Тёмный

Masuul ka soo horjeestay Xilka qaadis uu ku Sameeyay Madaxweyne Biixi 

SAAB TV
Подписаться 506 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 17   
@Cajabo
@Cajabo 3 месяца назад
Muuse wuu rafanayaa Muuse wuu wareeray Muuse godkiisey biyo ugugaleen
@Hawd74.
@Hawd74. 3 месяца назад
Walaahi guushuu gaadhay ee aduunkii uu kaga oohiyay geesi
@Miketyson-o2k
@Miketyson-o2k 3 месяца назад
Sabankan aynu joogno wanaagu waa nacasnimo Xumaantuna waa geesinimo
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 месяца назад
Muuse sharciga waxaa u ah dooqisa waa kaligii taliye caqli xun
@saynabhassan2412
@saynabhassan2412 3 месяца назад
Anagaa xil kuu magaacibi doonee naga aamu
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 3 месяца назад
Sharciguu waxkayaqaanaa. Waxay xukumadu indhola aan kuhaysaa sharcigii dalkulahaa. Aqoonta muuse waa clami. Waxa igadaran ninka muuse xukumo.
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer Месяц назад
Odaygii indhahaa loo heexay 😂😂😂😂
@faisalosman9906
@faisalosman9906 3 месяца назад
Xilku wareegto in uu yahay miyaan u ogsooneyn? Isagu miyuu ku riyooday Markuu lagu wareejiyey waa yaabe? Waar maxaa dalkii haysta?
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 3 месяца назад
Waxa weeye Muse waa Nin cilmi Iyo aqoon daran waxa ma garanayo EE hala baro Waa Ninka jahil ka ah EE mw aanu qaadi karin isku Raray 😅😅😅
@KeyseAwadAliAbdi
@KeyseAwadAliAbdi 3 месяца назад
Odayga muse bixi Markuu Xanaaaqo 90 jarayaa miyir ma Leh Wuuu iska jiboodaaa wuuna Rafanaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 месяца назад
Iimaanka beel ma markii Horaad xilka u dhiibatay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 месяца назад
waa xagii rer jabuuti warka i sii ma madaxweye bu leeyhey xil igma qaadi karo kolkaa ma ayeeydiiba xilka ka qadi kara dibjirkan ma cadawga gudhaaha ninkan l eryey ii soo sheegya ma aqanee mukhtraar madax weynha lama murimi kartid why kumaba naqano
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 3 месяца назад
YARKU MA WUXUU KA SOOJEEDAA HUWANTA GUDAHA !!!!!??????
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 3 месяца назад
Huwantaas oo ah kuwii ilaa awoowgaa ilaa imaka jiritaan kaaga ilaaliya
@alcadaadichannel2583
@alcadaadichannel2583 3 месяца назад
Mararka qaarna lu adoonsaty Dameeryahw 😂
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 3 месяца назад
Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhaber jabiyay mucaaradka walaal
@Cajabo
@Cajabo 3 месяца назад
Heego Alaaha kufashiliya Heego reer afkanoolayaal Heego ceebtiinu banaanka
Далее
Бокс - Финты Дмитрия Бивола
00:31
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57
Скинь той самой ❤️‍🔥
00:15
Просмотров 17 тыс.
''Way ka dhamaatee dhiib adeer '' Xubno is casilay
14:40
Бокс - Финты Дмитрия Бивола
00:31