Тёмный

Fanka Akhrinta Dadka | Buuga ugu Muhiimsan | Waxaa igu gadaaman Doqomo | 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 93 тыс.
50% 1

Dhulkaan waxaa ku nool qiyaastii 8 bilyan oo qof : siday ahaatabo qayb badan oo kamid balaayiintaas waxaa kaala dhaxeeyo tacaamul noocuu ahaadabo xataa haddii aad tuulo yar ku nooshahay : dadka tuuladaada mariikha kuma noolo
qof walba oo naga mid ah waxuu tamaninaayaa helida fure xiriirka dadka - hebel siduu u fikiraayaa- heblaayo siday u fikiraysaa -
balaayiintaas qof fahankooda wuuu kala duwanyahay : wax aad adiga sax u aragto ayuuu qof isla tuuladaada ku nool qalad u arkaa : kadibna waxaa imaanayso is fahan waa : taasoo ka dhigan xiriir xumo taasoo ka dhigan in aadan waxba ku qancin karin
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 399   
@fartunabdiaziz6165
@fartunabdiaziz6165 10 месяцев назад
Cumarow walo Allh haku barakeeyo mowduucyada noocana khulaasadka buugta noo kordhi ... Tan kale ma leeyahay meel gaara oo ku kaydsanyihiin. Dta
@Ishmael_Media
@Ishmael_Media 10 месяцев назад
allhamdulilah, from 100 k ilaa maanta 900k, waan kula socday mr omar inshar, intii i anfacday waan ka qaatay intii kalena waan iska tagay. shukran Yaa omar Inshar... RIJAAL>
@NurQuran114
@NurQuran114 3 месяца назад
Maxaa kafaaiday , 100k to 900k ,maxaa iskabadalay nolashaada
@derow17
@derow17 10 месяцев назад
تعرف إلى الله في الرخاء يعرفك في الشده 😌 "
@hasandaadshe23
@hasandaadshe23 10 месяцев назад
نعم هذا كلام صحيح
@khadaribnufaysal7321
@khadaribnufaysal7321 10 месяцев назад
حديث رسول الله ﷺ
@hasandaadshe23
@hasandaadshe23 10 месяцев назад
@@khadaribnufaysal7321 ok,😊
@AminAden-jh1xf
@AminAden-jh1xf 10 месяцев назад
Nabiga muxamed kusaliya scw
@AyanleCfatxa
@AyanleCfatxa 10 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 10 месяцев назад
ILAHAOYOW WAX WALBA AAN KAA BARYO II ISII IINA RUMEE RIYADAYDA SAXIBYAAL AAMIN DHAHA BAL😢🤲❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 месяцев назад
Inta caafimaad ku daawaneyso like 👍 dhac kusii I'm somali 🇸🇴 and I support Palestine 🇵🇸
@MubaarigAxmed-mi5kw
@MubaarigAxmed-mi5kw 10 месяцев назад
alxamdu lillaah
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 10 месяцев назад
Masugikaro muuqaalada OGAANSHO mardhaw 1m inshallah
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 10 месяцев назад
Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam
@ZAMZAM-m1d
@ZAMZAM-m1d 10 месяцев назад
Free Palestine,much love to you from Somalia 🇸🇴🤝🇵🇸
@amiinabdirahmaan6280
@amiinabdirahmaan6280 10 месяцев назад
❤❤
@wllmoforever7953
@wllmoforever7953 10 месяцев назад
جَنَّٰتُ عَدْنٍۢ تَجْرِى مِن تَحْتِهِمُ ٱلْأَنْهَٰرُ يُحَلَّوْنَ فِيهَا مِنْ أَسَاوِرَ مِن ذَهَبٍۢ وَيَلْبَسُونَ ثِيَابًا خُضْرًا
@mohamoudosmankahin722
@mohamoudosmankahin722 10 месяцев назад
Waad mahadsantahay Mr Cumar runtii waa mawduuc aad u macaan magaca buuga ilasoo wadaag adoo mahadsan.
@Oz_maria
@Oz_maria 9 месяцев назад
Surrounded by idiots ba la dhahaaa wll
@hoodojaamac9592
@hoodojaamac9592 10 месяцев назад
بارك الله فيك و جزاك الله خيرا جزاء يا أخي🤲 Adoo raaliya muqaalada ceynkaan ah ama ka hadlaaya falsafada noo soo badi. Thank you 🤗
@apdallaisxaaq
@apdallaisxaaq 10 месяцев назад
Coming soon 1 million ❤❤❤❤❤❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 месяцев назад
inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋🥰🙏 Keep going ❤Duhur wangsan ❤
@yussufduale3747
@yussufduale3747 8 месяцев назад
mashalalh omar inshaar hamblyo bro waxan kiguso biiray ado 100k qof ila 200k kugu xiranthy wana kigu taxanahy mahdanid
@bahkinho10
@bahkinho10 10 месяцев назад
Ustaad Omar 2017ki ilqhada kulasocda, horey ustqd guulo badan kusirajayna❤
@abdirahmanmahamud1083
@abdirahmanmahamud1083 10 месяцев назад
Cagaar green 💚 💚 💚 💚 😊
@Dreamy-M
@Dreamy-M 10 месяцев назад
same 😊💚
@leylaaaa780
@leylaaaa780 10 месяцев назад
Sidokale 💚💚
@IbraQalyuubi-nb4fh
@IbraQalyuubi-nb4fh 3 месяца назад
Same
@mustaphemahdi1
@mustaphemahdi1 10 месяцев назад
Thanks ustaad alleh abaal kaaga ha dhigo jano
@Prof.MohammedMadaawi
@Prof.MohammedMadaawi 10 месяцев назад
Thanks walaal ogaansho . Aad baan uga faa'idey muuqaalkaan .
@drladane3004
@drladane3004 10 месяцев назад
Ogaansho waa barta ay lagama marmaan u ah qof walbo oo somalia ah doonaayo hormar in uu sameeyo
@nawalmohamedhassan-zp8rd
@nawalmohamedhassan-zp8rd 10 месяцев назад
Me = blue💙💙💙
@amalabdullahi151
@amalabdullahi151 10 месяцев назад
Same
@iftiinkanolasha1
@iftiinkanolasha1 8 месяцев назад
same
@CUMARXAASHIHIRAABE
@CUMARXAASHIHIRAABE 10 месяцев назад
Mowducan waa cajiib cumarow wan ka helna mowduucyada calaaqaatka. Mahadsanid.
@maxamedmahdi9593
@maxamedmahdi9593 10 месяцев назад
جزاك الله خيرا
@zalmaanali
@zalmaanali 10 месяцев назад
We support for independent of PALESTINIAN❤
@abdala2225
@abdala2225 10 месяцев назад
S/land the best country in africa
@BashkaBCC
@BashkaBCC 10 месяцев назад
​@@abdala2225wll oromada aad so dhawaynysan iska celiya
@MUHANADARTAN-jw6io
@MUHANADARTAN-jw6io 10 месяцев назад
Macalimu wax badan ayaan Ka faiday thank u
@FaadumoAbdullaahi-su2mq
@FaadumoAbdullaahi-su2mq 10 месяцев назад
Jasakalaah wll wax badan ayaan kaafaaiidnay
@iftiinkanolasha1
@iftiinkanolasha1 8 месяцев назад
buluuga waa midabka ugu jeclahay hadana sifadaas leyahay run waye caan ma jecli 🥰
@MohamudDek-f8u
@MohamudDek-f8u 10 месяцев назад
Shaah ma Cabo inta canta dheh mida kale waa iiduhur duhurna shah lama cabo
@XamdiXaabsey-rl2ok
@XamdiXaabsey-rl2ok 10 месяцев назад
Alle ayaan ka rajeyn in guul ay gaari doonaan falastiiniyiinta walaalaheen .
@Miss-sagal
@Miss-sagal 10 месяцев назад
Isku jir cagaar 💚 iyo buluug ah 💙
@africaismyhome723
@africaismyhome723 10 месяцев назад
Thanks waxd ixasusiyay buug an waday oo aan jojiyay maalmahan
@cabdishakuuri5936
@cabdishakuuri5936 10 месяцев назад
Wr xagee Kala xarira sheer xirfada cumarow
@shacbanabdi6552
@shacbanabdi6552 10 месяцев назад
Aniga Green ayaan isku arkaa 💚💚💚
@IbraQalyuubi-nb4fh
@IbraQalyuubi-nb4fh 3 месяца назад
Isku midaa nahay 😂
@mohan146u
@mohan146u 10 месяцев назад
Thanks for you're effort 👌
@MaxamedCumar-16
@MaxamedCumar-16 10 месяцев назад
Wll omar inshar ❤
@ubaxwadetube5942
@ubaxwadetube5942 10 месяцев назад
Wilkii codka dahabiga lahaa masha Allah alle haku barakeyo waan gareyna insha Allah one million 2016 ilaa hada ayaan kula socdaa 2023 waan ku salamay omar
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 10 месяцев назад
Mahadsanid wll cumar ❤
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 10 месяцев назад
Allaha ka ajirsiiyo ustaad omar inshaar dhirigaliyaha nolosha
@AbdullahiAwed
@AbdullahiAwed 10 месяцев назад
Watched From Duppamicaffeine
@mahaaricade4824
@mahaaricade4824 10 месяцев назад
Mowducii ugu macanaa aan dhagaysto ustaad aad ayaa u mahad san tahay
@JaamacMawliid
@JaamacMawliid 10 месяцев назад
𝚙𝚊𝚛𝚝 𝚝𝚠𝚘 𝚒𝚗𝚝𝚊 𝚛𝚊𝚋𝚝𝚊 𝚕𝚒𝚔𝚎 𝚜𝚊𝚊𝚛
@FatoumaSaban-bt2fx
@FatoumaSaban-bt2fx 10 месяцев назад
Masha allah waxan ka mid ahay dawadayashada waxan ku leyahay horay u soco wll from Djibouti 🇩🇯
@HassanEene
@HassanEene 10 месяцев назад
Thnkis ❤
@SadiaHusein-uh7kj
@SadiaHusein-uh7kj 10 месяцев назад
Walaashey igaweyn Ayan soxasuustey hadal cad cabsi mataqaano❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 месяцев назад
Wow Buugaan waxaa uu ka midyahay liiska buugaagtayda
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 10 месяцев назад
Hadii aan rayi gayga aan ka hadlo anigu dadka waxa aan ula dhaqmaa midibka Madow 🖤
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 10 месяцев назад
Omar Asc Walaalo. Wacyiga Lagu Jiro Xaalada Taagan. kama Hadashid wllo ee youtube miyaaad ucabsatay inlagaa xiro. Akhbaarahaas Gaza
@maryanidle4591
@maryanidle4591 9 месяцев назад
Thanks
@Updirahmanmursal
@Updirahmanmursal 10 месяцев назад
Galaas maku cabaayo biyaha caag ka cabaya ustaad omar inshaar waaku salamay
@Yaasir2
@Yaasir2 9 месяцев назад
Editing videos❤ rapaa ogaansho
@dhuuxyuusuf856
@dhuuxyuusuf856 10 месяцев назад
Guuul
@Karam3.
@Karam3. 10 месяцев назад
Allsaaah unba og tirada xaqiqada ah o dunidan ku Nil
@mohamedsaed4419
@mohamedsaed4419 10 месяцев назад
Sxp cumar inshaar waxaa tahay dadka fara ku tiriska ah oo baraha bulshada ku jira oo wax faaiida lah soo gudbiya. insha allah khary ban ku rajayn horay u soco
@Xaali95
@Xaali95 10 месяцев назад
Hadaan anigu cagaaar ahay, anoo gabar ah. Nin midabkee ah baa igu haboon zawj ahaan. Fikirkaaga ogaansho? Mawduuc maka soo samayn karta fadlan? Jazakallh khayr
@Khaah1
@Khaah1 10 месяцев назад
Coming soon 1M subscribers insha allah walalka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🙏🙏🎄🥈🥉🎉🎋🎊🎇🎃🎗🎀🎍🥇🧘‍♂️🏅🧘‍♀️🎆🧗‍♂️🎍🥈
@turxaanlaawe7892
@turxaanlaawe7892 10 месяцев назад
Asc wlal cumarow xabad joojinta qaza kasoo hadal
@miloak656
@miloak656 10 месяцев назад
Me akhtarka 🟢🟢 Allah ha sahale
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 10 месяцев назад
4tan mid aan ahay garannba waayay
@CadnaanAdnancade
@CadnaanAdnancade 10 месяцев назад
Freefalastin illahay ha ugar garo aamin❤❤❤❤❤❤
@hasandaadshe23
@hasandaadshe23 10 месяцев назад
Qosol waa maxay marka
@MoMo-jk4kr
@MoMo-jk4kr 10 месяцев назад
emot dambe muuka qaldamay mise adaa ugu talagalay
@CadnaanAdnancade
@CadnaanAdnancade 10 месяцев назад
Gacanta igaga dhacday
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 10 месяцев назад
Waad istaahishaa
@abdulrahmanjacfar3912
@abdulrahmanjacfar3912 10 месяцев назад
Bulug iyo cagaar ayn ahy 💚💙
@AbdirahmanhasanSubane
@AbdirahmanhasanSubane 10 месяцев назад
MASHA ALLAH
@renaadruun940
@renaadruun940 10 месяцев назад
Ust. Omer Inta aad 💚💚 ka ku sheegtay anigaa iga hadashay.
@IbraQalyuubi-nb4fh
@IbraQalyuubi-nb4fh 3 месяца назад
Same nahay
@bezzani3033
@bezzani3033 10 месяцев назад
Malaha green 💚 ka baan ahay 😅🙌
@abyannur-fh1qe
@abyannur-fh1qe 10 месяцев назад
Bluea lkn waaa xan jeclhy
@guuleedismaaciil4028
@guuleedismaaciil4028 10 месяцев назад
Waxaan ahay "Buluug Cadaati" waayo anuu waan qosol badanahay ama dhoola cadayn badanahay Ustaad.
@EngYounis
@EngYounis 10 месяцев назад
Buluugu maleh caadifad bdan... waa sida Badwaynta uun. Inta bdan waa dad dagan af-gaab iskana qalbi wnagsan
@princess_naduu
@princess_naduu 10 месяцев назад
Cagaar Ahay🥺💚
@kiimhaana-bq5ws
@kiimhaana-bq5ws 10 месяцев назад
Hambalyo 🎉 coming soon 1m🎉❤😊
@QaliifYarebozz
@QaliifYarebozz 10 месяцев назад
Wa vediogii iigu horeyay aad iiga qoslisay😂😂
@umams2905
@umams2905 10 месяцев назад
Mahadsanid 🙏
@arch_joof6604
@arch_joof6604 10 месяцев назад
Wow mowduuuc noocyadaan please no so badi ✊
@AliQays32
@AliQays32 10 месяцев назад
Saaid umahadsan tahay ustaad❤❤
@TaliyowMuhammad-qj3xy
@TaliyowMuhammad-qj3xy 10 месяцев назад
Waa muwduuc muhiim ah.
@mohammedhassan2708
@mohammedhassan2708 10 месяцев назад
Brother barnaamishkaaga always waan dhameestaa halka kuwa dadka kale aab ka boobo always ✌
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 10 месяцев назад
Hooyo buuga ah Walaahi Aniga waxaan ahay dadka yar Ee lafahmi karin Ee aan lasaadaalin karin
@Zalmaaan1
@Zalmaaan1 10 месяцев назад
Green💚
@Ahmedalbani
@Ahmedalbani 10 месяцев назад
Maashaa alaah❤
@abshirhasan4580
@abshirhasan4580 10 месяцев назад
4 nooc midba sifaanka haystaa,
@DarbiAlbaab
@DarbiAlbaab 10 месяцев назад
cumar macalin good ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Dreamy-M
@Dreamy-M 10 месяцев назад
Ani cagaar 💚 walaalkeyna jaalle 💛
@IbraQalyuubi-nb4fh
@IbraQalyuubi-nb4fh 3 месяца назад
Isku mid
@KamaalMaxamed-j4e
@KamaalMaxamed-j4e 10 месяцев назад
اللهم انصرهم نصرا مؤزرا يارب العالمين
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 10 месяцев назад
💚💙 ayan is ka dhax arkay ani
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 10 месяцев назад
Waxab Aniga midbka Akhtrka
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 10 месяцев назад
Midabka gududka wa midabka shaydanka ugu jeclyahy saxrinta midabka ay ugu badan ee adegsadan
@aslimmohamed6891
@aslimmohamed6891 10 месяцев назад
Midabka saxiriinta waa tan Madowga sida tan yahuuda
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 10 месяцев назад
@@aslimmohamed6891 maya wa kan casanka sida uu cadeyay saxirki rer yaman ee tawbada kenay daud maxamed faarax wa casanka kasa wax lagu sixira ita badan
@aminacabdisalan6748
@aminacabdisalan6748 10 месяцев назад
Yellow 💛😊
@SomalianTime
@SomalianTime 10 месяцев назад
isku dhaxdar aa ahay wallh 🫣🫀
@ahmeddaahir4620
@ahmeddaahir4620 10 месяцев назад
Aniga guduud ayaan ahay cumar midkee ayaa tahay
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 10 месяцев назад
Midabka buluuga ah ayaan ahay
@NuurtoabdiSalaad
@NuurtoabdiSalaad 10 месяцев назад
I love white coloure
@ahmedabukar9431
@ahmedabukar9431 10 месяцев назад
Cumar inshaar naga dhaaf kalmadaha maalayacniga sida caaga ka cabey iyo waxi lamid mawduuca no bilaaw no dgameey please
@alinuurmohamudshire
@alinuurmohamudshire 10 месяцев назад
Cumarow waa sida kooxda islaamiga ee mujaahidiinta XAMAAS oo kale waayo waxay isticmaalaan midabka cagaarka ah.
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 10 месяцев назад
Aniga ❤❤❤ ayaan ahay
@nasrocaato489
@nasrocaato489 10 месяцев назад
Aniga intab waan kudhexjiraaa
@CaddehDaahir-qb5it
@CaddehDaahir-qb5it 10 месяцев назад
Cumarow qaybaha dhiiga kasoo haddal saaxib😊
@daadir345
@daadir345 10 месяцев назад
Cagaar ahy💚🔥🌞
@nasteexibrahim5571
@nasteexibrahim5571 10 месяцев назад
Wll waxaad uqalantaa malaayiin inaad gaadho
@mohameddahir4790
@mohameddahir4790 10 месяцев назад
wll kasoo hadal itoobiyo oo rabto dakada somaliya
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 10 месяцев назад
Walalka asc
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO 10 месяцев назад
Me cagaarka💚💚🌲
@BilanQaldane
@BilanQaldane 10 месяцев назад
Team yellow 💛
Далее
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
The Psychology of Money I Fikrad & Buug #42
11:52
Просмотров 35 тыс.