Тёмный
No video :(

Maxaa 10 maalmood lawga jaray taariikhda? Xageese ka yimaadaan magacyada bilaha sanadku 

Waaberi Media
Подписаться 549 тыс.
Просмотров 64 тыс.
50% 1

Maxaa 10 maalmood lawga jaray taariikhda? Xageese ka yimaadaan magacyada bilaha sanadku

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 149   
@user-kj8ys6fc4c
@user-kj8ys6fc4c 6 месяцев назад
Mr waabari ramadaanta qisooyinka asxaabtii rasuulka scw soo gali isha Allah
@SurprisedCardGame-pc2uv
@SurprisedCardGame-pc2uv 6 месяцев назад
Scw
@thuftvgut4924
@thuftvgut4924 6 месяцев назад
Sxbow sual iga dabagey why sawirka ninka comedian.ka ah sawirkisa loso sara gar ahan somali badan Ku arkay sida muqalka hada oo kale arinkas iga daba gey hadad wax ka ogtahay​@@SurprisedCardGame-pc2uv
@NADERMOH14
@NADERMOH14 6 месяцев назад
Scw
@hassansaeed8914
@hassansaeed8914 6 месяцев назад
Nollosha saxabada rasulka scw waa inad taxabe Ramadanka noga dhigta waberi media thanks Ramadan kariim❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwalia8989
@abdiwalia8989 6 месяцев назад
Nabi muxamad صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤
@SurprisedCardGame-pc2uv
@SurprisedCardGame-pc2uv 6 месяцев назад
Scw
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 6 месяцев назад
Aan ku salino nabiga scw
@ahmedsade9314
@ahmedsade9314 6 месяцев назад
Golden Voice ustad waberi 📚🙏🤝
@AdirahimAhmed
@AdirahimAhmed 6 месяцев назад
Golden voice Masha alah
@farahmacruuf2925
@farahmacruuf2925 6 месяцев назад
M.a waan iska adeegsan jirey balse maanta waan kalabartay thanks alot waaberi media
@hashimtahir6393
@hashimtahir6393 6 месяцев назад
Coming soon Ramadan I canot wait😅😅😊
@AbdullahisaaldXasan
@AbdullahisaaldXasan 6 месяцев назад
Sabar oo sug Kuna Sali Nabi Muhammed scw una mahad naq allaah❤❤❤
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 6 месяцев назад
Same
@walalkaweyn143
@walalkaweyn143 6 месяцев назад
hadhow afurka dadka ha Ka boobin😅
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 6 месяцев назад
Hye😀😆🤣🤣🤣 dhahay
@Zolaouais
@Zolaouais 6 месяцев назад
😢
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 6 месяцев назад
Golden voice ✨️ 💛 👌
@user-wy4kc6hk7y
@user-wy4kc6hk7y 6 месяцев назад
Walal abdirahman wabeeri dhibaato ayaa ihaysata dhibato nafta ah ma aha ee waa dhibato dhanka social media ah channel ayaan furan rabay lkn waa Fahmiwayay ee ina wax iga cawiso raba lacag aan courso kubarto ma awodo ee ina channel iga cawiso sida lofurto raba ee fadlan i caawa waa codsi walaka oo dantu caqabad ku tahay ee wll waxa joga casimada wadanka Djibouti 🇩🇯 wll qli❤❤❤❤
@taxanemediapro7380
@taxanemediapro7380 6 месяцев назад
RU-vidka ayaad ka helaysaa muuqaallo sida loo sameeyo youtube ee ku qor wll
@user-wy4kc6hk7y
@user-wy4kc6hk7y 6 месяцев назад
@@taxanemediapro7380 okay thanks
@faatixpodcast1
@faatixpodcast1 6 месяцев назад
First like and first comment. Mahadsanid walaal Abdirahman, Eebbe haka abaal mariyo warbixinada aad nagu kordhisay
@hidaayomuxudiin1864
@hidaayomuxudiin1864 6 месяцев назад
Abdirahman wll ka so hadal qisadi nabi suleyman 🙏
@Kingramesh11
@Kingramesh11 6 месяцев назад
2030 Ramadanka waa laboo bishaa 1 waad iyo bishaa 12 waad waa Ramadaan ka soo hadal taasna
@Musdhafibrahimwardhere-io4ej
@Musdhafibrahimwardhere-io4ej 6 месяцев назад
Abdi rxmanow 4tiina qof ee fagaare media waan idiku xiranahy aad baan idin dhgystaa lkn waxy macn noqon lhyd marka aadku soodartaan Omar iinshaar milkiilaha ogaansho
@muuminibrahim
@muuminibrahim 6 месяцев назад
Ha wllhi
@ahmedomer6178
@ahmedomer6178 6 месяцев назад
Walahay hal qof kaliya ayaa iga hor dawaday
@Mohamed-amin_chanel
@Mohamed-amin_chanel 6 месяцев назад
Mahadsanid macalin sxb abdirahman wabeeri
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 6 месяцев назад
Ma sha Allah, jazaakallahu kheyr 🤝
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 6 месяцев назад
Waaberi mahadsanid boss
@user-ce4es3vb6h
@user-ce4es3vb6h 6 месяцев назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo Badda ummadda Soomaaliyeed nooga badbaadi Xasan Sheekh Maxamuud iyo inta lahalmaasha
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 6 месяцев назад
Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@Maxamedistodh
@Maxamedistodh 6 месяцев назад
Insha allah qisooyin macmacaan ayaan kaafilanaynaa soonka
@apdurehmaanbaadow2099
@apdurehmaanbaadow2099 6 месяцев назад
Allah huma sali calaasayidinaa mohamed ❤❤❤
@Gilingil
@Gilingil 6 месяцев назад
Thanks❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 6 месяцев назад
Macluumaad muhiim ah
@Reema11235
@Reema11235 6 месяцев назад
Qisooyinkii aan kaaga baranay ramadaanta walal nooso geli insha allah❤
@shukriMohamed213
@shukriMohamed213 6 месяцев назад
Mahadsanid sxb. ❤ Codsi yar.... Nosogudbi walal taarixhda YUGOSLAVIA PLEASE
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 6 месяцев назад
Wixiiba ilahayo aan jirin bay ugu magacdarsaden
@user-wi2qo2pu5k
@user-wi2qo2pu5k 6 месяцев назад
Ramadaanka qisooyinka ayaan kaa sugeena I.a❤😊😊
@kabashomedia
@kabashomedia 6 месяцев назад
Mahadsanid wll abdirahman
@ogoow1
@ogoow1 6 месяцев назад
Coming on to RU-vid channel 🎉
@Mahirmohameth
@Mahirmohameth 6 месяцев назад
Like inta waabari ila jeceyl😂👍
@AhmettSh.99-pk6on
@AhmettSh.99-pk6on 6 месяцев назад
Golden voice
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 6 месяцев назад
Rabicul awal iyo aakhir xiligodu gu kaliya mahan bilahamuslimku xilikastaygalan gu. dirac. dayr. xaga. intaba tusale hada warkagan gu badkushegtay R.awal iyo R.akhir balse dayrbayahayen
@Cabaasapdirahmaan1
@Cabaasapdirahmaan1 6 месяцев назад
Keep going wllkay❤ From ogaansho ❤
@khadarraage4379
@khadarraage4379 6 месяцев назад
Ustad
@aslimmohamed6891
@aslimmohamed6891 6 месяцев назад
Giriig mahan ee waa latiin waxan oo dhan Janus waa sanam roomaanka cabudi jiren giriiga shaqo ku ma lahan
@Apthirahman--ahmet1
@Apthirahman--ahmet1 6 месяцев назад
Codkaga wa cajib alle haku barakeyo abdirahmnow❤❤
@KadramohaElmi
@KadramohaElmi 6 месяцев назад
Manshallah mahadsanid inbadan wll ❤
@axmedmaxamef675
@axmedmaxamef675 6 месяцев назад
Fadaro weeye Romaanku waa talyaanigee saa ula socdaa oo waa gaalo xunxun nacalad alle haku dhacdee
@NOf_x_x
@NOf_x_x 6 месяцев назад
Aad ayaan ugu faa’iday thanks bro❤❤❤❤❤
@user-br4xn8sm8i
@user-br4xn8sm8i 6 месяцев назад
2030 waxa labo ramadan arintaa see ku dhacday ?
@1King_mohsin
@1King_mohsin 6 месяцев назад
Ala waa sax wan oogay 1582 4dy waxa ku xigto 15
@user-hz1zg7mf4i
@user-hz1zg7mf4i 6 месяцев назад
mahadsanid sxb
@user-tf1fo2rq2c
@user-tf1fo2rq2c 6 месяцев назад
Keep going 😂😂😂
@MixleCaliyo
@MixleCaliyo 6 месяцев назад
Walal mida Hijrigana ka soo hadl
@Baro25
@Baro25 6 месяцев назад
Nabiga ku salli oo kaalay nasoo booqo oo nala dhagayso buug cod ah, guulayso labada daarood.
@mohammedaden1840
@mohammedaden1840 6 месяцев назад
1582 Calendar-ku mobelada kuma jirto.
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 6 месяцев назад
🎉🎉😂😂❤❤keep going
@Ibadam
@Ibadam 6 месяцев назад
Calendar ka mobile keyga markaan fiiriyay 1582 bisha October waa caadi, shirkada Apple miyaa ilowday mise mala xasuusan in la badalo
@shakircabdiqadir8017
@shakircabdiqadir8017 6 месяцев назад
@user-in6pk6og7u
@user-in6pk6og7u 6 месяцев назад
Saxib ma iga cawin karta inan samaysto RU-vid channel
@maldinipoalo20
@maldinipoalo20 6 месяцев назад
masha allh
@user-nz2iz3zl3d
@user-nz2iz3zl3d 6 месяцев назад
Inta soo aragtay 😂😂😂
@HikmanBanda
@HikmanBanda 5 месяцев назад
Ramadaan MUBARAK🌙✨️
@user-hz1zg7mf4i
@user-hz1zg7mf4i 6 месяцев назад
❤❤❤❤ gudomiye online course ayaa raba qabke isku diwan galiya
@cabdallacaadil7056
@cabdallacaadil7056 5 месяцев назад
Masha Allah wx bdn ayaan ka faaideystay
@cabdulaahicabdinuurcalijam6551
@cabdulaahicabdinuurcalijam6551 6 месяцев назад
ASC WLLO ,ADBAN UGU FARAX SANAHAY INAN NOQDO QOFKA 1AAD VEDIOGAN
@user-pp2mj7dl1u
@user-pp2mj7dl1u 6 месяцев назад
Aqoon ayaad noo faaiidaysay thank you
@salahadinal-ahmed7000
@salahadinal-ahmed7000 6 месяцев назад
Waberie legend waaye waa uu Ila taageeraa *anas action* *أنس آكشن*
@AsmaaCllaahi
@AsmaaCllaahi 4 месяца назад
Waxaa igu balan ah hey soomalia.midowdo inaan badali doono bilahan sheydaamiinta isticmlaan .oo aynu ku dhami doono tan .islaamka l.a❤
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 6 месяцев назад
Mahadsanid
@user-br4xn8sm8i
@user-br4xn8sm8i 6 месяцев назад
500k coming soon 🎉🎉🎉🎉
@xasanbile4288
@xasanbile4288 5 месяцев назад
Thnks bro
@user-pf4yh7jh4b
@user-pf4yh7jh4b 5 месяцев назад
❤❤❤Ramadan Mubarak
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 6 месяцев назад
mahadsanid taariikh aad muhiim ah ayaa noo faiideysey
@hamze875
@hamze875 6 месяцев назад
Ramadan 🎉
@Duriya-wy3wm
@Duriya-wy3wm 6 месяцев назад
Ethiopia calender gooni ah ayay isticmaashaa
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 6 месяцев назад
Ustaad Wabari Medio 🫡
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 6 месяцев назад
Dhalinyaro ismaqal ma jira?
@Waxkafahan
@Waxkafahan 6 месяцев назад
@waxkafahan plz 🙏 waaberi muuqaalo waxyar leh Ayn soo galiyaa , soomalida I gaarsii wll❤
@hijri1445
@hijri1445 6 месяцев назад
Muhiimadu waa aniaan iska ilaalino Tirsiga bilaha cawaantaa shirkiga ku jirta oon teena islaamka ah tirsano oon hadaan qorshe dhiganeynana kudhigana aniga oo rabi talo saaraneyna
@MybrothersMysisters-fi3nj
@MybrothersMysisters-fi3nj 5 месяцев назад
Thanks wll ❤❤❤❤
@zalmaanayaanle
@zalmaanayaanle 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤wabari media ❤❤ abdu rahman
@ahmedabdul6309
@ahmedabdul6309 6 месяцев назад
Asc brother channel kii cusbaa waa goorma
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 6 месяцев назад
Qofkii kowaad ee comment ayaan noqoday .
@wllzeynofficial8978
@wllzeynofficial8978 6 месяцев назад
Wlhi wn so hubiye waa run calendar 📅 kaso fiirya 🫨😳
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 6 месяцев назад
M.a
@deqmahamuddeqmahamud0950
@deqmahamuddeqmahamud0950 6 месяцев назад
Marka Ethiopia 🇪🇹 Lajooga waa jira 3 taariiq oo la Adeegsado
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 6 месяцев назад
Dad badan way ka faaiideeysteen. Mhdsanid. Walallka
@GaraadMedia851
@GaraadMedia851 6 месяцев назад
Asc waaberi media suun kaan qisooyinka nabiyada inoo dhameystir. Adigoo mahadsan.
@AbdisamadMohamed-zj1cs
@AbdisamadMohamed-zj1cs 6 месяцев назад
Golden voice ❤
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 6 месяцев назад
Golden voice❤😊
@Adaawe100
@Adaawe100 6 месяцев назад
Mhdsnd Ustaad
@mahaddahiromar5309
@mahaddahiromar5309 6 месяцев назад
bisha somalida kaso hadal sxp
@QARNI__.
@QARNI__. 6 месяцев назад
Inta carabiga fahmeysa anas action kasoo dawada asigoo fahfahsan ❤
@ahmettvaarah1842
@ahmettvaarah1842 6 месяцев назад
Nacdal ku dhacdaygu ilaahyo badnayeeen
@Abdikhaliq_Haybe
@Abdikhaliq_Haybe 6 месяцев назад
Calendar-kii soomaalida ayuunbaa hadhay ustaad
@zakariyecali5355
@zakariyecali5355 6 месяцев назад
M.sh
@hassanahmed-kb3xd
@hassanahmed-kb3xd 6 месяцев назад
Saaxiib waad mahadsantahy 2 suaalood nimanka cirbixiyaanka kusheegtay xiligaa maxaa duulijiry? Taariikhda soomaalida IYO bilahooda magacooda?
@keefseet223
@keefseet223 6 месяцев назад
Asc wall waxaan ku weydiiyey,miyaadan garanayn quraanka,mase tahay qof muslin ah,maxaa yeelay,bilaha aad leedahay carabtii gaalada ahayd baa magaca muxaram iyo kuwa kale ee xurmada leh iyagaa magacaas u bixiyey,waxba kama jiraan ,waa been,ee quraankeena ayaa ku soo dagay oo magacaas u bixiyey,ee ka fiirso,waxaana ladhahaa (afarta bilooda(bilihii xurmeysnaa)magacyadoodana waa 1-muxaram 2-rajab 3-dulqacda 4-dulxaja,dagaakana ilaahaybaa ka xarimay. mahadsanid
@Annaatti
@Annaatti 4 месяца назад
Calendar-ka Soomaalida asba barnaamij kasoo saneey ustdi
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 6 месяцев назад
Aad & si aan la Maleeyn karin ayuu Casharkan😂ii deeqay Allah yaa Baarak Sxb
@user-et1uo9qb8m
@user-et1uo9qb8m 6 месяцев назад
hadeer meelkasta bisha gaalada baa wx kasta lagu qoraa gaar ahaan somalida wxkaata oo ay ku dhaqmaan maraka laga tago bisha soonka haday noqoto shaqaalaha mushahaar ay kaaqaataan hady noqoto wx barashada iyo wx yaalo kale oo bdan maxy ku dhacday in bisha muslimka wx kasta lagu jaangooyo su’aashaas yaa iiga jawaabin
@abdifitah_yare
@abdifitah_yare 6 месяцев назад
walal muqalada way wan daneyaa lakin muqalka ilama ahan inu wax macno ku fadhiyo cafwan hadad si qaldan ii fahantay sababo badan awgeed
@nuurmaxamed9030
@nuurmaxamed9030 6 месяцев назад
sxb soomaaligana magacyadooda noodheeg
@deqmahamuddeqmahamud0950
@deqmahamuddeqmahamud0950 6 месяцев назад
Mhdsanid
@feisalmowlidabdi3329
@feisalmowlidabdi3329 6 месяцев назад
Sxpow wxaan aad tirinayso intee ka keentay saw Alle nooma sheegin tan iyo intuu abuuray dhulka iyo cirka inay laba iyo toban bilood ay jiraan إِنَّ عِدَّةَ الشُّهُورِ عِنْدَ اللَّهِ اثْنَا عَشَرَ شَهْرًا فِي كِتَابِ اللَّهِ يَوْمَ خَلَقَ السَّمَاوَاتِ وَالأرْضَ
@najiibmaxamuud6545
@najiibmaxamuud6545 6 месяцев назад
11 maalmood baa ka maqneed inta ila garatay like saar
@mohaan____siciid678
@mohaan____siciid678 6 месяцев назад
❤❤❤❤😊
@MAFIA_104
@MAFIA_104 6 месяцев назад
Aniga waan eegay waana sax
Далее
Friends
00:32
Просмотров 177 тыс.
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 500 тыс.