Тёмный

MASKA WAJIGA KA BIXIYA MAD MADOWGA  

MY RAJO
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 213 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 222   
@amnahaji1769
@amnahaji1769 10 месяцев назад
Masha Allah Abaayo muniiro Anigana wajiga honqor ta madmadow ga maxa lugudaweyaa♥️♥️♥️♥️🖤🖤🖤
@amnahaji1769
@amnahaji1769 10 месяцев назад
Abaayo muniiro maxaa.jarikaro honqorta Abaayo kasoo jawab
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 10 месяцев назад
Maasha Alah wlshay mcn Aniga waxaan rabay inaan kuu sheego inaan kaa faaiiday qas qaskii creamadii leysku daraayay aad baan ugu faaiiday wlhi JazakaAlah dry skin ayaan qabay inaba caadi ma ahin JazakaAlah xitaa wajiga waan marsadaa qurux dhalaal so beautiful aad baan kaaga mahadii
@mariannoor8675
@mariannoor8675 7 месяцев назад
Maanshaallah tabarkallah illahay ha ku barakeeyo abaayo jsk qayr wax fiican baad noo sheegtay mahadsanid
@um.samiir3755
@um.samiir3755 10 месяцев назад
Masha alaah waidin salaamey walaaladey iyo muniiro cadey❤❤❤❤❤❤❤
@kaaho_haji5712
@kaaho_haji5712 9 месяцев назад
Walaalay waxaan dadka KA DAA. MASKA waxaa roon inaa qof kuu mariyaa.....GABDHA SOMALIYEED ALLAH ayaa quruxiyay.
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 10 месяцев назад
Manshaallah 😍 difaaca qabowga wajiga thanks muniro ❤ waa lo bogay xabibi waqtigan camal
@Istanbuulofficial
@Istanbuulofficial 10 месяцев назад
Thanks so much
@MOHAMEDMOHAMED-vv6ss
@MOHAMEDMOHAMED-vv6ss 10 месяцев назад
Asc abaayo muniiro fasalinka iyo salid iyo biyah ubaxa banaanka malala aadikaraa
@FartuunCabdullaahi-pn4mr
@FartuunCabdullaahi-pn4mr 10 месяцев назад
Mash allaah abyo muniiro funny tahay wllhi wajigaga oo tiiishka ku kab kabtay markaa arkay cabsi igashay wllhi hhhhhh keep going abyo
@kairamohamed5724
@kairamohamed5724 10 месяцев назад
MashaAllah ❤️
@SafaCabdi-rl6yf
@SafaCabdi-rl6yf Месяц назад
Abaayo muniiro ilaahey dartiisa kujeclhy ❤❤😊
@shamsahmed5327
@shamsahmed5327 10 месяцев назад
Maashaa alaaah xabiibti qeer ilaaheey hagusiiyo inshaa alaaah bariyaaba bilaawa anoomarsanin aaba kahelay intaa isticmaashayna weey iiyaalaan 😂👍👍👍👍😘😘
@FatumaAhmed-r4f
@FatumaAhmed-r4f 3 месяца назад
Abayo maistecmasha wantijabi raba
@HodanJoseph-p7x
@HodanJoseph-p7x 10 месяцев назад
Abaayo muniiro waxaa kuweydiye qof oil fece mamarsan karaa saliida bybiga iyo fasaliinka
@UmzakiUm
@UmzakiUm 10 месяцев назад
Maasha allah shukran abaayo munira
@GudoonAbdi-d8k
@GudoonAbdi-d8k 9 месяцев назад
Weocm walshy ❤
@miskisagal1069
@miskisagal1069 10 месяцев назад
M.a Abyo muniraa manta isku dhiciskagu waa heer saare
@umu_abdirahman
@umu_abdirahman 10 месяцев назад
Masha Allah wllo waan soo samayn insha Allah kadibna waan idinla wadaagi natiijada insha Allah
@IqroAhmed-rt3rf
@IqroAhmed-rt3rf 9 месяцев назад
Hye jawaab nasii
@اسماعيلمحمد-ك2ش
@اسماعيلمحمد-ك2ش 10 месяцев назад
Masha allaah abaayo muniiro waad mahad santahay
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 10 месяцев назад
Jazaakillaahu khery xabiibti Waan soo tijaabinaa ❤maashaa Allaah tabaarakallaah
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 10 месяцев назад
Masha Allaah Tabaaraka llaah Allaahu ma barik Yaa ❤❤❤❤
@kamalali79
@kamalali79 10 месяцев назад
Asc abaayo munira waan idin salaamay walaasheey munira iyo ilmaha adeerka u a a hay dhamaan walaasheey munira Mahad sanid video yaasha quruxda badan ee aad Nala qeebsato marwalba ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa shaqo fiican ayaad heysaa keep going hooray u soco walaasheey munira Mahad sanid markale abaayo munira
@halimaisse868
@halimaisse868 10 месяцев назад
Asc abaayo aad bey haaruhu iigu yaalaan ee intaas bes miyaan mariyaan mise wax kalaa dhiman please iso jawaab intaan meelba loo dooniyaayo
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 10 месяцев назад
Masha Allah. Abayo muniiro❤❤❤
@fatimafarah2535
@fatimafarah2535 4 месяца назад
Uma Abdullah Asc wa mahadsantahay khar Allaha haku siiyo Aaaamiiiin Aaaamiiiin.
@سعديه-ر9ش
@سعديه-ر9ش 9 месяцев назад
intaba waa ii yaalaan hada bilaabaa❤❤ shukran xabiibti ❤❤
@shugrishafanii4093
@shugrishafanii4093 2 месяца назад
Masha allh Wan kuqnacy abyo tahns🎉🎉🎉😊
@naimaadan529
@naimaadan529 10 месяцев назад
Maansha alaah abaay muniro qof khaymo iyo karaamo ilahay kusharfa tahay ilahay haydin xafido adi reerkaba. Caruurta maansha alaah tabarakalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amal7147
@amal7147 8 месяцев назад
Nadiira waa qofwanaagsan Mansha allah habo mcney❤
@SaidAli-bl8du
@SaidAli-bl8du 7 месяцев назад
Tks lot my sweet setter is very good adia and natural I well show my wife to used ❤advice again my sister tks for evry think
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 10 месяцев назад
Masha Allaah ukhtii ❤❤❤
@SacdiyoSalah-o5y
@SacdiyoSalah-o5y 3 месяца назад
Mashalah abayo Allah ha ikaa xafido waar woon je
@RAHMA.ISMAIL
@RAHMA.ISMAIL 10 месяцев назад
Isoo dhiirigalaiya somaliyeey waan ku cusubahay please
@hodanabdi6255
@hodanabdi6255 10 месяцев назад
Masha Allah tabarakalaah wll haaraha maxaa jaraaya ka Soo hadal
@MalekaBarakow
@MalekaBarakow Месяц назад
Abaayo mcn Allah haku xifadiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 10 месяцев назад
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@farxiyamalin
@farxiyamalin 10 месяцев назад
Masha Allah tabaarakallah abaay muniira❤❤❤❤❤
@cleartrueblue66
@cleartrueblue66 5 месяцев назад
Muuqaal faa'ido leh Waa ku mahadsantahay abaayo
@FatumaAdan-we5uj
@FatumaAdan-we5uj 10 месяцев назад
Wcs abayo MashaaAllah abayo Shukran walashey❤❤❤
@hafsaahmed4482
@hafsaahmed4482 10 месяцев назад
Maashaa allaaah abaayo muriina allaaah haku barakeeeyo abaayadey aaan jclhy ayd thy ❤❤❤ alaabta. Ani na wn soo tijaaabinaaa wajiga haaar yar ayaa labada dhinac iiga jirto iney iga bi in dooonto ayn rajeynaaaa aaadbaaad u mahadsan thy sida aaad noogu faaaideysid abaayo
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 10 месяцев назад
Asc ma marsatay wllo
@HodanMaxamedcali-vt7xn
@HodanMaxamedcali-vt7xn 9 месяцев назад
Lugah iyo gacamah iyo wejig lagu cadeyo waxan ahay madow
@salma8081
@salma8081 10 месяцев назад
Mahadsnid abaayo aad IYO aad ugu baahnaay alaabtaan
@MulkiOmar-u9s
@MulkiOmar-u9s 10 месяцев назад
Shukran abyo waxbadan kaafaiday ❤❤❤❤
@cawocabdirisaaq8237
@cawocabdirisaaq8237 5 месяцев назад
Wllshay wad mahadsanid wll markan inka fujinayo wajiga finaan iga soo yaacay abayo maxasameya
@khadroadam3554
@khadroadam3554 9 месяцев назад
❤❤❤❤ mansha allah illahay haku barkeeyo mcnto ❤❤❤ wnu ubahneen❤❤ jiskalla khair❤
@mashfamilycooking13
@mashfamilycooking13 10 месяцев назад
Masha allaah allaah haidiin xafido abayo
@sahramohamud9741
@sahramohamud9741 10 месяцев назад
❤jizakallaah waa tijaabinaa iinshaallaah sis asc❤
@raxmomaxamuud2401
@raxmomaxamuud2401 4 месяца назад
Masha allh abyo nagasoo dhis noso badi jasakalaah adine
@madinaomar2344
@madinaomar2344 10 месяцев назад
Asc abyo thanks❤ lkn iisoo sheeg jjiimka,waa ubaahanahay ila soo xiriir waxaan ah reer my rajo❤
@MuniroMohamed-e7e
@MuniroMohamed-e7e 9 месяцев назад
Samiyow anigana was munira
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 10 месяцев назад
Indhaha bararka maxaa keeno maxaa ufican abaayo muniiro iyo madmadwga
@marymw-yh1ib
@marymw-yh1ib 8 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الله
@KhadraBadhigiriis
@KhadraBadhigiriis 2 месяца назад
Masha Allah ♥️
@naeemaabdulkhadir2946
@naeemaabdulkhadir2946 10 месяцев назад
😅😅masha allah keep going
@ZuhayraAhmed
@ZuhayraAhmed 9 месяцев назад
Asc xabiibti maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo
@Ifraaxgalbeed-fs7bl
@Ifraaxgalbeed-fs7bl 10 месяцев назад
Masha allah
@habonmusse7893
@habonmusse7893 10 месяцев назад
Masha allah qatara saana jirka kasoo hadal xabiibti
@MuniroMohamed-e7e
@MuniroMohamed-e7e 9 месяцев назад
Wow masha alaah
@CaashoSh-eu7ct
@CaashoSh-eu7ct 10 месяцев назад
M.a abyo shugrn waxaas wajiga ee ikaka juraa hataana hesanin maauwardiga maxaa sameynaa oo kale malaka marmo miyaa
@sagalabdi3898
@sagalabdi3898 2 месяца назад
Masha Allah waan kahelay walahi
@فتحيةعلي-ي1ن
@فتحيةعلي-ي1ن 10 месяцев назад
ما شاء الله 🩷🫶🌹👏👏
@ShamsoDahir-s7y
@ShamsoDahir-s7y 10 месяцев назад
Abayo waji salid ahay maxairon wakusalmay
@manemaneahmed1229
@manemaneahmed1229 10 месяцев назад
Abayo jumca Moubarak
@Fartuun-bx5nz
@Fartuun-bx5nz 10 месяцев назад
Masha allah abayo wajik finan kaqabaa umul baan ahay xabiibti
@TescoMo-v2u
@TescoMo-v2u 10 месяцев назад
Wooow mhdsnd yqe waad noo faa.ideesay ❤❤
@safiyaamin-y9j
@safiyaamin-y9j 7 месяцев назад
❤❤❤
@UbaxMadoobe38
@UbaxMadoobe38 9 месяцев назад
Thanks boqoradena muniira
@MaryanHussien-z3x
@MaryanHussien-z3x 10 месяцев назад
Abayo muniro isku dhacees mahadsanid ❤
@ismahaanali3662
@ismahaanali3662 10 месяцев назад
Abayo see tahay waxan rabey xariga garbaha magacis
@dhamoahmed6277
@dhamoahmed6277 10 месяцев назад
Mcney waayadan waan kayara caajisay wixi aad sogelisay odhan hadan daawanooya kawrn kujclhy qli ❤
@murayomohamud2070
@murayomohamud2070 10 месяцев назад
Masha allh waka helay waan broweyna insha allh ❤❤❤❤ thanks
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 4 месяца назад
Xanuun mac macaan qanjaruufo ku jirtaa ku lahaa 😂😂😂 Lakiin markuu xaada timaha ku dhegaa necbahay 😂😂😂
@FivochanneL-g2y
@FivochanneL-g2y 2 месяца назад
Gabdho waxn maqly cafe yagu wajigu dhuuba max ka jira 😮
@shukrihassan-878
@shukrihassan-878 10 месяцев назад
Abaayo finan idhibay energy qaba dawo iyo dhir wax dabici ah intaba wan kadlay wajigeyga salid ayu leyahay wax icawiyo isheg abayo mahadsanid
@naimakhalif9683
@naimakhalif9683 10 месяцев назад
Serumta the ordinary tijabi abayo Subax iyo galab kastana suratul fatixa todoba(7) jer kutufo biyo kadibna marso ama cab
@fioriselihom6506
@fioriselihom6506 4 месяца назад
Thank you sister ❤
@user-th1bi9tn3
@user-th1bi9tn3 10 месяцев назад
ماشاء الله ❤❤❤❤
@LadanTarabi
@LadanTarabi Месяц назад
Asc Munira abayo wan ku salamay inte laga helaa xariga lagu jimic sanaayo Holland ayan joogaa mahad sanid
@sahroabdiaziiz2333
@sahroabdiaziiz2333 10 месяцев назад
Masha alah abayo ilaahay haku barakeyo adi iyo rerkaga waxa noso galisa kor qalelka waxa ufican
@fartun9503
@fartun9503 10 месяцев назад
Cadi waye Abaayo ❤
@caashacabi6526
@caashacabi6526 10 месяцев назад
Abaayo muniira ukunta xasasid ayaan kuleyahay maxan kubadali karaa
@axlaamismahaan3389
@axlaamismahaan3389 10 месяцев назад
Tiishka caadiga mku sameyn karaa qaali
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 9 месяцев назад
Masha allah wllo mahadsanid ❤❤❤❤
@shamafamily123
@shamafamily123 10 месяцев назад
Mashalaah alah abayo muniiro wa isku dhacees waye😂❤❤
@shankaron7
@shankaron7 10 месяцев назад
Abaayo muniiro wixii soo haro firijeerka ma gashan karaa oo mar kale ma isticmaali karaa
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 10 месяцев назад
Salaamu caleykum w.w. Mahadsanid wll
@sahrabintuahmed2397
@sahrabintuahmed2397 10 месяцев назад
Msha allah abyo muniro
@soumeyamoussa9777
@soumeyamoussa9777 10 месяцев назад
Warago WA maxaay af Djibouti huno
@FaizaAbdirahman-d9y
@FaizaAbdirahman-d9y 10 месяцев назад
M.a abaayo keep going ❤❤❤ funny tahy macanto❤❤❤😊
@cabdinajiibkhaliif9188
@cabdinajiibkhaliif9188 10 месяцев назад
Mash allha ❤❤❤❤❤❤🎉
@abdullahidaahir5402
@abdullahidaahir5402 10 месяцев назад
Mamo waka fa ide illahey na ha ikaso madow ga ino igababo o insha allah nabraha dhiga igasowada baxay were en madobe igu reben m.a wajigaga ado na hor jogo isbadal wen kuyimid masha allah ❤❤❤❤tanks wada ima wana kulasowadaga sida noq do lkn istus tus ani makusowedis tay bo 😂😂
@SurprisedPolarBear-zz7vg
@SurprisedPolarBear-zz7vg 6 месяцев назад
Abaayoy ani Haro baan lehay e isheeg waxan iskaga gooyo
@NewEyes25
@NewEyes25 5 месяцев назад
Thank you 🇨🇦💜
@nafisomacalindahir1169
@nafisomacalindahir1169 10 месяцев назад
Abaayo muniiro ukunta maxaa lagu badelaa urkeeda necbahay maxaa ku bedelaaa
@hamdibiid1004
@hamdibiid1004 10 месяцев назад
M.a abyo waan tijabinaa
@sahraibrahim5601
@sahraibrahim5601 10 месяцев назад
Abayo muniro maxaad is ku cateysay ❤ jazakalaah qeyr
@IsmahanAbdulqadir
@IsmahanAbdulqadir 3 месяца назад
Masha alaah abayo muniro shugran qali
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 10 месяцев назад
Hooyo muniro wankujeclahay hooyo keep going ♥️💕💘
@KhadraBadhigiriis
@KhadraBadhigiriis 2 месяца назад
Masha Allah qurux❤❤❤❤
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 10 месяцев назад
Mansh allah abayo muniiro ani wan sotijabin ❤❤
@Seynabcadey-t1t
@Seynabcadey-t1t 10 месяцев назад
Masha Allah aniga sameeya wax badana ka faaiidey alx lakin faynka Kuma marsanjiri hadan ku daraya
@HanaAbdi-dk1uf
@HanaAbdi-dk1uf 9 месяцев назад
Thans abaayo barida xoolaha ma lamarsan karaa❤❤❤
@hodanabdullahi4784
@hodanabdullahi4784 2 месяца назад
Masha allh xabibti xafidullh
@leylawacbestcooking5465
@leylawacbestcooking5465 9 месяцев назад
Tiishka maliska dhaafi karo caadi fece wash aanku dhaqanaa
Далее
FULL LIFE ROUTINE RER #my_rajo JUMMA MUBARAK
11:44
Просмотров 7 тыс.
WATANA JAWABTII SKIN CARE #my_rajo
20:11
Просмотров 38 тыс.
Каха понты
00:40
Просмотров 398 тыс.
Китайка и Красивые Глаза😂😆
00:20
MASKII LAGA DAWA DHACAY #my_rajo
11:35
Просмотров 131 тыс.
QAS QASKA LUGAHA IYO GACMAHA #my_rajo
15:07
Просмотров 114 тыс.
MORNING ROUTINES KA UMUSHA ,#my_rajo
12:59
Просмотров 114 тыс.