад
Ayan qurux allaha ika xafido xbbti dagantyda
@FaaizoShire-je8ke
@FaaizoShire-je8ke Год назад
Wcs ayan dheymaney shukran xbbti
@Amuuna40
@Amuuna40 Год назад
Thnks jano gasho casha kugu karsana cajiinka waa kugu qasana😂😂😮❤
@xabiibocabdi9500
@xabiibocabdi9500 Год назад
Hhhhh 😆😅😅
@shariifoshiine4623
@shariifoshiine4623 Год назад
😂😂😂
@HibaakMohamet
@HibaakMohamet Год назад
Maac sokor sii ficn ayey uu gasheeey ninkaaa wlhi waay kuu sax aanteey ineey saas u gaasho nin kasto kibra sidaa hadi Loo gaalo edeb ayey yelaan lahayeen farax yaashaa
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo
@foosmacalin1389
@foosmacalin1389 Год назад
maansha allh maansha allh maansha allh allhu akbar🎉🎉🎉❤❤❤❤wll
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 Год назад
Saaxibi nagaada wa haxaa
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 Год назад
Wcs ayaaneey waa jilciso hadanan qaldan
@amiiraali2173
@amiiraali2173 Год назад
Wlhi master ka qaarkii waa waaali cad ax
@leylocumarxuseyn
@leylocumarxuseyn Год назад
maasha allah xabiibti gurgaa ku hagaagsanaa
@fortuneomar2486
@fortuneomar2486 Год назад
Mashalah naag karti leh thy wku wataa
@yaasmiinalimohammedyaasmii8294
Ayaan indho weyn waan ku salaamey first person✅🙏💯
@hibonoor4805
@hibonoor4805 Год назад
Ayaaney abyooy mcntooy waxa soo xerada dharka buluuga iyo ookiyaalkii aaad iyo ayaad kuwaas oogu qurxoonthy ani aad ayan ooga abyo quruxdada intas video ga xigo soo xero magaceyga hibo Nuur
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@RayaanHonasti
@RayaanHonasti Год назад
Wsc ayaaney 😊😊😊😊 m.a horey usoco walhi qof ha daad mar tufto waaa bes
@NadiifoMaxamuud-wz1nd
@NadiifoMaxamuud-wz1nd Год назад
Masha alha ayantenah rabi haku xfdo xbbt❤🥰
@sulekhahassan7439
@sulekhahassan7439 Год назад
Ha ku noqon nin ku xumeeyey oo Naag kaa raacay caruurtaada korso nin kale iska guurso haduu naagtii kaaqaaday uu fureen haku noqon naag saaxiib magasho
@fatumaelmiabdi416
@fatumaelmiabdi416 Год назад
ASC abaayo waan kusalamyaa maashallaha guuleso ayaan gobdoon ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaandheeg-mb8kl
@ayaandheeg-mb8kl Год назад
Walashay qil gabadha qisadan iska leh salaan hala.iga gaadhiso.wll.markan arko.qisafadu inay soo dhacday waxan dhaha walashay gukura soo gashay ❤❤❤ wan ku salamay wll 😊
@najmamustapha1813
@najmamustapha1813 Год назад
Dhib intii ay martey in lamid ah wey ka jirtee waxaa ila quman in ay iska soo Celisato ninkeeda ay gadaal ka gaarna markeeda ha waalatee 😂 Abyo waa codsiye ku noqo ciyaalkada aabahood wax kaaga wanaagsan maahane ❤❤
@anisacimraan1938
@anisacimraan1938 Год назад
Waan kuugu raac sanahey
@muniishaali6580
@muniishaali6580 Год назад
Wcs abyo wlhi waa qiso aad u quruxbadnee marn layabaleh sheekadan waa midan layabaye wlhi mar walibo qiso ama sheeko mid midkle weeka yaba badnathy any way anig ahana ma soo celi leheen thns ayaan uquruxey ilahye kau xifadiyo xapti❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 Год назад
Wallahi Aniga 10 years aya lagajogaa marka aan kalatgny ninkeygi , iilaa iyo maantana wuu ibaryaa anigana ma,aanan guursn oo nimankii wankabaqaa ee iiso duceeya bal xabadko in aan isku feereeyo 😂😂😂
@UbaxHassanMohamed
@UbaxHassanMohamed Год назад
Qeyr insha allah ❤❤❤ kuu rajeynaa❤❤
@hodaneali
@hodaneali Год назад
Ayanay adba usugayay waa mahadsantahy xbbti
@amranali7913
@amranali7913 Год назад
Ayaan quruxuxey naag karti badan inaa thy waa ka muqata nolaw ❤
@Aliishas
@Aliishas Год назад
Kuma laabteen bala haku laabato nin saaxiibtay iga raacay
@sadiaaliomar4260
@sadiaaliomar4260 Год назад
Ayanteeeniiii😢😊❤
@ifraaxabdilahi2882
@ifraaxabdilahi2882 Год назад
Salan sare xbbti ayaan quruxeey❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifrahhassanhussein9760
@ifrahhassanhussein9760 Год назад
I am the first today ayaney mcnt San dhufes kugujiray hadat ogan lehet 😂😂😂😂😂😂shib iska dheh❤❤❤❤❤abayo Marwan yare alaha indhaha u cafi mcnt❤❤
@why_not_try99
@why_not_try99 Год назад
Ayaaney has celiso sas aa fiican
@asiyaasiya3628
@asiyaasiya3628 Год назад
Wan kulawanlaha xabiib ❤
@sumayasharif910
@sumayasharif910 Год назад
Wcs abyo saa usugaaye wa mahad santahay abyo ❤❤
@luuleyhassenluuleyhassen7257
Asc dhamantin waxan ina rajana caafimaad taam ah iyo faraxad Rabi waxan wadisana ina qofkasto Uu murad leh inu Uu sahalo. Horta abaayo Aniga waxan kudhihi laha qof kasto qaald Uu kaa dhaca Maxa qaladama waa Allah Marka abaayo iska caafi because Allah loves the one u forgives and forget no one is perfect all of us we have some mistakes that we regret in life and I know that it’s very difficult to move on from everything u been through Lkn just give him another chance. Wallahi waxa ruun ina hooyada iyo abaha ilmaha aa iskla kurasdan adunayada hada aan kuu nolonahy safe Mayan any more qofka neh Hal qalad hado kaa galo wanagi kabadnay Uu kuu Samayay aya lagu hilamam ee salatu istikara iska dhuko ,iska ducaso inu ilahay jeedka salads kuruso xaajigag neh iska socaso😢 ilamahada neh Abo lan haa dhigin ee dhantada Maqar Eey aya lagu sexada anka dhan neh waan kuso ducana mcnto . Sorry for my broken Somali I hope u understand my writing ❤
@Sacdiyokushakusha
@Sacdiyokushakusha Год назад
Mahasanid ayaaneey ❤❤
@mulkimicraaj-ig4nn
@mulkimicraaj-ig4nn Год назад
Khaladka xey isku saree hdey amintay i kham mey dhahady Ani ahanteyda Wllahi Kas nafteyda mar kle uma quren Nina ka bdn Ilahy badal kheyr qabo haka siyo hdy ciyal isku heyn lhen lga yabe inan ku noqdo Ciyalkisa hdu dhab u rbo waligi ma goynayo
@why_not_try99
@why_not_try99 Год назад
Has celiso sabah a'aan
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe Год назад
Ayaan qurxy wnku salaamay
@khadiijoaadan3990
@khadiijoaadan3990 Год назад
Wcs xbti abaayo youtubka wan ku cusbahay waxan rabaa inaanld i garabqabato
@sowdosiman1025
@sowdosiman1025 Год назад
Ku laabo waqtina ha sinin bdnaa ngta sxptada ah ha waltee😂🙌💗
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 Год назад
Aniga Waxan leyahy Ma,Mudnah In lagu Laabto. Teda kle Adaa Ula Dhacay Geesinimadada Abayo Xld Kaste Naf Ka Gudbi Kartah Kugu Jirto Waligeed Qimaheda Ilali Insha allh
@MunoXuseen
@MunoXuseen Год назад
Asc abyo ayan seithy
@umuaisha923
@umuaisha923 11 месяцев назад
Maya haku laaban
@ubaxubaxabdihashi3899
@ubaxubaxabdihashi3899 Год назад
Maaantay dhan wakafakarayey gabadhaas waxay arki doonto aniga in ayigu dhacday cml unaxsanaa sorry abyo waaxanun qisadaa ayaney bayo ilahy khyr hakusiyo ❤❤❤❤
@ruunmohamed218
@ruunmohamed218 Год назад
Naag karti leh iga dheh horay uso xabbtii ha u joojin qurxda ku dil
@sucdimuse3458
@sucdimuse3458 Год назад
Wali gabdhaas baa kaa aqli badan ku dheh waayo ninka lamsii cayriyo ee waxaa laga shaqeeyaa saa usoo jiidan lahayad oo tan kale looga taqlusi lahaa sxb kaa saaid looma Aamino maamada ba udigtay 😢😢
@dhoolruuxi6368
@dhoolruuxi6368 Год назад
Wali aduu aqliga kugu yaryahay sisterey Ninka markaa tartan u gasho buur isa saara tankale nin ku qiyaamay sxbadaada kugu qiyamay sida lo soo ceshan laha iyo lalabadaas loma galo ine cayriso weku saxan tahay
@munoomar24
@munoomar24 Год назад
Wcs quruxeey maseerka wa wali maskiinta dhib wey martey ❤❤❤
@hodanmahamud9792
@hodanmahamud9792 Год назад
Abayo waxaan kula talin lahaa bini aaadamka wuu qaldamaa intaaan ka badan hasii kala fogaanina ku laaabo ahyo caruurtaada udaneey ninkaas neh wuu soo laabtee cafi allaha ku cafiyyee
@habiboabdi3597
@habiboabdi3597 Год назад
Haa ku noqo
@fathimaahmed5689
@fathimaahmed5689 Год назад
Abayo macanto wan kusalamay cream magacis
@fadiakamas2585
@fadiakamas2585 Год назад
Ismahaan sxpey horta waa ku sugtay inaad ka cadgoosatana weyba fiicneyd saasna laguma daba ordeen Hana ku laaban waa sax waa abaha caruurtada lkn nin xeerin waayey saxiiptaa aad wax kasta isku aheydeen kugu ixtiraami waayey mxaa ka sugee sxiib ilmahaaga io naftaada Saad uciseysay ku soco waayo hooyo maskaxiyan unasan baa ciyaal korsata lkn hooyo ka fikiraysa tii buu ku maqan yhy iydaa jeceshaha ku jirta ciyaal ma korsato nafteedana ma jeclaato ❤
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa Год назад
Ayyy mel wacaneyy mareese 😢
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 Год назад
Qliyeey❤
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku Год назад
Iskaga noqo aan dhihi laha wllo
@JjjJj-zs4nh
@JjjJj-zs4nh Год назад
Mahadsanid haba mcnei waxan ka codsanaya sheekadan sheekada xigta magaceyga Hodan in aad kaso dhigto wana ku jeclhy ❤❤❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Hye xbbt alpii alaha ku jeclaado
@maryamosheikhhusseinmaryam7075
Iska cafi wax kasto waa khadar
@QaaliNuur-tw4uw
@QaaliNuur-tw4uw Год назад
Wcs walasheey ayaan indha ween❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs my dear abaayo ayaan sharafeey waanku salaamay inbadan adigana sidookale
@FuraxoDhaqane
@FuraxoDhaqane Год назад
Maya
@umucafifa
@umucafifa Год назад
Lkn adigu kumad odhan nagta gurso walipa shptadi ku dhawyd sad uga tagtay haka ahado mxa kugu celinya wll noloshada hory uwdao😮
@anisacimraan1938
@anisacimraan1938 Год назад
Manooli qosol ayaan udhiman rabaa qeeybta madax xiirashada
@Nimcohabi-r4d
@Nimcohabi-r4d Год назад
Wn iska cafin lahaa ileen anaa khaladka galay oo naagta guriga ugu xareeyay
@fatimamaxamed5753
@fatimamaxamed5753 Год назад
wcs xabti
@fardowsocadiqaadirfarah3932
Nafaqada magaceeda noo sheek ayaaneey
@zeiruqmohamed
@zeiruqmohamed Год назад
Wcs ayaney
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤❤❤❤
@laylahassan3573
@laylahassan3573 Год назад
Asc ayaan wan ku salaamy abayo waxan raba inaad iso radiso dawadi ad manta sheegysy walhi bahi ban u qaba magaceda iyo mesha lagu gado wallo iso radi abyo walhi timahygu waxy isku darsaden ady iyo bixii waa iyo farabdnaan abayo pls iso radi
@MahamedHaaji-r5r
@MahamedHaaji-r5r Год назад
Wcs xbti
@farhiya5072
@farhiya5072 Год назад
Wcs Abaayao ayaan ❤❤❤❤❤🤩🤩🤩🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@sahroshikhnuur1143
@sahroshikhnuur1143 Год назад
Asc abayo ayaanay nafaqada aad sheegayso shanta xabo tinka ka dhigeeso oo yaraynayso iisoo sheeg magaceeda haddaad awoodana vediogan kan kaloo ku xiga sawirkeeda iyo magaceedaba iigu soo dar abaayoy igu caawi taas...
@zafa.apdirizak.
@zafa.apdirizak. Год назад
Naagta xaazidada ah japkas dhan ugysatey haka furto markaaa hakulapto
@anisacimraan1938
@anisacimraan1938 Год назад
Jah cayaaney ku jacliyaa
@Najminaa
@Najminaa Год назад
Mahadsanid Ayan quruxey 👸😘🌹💯🤩
@kiinhaji9102
@kiinhaji9102 Год назад
Maya Hana kunoqon
Далее
7 Days Exploring An Underground City
20:35
Просмотров 44 млн
KIISKA ZAYID IYO GABDHII WAREGA BADNAYD!!@SawdaBillan
48:16
nolosha masar kusodhawow yutubgeyga
4:35
Просмотров 1 тыс.