Тёмный

QAS QASKA LUGAHA IYO GACMAHA  

MY RAJO
Подписаться 252 тыс.
Просмотров 114 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 174   
@soomaali2088
@soomaali2088 9 месяцев назад
Natural ayaa fiican, bleach uma fiicno maqaarka, maasha Allah hore u soco, soo tijaabi waxyaalaha dabiiciga, Walaalaha waa sameynaa yaan. Xabiibty soo tijaabi Orangiga liinta qolofteeda iyo Saliid qolofta lagu kululeeyey.
@DaganMaxamedWali
@DaganMaxamedWali 11 месяцев назад
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 Год назад
Haboo wajigana nala soo wadag waligii ma marsan wax aan ka aheyn face mask naturalkeyga ahayn wax anan kimiko laheyn oo natural ah soo samee asne mahadsan haboo
@zahrasuleimanahmed8553
@zahrasuleimanahmed8553 Год назад
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤
@zahrasuleimanahmed8553
@zahrasuleimanahmed8553 Год назад
Masha Allah jazakallahu
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 Год назад
Masha allh fast 1111❤❤ Coco batter Glesolid E oil Vasalin Crem papaya Pebloshin aya isku qasaa ani masha allh waye alabtaan a
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Год назад
Alhamdulillah Moniira ❤Anaga Waan Fcanhy Adinkane Sidaas & Si La Ek Bi"idnillaahi kariim yarabi ❤🤲
@MarwoMaandeeqShaRaf
@MarwoMaandeeqShaRaf Год назад
muniira shukran xabiibtii ale haku barakeeyo
@shadiya-abdullahi
@shadiya-abdullahi Год назад
Habo muniiro waxan kula socda 4 sano ila hada kama xiiso tagero number one ku ahy❤🥰
@FaadumoyusufFaadumo
@FaadumoyusufFaadumo 2 месяца назад
Abaayoy muniiroy wlhi Gabdha aan dhali doono muniiro la dhhaaa siii ogooow ❤🎉
@hibaaqdiine6998
@hibaaqdiine6998 Год назад
wcs wllshey muniro alx abyo muniro abtiga kawar intukudan beya .manta video horefirsanayey qosolko igadha meyay wlhi alle haxifdiiyo❤❤❤❤
@RaaxoHassan-d9l
@RaaxoHassan-d9l 9 месяцев назад
Maasha allah
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад
masha allh😍Afaarahan hadi la marsado waa smooth
@hodoadam1672
@hodoadam1672 Год назад
Thanks for sharing wllshy Munira qurux
@KAfiYoMUsE-m6i
@KAfiYoMUsE-m6i 3 месяца назад
Mnsha Allah qaali
@shacnibarre
@shacnibarre Год назад
Masha Allah ♥️ tabarakallaah ♥️
@FartuunCabdullaahi-pn4mr
@FartuunCabdullaahi-pn4mr 8 месяцев назад
Abyo mcn muniiro hadii karemadan marsado gacmaha lugaha aniga madow ayey iga dhigayaan hadne dadka saliida leh ma marsan karaan mcney
@muniiromaqdas109
@muniiromaqdas109 Год назад
Asc muniiro abaayo waxaan kaa codsanaa fartuun yayna murugo dareemin ayada iyo caruurteeda aad ayaa ujeceshahy sax masha allah kuna dadaalal sideey horumar kugaari leheen abaayo mahadsanid muniiro fartuun waa gabar baariya adag daacada masha allah
@ladanmohamed4515
@ladanmohamed4515 Год назад
Masha allaah abaayo muniiro caqligaga iyo rajadaadaba ilaahay hakuu barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhuuxcali606
@dhuuxcali606 Год назад
Masha allah muniiro aqaliyey
@aliyarenuurka9360
@aliyarenuurka9360 Год назад
Masha Allah Allah haku xifdiyo
@safiyomaxedmacalin6419
@safiyomaxedmacalin6419 Год назад
ASC abaayo muniiro Hala iiso duceyo Gabar ayaa iga xanunsan
@khadramohamed1818
@khadramohamed1818 Год назад
Ilahay hakucafiyo walaal gali
@ayaanjalleychannel7507
@ayaanjalleychannel7507 Год назад
Allah kuu caafiyo abyo
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk Год назад
Allah Haku caafiyo abaayo ❤
@IbaadoAli
@IbaadoAli Год назад
Allah ha kuu caafigo wll caafimaad dgdga oon cudur ka danbayn
@hawacadey1844
@hawacadey1844 Год назад
Alle ha ku caafiyo wll cafimaad deg dega
@fartunabdulle631
@fartunabdulle631 Год назад
Mashaa Allah beautiful ❤ waa barobena inshaa Allah mcnto
@AaminaXuseen-vw7bz
@AaminaXuseen-vw7bz 4 месяца назад
Mansha allah❤
@siciidocabdullahi1130
@siciidocabdullahi1130 Год назад
MashaAllah abyo muniiro ❤wax wngsn ayaad nisoo gudbisay jazaaka allahu kheyr ❤qaali 🥰🥰
@Jamaa-o7x
@Jamaa-o7x 9 месяцев назад
Haaa mashaalah qli❤❤❤😂😂
@fatimabulhan3322
@fatimabulhan3322 10 месяцев назад
Msh allah qli wajigana nogu sodar qli
@nimonuura1237
@nimonuura1237 Год назад
Masha Allah
@FahmoXasan-y7t
@FahmoXasan-y7t 3 месяца назад
Amiin wllo
@tatimoussa2179
@tatimoussa2179 Год назад
Huno waar heb je gekocht die crème vaseline ik heb niet gezien bij Etos ? Dankjewel huno
@deqalula9707
@deqalula9707 Год назад
Luuqadaa xgee hadlaa
@NuuraMohamed-w1v
@NuuraMohamed-w1v 25 дней назад
Amiin alah haku caafiyo
@LaylaMukhtaar-ow2to
@LaylaMukhtaar-ow2to Год назад
Masha Allah abaayo Allah ku barkeyo abaayo waxaan ku weydiina hal mid salida Bio-oil ihonhoitooijy asiga ey ku qorantahay aan heesta abaayo wajiga dhawac iga yaal aan umarsada meel kasto mala mari karaa xabibito codsi waye ee iso jwb❤❤❤
@firdowsahassan4350
@firdowsahassan4350 Год назад
Korka jexjex hadad ka qabin bio oil haku darsanin Vitamin E oil ku darsada
@nutritionbabyandprotein3827
Masha allah ina caadi maha runtii❤❤❤
@YasmiinCabdi-wk9ck
@YasmiinCabdi-wk9ck Год назад
Thanks you abayo mcn Love you ❤❤
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 Год назад
Qaali macyada ma isoqorikarta ma ujeedi waxa kuqoran salida iyo creamka cad
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 Год назад
Aniga week ka hor lee samestay Mashallah waye qofkii barta
@HadiyaAjman
@HadiyaAjman Год назад
امين يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaatimaHersi-ru8fw
@FaatimaHersi-ru8fw Год назад
Mansha allaha keep goin
@AarsatoAarsato
@AarsatoAarsato 21 день назад
Aaamiin ❤
@balahiomar8083
@balahiomar8083 Год назад
Masha Allah 🎉
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 Год назад
M.allaah muniira shukrn qaali
@faxiyoismanmaxamed8775
@faxiyoismanmaxamed8775 Год назад
Masha allaah mahaadsaniid
@fmg63772
@fmg63772 9 месяцев назад
Asc muniiro ogoonsho kadaawo shirkadan saliida caruurta khatar ayaa laga shegayaa
@habibaali2400
@habibaali2400 Год назад
Masha Allah my sister Next time use the ziploc💯👍👏👏❤️💋❤️
@aminaosman1807
@aminaosman1807 3 месяца назад
Masha
@maryamac.qaadir8831
@maryamac.qaadir8831 Год назад
❤❤❤❤❤❤ mahadsanid abayo muniiro
@FadumoOmar-j6l
@FadumoOmar-j6l 9 месяцев назад
Asc abaayo muniiro wan kujecelnhy alaha kuxafido
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 Год назад
Thank you so much ❤❤❤❤❤
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk Год назад
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@itsuyes5396
@itsuyes5396 Год назад
To be honest wax baa laga qaada marka creams ka laysku qaso ee mid walba gooni uu marsada
@Ruqiyotakilo14-uh6ud
@Ruqiyotakilo14-uh6ud Год назад
Abyo Somalia Malaga helaa.kareemadaan
@HamdiAbdullahi-i8h
@HamdiAbdullahi-i8h Год назад
masha allaah abaayo mcnto
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Год назад
Mansh allah abayo
@barliin01
@barliin01 Год назад
Thanks aqliga inaa iskaalsho gashto waa iga maqnaa❤❤
@hamdixarago8009
@hamdixarago8009 Год назад
Maashalah aabayo qali
@faadumo4454
@faadumo4454 Год назад
Shukran abaayo❤
@fatimaahmed946
@fatimaahmed946 5 месяцев назад
❤😂😂😂 aqliga hawayin qali
@qadraahmed35
@qadraahmed35 Год назад
Masha allh 😂
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 Год назад
MaashaAllah abaayo 🎉
@FarxiyoCumar-gq7yy
@FarxiyoCumar-gq7yy Год назад
Msh allah tabarakalah
@AaminoAli-t4r
@AaminoAli-t4r Год назад
Ma shaallah❤❤❤abayo qar alahakusiyo mcn
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk Год назад
Masha allah abaayo ❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
MUNIIRA. IYO. QASQASKEESA. SOODHAWAADA❤😊😊😊
@soomaali2088
@soomaali2088 9 месяцев назад
Caag yar barkhuli ah xataa isticmaal iyo qaadaa Cake lagu qaso Creamka Lee u gooy Qas qaskiisa
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Год назад
Wcs abayo munira masha allha tabarikllha mahad sanid abayo qali munira allha haku xafido ❤❤❤
@FaisaCadeey25
@FaisaCadeey25 Год назад
Asc abayo ani iso booqo
@ShukriHassan-u8w
@ShukriHassan-u8w Год назад
Waaa.mshll.allh.kuxafido
@sagal.hussein
@sagal.hussein 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@faysasiciid847
@faysasiciid847 Год назад
muniira fariid bacdana waan kaafaiday thanks😂
@fatoumasamireh
@fatoumasamireh Год назад
Magaci wlll❤
@hnasriinahmed8586
@hnasriinahmed8586 Год назад
Abaay muniiro alaabtan alabteydi lee ahaa caadi mahan loo bogay wayr ❤😅
@عبدالواحدمحمدأحمد-ل2ر
@عبدالواحدمحمدأحمد-ل2ر 11 месяцев назад
Abaayo maku cadeenaa
@hnasriinahmed8586
@hnasriinahmed8586 11 месяцев назад
@@عبدالواحدمحمدأحمد-ل2ر Haa Wu ku nuurinaa
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 Год назад
Xagaan nederland kahelikara creamka cad iyo salida qaali
@Aragzan371
@Aragzan371 Год назад
Masha allaaaaah❤
@Seynab-gd8ge
@Seynab-gd8ge Год назад
Abaayo hadaan helikarinn abaayo kuwan noosoogali wax fudud
@CaashoaxmedCaashoaxmed
@CaashoaxmedCaashoaxmed Год назад
Abaay.muniiro.ala.haku.xafidho
@umuzahra3864
@umuzahra3864 Год назад
MashaAllah ❤❤Abayo ❤❤
@FaizaMire-y3j
@FaizaMire-y3j Год назад
Tnks xabibti
@ayaanjalleychannel7507
@ayaanjalleychannel7507 Год назад
Quruxey anaaa kusoo dhiibaayo ooo Somalia jooogee haduuu kaaa dhamaaado
@asmamuhumed1335
@asmamuhumed1335 Год назад
Abayo ani madmadowga farahaa I dhibay maxaa mariyaa
@munacadey6418
@munacadey6418 Год назад
Masha Allah waye
@Umusirajchannel
@Umusirajchannel Год назад
Masha allah wll qali hada ayaan kugu soo biiray
@CayniAxmad-r9e
@CayniAxmad-r9e Год назад
Abaayo miniira guuleeso
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Год назад
Wcs abaayo muniro ❤
@HibaaqMuqtaar-k5g
@HibaaqMuqtaar-k5g Год назад
Abayo muniro ilma radis ahay isuduceya adiga asxabtada
@daganchannel7929
@daganchannel7929 Год назад
Allaha ku siiyo ubad saaliha❤
@HibaaqMuqtaar-k5g
@HibaaqMuqtaar-k5g Год назад
Amiin abayo shukran
@habonmusse7893
@habonmusse7893 Год назад
Alaha kusiiyo awlaad baari ah
@HibaaqMuqtaar-k5g
@HibaaqMuqtaar-k5g Год назад
Amiin abayo alle ha iaqbalo ducadena
@haboonjamaac
@haboonjamaac Год назад
Alle haku siiyo awlad baden incha alhh huno
@Samialucky5
@Samialucky5 Год назад
Keep going abaayo mcn❤
@Qadroali231
@Qadroali231 Год назад
As km masha allaah
@raak9helen
@raak9helen 8 месяцев назад
m.a❤❤❤
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 Год назад
Kuwa sas camal oo jirka dhan lamarsado nososamey abaayo
@shshss1192
@shshss1192 Год назад
Mid walbo kaligis hadaa marsado so iima fududo
@HawoSiyad-p9c
@HawoSiyad-p9c 8 месяцев назад
Ok❤❤❤❤❤
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 Год назад
Mashallah ❤❤❤
@suusaanmaxamed1799
@suusaanmaxamed1799 Год назад
Alxamdu abyo waan fcnhy❤❤❤
@khadiijodalmarhonest1895
@khadiijodalmarhonest1895 Год назад
Mash alaha ku sodawaw kani wa shaqo ❤❤❤❤
@IfraaXApDiH
@IfraaXApDiH 9 месяцев назад
❤❤❤❤ 2:15 2:28
@monaahmed5700
@monaahmed5700 Год назад
Alxmdulilaah xbbti
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
Xamar wey buxaan kareemadan thanks abyo muniira❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Год назад
MACHA"ALLAH ❤
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 Год назад
Geerasaliin iyo biyihiisa ayaa kaa dhiman wax kalle weeye qali
@Ruqiyotakilo14-uh6ud
@Ruqiyotakilo14-uh6ud Год назад
Anyone Somalia Malaga helaaa
@faadumozahra94
@faadumozahra94 Год назад
Kuli we yaalaan bakaaro, x weyne iyo dhamaan supermarkets waalaga helaaa..!!
@Nadiifodhayibali
@Nadiifodhayibali Год назад
kusali nabiga ❤❤❤
@Fartuun-bx5nz
@Fartuun-bx5nz Год назад
Masha allah ❤❤❤❤
@laylaahmed1937
@laylaahmed1937 Год назад
Wajiga neh wax qurux kaga dhigayo noso gali ❤
Далее
SKIN CARE ROUTINE RER MY #my_rajo
15:00
Просмотров 28 тыс.
Wildest 10 SECONDS OF HIS LIFE 🤯 @TomIsted
00:14
Просмотров 4,8 млн
QALINKA MAXA KENAY ?  #my_rajo
17:28
Просмотров 141 тыс.
MARYAN SORRY ABAYO SIDAN MADAN U QALMIN 🥲
7:51
Просмотров 18 тыс.
Wamarkele iyo kiriimki  dhaxanta
6:02
Просмотров 18 тыс.
QAS QASKII GABDHAHA AROOS YADA LABO BARI KU CADOW
12:18
Qas Qas gacmaha iyo lugaha kuu cadeenayo ila arag
12:57