Тёмный

MATAANO MIYAA? UURKA BISHA 2&3aad |MOHAMED AND MARYAM 

Maryam & Mohamed
Подписаться 93 тыс.
Просмотров 93 тыс.
50% 1

CODSI: INTA RIIX to SUBSCRIBE CHANNEL KEENA CUSUB / @maryamandmohamedshorts
--------------------------------------------------------------------------------------------
Follow us:
TikTok: Nolosha.Farxadeeda
IG: Nolosha Farxadeeda
FB: Nolosha Farxadeeda / noloshafarxadeeda
-------------------------------------------------------------------------------------------
ASC, ku soo dhawaaw Nolosha Farxadeeda. Channel kaan waxaa daadihiyo Mohamed iyo Maryam. Waxeeynu nadhahay lamaano ku nool wadanka Mareykanka kana soo jeedo Somalia :)
Nolosha Farxadeeda wuxuu ka hadlaa sida loo dhiso guri dhameeystiran, waxa kale oo aan ka hadalnaa waxbarasho, aroos, jaceel, wada noolaasho, Talo bixin, iyo arimo kale oo taabanaayo bulshadeena Somaliyeed meel walbo oo eey joogaan.
Insha Allah waxaan rajeeyneynaa in aad ka faaiideysi doontid.
Hadii aad heeyso talo fadlan nala wadaag, comment ga noogu soo qor ama inoogu soo dir emial kaan Noloshafarxadeeda@gmail.com
Hadana --------SUBSCRIBE
Hi guys, welcome to Nolosha Farxadeeda. We, Mohamed and Maryam, make family videos where we talk about some struggles that our Somalia community goes through day-to-day life. We also touch subjects such as education, living in harmony with your spouse, save money, etc
If you have any question or suggestions, please let us know in the comment section :)
DHARKA CIIDA |EID SHOPPING
DHARKA CIIDA 2021 |EID SHOPPING
MATAANO MIYAA? UURKA BISHA 2&3aad

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 370   
@umumaida9912
@umumaida9912 3 года назад
Wll igu duceya 2 wiil oo matana ah bariya inuu allah isiyo aniyo intii ila midaba🤲🤲
@farxiyocali203
@farxiyocali203 3 года назад
Family girl ilaah haku siiyo ubad salixana insha Allah
@degelkhayr
@degelkhayr 3 года назад
Wixii khyr kuu ah Allah haku siiyo
@haboonali7455
@haboonali7455 3 года назад
Ilaheey hana wada siiyo ani xataa aadan ujeclahay mataano
@gabdhamamhinda1157
@gabdhamamhinda1157 3 года назад
Allah ku siiyo kuw barii kuu ah abayo Amiin
@amalaskar2264
@amalaskar2264 3 года назад
Ilahyi Haku siiyo duriyad saalixa
@ayanalimohamed3408
@ayanalimohamed3408 3 года назад
Alxamdulilaah waxa ilaaheey iigu deqay 1Gabar alaha ii ♥ xafdiyo alaha subxaana watacalaa waxan ka baryayaa adinkana iigu soo duceya awlaad qayr qabto ani iyo intii islaam aameen
@cfc.200
@cfc.200 3 года назад
Mash Allah Allah ha kuu fududeeyo adiga iyo inata xaamilada ah like Aamiin
@ZubeirHaji-h6x
@ZubeirHaji-h6x Год назад
Amiin
@rahmoshine7144
@rahmoshine7144 3 года назад
Waan idinku cusbahay walal waana idinka helay ilaahi ha isku kiin xafido isku waara abid waxaan idin weydinaa meeqa ciyaal baad heysataan dumashi ilaahi ha kuu fududeyo inta kuu dhiman cunug cfmd qaba insha Allah
@bidhaanqurux3518
@bidhaanqurux3518 3 года назад
Wil ujooga alh udaaye m.a
@ismailyusuf5056
@ismailyusuf5056 3 года назад
Hi congrats my wife got prignant after 11 years she is in the United state after long time we do everything but allh mahad leh inkasto kala fogaashaha keeni karo ani lama jogo but waa isku imaana
@aragzansidahooyadeed6227
@aragzansidahooyadeed6227 3 года назад
Masha Allah wllo alle hakuu fududeeyo xaamiladii is xambaarsato all Masha Allah abyo alle hakuu fududeeyo afar indhood nabbada alle hakaadhigo xppti afar indhood oonabbada
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Jazaka Allah kheyr Ukhti
@saamquen7928
@saamquen7928 3 года назад
Hooyaday iyo family kayga midina ma dhalin so waxa dhalay last year laba gabdhood alaxmdulih hada 8bilbay jiraan waa alxmdlh. Ilahay ha siiyo. Awlaad salixa inta an haysan
@kaaahanuura6938
@kaaahanuura6938 3 года назад
Wll kawaran fooshooda iyo dhalitaankooda dhib miyaa
@beelodagan3554
@beelodagan3554 3 года назад
Iso duceya ino ilha matano i siiyo aniga iyo inta il miid eh
@fatimaibrahim1333
@fatimaibrahim1333 3 года назад
Mataano aniga dhali subxanallah aadey u adag tahay intii jaceel illahay ha siiyo
@jamaatmohamedshakir7147
@jamaatmohamedshakir7147 3 года назад
Aamiin ilaahayoow isii
@shugrijamac9617
@shugrijamac9617 Год назад
Aamin wll adna alaha kuu xifdiyo
@fatimaibrahim1333
@fatimaibrahim1333 Год назад
@@shugrijamac9617 Aamiin abaayo qaali
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 года назад
Masha Allah tabarakalah abaayo Allaha ku adkeyo kuwa kale mataano ah Allaha ku siiyo
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Aamin ya Allah
@fatmaasad3998
@fatmaasad3998 3 года назад
Kasoo hadal hooyada uurka leh marxaladaha ay marayso insha alaah si aan wax badan uga barano wlkey iyo walashey alaha u fududeeyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 3 года назад
Waaw amazing wlh sax way somalida we iska war bdnyihin in dhaqtarka ufududahe midan qalinka. Abayo alaha kufududeyo
@fatumai8275
@fatumai8275 3 года назад
Masha Allah miss you guys so much walahi 😍😍😍😍💓💓💓
@ustadmohamedhashihydar7242
@ustadmohamedhashihydar7242 3 года назад
After the development of placenta Ama mandheerta the maternal blood nutrients diffuse through the placenta to foetus blood circulation and after completing of three months the embryo will transform into foetus
@zainabhassan4266
@zainabhassan4266 3 года назад
Mataaano caafimaad qabaa Alahaa idiin siiyo health babe that is important 🤲🏽💞💕😍😘
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Yes Indeed it is
@hodonqali2605
@hodonqali2605 3 года назад
Mashallah kun jeer hambalyow wllo aniga isoo duceya in illahaya ubada I siyow
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 3 года назад
Masha Allah awlaad qeyr qabto allaha ku siiyo maryan qurux dumar wada jira oo wada jooga waligiina love you dadkeygah💘❣🌹💯💯💯🇸🇴🙏🙏🙏🇸🇴🌹🌹🌹🌹🇸🇴💯💯
@sucaado2afgooye742
@sucaado2afgooye742 3 года назад
Masha allh wll anigana isoo diceya 2matano bariya alle ha isiyo
@kaltuumomuqtaar995
@kaltuumomuqtaar995 3 года назад
Abayo maryan ilmo cafimad qabo Allaha hakaka dhigo xappti Videos health science noso badiya wanka heley qabka u mahamed noka sharxay qeer allaha siyo wax badan ayaan ka fahmey advantage and disadvantage of csection.
@somaliboy2270
@somaliboy2270 3 года назад
Masha.allah hal iyo laba ba waaa waxa uu alle baxsho kuwa ayaaba la. Maryan illah hakuu adkeeya halkaada isaka oo nabad qabana illah ha keeno dunidaan qurux da bdn tan kale maxamed many thanks sida noogawada faaidesay cilmiga illah ku baray cashiro inta ka bdna waan kusugeena bro
@luul3234
@luul3234 3 года назад
Masha Allah Allaha Samo kugugaarsiyo umulida dabiicina allaha kagadhigo 2 waankudhalay lakiin caadiga wax kafiican malaha
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Runtaa waaye Qaali
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 года назад
Aniga hta cadina wa udhaly qalina wan kudhaly wax isku dhow hta maha qalin Wu xunyahy
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 года назад
Masha allah Congratulatinos my family alleh ha idin barkeeyo awlada Afar indhood cafimaad qBA alleh haka dhigo ❤❤❤❤👏
@maryamahmed3136
@maryamahmed3136 3 года назад
Alhamdulillah healthy baby, easy and safe labor Insha Allah
@jiddowmuridi8532
@jiddowmuridi8532 3 года назад
🕋🕋ما شاء الله تبارك الله فيكم🕋🕋
@amiiraamiira7356
@amiiraamiira7356 3 года назад
Ow laad baari allah haka dhigo ki idin anfaco aduun iyo aakhiro amiin yarabi🤲🤲
@farxiyohussein6363
@farxiyohussein6363 3 года назад
Maryan abaayo macn meqa week baa tahay walac baa ahay adiga lee jeclahay inaa ku dawado manta dhan RU-vid ka adi lee kaaa dawada muuqaladaada allaha ku jeclado abaayo
@sacdiyaabdi8173
@sacdiyaabdi8173 3 года назад
Mnsha allah ilahay haydiin xifdiyo family qurux badan mnsha allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 3 года назад
Asc sister mash Allah illah ha kuu fududeeyo maxamed waxaa noga faaidaysaa wax yaalah dhabar xanuunka keena iyo aneemirada jisakallah uqayr illah ajar ah kaas iyo
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Insha Allah
@mariansaid6369
@mariansaid6369 3 года назад
Placenta is mandheer ama Ebida. Beautiful couple 💑may Allah bless you and protect you isha Allah
@simaneycabdi8310
@simaneycabdi8310 3 года назад
masha allh kuwa baari allh idinkaga dhigo oo caafimad qaban
@warasamemohamed8278
@warasamemohamed8278 3 года назад
Asc mashallha tabarakallha Allha ku soo fudayadiyo walshay macaan Anigaba hooyo ayan ahaya wan kula dareemayaa Waxa la yidhaa madheerata ayaa layidhaa 🌷🌷🌷🌷🌸🌸🌸❤️❤️❤️🌷🌷🌹🌹🌹
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 3 года назад
Anaa qaliin kudhalo 2 jeer kudhalay alx allaah ayaa uku mahad celiyaa mar walbo wayo waan ficanahay ilmaheyga korsoyaa allaah mahadleh
@sucdisiyaad4061
@sucdisiyaad4061 3 года назад
M.allah Alle ha u fududeeya inta dhaleysa & inta dhiban dhamaantood
@hibaqpiatres2866
@hibaqpiatres2866 3 года назад
Masha allah Hambalyo mataano kheir qaba idiin rajeynaaa 🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️
@kaafiyo9633
@kaafiyo9633 2 года назад
Aaamiin
@saousandidar3234
@saousandidar3234 3 года назад
Mashaa Allah tabaraka Allah tks for sharing si happy for u
@sacdiyoabanuur2949
@sacdiyoabanuur2949 3 года назад
wuxu illahy ku siiyo wn ku faraxsan nahay alhamdulillah wx kheer kiisa wato alle ha niga dhigo insha allah
@farhiyahussein2121
@farhiyahussein2121 3 года назад
Masha allah allah isku barakeyo ilmo cafimadqabana allah idin siiyo mida kale mesha ilmaha cuntada ay ka qatan waa (xudunta)
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 3 года назад
Samiyeey ilaahay ha kuu fududeeyo ilmo caafimaad qaba , laakiin waxyaabo oo soomaalida aaminsan tahay aa jiro ,ani 2 gabdhood aan dhalay 2 doodana emergency cesarean , aa la igu sameeyay sababtoo ah complications aa heystay , normal delivery aa fiican laakiin wixii ilaahay kuu qadaro way dhacayaan alxamdulilah calaa kuli xaal , kheyr badan baan ilaahay idinkaga rajeynayaa in shaa Allah.
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Runtaa waaye, Allah ayaa la talo saaranaa
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 года назад
Masha ALLAH Rabbi nabad ha idinku kala keeno markuu sidkisa gaaro
@salahcirro5022
@salahcirro5022 3 года назад
Sxbow arinta xaskada hlawadagin dadka kale plise dadka isku mid ma ahan pro
@famoctober4027
@famoctober4027 3 года назад
M.a Ale haku adkeyo canug cafimad ku dhasho Ale haka dhigo is ku waqti nahay is my second baby Alxamdulillah
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Masha Allah, Oct miyaa dhaleeysaa adigana?
@Suleeqoa
@Suleeqoa 3 года назад
Masha allah ilahay wax qeerleh ha idin siyo noso badiya waxa no faideyo
@farxiyamo4987
@farxiyamo4987 3 года назад
Ani waan lay lakiin dhinaca abahay familkiisa waaye illahay Haku barkeyo
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 3 года назад
Masha allah congratulations 🎉🎈🎊 Maryam iyo Mohamed allaha idin xafido adinka iyo ilmihiin🤲🤲
@farxiyoifka7841
@farxiyoifka7841 3 года назад
ilahay haku fududeyo abyo keep going 🥰🥰🥰
@heblaayomohamed3364
@heblaayomohamed3364 3 года назад
Maashaa Allaah, aad baa u Mahadsantihiin walaalayaal. This is wonderful video wax badan ayaa idinka faa'iidaa, xaasna ma ihi laakiin dhowaan rabaa inaa noqdo. Horey usocda video-yaasha nuucaan ah noo soo badiya. Many thanks maryam and mohamed. 🥰
@nastehoabdi2354
@nastehoabdi2354 3 года назад
Masha allah💋❤️ allah idin barakeyo🥰
@fartundiriye4167
@fartundiriye4167 3 года назад
Mansha Allah walalhay illahy haydin dayo nabad ku dhal abayo
@mohamedabdirashid3944
@mohamedabdirashid3944 3 года назад
Masha alah tabark alah 🌺🌺❤️ famlyga matano badan aa jogaan. Mohamed iyo maryam adinka matano alah in siyo❤️
@sahrahassansahruja3092
@sahrahassansahruja3092 3 года назад
Aabo mataan eh lkn matano madhalin anagaxitaa madhalin 1kaa nagabadan axmdulilah abo matankiisa 2 2 udhalay xitaa.3 udhashy. Ader gawartiis 2cun dhashay omran eh ilah udhaafo intii hesato intahesaninsii aamiin yarabi
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Amiin ya rab 🤲🏼
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 3 года назад
Masha allah allah ha idin xafido Dhama antin❤️
@ridwaandaahir8776
@ridwaandaahir8776 3 года назад
M.a alha nii barakeyo adine allha kuu fududeeyo insha allh
@Ahmed-g2p6i
@Ahmed-g2p6i 27 дней назад
ألهم ارزقني توأم خيرا
@samirae3817
@samirae3817 3 года назад
MasaAllah may Allah give you healthy baby Insha'Allah.
@ikraanaragsan578
@ikraanaragsan578 3 года назад
M.a ilahey ha idin siyo matana yal badan insha alah ana wan rajeha mar uun ina hoyo noqdo
@ifraaxibraahimcali4016
@ifraaxibraahimcali4016 3 года назад
Asc wll isku dooq ayaan nahay waxaan jeclayh mataano iminka waxaan umulayciidkii ilmahii 7 baad walina mataano mahyo lkn ilaahy waan kasugayaa
@ikraanaragsan578
@ikraanaragsan578 3 года назад
@@ifraaxibraahimcali4016 wac ilahey ha kusiyo ani hal cunug xita mahesti lkn xaasna wan ahay ilahey kasiyo
@umumaahir5665
@umumaahir5665 2 года назад
Waan idinku cusbahay walal M.allh aad baan idinka helay ilhy ha idin xafido
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Mahadsanid wll
@shamisqurux8176
@shamisqurux8176 3 года назад
Ilaahow halki xita wa la,sanhy😥 isi owlad wngsn adne ilahey hAku fududeyo abyo
@fatmaasad3998
@fatmaasad3998 3 года назад
Amiin amiin owlaad qayr qabta oo saalix ah alaha kugu arsaaqo adiga iyo dhamaan waalaha muslimiinta ah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@shamisqurux8176
@shamisqurux8176 3 года назад
@@fatmaasad3998 aaamiin abyo mcnto
@ruunhaji7395
@ruunhaji7395 3 года назад
Alle haku siiiyo xbbbti
@fatuushcabdiraxmam604
@fatuushcabdiraxmam604 3 года назад
Yaa Allaah illheey ha nawad siiyo
@shamisqurux8176
@shamisqurux8176 3 года назад
@@fatuushcabdiraxmam604 aaamiin abyo mcnto
@mubarikabdalla5963
@mubarikabdalla5963 3 года назад
Mansha Allah I love twin always pray Allah to to give me twin mansha Allah .Allah is the greatest and he really blessed me. Twins me and my wife just find out we expecting twin
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 3 года назад
Aniga abahey hoyadii 9 da oo matano ah ey dhashay ana wn rajeynaa allaah ha isiiyo aamin maryan mataano allaah ku sahlo abayo
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 года назад
Maansha alaah xabbti aniga hootaday habar yartay iyo walaashay way mataneeyen ana waan rajaynaya
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Masha ALlah waaye
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 3 года назад
Mataano allah bihiyo kuma girno familyka haday dhalay ama ey dhalan, haduu allah ku qoriye weey. Qof walibo intu allah uu qoray lee dhalay
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 года назад
@@mohamedomar9004 haa wallo lkn hidahu waa jira la soco
@riyaan8038
@riyaan8038 3 года назад
Wlhi si saaid ayaan idin taageeraa saakay oo dhan video yadiina daawanaayay hadon jaamacad ka imaaday xitaa waxba ma cunin video yadiina daawanooyaa❤❤❤❤, Wlhi waan idin jeclahay waana nii taageeraa alle hay din key xafidoh💯🌹🤲🤲🤲🤲.
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Drs Rayan Masha Allah We love you too abaayo
@riyaan8038
@riyaan8038 3 года назад
@@MaryamAndMohamed shukran walalahey💯💯❤💯
@marqaanabdi1201
@marqaanabdi1201 3 года назад
Man shallaah ilahay lix 6 indhood oo iseegaya Alle haka djigo hadan vidyowga dasaday hada wan idinku dhinay inshallaah
@umumohamed4828
@umumohamed4828 3 года назад
Mansha allh hambalyo Ale haku fududeyo insha alaah
@faatinchanal4616
@faatinchanal4616 3 года назад
Ii soo ducaya wali maguuursan mataanaha ha iidanberyee Saan ucarruur jecelahay
@obaxadjama308
@obaxadjama308 3 года назад
Masha allaah sax 😍😍😘😘🥰👍💯💯💯🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰😘😘💔🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😘😘😘😘
@awoikran
@awoikran 3 года назад
Masha’Allah sis congratulations May Allah Swt give u everything InShaa’Allah 🥰
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Thank you so much 😊
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 3 года назад
Aamiin yaarabi
@fatimamohamed2724
@fatimamohamed2724 3 года назад
Masha allah Maryama and Mohamed alle swt baby caafimad qabo ha idinka dhigo🤲🤲🤲💜💜♥️💖💖♥️💖💖🌹🌹💜🌹🌹🌹Mabruug Mabruuv🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Mahadsanid abaayo 💖💖💖
@farxiyoabdisalam5274
@farxiyoabdisalam5274 3 года назад
Mansha allh illaahow intii oowlad haysan oowlad baariya siisii intii mataano rabtana illaahow ku irsaaq
@sihamsihaam2162
@sihamsihaam2162 3 года назад
Masha allaah 💋💋💋💖💝💋💋💝
@zeinabh3509
@zeinabh3509 3 года назад
Manshaallah Tabarakallah.Am vote twins 👯 girls. Inshaallah
@xafsaali3651
@xafsaali3651 3 года назад
Masha alah baby khayr leh alaha idin ka dhigo nuunaha caloosha ku jiro afar indhood oo nabad ah alaha ka dhigo abayo palazenter waxa af somali lagu dhahaa ibi
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 2 года назад
Masha Allah Ameen yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@zamzamhashi4435
@zamzamhashi4435 3 года назад
Ameen yaa rabi
@maxamedismaciil9643
@maxamedismaciil9643 3 года назад
Masha Allah
@anisaahmed360
@anisaahmed360 3 года назад
Anigaa mataan ah. Mana dhalin mataano Aniga waanba ka duceysan jiray mataano inaan dhalin walaahi dadka markay iigu duceeyaan ha dhihin hal iigu duceeya baan dhihi jiray. Aniga iyo mataanteyda dadka way naga cod sandwich jiray inaan ugu duceyno mataano. Mohamed iyo Maryan you know us 😂😂 Maryan cadey Allah kuu fududeeyo afar indhood oo Abshir ah ilaah kaaga baryey ❤️
@samiirowars1315
@samiirowars1315 3 года назад
Asc wllo mcne plz ka so hdl ilmah daabo keen ma dhalan kar bish 9daa wey ii dhamtaahy off due day marka talo iisiya
@awoqali4151
@awoqali4151 3 года назад
Daba keen miya ilmahagu anigey igu dhacdey wll lkn last week wuu isasoorogey ilmuhu ayado qalin leydiriyey alx hada 3months ayey jirta daba keenku aad ayu udhibadanyahey illahey haku fududeyo my due date 13 cisho ayn dhafey xita wll
@itsebyan
@itsebyan 3 года назад
Mashaballah alle ha kuu adkeeyo abaayo 🥰 dadka aan haysane alle ha ku arsaaqo
@dianaroza9423
@dianaroza9423 3 года назад
Masha allaha
@siman7427
@siman7427 Год назад
Abaayo isoo duceya hada dhawaan aroose wali uur mayeelin ilhy inoo isiiyo mataaano 😢
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 года назад
Maasha alaah ilaah kadhigo ilmo caafimaad qabo
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 3 года назад
Mandheer ama ibi,i🤗
@habiiboabdullhi4212
@habiiboabdullhi4212 3 года назад
Msha allh abyo illahey ha idin xifdiyo
@Zaam495
@Zaam495 3 года назад
Aniga wiil io gabar matana ina ku curtaa raba ee iso duceeya asxbey🥲
@fardowsomohamed8951
@fardowsomohamed8951 3 года назад
Manshalh my family wn idinku faraxsanhy ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 3 года назад
masha allah
@halimaanshur3788
@halimaanshur3788 3 года назад
Mansha allaah wax fican ka hdshiin wlhi wax badan idinka faaidnaaa cilmi badan
@barliinmahamed9549
@barliinmahamed9549 3 года назад
Abayo Allah haku barakeyo aaaamiin
@saamiyasiman6202
@saamiyasiman6202 3 года назад
allah idin adkeeyo aniga neh isoo duceya in allah awlaad bariyal ah isiiyo oo mataana yaal ah
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 года назад
Amiin ya Allah
@raaqiyoosman6556
@raaqiyoosman6556 3 года назад
Masha Alah qos qurux bdn cashiradan cml no so badiya lkn xogaa af gaalka naga yareey codsi
@AshaIbraahim-xl1su
@AshaIbraahim-xl1su Год назад
Mashaalh qli isku mid banhy ani 3 bil banhy
@sahraahmed5784
@sahraahmed5784 2 года назад
Wax khayr ilahay haydinka dhigo masha alaah
@Khadro8796
@Khadro8796 3 года назад
Masha allah hambalyo illaahey ha idin barakeyo
@aminohamdi9510
@aminohamdi9510 3 года назад
Masha allah mataano qer qabo ayan allah kaga baryaa maryan abayo
@nimoabdulle868
@nimoabdulle868 Год назад
Mashallah
@sahraxasan4236
@sahraxasan4236 3 года назад
Waxa cunuga gadaashiisa soo baxa (ibi) aaladhahaa abayo quruxey
@dianaroza9423
@dianaroza9423 3 года назад
Full Nurse masha allaha
@habiiboabdalahussien
@habiiboabdalahussien 3 года назад
maasha Allah Allahuma baarik gabar u maleenaa
@kathraahmed2572
@kathraahmed2572 3 года назад
I’m 17 weeks & 2 days constantly vomiting and nausea and nothing is helping me out. Any suggestions?
@degelkhayr
@degelkhayr 3 года назад
Yes maryam sax mataanaha xagga hooyo kayimaadaan marka mohammed gabdhaha walaaladiis baa isaga uga dhow inuu dhiniciisa kayimaado mida 2aad Maryamow mataano aniga majecli ayeydayna waa dhashay dhibkooda baa kabaqaa marka hadaad jeceshahy howl iyo culays udiyaar noqo
@zahrabotan8170
@zahrabotan8170 3 года назад
Masha allah maryama abaayo allaha kuu adkeeyo ani Week 4 ayaan Aportion ku noqday first pregnancy ayuu ahaa adi iyo mohamedba ii soo duceya adiga take care abaayo afar indhood abshir ah
@rahma6281
@rahma6281 3 года назад
MashaAllah tabarakaAllah
Далее
ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?😁​⁠​⁠@osssadchiy
00:20
SOMALIA Xaflad surprise oo la ii dhigay
12:52
Просмотров 87 тыс.
Qaarka danbe ayaan ka DHINTAY | C-section
58:47
Просмотров 21 тыс.
SOMALIA waakana gurigii aan ku dhashay
8:51
Просмотров 35 тыс.
WARQADII BADASHAY NOLOSHEEYDA | Episode 4
57:37
Просмотров 14 тыс.
Iska fur xaaskaada eey hoyadiis dhahday | Episode 5
47:15
ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?😁​⁠​⁠@osssadchiy
00:20