Тёмный

Maseyrka iyo burburinta qoyska 

Подписаться
Просмотров 36 тыс.
% 866

Mowduuc aan kaga hadleyno Maseerka: Qeybta koowaad

Опубликовано:

 

18 окт 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 4 месяца назад
Suheyla walalo. Waa sax adiga.
@sscboy3547
@sscboy3547 3 года назад
Mansha allah safiyo sifiican bay ufaafaahisay dhibta masayrka iyo xalkiisa
@mohamedharuun1193
@mohamedharuun1193 4 года назад
Mnsha Allah wllo Suhyaba Brmajiyada Noosoo Badi Suaalahna Noo Badi Aad Waydiinayso Insha Allah
@bintunasra8430
@bintunasra8430 4 года назад
Masha Allah abayo waa figrad wanagsan in laga hadlana mudan
@muktarhaji8141
@muktarhaji8141 4 года назад
Mashaa Allah. All the topics you prioritise for discussions are moral topics. Keep shining and may Allah protect you.
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 года назад
Thank you so much bro
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 4 года назад
Masayr waa xasilooni la aan Ku dhacda dumarka halka ragga laga yiraahdo hinaase
@muhyadinnuuh9972
@muhyadinnuuh9972 4 года назад
Macha alla suhayba mohamed badqas Nolozha farax oo qosol
@ARTAN239
@ARTAN239 4 года назад
#suheyba Sodoh wanagsan weeye aan gabar kadoonto masha allah keep forward
@ashkir2529
@ashkir2529 4 года назад
Maanshanallah suhayba iyo safiya
@abdirahmanadareahmed2101
@abdirahmanadareahmed2101 4 года назад
Suheyba badqas waa ku salaamay abaayo kadib salaan in 4 xaas la guursado mowduucaas kwrn masoo wadaa umbaay mcn
@mohamedkhalif1819
@mohamedkhalif1819 4 года назад
mansha allaah
@saidahmed2544
@saidahmed2544 4 года назад
Mashalah
@rubaabbaasto633
@rubaabbaasto633 4 года назад
Guul Io Gobanimo Waaadha Baan Kuu Rajeenayaaa Zaaxiiib❤🔥❤
@maxamedxasan7262
@maxamedxasan7262 4 года назад
Suheyba walaal runtii aad baan kuutaageeraa waa xaqiiqo, tankale afka iyo qoraalka soomaaliga inta la ilaalinkaro haladhowro kumaba siijirto marka qeyb yar oo cinwaan ah laqorayo haddana wax lasaxikaro ay yihiin. Insha allaah.
@abshirfaaraxmaxamed8296
@abshirfaaraxmaxamed8296 4 года назад
Masayr waa waali cas
@saadaqcalishuuriye2794
@saadaqcalishuuriye2794 4 года назад
Suhayba waan alle haku xafido walshey
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 10 месяцев назад
xaas saaxiib lagama dhigto xoolahaagana looga sheego
@salmaanoficial4223
@salmaanoficial4223 4 года назад
Masha all
@abdiqadirmaxamed4169
@abdiqadirmaxamed4169 Год назад
Maseerka waa waalyi alla hanaga korsho
@kaalinmedia8532
@kaalinmedia8532 4 года назад
viva all
@geenyomudug8492
@geenyomudug8492 4 года назад
Wax laga hadlo masayr baan u jecelahay waligeyna ma masayrin lkn waxan qaba kalsooni naftayda ah hadu gursado ma adunka dumaya maxa wareershay dumarka be happy 😊 markay dhacdo na taladu gacantaday ku jirta 🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️
@faadumoabdiofficially7771
@faadumoabdiofficially7771 4 года назад
Geenyo Mudug asc abaayo waa runtaa lkn waxaa lumaayo kalsonidii aad isku qabteen anay igu dhacday abaayo hadana alle ayaa og xalkayga mayshay jogto qaali ee saas hadhihiin
@user-pu8rz9pf5j
@user-pu8rz9pf5j 10 дней назад
Haa abaayo wallhi lagama sheegeyn karo masayr masiibo kaxuni iney jirto uma maleeyo anuu wallhi waanan dhimanuun 😭😭😭 ​@@faadumoabdiofficially7771
@salmaanoficial4223
@salmaanoficial4223 4 года назад
Suhebo badqas shaqa fiican ayad bulshada uhaysaa illhey hakula garab galo
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 4 года назад
M.A SHAQO WACAN INA ADER
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 Год назад
🤩🤩🤩💖💕❣
@caliyare2262
@caliyare2262 4 года назад
masha,allah wallaahi waxaan dhihi barnaamij dhexdhexaad ah oo aan labada dhinac midna u hiilin. waxaana ku talin laha in isla Xaajiyo Safiyo aad kasoo duubto sida ay gabadha ninkeeda ku raali galin lahayd. ama uga hor joogsan lahayn inuu naag kale damaaciyo. maxayeelay rag badan ayaa dhibaato xaga gabadha kaga timid darteed u sameeystay guri kale oo uu u nasasho tago.
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 года назад
Mahadsanid walaalkeey insha Allah waan sameyneynaa.
@shaamka1811
@shaamka1811 4 года назад
shaqa wcan
@alihappeyofficial6545
@alihappeyofficial6545 Год назад
Ok
@asiaabdulhakim3879
@asiaabdulhakim3879 Год назад
Omg mclin safiya
@Malxomx638
@Malxomx638 2 года назад
Mhdsnd walshy suheyba badqas shaqo fiican Aya ino haysa halka Kasi wad
@jmcmobile8706
@jmcmobile8706 4 года назад
Wan kutagersanahay walasha
@farahjama6460
@farahjama6460 4 года назад
Mrs suhayba maxamed waxay aniga ila Tahay masayrku waa jiraa sida aan fikayo
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 года назад
Asc walaal wuu jiraa balse waxaa kaloo jiro mid mala-awaal ah oo uu qofku iska dhaadhiciyo. Mahadsanid
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 Год назад
Maseerka dumarka waa xaasidnimo. Hadii ninka uu caafimaad uu qabo, akhlaaq wanaagsan leh oo cadaalada ku dadaadli kara oo hantina ilaahay uu siiyey labo iyo sedax guursada. hadii aadan awood dhaqaale, caafimaad iyo akhlaaq iyo caqli aaanu lahayn hashaada hayso please
@whynot5194
@whynot5194 4 года назад
Meseerka waa kalsooni la,aan
@abdikamalmohamedaden9545
@abdikamalmohamedaden9545 4 года назад
Mowduuca xiga waxad ka dhigtan (Hooyooyinka qaabkee caruurtooda ku wanaajin karaan xaga akhlaaqda iyo diinta)
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 года назад
Insha Allah walaalkeey waan sameyneynaa balse kan xiga kama dhigi karno oo dhowr barnaamij ayaa ka horeeya. Mahadsanid
@umusahra2521
@umusahra2521 4 года назад
hooyada iyo aabahaba waa looga wada bahan yahay inay si wada jir ah ilmahooda u tarbiyadeeyaan lkn hooyo kaliya waa jib kuma ahaa
@fardowsaismail9226
@fardowsaismail9226 4 года назад
Asc abaayo Suheyba waa mauduuc aad uwanagsan wuuna na anfacaya ilaah hakaa abaal mariyo🙏
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 года назад
Mahadsanid abaayo insha Allaha soo gudbiya mowduucya aad rabtaan inaan ka hadlo
@fardowsaismail9226
@fardowsaismail9226 4 года назад
@@SuheybaBadqas InshaAllah abayo
@muxdinabdiraxman8525
@muxdinabdiraxman8525 4 года назад
maseyrka waxaa kenyaa kolosni don labad qof ka dhaha dhacad runta kolosni don ayuu dhibka ka yimad
@somalijabra8371
@somalijabra8371 4 года назад
Suheyba go head shaqada wacan
@abdirahmancmc7326
@abdirahmancmc7326 4 года назад
Manta ayaad la heshay ciwaankii go forward
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 года назад
Mahadsanid walaalkeey
@leylajamac4018
@leylajamac4018 4 года назад
Sax 🤣🤣🤣
@muna229
@muna229 4 года назад
Wa cudur lkn wana waxan u badanhay hablaheena somaliyad alah naga yasiro abyo
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 года назад
Aamiin abaayo
@Halmaaltv
@Halmaaltv 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Sk4F9LXf7a4.html la faa,iidaysa
@nastehawaane7097
@nastehawaane7097 4 года назад
Maserka wa jacel
@khadarabiib2981
@khadarabiib2981 4 года назад
suhaybo adigu miyaad taageersantahay in ragunaagobadanguursado mise waadkasoohorjeedaa
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 года назад
Walaalkeey weli ima qabsan balse hadeey dhacdo markeedeey leedahay
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 4 года назад
@@SuheybaBadqas 😂😂😂rageedi jawaad diblomatik ah
@abdullahinoor8042
@abdullahinoor8042 4 года назад
Labiskan aad ayad oogu quruxsantahay Suheybo ee ha iska siibin please
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 года назад
Mahadsanid laakiin keligiis maa la qabi karaa walaalkeey
@abdullahinoor8042
@abdullahinoor8042 4 года назад
Suheyba Badqas Dor nooc tolo hee, runtii aad ayuu ku so saare... wan jeclahay gabdaha somaliyeed habkan marka ey labiska uqataan
@abdullahinoor8042
@abdullahinoor8042 4 года назад
Suheyba Badqas Qamaarka madaxa la saarta ka carar ya iskugu dawaanin please
@fatumaosman3849
@fatumaosman3849 9 месяцев назад
M
@farhankamil3655
@farhankamil3655 2 года назад
Waar Tani shaqo kale may wayday walee waa yaab
@saidyusuf4533
@saidyusuf4533 2 года назад
Wa islaan fariida
@ismahaanaxmed7832
@ismahaanaxmed7832 4 года назад
Sax midka mala awaalka waxuu kubadanyahay kuwaan wali guursan been maaha
Далее
Wait for it 😇
00:45
Просмотров 6 млн
ВИРУСНЫЕ ВИДЕО / Бекон 😅
00:31
Просмотров 204 тыс.
This or That 🛍️
00:52
Просмотров 2,9 млн
МИГРАНТ ВА ПОЛИЦИЯ 😂👍
00:12
Просмотров 277 тыс.
Wait for it 😇
00:45
Просмотров 6 млн