Тёмный

MASEER PART 55 

Family Sagal Channel
Подписаться 291 тыс.
Просмотров 204 тыс.
50% 1

PLEASE SUBSCRIBE 200K NAGAARSIYA THNAKS

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 443   
@KhadarCabdi-s7j
@KhadarCabdi-s7j 7 месяцев назад
Jimce wangsan tiimka xaga nebiga scw scw scw scw scw
@Suddoboy
@Suddoboy 7 месяцев назад
😮scw scw scw scw and m.a
@HadiyaAxmedcabdilaahi
@HadiyaAxmedcabdilaahi 7 месяцев назад
Waaa jimce ku sali nabigeena scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 7 месяцев назад
Swc
@raniitalifestyle2392
@raniitalifestyle2392 7 месяцев назад
scw
@amrilabdirizack5508
@amrilabdirizack5508 7 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@nimcoomohammed
@nimcoomohammed 7 месяцев назад
Salalaahu calayhi wasalam
@fatximahamed5478
@fatximahamed5478 7 месяцев назад
Scw ❤
@hawohosh9198
@hawohosh9198 7 месяцев назад
Sacdiyo in shaqada laga cayriyo waa arin fiican waxay fursad u heleysaa iney Ak shukaansato oo warqadaha gacanteda soo galaan oo markaas asad iyo sacdiyo is ku guursadaan
@amuun9967
@amuun9967 7 месяцев назад
Haa😂
@fardowzahmahamet8375
@fardowzahmahamet8375 7 месяцев назад
Haaa wllhi 😂
@aaminam.xuseen6037
@aaminam.xuseen6037 7 месяцев назад
Musalsalkan Magaca waa loga dhelayy wlhi😅Magaciisa Dhabta ah waaa QiYaanadii Daba Galka😅❤Yaa igu Raacsan
@maryanali1039
@maryanali1039 7 месяцев назад
Ha hey wa sida
@AaminoFaarax-g4e
@AaminoFaarax-g4e 7 месяцев назад
Ben loow caqaa baa thy wllky
@SeinabAbdi-j5j
@SeinabAbdi-j5j 7 месяцев назад
Hhhh
@zamiirahmuqtaar318
@zamiirahmuqtaar318 7 месяцев назад
Waad saxday wallhi magiciisa saxdaa wakaas
@CabdiAziizCismaan
@CabdiAziizCismaan 7 месяцев назад
Aniga Ayaa kugu raacsan
@AyaanCiro-r3c
@AyaanCiro-r3c Месяц назад
Waaa jimce ku Salisbury nabigeena scw😢😢😢😢😢
@NasraJohor-zd1wk
@NasraJohor-zd1wk 7 месяцев назад
sagaley caawa waankunacey miskiinta shaqalaha ugu hanjabtey eedwaliba iiikeyna waraqihi udhiibtey maanta laga bilabo asad guriga hakaa saaro
@caaliyacabdijaamac8461
@caaliyacabdijaamac8461 7 месяцев назад
Musalsalku maseyr maahee waa khiyaano magaca saxda ah😅😅😅😅
@amiraalward1984
@amiraalward1984 7 месяцев назад
Haa walahi anaa marhore dhahay 🤣🤣magacaas kufiicnaa
@fardowzahmahamet8375
@fardowzahmahamet8375 7 месяцев назад
Haaa wllhi 😂
@MovieskaBaap-vr9xs
@MovieskaBaap-vr9xs 7 месяцев назад
Please support me 😭😭😭😭
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 7 месяцев назад
Wllhi riwadaan Ak baa noo shidey Islaanta wabaxaa kulahaa hhhhhhh
@Wasn2-z3c
@Wasn2-z3c 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@faadnavip7956
@faadnavip7956 7 месяцев назад
Pls sacdiyo filmka uultamidiisa asad ha guursado o ayada atariishada ha noqoto , waxaan o bahdilaadah atariisho nimo le ku qaadan karnaa *Team sacdiyo* ❤
@haniisse5090
@haniisse5090 7 месяцев назад
waa best actor asad very respectful 🙏🔥🔥🔥
@MovieskaBaap-vr9xs
@MovieskaBaap-vr9xs 7 месяцев назад
Please ❤ support me
@laylaali3024
@laylaali3024 7 месяцев назад
Wllhi waxaan ku qosley ma islaan islaan lala qabaan ahay kulahaa Ak 😅😅😅😅😅😅
@HaponBureeqo
@HaponBureeqo 7 месяцев назад
allah beerka eekey umadena maha kulaha 😂 adigiba digada ahe mad iska joogtid
@MovieskaBaap-vr9xs
@MovieskaBaap-vr9xs 7 месяцев назад
Support me guys please 🙏🙏🙏
@samiirosagal5637
@samiirosagal5637 7 месяцев назад
Sucdi jiliinkeeda waa top wlhi tankale musasalka magaca qiyaano inloovixiyeey ahay ama qiyaaniyo masayr sida lagu jilaana waa saas
@MounaMahamoud-x1v
@MounaMahamoud-x1v 7 месяцев назад
Subhanalah shaQaloho ihtiram Ayo nokileyahy abayo sacdiyo❤❤
@Abdisaranvlogs
@Abdisaranvlogs 7 месяцев назад
Ak wlh qusul miran intes usisocota adigan lugta xuun kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AmuunAhmed-cp3jn
@AmuunAhmed-cp3jn 7 месяцев назад
🤣😭
@husseinmahamed5762
@husseinmahamed5762 7 месяцев назад
Waa filim ila meereyso ah oo horey uu socod lahayn waligi dhamaan maayo ilaa part 500 ayuu socon doona
@HodmanAbdi-b5r
@HodmanAbdi-b5r 7 месяцев назад
Wlhi waaiga qoslisay😂😂😂😂😂
@KaltuunAbdilahi-g2m
@KaltuunAbdilahi-g2m 7 месяцев назад
Gurigan iyo hantidanba anaa leh soo dhaafa please
@shakuurjamal4573
@shakuurjamal4573 7 месяцев назад
Lugta ha iga shan sheyn sucdi waku wta lkn malmhan wanga jifta
@Suldaaanka
@Suldaaanka 7 месяцев назад
AK wadanka waa shidan rabaa
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 месяцев назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@SabiriinAhmed-bj9cx
@SabiriinAhmed-bj9cx 7 месяцев назад
Adero waku saray aalh ku sharfo ❤
@aahmed2172
@aahmed2172 7 месяцев назад
waa filim khiyaalia ah. fantacy ya Nairobi
@farhioadan9074
@farhioadan9074 7 месяцев назад
Ak nin walan 😂😂😂
@hawohosh9198
@hawohosh9198 7 месяцев назад
Kkkkkkkkk Ak fanni waaye
@fardosahussein3534
@fardosahussein3534 7 месяцев назад
Oo hodan tu waaba sagal labaad soo ayadii sacdiya walaasheedna lahayd waan kaa helay agaah
@Nawalei
@Nawalei 7 месяцев назад
Anaa hada kafikirayay waxaa lkn adaa ii hadlay tnx😭😂
@SahraCaafi
@SahraCaafi 7 месяцев назад
Saasa. Fiican. Lagama. Eer. Yayooo. Waligaaa. Laguma. Eeryayo. Wllshy. Sacdiiyo. Ak. Iyo. Asad. Labadaba. Shuukaanso
@pharihaharago121
@pharihaharago121 7 месяцев назад
team asad is muujiya☝️
@Amino-ys9cb
@Amino-ys9cb 7 месяцев назад
Musaslka waa ladawda isma dhahen 😮uma cwa le comments igu soo dhacdy😊sagal dara allha ku jeclhy ❤wllsheyyyy❤
@Kafiyaqurux-r6v
@Kafiyaqurux-r6v 5 месяцев назад
❤😂sucdi waa top jilinkeeda
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 7 месяцев назад
nayaa sacdiyo jooji bahadilak aad qaadaneyso mra walbo inkasto film thy
@nimcoyahmed8994
@nimcoyahmed8994 7 месяцев назад
Ak too funny😂😂😂😂😂😂😂
@wllqaniboi3188
@wllqaniboi3188 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw abig kusaliya walaalyaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Taliso1
@Taliso1 7 месяцев назад
AK baa filimka shidaye 😂
@nadiiroahmed9195
@nadiiroahmed9195 7 месяцев назад
Anaa uhoreyay cawa yes
@SimanSadiyoabdulahi
@SimanSadiyoabdulahi 7 месяцев назад
Anigaa u horeeya caawa asxapey😂
@khadradalmar792
@khadradalmar792 7 месяцев назад
I aamina Maalin dhow sacdiya ku daba fayli doontaan😂
@Queennaciimo-w5z
@Queennaciimo-w5z 7 месяцев назад
AK caadimaah 😅😅markii gacanta kuga dhigye😅😅😅😅😂
@samdaiid7712
@samdaiid7712 7 месяцев назад
Barkatoo laan baa gurigan ka jirta kulhaa hothanaa😅😅😅😅❤
@CanabMuhudiin
@CanabMuhudiin 7 месяцев назад
Walle wax baaa Ka dhacay caaawa😂😂😂😂❤
@ridwaanosman6153
@ridwaanosman6153 7 месяцев назад
Barakatoool 😂😂 alla hodanaa
@MaryanCabdi-i4i
@MaryanCabdi-i4i 7 месяцев назад
Protocol bay ka waday
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 6 месяцев назад
Jaariyadda Sacdiyo Ereyga Baxar bixin ayaan ka faa’iiday.
@abdirahimhussein6622
@abdirahimhussein6622 7 месяцев назад
Ugu danbeyn filmku sidu uu socdo wuxu kusoo dhamman raba hantidu inay asad dib ugu laabato Ak to shaqiyada and to finally assad Ya igu raacsan 😂😂😂
@SakimohamedHassan
@SakimohamedHassan 7 месяцев назад
Tem. saciyo hadanahay. wajigeena saxdaa baa arkaysaan 😅😊
@fadumosiciid3605
@fadumosiciid3605 7 месяцев назад
Filmka magaca ku khaldamy wa khiyano😂😂
@TamimaMohammed-xv7sk
@TamimaMohammed-xv7sk 7 месяцев назад
This is Y I don't trust No one😅 Some people are willing to betray years of friendship just to get a little bit of the spotlight 😅😅😅😅
@farhiyaabdulkadir
@farhiyaabdulkadir 7 месяцев назад
filimka qofka xararada u yeelayo waa Ak😂
@SulekhaSulekha-o5i
@SulekhaSulekha-o5i 7 месяцев назад
Ak❤
@cabdicasiissheekh9795
@cabdicasiissheekh9795 Месяц назад
Keep going my team❤❤❤❤
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 7 месяцев назад
Wllhy Sacdiyo Dhiig bay yeelatay 😂😂
@Tafsiirkab4u
@Tafsiirkab4u 7 месяцев назад
Cawa anaa u horeya
@Ogaden___kibirley
@Ogaden___kibirley 7 месяцев назад
Nayaa sagaley Nocasthy miyanaa😫😫
@ubaxmuuse-f6d
@ubaxmuuse-f6d 7 месяцев назад
Sagal shiino ❤
@YaasirCarafaad-l2o
@YaasirCarafaad-l2o 7 месяцев назад
Ilaahow sagal waji balaar ha I hoos dhigin balayaada afxumada badan
@HodonSaed
@HodonSaed 7 месяцев назад
Actor waa Ak iyo sucdi
@hawohosh9198
@hawohosh9198 7 месяцев назад
Waa labada tuugo oo meesha u shidan
@AyaanApthirashiid
@AyaanApthirashiid 7 месяцев назад
Anaa uhoreeya😂😂😂😂
@shukriabdirizaaq6582
@shukriabdirizaaq6582 7 месяцев назад
Sagal baan nacay is badal badal badanaa horta😂
@sabrinmohamed1099
@sabrinmohamed1099 7 месяцев назад
Ak😂😂😂😂
@XaawoMaxamuud-p1f
@XaawoMaxamuud-p1f 7 месяцев назад
Waaw
@anfacjaamac1675
@anfacjaamac1675 7 месяцев назад
Jaaah sacdiyo landheere nimo iska ceelih sucdi😅😅😊
@HoodoDeeq-z6b
@HoodoDeeq-z6b 7 месяцев назад
Wihy Ak wa garaca cadiiya 😂😂😂😂😂 nolosha dhbta ahabu kadlaya wihy ragaa somalida markay waxay raban helan wasbdalan
@mrshuuke1
@mrshuuke1 7 месяцев назад
Sacdiyo Ak aya ku haysta halka ayey garab ka heli doonta
@ramloahmed8001
@ramloahmed8001 7 месяцев назад
Ak dhibadanaa
@HopefulDominoes-fe3sf
@HopefulDominoes-fe3sf 7 месяцев назад
Weeeh Ak is not easy 😂😂😂
@Supr93
@Supr93 7 месяцев назад
I’m next in my list sorry sir never 👎 heard for me to then go here 😂
@najmacali3111
@najmacali3111 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@SharifHaji-i4d
@SharifHaji-i4d 7 месяцев назад
Doqon calool weyn o futo weyn sedi nagaha wa asad nacas
@SAALIMAHMED0575-kr6tz
@SAALIMAHMED0575-kr6tz 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂walee been ma ahan
@macalin-ee8of
@macalin-ee8of 7 месяцев назад
Haben danbe insha Allah inta halaka bilaawo❤
@Intisarcreates
@Intisarcreates 7 месяцев назад
Daqiiqadaha bo waxaa lagu dhameeyaa sheeko iyo laba qof isku bootaynayso
@bashiomar7308
@bashiomar7308 7 месяцев назад
Balaayo lug la,aatay ama il la,aatay
@FalhathoBundid
@FalhathoBundid 7 месяцев назад
😂😂😂😂 sucdi waa balayo lug laa'
@fawsiajano
@fawsiajano 7 месяцев назад
Ak waa Xaraabo Sacdiyona Waysoo Noolatay Adkaatey😂😂
@AbuukarJeeylaani
@AbuukarJeeylaani 7 месяцев назад
Barakatool hodan
@RUYA-v9p
@RUYA-v9p 7 месяцев назад
Horta maxa sacdiyo sas lagu bahdila uf war filim ka hana nacsina sacdiyo naf haisku yesho sucdina aflagdadan badan ha iska dhafto hada rabtan inu filimka xiso yesho 😮😊
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 7 месяцев назад
Wanka yaabey dadkan maalinta shaqo ayaa leysku cayaaya ereygaasi dad inuu dhaawici karo ayaa laga yaaba midkale shaqaalo ma cayba
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 7 месяцев назад
​@nacii maabdirahmaan2145 Haa wlhi hablo masakina oo xogoda ku shaqaysta ayu cuqdad iyo niyadjab ku yahay
@HiboCqaadir
@HiboCqaadir 7 месяцев назад
Shay daamad❤
@cabdiqaali143
@cabdiqaali143 3 месяца назад
Lugti eeyka gubatay maahan waa lugta kale
@iqroshariif183
@iqroshariif183 7 месяцев назад
Aala Ak uumad mahaa😂😂
@shakuurjamal4573
@shakuurjamal4573 7 месяцев назад
Lugta ha iga shan sheyn sucdi waku wta lkn malmhan wanga jifta
@ShukriKhalif-gh6ql
@ShukriKhalif-gh6ql 7 месяцев назад
Ana uhoreeye cawa❤❤❤
@ADANABDIKARIM
@ADANABDIKARIM 7 месяцев назад
Shaqalaha guul🙏😂
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 7 месяцев назад
Sadiiyo walalkeeda waa doqon
@Rahiilah
@Rahiilah 7 месяцев назад
AK Maxa Tiri Wan diraandirin Sidii Taayar Cml 😭🤣🤣🤣
@Womenspeek
@Womenspeek 7 месяцев назад
Aniga waxaanku riyooday sagal oo homeless ah oo Heestii muuqiisa miyaa qadeeyso😂😂😂
@Luul-l8j
@Luul-l8j 7 месяцев назад
Wow Ak wala waregay gurigi
@SumeyaCadey-x9p
@SumeyaCadey-x9p 7 месяцев назад
Wah
@IqrCabdikarim
@IqrCabdikarim 6 месяцев назад
Wr abesadan sii xmaranysa arg kulahaa😂
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 7 месяцев назад
Sacdiyo waa doqon maxaa rerahaaan ku dhexmilay oo ay ugu kala hiilinaysaa
@FardowsaMohamed-j1c
@FardowsaMohamed-j1c 7 месяцев назад
Kkk sagal sacdiyo kaliya ayey ka adagtahy
@CayshaCaaqil-bu4ec
@CayshaCaaqil-bu4ec 7 месяцев назад
Salalahhu calyhi waslam ❤❤
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂 war abeesadan siii. Amareneysaaaaa
@hibaturahman01
@hibaturahman01 7 месяцев назад
Ak ma reer mudug baa 😂😂😂
@hufanalahihufan5222
@hufanalahihufan5222 7 месяцев назад
filimka waxan unacay sucdi ish
@xawomaxamed4476
@xawomaxamed4476 7 месяцев назад
Asad wax fahan ayan ka wyay cawa se dareeme 😂😂
@XaliimoMuxumad-y3x
@XaliimoMuxumad-y3x 7 месяцев назад
Lugo bololee 😅😅
@KhadarCaydiid-s7e
@KhadarCaydiid-s7e 7 месяцев назад
Sheeko wa badate akhyarey atoraha filmka kan waye
@UbahAbdiadam-x6i
@UbahAbdiadam-x6i 7 месяцев назад
Sacdiyo marwo ayaaba ku nacay wlhi😂
@dahirahmed5841
@dahirahmed5841 7 месяцев назад
Mhaa cawaa download nogolaa hirtii tean sagal
@AbuukarJeeylaani
@AbuukarJeeylaani 7 месяцев назад
Walee waa waxkale A/K
@fardosayusuf5858
@fardosayusuf5858 7 месяцев назад
Ak wlhi waa funny 😂😂😂😂😂
@rahmahassan7793
@rahmahassan7793 7 месяцев назад
Wan iyo waraabe hadad maqli jirtay waa sucdi iyo sacdiyo😂😂
@maanmahmoud8556
@maanmahmoud8556 7 месяцев назад
Filimka dhanba sacadiyan uu nacay calcalkeda
@HaniMubaarak
@HaniMubaarak 7 месяцев назад
Nabiga ku ali scw😢
@rehemaahmed3656
@rehemaahmed3656 7 месяцев назад
Scw scw scw
@Foos-abdi143
@Foos-abdi143 7 месяцев назад
Scw scw scw
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 7 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 7 месяцев назад
Sacdiya allaw u gargaar
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 war waa leydin duubay ee iska aamusa
@SharifoBaashow
@SharifoBaashow 7 месяцев назад
Milka oxonoqday kala rac rac🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@edebsanmohamed5036
@edebsanmohamed5036 7 месяцев назад
Marwo layne nagaha iska celi o si xayi ah u Hadal 😂😂
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 7 месяцев назад
Marwda i amartay abaayo maxa ileday🥺
@naciimoxirsi
@naciimoxirsi 7 месяцев назад
Ek nohar nohar kuyeh 😂😂😂
@nimcoomohammed
@nimcoomohammed 7 месяцев назад
Eekey waa baqbaqle dee😂😂😂
Далее
MASEER PART 56
25:27
Просмотров 200 тыс.
DHOOF PART 45
20:45
Просмотров 19 тыс.
Вопрос Ребром - Серго
43:16
Просмотров 1,7 млн
Лиса🦊 УЖЕ НА ВСЕХ ПЛОЩАДКАХ!
00:24
Film-kii Sir iyo Caad, Part 1
40:40
Просмотров 1,1 млн
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 22
20:43
Просмотров 137 тыс.
MASEER PART 77
24:50
Просмотров 192 тыс.
MASEER PART 59
26:00
Просмотров 205 тыс.
MASEER PART 60
29:08
Просмотров 196 тыс.
MASEER PART 64
28:00
Просмотров 199 тыс.