Тёмный

NAAGTII LALA QABAY AYAA SUNTA DOOLIGA CABITAAN UGU DARTAY KADIBNA😭 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

24 фев 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 173   
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
WAA KAN CHANALKA ABAAYO ASXAABTAYDA PLZ SUBSCRIB USOO SAARAru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Cc27sEL5soU.html
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
Waan so saray subscrib abyo❤️🥰
@llulyusuf6618
@llulyusuf6618 Год назад
Yu8⁸i8uyuy8988888⁹ⁿuyuy99
@llulyusuf6618
@llulyusuf6618 Год назад
Uu8⁷uu7888⁸ì⁸ì
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 Год назад
Abyo kii hore ban ofiyey codsigii hore usarey
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
Allahayow caafi abyo sowdow iyo inti xanunsan🤲
@fatumakiin1993
@fatumakiin1993 Год назад
Ilaahayow adoomadaada kuwa sabarka badan waad u gudaa sabafkooda ee gabadhaas masaakiinta ah caafimaad taama sii adaa siin karee wllhi aduunyo wareersan ay sowdo mustaqbalkeeda ku bilaabaty nolosha allaha u nuuriye maskiinta aamiin yaa rabbi🤲
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋
@fadumocali7152
@fadumocali7152 Год назад
Abaayo cafimadtam ah alle hakusiiyo nabsiba adegee waxad nabad uhurudab nabar lamafilaan iyo naxdiin daris manoqoteen
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Год назад
Ilaahoow sowjkeeda u daa oo mid garab taagnaada abid siduu hada ugarab taaganyahay uga dhig raboow mashallah mashallah caafimaad waasac ah baan rabi kaaga tuugay abaayo bi'idnillah waad wacnaan doontaa oo lugahaadu way kuu fiicnaan doonaan idam ka alle
@ayanqaliqurux4292
@ayanqaliqurux4292 Год назад
Allah kucafiyo hno macan walahi qalbiga ihuray subxanalah qaf ina disho waxay katur jume bila iman inatahy waliga qof ha xumen adi halagu xumeye mida kale lug aya ixanunayso melkasta iyo dhakhtar kasta wan tagay walina way ixanunay sa waxan idinka cod sanaya siniyada inad igu soducaysan qof ducadisu mustajabo tahay inu jiro
@niciimocqadir1010
@niciimocqadir1010 Год назад
Ilaahay hacaafiyo miskiinta ilaahow nin xundartiis aanan qof muslin naftiisa udhaafin
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 Год назад
Ilaahey caafimaad sareecan ah,hasiiyo lugaherdana iney ku socoto ilaahey ha ukaso insha allaah
@warsanguuled2592
@warsanguuled2592 Год назад
Abaayo Alle Wayne waxaan uga baryaa sidi ay usamartay in Alle caafimaad team ah u siiyo in sha alaah
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Sowdo macaan badaney allaha awoodda leh ha ku caafiyo allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@diamond3103
@diamond3103 Год назад
Amiin amiin abayo
@munacusmanshow8717
@munacusmanshow8717 Год назад
Saliga nabiga badsoo Wll Insha allah waad ku bogsanysà ee haka daalin inad ku celcelisoo صلى الله عليه وسلم
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Waa diyaar xppti qaali wan kuqoray from ayaan gobdoon ❤❤❤❤
@rukiasugal4942
@rukiasugal4942 Год назад
Sawda adiga miya
@najimaidiris381
@najimaidiris381 Год назад
Maalin hore ayaan usaaray wllshy keep going huno mcn
@nadiifomaxamuud6465
@nadiifomaxamuud6465 Год назад
Masha alhaa ayaney ale haku xfdo ale na haku cafio xbbt walshena ale haka dhigo midi 2 deda lugod ku istagta
@najmomohamed9291
@najmomohamed9291 Год назад
Waa qof calool fcn sowdo alle haku caafiyo abaayo dembi dhaaf alle hakaga dhigo 😢
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Год назад
Ilaahow aadame gacantooda ha nagu sababin Taayadana ha ku sababin Ilaahay sowdo caafimaad taama ha siiyo hana u booga dhayo🤲
@ridwaandahirridwaandahir7567
Cafimaad taam ah ayaan alle kaga barya wlahey mcney cafimad dhiiga iyo dhimirka raca allha kusiyo
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC walaalahayga somaliyeed, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 150ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️
@maidoisxaaq
@maidoisxaaq Год назад
Wllhi gabartan saberkede Wax walba Ku hela i.a caafimad Tama ala kusiyo abyo ❤️‍🩹
@muunarujaal5612
@muunarujaal5612 Год назад
Wlhi hortu waa qiso xanuun badan maran cimar qaadasho leh ilahay waxa uga baryayaa ina ilahay caafimaad keedi ilahay u soo celi oo ey luga heed ku istaagto aamiin❤🥺🙏
@mariamohaz8793
@mariamohaz8793 Год назад
Ilhow kucaafi abyo mcn dulqaadkag anaxariista iyo samirkaaga dartii lugahaaga allah hakusooceliyo xapipti sowdo
@munomaxamede1726
@munomaxamede1726 Год назад
abaayo mcnto allh ah caafiyo walshey walsheynah sodo abaayo ayaaney codka waa iska jecelahay waayo hooyadeeda cml aa u hadaleysaa m۔a allh alley ah ku xafdo io caruurtadah abaayo mcnto waan ku salmaa🥰🔐🥀🌹💋
@fridasson848
@fridasson848 Год назад
Ilaahow cafimad dag dag sii waa hooyo yar oo mutaqbal leh
@filsanmohamed4021
@filsanmohamed4021 Год назад
Salaan sare sxp Qaali indha wayneey 🥰
@mulkiibrahim5185
@mulkiibrahim5185 Год назад
Subxana lah maxa ku kalify in ay qof nafta dhafiso allah Aya ka megn glnY
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 Год назад
Illahay ha ku cafiiyo. Iskana alaali yeeysan daad ku soo adegsane. ama xabsi ha ku jiirto ama yeysan ku jirine. Suratul baqarah iyo adkartana isku xijab sowdoy.
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Waaw anaa u horeeyo maanta maash'allaah tabaarakallaah
@Yasmina125
@Yasmina125 Год назад
Subxanallaah allow hanagu sababin qof bini adam ah naftiisa weliba inan u gooyno nin dartiis oo isagaba kaa tagi kara beri allow kaa magan sowdana rabi ha caafiyo sabarkeedana allaha u waasiciyo
@zuzu-ss2cl
@zuzu-ss2cl Год назад
Ayaney sunta dooliga waxaa kusoo xasustay amiir iyo fariha markey jansuu intey marti qad usameyso cashada sunta dooliga ey uku dareyso ayadanah xabsiga dadka walwan laku xirayo wllhi wax an la arkeynin maleh abayo ilhey cafimad taam ah haku siiyo mcney❤️
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC wllo zuzu, wll qali waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 150ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️
@Maymun315
@Maymun315 Год назад
Abaayo. Allaha. Raxmaankaa. Ha ku. Caafiyo
@sucadmohamed743
@sucadmohamed743 Год назад
ilahay cafimad tam eh hakusiyo i.a wakace mar dawo
@xabiiboaxmedyalaxow9822
@xabiiboaxmedyalaxow9822 Год назад
Abayo illhey cafimad deg dega hasiyo yaa rabi🤲🤲🤲
@rayaanaxmed-uf6sv
@rayaanaxmed-uf6sv Год назад
Bisinka ar naag la gu la qabaaa alllow naga soo adeejin subxana allah
@maryamashiikh317
@maryamashiikh317 Год назад
Ilaahay caafimaad tam ah hasiyo demdhaafna haugadhigo walaasheen
@sagalsaafi2215
@sagalsaafi2215 Год назад
Allah ku cafiyo abyo sowdo inasha allah
@qadramohamed326
@qadramohamed326 Год назад
Shugran Abayo Abayo Yana Allaha cafiyo
@xafsaabdullahi7512
@xafsaabdullahi7512 Год назад
Abaayo caafimaad taam ah rabi hasiiyo
@kiinyu6160
@kiinyu6160 Год назад
Asc abyo alle ha ku cfyo 🤲🏿
@raxmarose4385
@raxmarose4385 Год назад
Qasadan filim inan dawanayanba umaleeyay allaha kucaafiyo abaayo 🤲🤲
@rukiasugal4942
@rukiasugal4942 Год назад
Waa dima walashed🤣🤣
@siciidoyusuf1606
@siciidoyusuf1606 Год назад
Asc ayaaney abaayo allaha ku caafiyo mida labaad channelka waan booqdaygarabkaaga ayaa nahay hakabaqin abaayo
@nasteexocabsulqaadir8381
@nasteexocabsulqaadir8381 Год назад
Abyo sawdo Alllaha caafiyo istaageediina haysoo veliyo
@denizertugrul1955
@denizertugrul1955 Год назад
Waad ka guulaysatay abayo sowdo ee alle hakuu booga dhayo
@filsandaynush2230
@filsandaynush2230 Год назад
Alahey cafimad taama hasiiyo abaayo wllhi waa qof sabar badan taasna waan kugu hambalyeynaya 🥰🥰🥰
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Wcs Ayaan Qaali Alle ha ku dhowro adun iyo aakhiraba 🤲🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤♥️♥️♥️
@xamdacali8228
@xamdacali8228 Год назад
Abayo sawda alle haku caafiyo cafimad taama abayo
@shamsoalihassan5137
@shamsoalihassan5137 Год назад
Mashaa allah allh kuxafido
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 Год назад
Ilaahyw cafi ilahayw lugahedi usoceli
@asliali5210
@asliali5210 Год назад
Ayaan qurux ayaan shaxshax thnks mcney🥰
@farhiasiad8849
@farhiasiad8849 Год назад
Masha allah abaayo allah ku barakeeyo xppti allah noo kaa xifdiyo
@subeerahmed4166
@subeerahmed4166 Год назад
ayaaneY wllo adiGa darta ayaan qofkaz uGu LabaNaYa
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Год назад
Subxana allah wa qiso xanun badan taqwa channel hada ka hor marki so dhigeysi ayaba uso sarey
@lathanmohamed-9745
@lathanmohamed-9745 Год назад
I wish you quick recovery.ya Allah ameeeeeeeeeeeeen.
@fatumaabdikadir5637
@fatumaabdikadir5637 Год назад
Subxaanalaah ilaahaywaxbakumacusla rabigaysocod degdegahakuugudeeqo walaashay saldo🤲🤲🤲🤲aamiin
@diamond3103
@diamond3103 Год назад
Amiin amiin yarabi
@raaxoxalane4850
@raaxoxalane4850 Год назад
Alaàaah cafiiyo Insh alaaaah
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 Год назад
Mansha allah waa gabar xayi ah Allaha dhowro ayaney adigana Allaha ku caafiyo
@roodamohamed4570
@roodamohamed4570 Год назад
Mansha allah wllo haye waanu booqanaynaa
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah mahaan ku rajeeynaa kheir iyo barwaaqo Insha Allah
@rayaanaxmed-uf6sv
@rayaanaxmed-uf6sv Год назад
Wsc abyo ayaan cdey team ayaan salan sare
@farhiyoabdi2942
@farhiyoabdi2942 Год назад
Rabiii hacafiyo wlshen sowdo allahuma amiiin
@fardowsaahmed1734
@fardowsaahmed1734 Год назад
Ayaaney abaayo alle Haku barakeyo
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC wllo fardowsa, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 150ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️
@ikraanabshirikraandegan8071
Walahay dima walashed oo tosa allah hacafiyo gabadha sowda
@nasteexocumar5399
@nasteexocumar5399 Год назад
Wcs hbo mcn ayaany allha ku xfdo❤👑🥰
@qadiijomaxamee7658
@qadiijomaxamee7658 Год назад
Ayaan warkaa sax ah
@maryamashiikh317
@maryamashiikh317 Год назад
Qiso xanuunbadan ilahay wixiisharwada ha inaga hayoo aamiim
@hodanahmed5856
@hodanahmed5856 Год назад
Walshay sawdo allaha kucaafiyo waxa talo kugu siin lahaa inaa suurat albaqra aqrisatid saliga nabiga &istqifaartana badso bi idnillah waa caafimaade suurat faatixa 7mar ku aqriso biyaha adoo aaminsan inay daawo tahay intaas kudadaal qaali qisadada waaka naxay ilahay haku caafiyo
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah abyo
@amiirocaliwarsame4411
@amiirocaliwarsame4411 Год назад
Abaayo wakuxisay
@shariifoshiine4623
@shariifoshiine4623 Год назад
Allaha caafiyo abayo
@remlatahir8633
@remlatahir8633 Год назад
Sowda baYo allaha ku cafiyo wliba mid dag dag ah shekdada wa mid qiiro leh balse isku day walba wa ka badbady nolow abyo gabadhasna illahy haso hadeyo
@falismacalin3316
@falismacalin3316 Год назад
Ale ha cafiyo alahu ma amiin amiin
@MohamedIbrahim-tw4li
@MohamedIbrahim-tw4li Год назад
Allha cafiyo sawdo wllshei qali
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Subxanallah Carxan daranaa Allow naga badbaadhi Insha Allah
@xafsamaxamadsalaad9881
@xafsamaxamadsalaad9881 Год назад
Alaah ku cafiyo abaayo mcnto
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni Год назад
Mansh alllah qali dumar alle haku xafido ❤
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 Год назад
Allah hu cafiyo taama abayo
@nasteexocumar5399
@nasteexocumar5399 Год назад
Illhy cafmdkedii ha usoo celsho sowdo waa gabar samir badan
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Год назад
Ilaahey caafimaad taam ah kusiiyo sowda Allaah dambi dhaaf kaaga dhigo
@shugricaliwarsame7310
@shugricaliwarsame7310 Год назад
wacaleeykumu salaan waraxmatulaahi wabarakaatu ayaan qxuruxeey allaha ku caafiyo abaayo macaan wa sheko cajiib ah subxaanalaah 😱😭😭abaayana allaha caafiyo allaahuma aamiin ya rabbi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
Allaah hku cafiyo sida u samirty sdu illaahy mar walba ku ilaalinyey hdana caafimad kuma wayeyo e hku caafiyo sowda qalbi xab xab
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs walaashey mcn ayaan cadeey waan dhownahay adna sidookale
@shamsoismacil6099
@shamsoismacil6099 Год назад
m.a cafimaad dag dag ah hasiiyo dhamaanteen waa kusoo duceynanyaa alaah naga wada aqbalo🤲🥺
@fadimomaxamid39
@fadimomaxamid39 Год назад
abyo ilahey.ha cfiyo sowdo cafimd deg deg ha siyo in sh aalha
@nutshell4117
@nutshell4117 Год назад
Ilaaheey hacaafiyo abaayo lugaheedana ineekujoogsato ilaaheey ha ukaso
@xamdibarre9061
@xamdibarre9061 Год назад
Allha Ku sharfo
@farxiyogabal7984
@farxiyogabal7984 Год назад
Subxaana laah allow wixii shara nagaqabo
@fatumahassanhassan3423
@fatumahassanhassan3423 Год назад
Abayo Allah kucafiyo cafimad tam Ayan kurajeyna nagaha qar nin ayey kuwashene balayo kuqada dhe 😏
@zeynabkhalif1075
@zeynabkhalif1075 Год назад
Asc. Abayo! Jazakallahu qeyran ya habibaty! May Allah give a quick recovery to my sister & heal her legs so that she can do her daily functions. I ask Allah to help her. Allahuma Ameen Ya Rabbi! 😘❤❤❤
@juweyriyacabdilahi4100
@juweyriyacabdilahi4100 Год назад
😂😂😂😂diimo walaasheed musalsalkii oo run
@muunaibraahinmaxamuud5693
@muunaibraahinmaxamuud5693 Год назад
Allah cafimad tam ah hasiiyo Aamin yarabi
@sahrasahra1913
@sahrasahra1913 Год назад
Sowdo sorry xppti mcn inkaston oo hada dhagaystay abayo wn dareemi kara xanuunkaga wn soomanahay waqti waxana jooga afuri lahaay Ilaahay waxan kaga baryaa si niyada in uu caafimaadkaagi dib kugu soo celiyo insha Allah alle wax dilo wxna nooleyo ❤
@halista3994
@halista3994 6 месяцев назад
Walahi ayaney abaayo Rabi haika xafido walahi San uqoslaye berka icasade 😂😂ado buran yanku arkin marka dhahday ayab iso sawrmay nin folxumo badan oo walipa buran😂😂 subxanallah
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 Год назад
Subxnllh😭😭😭alle ha caafiyo sawdo😭😭
@koosraage8803
@koosraage8803 Год назад
Illaahay caafimad hasiiiyo 😢abaayo
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 Год назад
Subxaanalaah yaa cadiim
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
👍👍👍first
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
As_allullahacadiim rabbalcarshil_cadiimi an yashfiyaka
@kiinhaji9102
@kiinhaji9102 Год назад
Allah cafiyo walashey
@israimar4289
@israimar4289 Год назад
Masha Allah we love u Qali stay strong may Allah gives u a quick recovery Insha allah
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC wllo Isra, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 150ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️
@ifraaxabdilahi2882
@ifraaxabdilahi2882 Год назад
Ale ha cafiyo wll sawda
@nimconfg
@nimconfg Год назад
Asc abaayo ayaan sowdo Allah hacaafiyowaanna soo booqday.
@samdamaxamed3568
@samdamaxamed3568 Год назад
Wll miyaad utagtay
@ashaabdullahi3803
@ashaabdullahi3803 Год назад
Wsc abayo Ayaney horaan usaaray ok 👍
Далее
Ouch.. 🤕
00:30
Просмотров 6 млн
Best exercises to lose weight ! 😱
00:19
Просмотров 4,3 млн
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
0:58
Просмотров 5 млн