Тёмный

WAXAAN ISTICMAALAY KANIINKA🤰UURKA MATAANAHA LAGU YEESHO KADIB MAXAA IGU DHACAY? 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 215 тыс.
Просмотров 210 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

23 ноя 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 775   
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 6 месяцев назад
WAA KAN ASXAABTA HADAA CARI GARANEYNIN ENGLISH AHAAN URAADI LINKIGA RAAC ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-0PIr2vWsYIc.htmlsi=Ua3GUJh93APEplW5
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 6 месяцев назад
Na ayaney nagtan waxba kama fahmine pls kaniniga sawirkisa natus an iska ilaline pls
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 6 месяцев назад
Clomid ayaa ladhaxa kaniniga ugxanta badiyo
@MaxamuudCabdi-sd3uk
@MaxamuudCabdi-sd3uk 6 месяцев назад
ربنا يشفيكي ويعافيك شفاء عاجل غير آجل ❤❤
@queenhayaat2560
@queenhayaat2560 6 месяцев назад
Its called clomiphene or clomid
@FalastiinMahmud
@FalastiinMahmud 6 месяцев назад
Ayan abayo ilahay caafimad taam ah ilahay haku siiyo
@SalmoRermagaal
@SalmoRermagaal 6 месяцев назад
40 qofod ducadoda waa la aqbalaa iso duceeya walalayal Aduunka inaan hooyo noqda ujeclhy owlaad wangsan allha ii soo yo🤲🤲🤲🤲
@farxadaqoyskawaaisfahamka
@farxadaqoyskawaaisfahamka 6 месяцев назад
Allah kugu irsaaqo awlaad salixiin ah
@sumayaoumer3711
@sumayaoumer3711 6 месяцев назад
Allah caruur cafimad qaba haku siyo
@leilahassan9086
@leilahassan9086 6 месяцев назад
Allah awlad qeer qabato Allah ku siiyo abayo
@nimcomuuse6958
@nimcomuuse6958 6 месяцев назад
Caruur baraka leh oo caafimaad qaba ilaahay hakugu arsaaqo aamiin aamiin aamiin
@seynabhg4415
@seynabhg4415 6 месяцев назад
Aamiin yaa Allah inta kula mid ahna Allah siyo
@hawafarah2410
@hawafarah2410 6 месяцев назад
Alaha kucaafiyo abaayo intaad haysato hurin alaha kaagadhigo quraan isasaar isha nacabka iyo tan gacalka alaha kaaxijaabo amen amen amen
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 6 месяцев назад
Ilaahey dhib Kuma tuso abyo ayaaney Hana ku caafiyo Ani Hal Hal inaa u dhalo aa jeclhy mataano ma heyn Kari aaba taganahy ilaahey wixii uu I siiyo ku qanacsanahay insha alllllah qaliin waad ka badbaadee😢❤❤❤
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 6 месяцев назад
Insha allah saliga nabiga badi way kheyraysaye salallahu calayhi wasalam
@user-ke8op6mv1k
@user-ke8op6mv1k 6 месяцев назад
Ayaney wallhi wan kuxisy intad manqanthy muqaladi hore ban iska dawda 😢❤
@janatabdi5387
@janatabdi5387 6 месяцев назад
Ilahay haka badabaadiyo qalinka ilahayna ha ku siiyo ilmo walina gabadh iyo wil iyo caano insha alhh ❤
@NagadMcalin
@NagadMcalin 6 месяцев назад
AlxamduliAllah you are doing better. Give sadaqa abayo. InshaAllah everything will be all right by the will of Allah.😊
@nimcoabduqaadir729
@nimcoabduqaadir729 6 месяцев назад
Alxamduliallah
@Fatima-dagan
@Fatima-dagan 6 месяцев назад
Ilaahay hakaa badbaadiyo qaliin xbbty Caafimaad taama rabbi kuu waydiiyay ayaan indha wayney❤
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 6 месяцев назад
Ayaan Yareey Caafimaad Taama Eebe hakusiiyo. Teeda kale mardambe Daawada iskakootorool intaadan cunin❤👏
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 6 месяцев назад
Subbhana Allah 😢 may Allah give you a quick recovery abaayo macaan ❤❤❤. Please do not get surgery. In Shaa Allah, you will get better soon❤❤❤
@kamalali79
@kamalali79 6 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@nimcoali-sl3rt
@nimcoali-sl3rt 6 месяцев назад
Walashey ilaahay haku caafiyo caafimaad tamah hakusiiyo in sha Alaah ❤❤
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 6 месяцев назад
اللهم رب الناس، أذهب الباس، واشفِ، أنتَ الشافي لا شفاء إلا شفاؤُك، شفاءً لايُغادِر سقَمًا❤🤲
@sahramuse837
@sahramuse837 5 месяцев назад
Ilahay hakaa bad aad iyo amin
@IkraanCabdi-zn1oi
@IkraanCabdi-zn1oi 5 месяцев назад
Allha haku cafiyo abaaayo❤❤❤❤❤
@MohaanMahad
@MohaanMahad 3 месяца назад
​@@IkraanCabdi-zn1oi❤❤❤❤ 20:10
@user-se1ii7kc4u
@user-se1ii7kc4u 6 месяцев назад
Allah ku caafiyo abayo qalinka Allah kabadbadiyo dawoyinka Allah ku caafiyo ❤❤
@user-rd7rr6gb8q
@user-rd7rr6gb8q 6 месяцев назад
Allaha kucafiyo abayo qalinka Allah kabadbadiyo mcnto dib ma arkeysid inshallah
@HananMohamedJamac-sx9zj
@HananMohamedJamac-sx9zj 6 месяцев назад
Allha kusiyo caafimad taam ah adiga iyo musliminta dhaman inti xanunsan insha Allh amiin abayo wx wlpo wa qadar alle wuxu ilahy kuqoro unba maari alle hakaga dhigo nabar qadar
@amiiraarush8561
@amiiraarush8561 6 месяцев назад
illahay cafimaad dhiiga iyo dhimirka gala hakusiiyo amiin amiin
@user-xd8yj2wo5y
@user-xd8yj2wo5y 6 месяцев назад
Illahay wuxuu bixiyo unbaa lahelaa waxba ma is ticmalin Hadana matanad wadaa ayaa laidhay isoo du ceeya inuu illahay anagoo nabada nakala keno Adigana will Allaha kaa bad badiyo
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 6 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 6 месяцев назад
Illaahay ha kaa badbaadiyo qaliinka caafimaad sareeca allaha ku siiyo allaahuma aamiin yaa rabi eeddo macaan
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 6 месяцев назад
Allah hakaa,badbaadiyo qaliin aamiin Allah haku caafiyo wllshy❤❤
@Najminaa
@Najminaa 6 месяцев назад
Cafimda taam Alle haku siiyo 17:25Qaliin wax fiican ma ah ee Alle haka badbaadiyo🤲🤲🤲
@Muniira-df1nz
@Muniira-df1nz 6 месяцев назад
Cafimad taam ah Alle hakusiyo🤲🏽 habo MCN ❤
@nasramohamed2068
@nasramohamed2068 6 месяцев назад
Ilahey hakaqabto qalinka iyo dibkisa,Allah hakucafiyo,aqliga ayan kugujeclade MashaAllah.
@hanamoha3252
@hanamoha3252 6 месяцев назад
May you have speedy recovery dear sister. Read dua yunus.
@funny-kk5ck
@funny-kk5ck 6 месяцев назад
Abaayo mcn Allaha noo kaa caafiyo cafimaad dag daga qaliina Alle kuguma sababo Alle ha kusiiyo ilmo kuwa kuu jogona Alle hakuu xafido 😊
@Muhiimey
@Muhiimey 6 месяцев назад
Illahay caafimaad taama alle haku siiyo abaayo insha allaah waad ka baaqsan doonta qaliinka awlad danbe oo quruxbadana waad dhali doontaa abaayo❤
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 6 месяцев назад
Subaxaanallah ilahay qaliin haka bad baadiyo abayo allah caafimad tam hakusiiyo
@ibnuilyasahmed4470
@ibnuilyasahmed4470 6 месяцев назад
Inshaa Allaah Allaah Haku Caafiyo Hana Kaa Badbaadiyo Qaliinka Cafimadkaadana Sidiisi Hore Allaah Hakugu So Celiyo Inshaa Allaah Adiguna Allaah Aad Ubari Wukaa Ajiibayaa'e
@dahabbaadtahayisamin2346
@dahabbaadtahayisamin2346 6 месяцев назад
Insha Allah qeeyr abayo cafimadkaga nalasowadaag balanta kadib insha allah❤❤❤
@user-zf6fm6ep3m
@user-zf6fm6ep3m 6 месяцев назад
Ilahay cafimad degdeg ah hakusiyo insha Allah wad ka badbadi donta qalinka ❤❤❤❤
@aminamohaaa5668
@aminamohaaa5668 6 месяцев назад
In sha Allah abyo qalin iyo dipkesa ilhey haka qabto ooo cfmd tamam haku seyo
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 6 месяцев назад
Allaha ku caafiyo qaliin ilaahey kuuma kaso sida niyadaada jeceshahay allaha kuu sahlo❤
@aishajama5525
@aishajama5525 6 месяцев назад
Ilaahay qaliinka ha kaa badbaadiyo caafimaad taamana ha ku siiyo qliyey 🥰🥰
@deeqomohamud4712
@deeqomohamud4712 6 месяцев назад
Ilaheey haka yasiro ayaneey wlh waaka naxay xanuunkaga abayo ilaheey haku siiyo cafimad soo dagdako
@user-gm3nb6gh9d
@user-gm3nb6gh9d 6 месяцев назад
ilahey haku cafiyo ilahey qalin hakahayo in sha alah walashey qaliya
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 6 месяцев назад
Alhmdulillah😢Subxanallah Haboo allah waa qafuru raxiim allah haku yasiro inshallah cafimad taam ah dawada allah hakugu daro labo ragco oo istiqaro duko haboo Allah haka dulqado🥺🤲
@hafsaxubi7827
@hafsaxubi7827 6 месяцев назад
Alle haku caafiyo abyo dhibna kuma tuso drs ku qortay kaninigaas wax fiican kuguma suubin illaahay hakaa bad baadiyo qaliinka
@aanabibrahim5753
@aanabibrahim5753 6 месяцев назад
Allaha ku cafiyo abayo waxaa jirtay waqti aan aad ku fir sajiray oo aan uur lahaa 2022 ki aad ku jecelaa qisoyinka aad so daa jirteen waqtigaas uur ayaan laha❤❤❤🎉 insha Allah qeyr ayey ku dhamanee
@Najminaa
@Najminaa 6 месяцев назад
Wcs ww ❤Ala ana ugu horeeyo🎉😂qosol igu dhishe vedio hordhiciisa😅😊😅🤲Alle haka farxiyo Ayan quruxey🌹
@amalissa9362
@amalissa9362 6 месяцев назад
Allah haku cafiyo inchallah wad Ka bogsan carurna Intu illahay Ku qooray wad dhali inchallah abayo
@user-zo3vc2ib9u
@user-zo3vc2ib9u 6 месяцев назад
Wllo khatar ayad gashay ilahay haa kuu cafiyo wllo ilahayna isga awood leh haa kaa dulqado amiin🤲🤲🤲🤲
@israimar4289
@israimar4289 6 месяцев назад
May Allah give u a quick recovery Insha Allah
@ikraanabdirashid5806
@ikraanabdirashid5806 6 месяцев назад
Abyo Allha ku cafiyo ❤ inshallh wad cafimd
@falishassan528
@falishassan528 6 месяцев назад
Abayo Quran isasaar Insha Allah waana kuusoo ducaynayna
@foosmaxamed843
@foosmaxamed843 6 месяцев назад
Ayaaney illaahay amarkii markaan ku arko aad iyo aad ayaan ufarxaa abyo allAah haku desto ❤❤❤❤
@user-bg2tf1ww8z
@user-bg2tf1ww8z 6 месяцев назад
Walashay ilaahay haku caafiyo cafimaad dagdag ah Insh allh
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 6 месяцев назад
Alxamdulilah hada hadaba xanunki ku heyn xabibti illaah qaliin kuma kaso wan ku so duceyna insha allaah wlhi aada ugu farxey aragada illaah caafimad taame haku siiyo xabibti
@cumarcabdi2181
@cumarcabdi2181 6 месяцев назад
Allah ku caafiyo walashey ayann😢❤ illahay qaliin kuma kaso abyo
@DeeqaClaahi-xo3nv
@DeeqaClaahi-xo3nv 6 месяцев назад
Allah haku caafiyo abayo qaliinkana hakaa badbaadiyo
@MaxamuudCabdi-sd3uk
@MaxamuudCabdi-sd3uk 6 месяцев назад
الحمد لله على سلامتك اختي الغالية 😢❤❤❤❤❤❤
@Umuqays
@Umuqays 6 месяцев назад
Caafimaad taam ah allaha kusiiyo abaayo. Ilaahay dartiis ayaan kuujeclahay. Dadka youtubeka wax wanaagsan soo gudbiya ayaad kamid tahay. اسال الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيك.
@quen-pearl11
@quen-pearl11 6 месяцев назад
Alle haku cafiyo abayo🤲🏻❤qalinkna Alle haka badbadsho
@queennasracayush5789
@queennasracayush5789 6 месяцев назад
Abaayo hadadba ogti waqti munasib alxmdulilah illah kuma kaso qalin insha allah cafimad allah ku siyo xanunka marti danbi dhaf akag dhiga ❤❤
@iimaanchannel2435
@iimaanchannel2435 6 месяцев назад
Abaayo mcn Allah ha ii kaa caafiyo I.a qaliin magali doontid insha Allah
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 6 месяцев назад
إلهي أذهب البأس ربّ النّاس، اشف وأنت الشّافي، لا شفاء إلا شفاؤك، شفاءً لا يغادر سقمًا، أذهب البأس ربّ النّاس، بيدك الشّفاء، لا كاشف له إلّا أنت يارب العالمين، Allah wax kuma yeello walshy malaha wax badan kama taqano dhanka cafimaadka Balse sasababta ma waydiisay wllo
@FaadumoAbdisamed-sn8vl
@FaadumoAbdisamed-sn8vl 6 месяцев назад
Ilhy hakuu sahlo wllo rabbi Haku caafiyo❤
@suban974
@suban974 6 месяцев назад
Allaha ku cafiyo sister intan hesano Allaha nobarakeyo intan hesana Allaha siiyo Amiin
@laylaaa959
@laylaaa959 6 месяцев назад
Ayaane wll ilaahy haku caafiyo Ilaahaayna dhib kumaa garsiiyo waxanaa kumaa garayaan ishaa alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@luulsharib
@luulsharib 5 месяцев назад
Allah haku caafiyo abaayo!! Alxamdulillah Allow adaa kuwo aan kiniin keenin na siiyay!
@munaAyaan
@munaAyaan 6 месяцев назад
Allah iika caafiyo xppti wlhi waa ka naxay alxamdulillaah qalbiyey waana fiicnaanesa insha allh waana kuu duceeyay xppti 🤲🤲🤲🤲🤲🧕🏻🫀
@AsliIdriss
@AsliIdriss 6 месяцев назад
Allah Ku caafiyo abayo qaliin wax fiican mahe ilahey dawada caafimad taam kugu siiyo quran isasa saar abayo inshallah wad caafimaadi
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 6 месяцев назад
Alle haku caafiyo hbo mcn alle hakaa badbaadiyo qaliinka 🤲🤲🤲
@sadiaabdullahi6427
@sadiaabdullahi6427 6 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤ wan ku faraxasanahay xabibti
@user-en8hk2yk3p
@user-en8hk2yk3p 6 месяцев назад
Abayo mcn Allah cfmd kheeyr qaba haku siyo qalinkana Allah haka badbadiyo insha'Allah waad cafimadi ilaheyna kanika miid wax kudhima kamadhigo
@mariaahmed3757
@mariaahmed3757 6 месяцев назад
Abyo ilhy ba ku bad badiyay ee dawo adan iska akhrin adi iyo ilmuhuba ha isticmalin inshallah xitta hadi adan fahmyn qof doctor ah ba lodira ilhy ayn ku baryaya abyo cafimad sariica inu ku siyo
@anisaabdulkadir6068
@anisaabdulkadir6068 6 месяцев назад
Allaha ku saqiro Abayo insha Allah waad ka bad-baadaysa qaliinka
@user-jh4mg7jh3i
@user-jh4mg7jh3i 6 месяцев назад
Allah cafimad taama ha ku siiyo abayo❤❤❤
@yaasmiingaarane1012
@yaasmiingaarane1012 6 месяцев назад
cafimaad taam ah oo dag dag ah allah kusiyo abayo
@maidoisxaaq
@maidoisxaaq 6 месяцев назад
Xappti ducadan aqrisoلا الله إلي أنت سبحانك إني كنت من الظالمين wallhi simin qalbiya hada ugu ducesa tid ilaahey murugta wokaqada i.a Allah Ku caafiyo abyo ❤
@ubaxxusein
@ubaxxusein 6 месяцев назад
illaahey hakaa badbaadiyo qaliin 😢 caruurtada illaahey kama dayaco🤲
@RayaanHonasti
@RayaanHonasti 6 месяцев назад
Subnxa allah 😢😢😢 bisinka abaaayo alle kumatuso i.n niyada qer usheeg mataano ilmo alle bixiyo ee alle haku caaafiyo 😊😊 abaaayo caaafimad kaaaga muhiiim ah alle ha kuu caaafiyo caaafimaad taaam ah i.n
@Amuun293
@Amuun293 6 месяцев назад
😢😢inshallh qalin ma arkiiysi abayo niyada qeer u sheega❤❤
@nadiiraabdiqani5149
@nadiiraabdiqani5149 6 месяцев назад
Ilaahay haku caafiyo wll 🤲
@sacdiamohamudjirde6892
@sacdiamohamudjirde6892 6 месяцев назад
Ilaahey haka badbadiyo wllo caafimad taam ah neh alllah ku siiyo
@foolhooradchannel156
@foolhooradchannel156 6 месяцев назад
Allah ku caafiyo abaayo macanto ❤❤❤
@hawaosman2457
@hawaosman2457 6 месяцев назад
Ilaaheey ha kaa caafiyo abaayo ilaah ha kaa badbaadiyo, abaayo aniga mar hore ayaan dhaqtarka weeydiistay, waxuu igu yiri yaa kuu sheegay kaniinigaan waxaan ahaa qof aad iyo aad wax u aqriso ilaaheey ayaa siiyay gabar asaga oo I dhahaayo mataano ayaa laga yaabaa inaa qaado marki labaadna anoo dhan bilood qalan ayaa ilaaheey igu irzaaqay intaa ka dib hada waxaan haystaa gabadhii iyo sadex wiil ayaa ilaaheey igu irzaaqay! Alhamdulilaah!
@sacdiyakuuloow4370
@sacdiyakuuloow4370 6 месяцев назад
Qaliinka allaha kaa badbaadiyo caafimaad taama allaha ku siiyo abayo❤❤❤
@faizahassen4725
@faizahassen4725 6 месяцев назад
Abayo Illaahay haku Caafiyo 🤲🤲Carurtana Illaahay haku barakeeyo 🤲🤲🤲❤
@umuabdullahi1506
@umuabdullahi1506 6 месяцев назад
Alle ha ku caafiyo caafimaad taama Inshaalaah qaali ❤❤❤❤❤❤
@sagaliise1620
@sagaliise1620 5 месяцев назад
Ugu dambeyn manta wn helay Ayaan gabar tiktok live ku jirto ino kaa shegte ❤
@naimacadeyfilmschannel1168
@naimacadeyfilmschannel1168 6 месяцев назад
Mashallah❤❤❤ allaha cafimad dagadag kusiyo walahi wankufikarai lakin bas wayo thank you ayaney
@hodanali5869
@hodanali5869 6 месяцев назад
Alle ha ku caafiyoH huno qli Alle qalniinkana ha kaa badbaadiyo inzha Allah Caafimaad taama alle ha kugu arsaaqo 🤲🤲❤
@maryanissa2071
@maryanissa2071 6 месяцев назад
Ilahy ha ku xifdiyo Abaayo ❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 6 месяцев назад
Ayaan alle haku siiyo Mataano gabdho aha ❤❤❤
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 6 месяцев назад
Insha allah wll wax qalinana galimaysid ilaahay cafimaad tama haku siyo alle haku siyadiyo shaxshaxdada cafimaadku waa qali
@fadumashaadan1248
@fadumashaadan1248 6 месяцев назад
abaayo mcn ilahey ha ku caafiyo ayaane insha allah camaliyad ma noqonesid abayo haka walwalin anigaba shekoyinkaga wan ku xiranahay lkn Mel aan kala soo xiriirayo ma Amani Wasabi kamahayo waan ku soo ducenaya si mingalbi ah waan ku jecelahay ❤❤❤❤❤🎉
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 6 месяцев назад
Alleh ha ku caafiyo Alleh ha ka badbadiyo qalinka ayaaneey 🥺🤲🤲
@maahiracabdi4155
@maahiracabdi4155 5 месяцев назад
Wllo Allah Ayaan caafimaad sariic ah inshallah qaliinkana Alle ha kaa badbaadiyo 🤲
@samiiramohamed6331
@samiiramohamed6331 6 месяцев назад
Alle ha ku caafiyo qaliinkana ha kaa badbaadiyo
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 6 месяцев назад
Allaha ha ku caafiyo Abayo Aamiin yaaaaa Allaha 😢😢😢😢😢😢
@hewarable5547
@hewarable5547 6 месяцев назад
wankujacelnahay Anika iyo asxabta Qalika insh Allah Qalin makalidhontyd xabibti insh Allah
@kamalali79
@kamalali79 6 месяцев назад
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@amounali640
@amounali640 6 месяцев назад
Assalamu caleikum wa RAXMATULAX wa BARAKATU habaryaar. RAXMAN kaa awodaley cafimad taama ha kuu siyo. Habaryaar coodsii bane kuu soo direya. Sii mine qalbiya uu soo ducee yaa mamadey ayaa iya iiga jirane. jazakALLAHU khairrene
@shukrishankaron3190
@shukrishankaron3190 6 месяцев назад
Subxanallaah abayo ilahey haku caafiyo rabina qaliin kuma mudo
@hewarable5547
@hewarable5547 6 месяцев назад
Allah ku caafiyo qoqoradeydii ❤❤
@user-yl9ei1ed6c
@user-yl9ei1ed6c 6 месяцев назад
Asc hadii kaniini laguu qoro allaah ku waa fjiyo inaad baarto hadii ad waxkafah miweyso dad lakaasho insha allaah gab dhoo waxii la dhallaayo god lala ma galaayo cunoo yinka haleyska hagaa jiyo
@MaxamedyuusufCali-xk5no
@MaxamedyuusufCali-xk5no Месяц назад
Ayaanee ilaahey haku caafyo😢wlaashee caafimad Allah ku sii yo meesha malagaa wyyo😢
@Haffyy
@Haffyy 6 месяцев назад
Ilahow qalin hakutusin Allaha kabadbadiyo ya rabi haku fududeyo amurahaga odhan abayo ayaney 🤲🤲🥹
Далее
Watermelon Cat?! 🙀 #cat #cute #kitten
00:56
Просмотров 6 млн
Факты, Спасающие Жизнь 13 🔥
00:41
Они убрались очень быстро!
00:40
DUCADA UURKA LAGU HELO...................?
12:43
Просмотров 14 тыс.
Смотри до конца 😻💔
0:44
Просмотров 9 млн
Страшный сон перекупщика
1:00
Просмотров 2,9 млн
БАТЯ И СОСЕД😂#shorts
1:00
Просмотров 3,1 млн