Тёмный

Maxaa Dhacaayo Hadii aad 30 Maalin Biyo Qabow ku Qabaysato ? 

Подписаться
Просмотров 173 тыс.
% 18 779

Maxay ciyaartooyda ciyaaraha kala duwan ee caanka ah sida ronaldo usain bolt ee qiimahoodu ku xiranyahay juhdiga uu jirkooda bixinaayo
murqaha neefsashada in ayna daalin , maxay biyaha qabow ugu qabaystaan ayagoo leh ilaashada awoodiina jireed iyo xataa mid nafeed .
Dhinaca kale jilaayaasha kala duwan ee u arko wajigooda in uu yahay isha ay risqiga ku raadiyaan ay ugu qabaystaan biyo qabow ayagoo leh ilaashada dhalaalka haragiina iyo madowga timihiina ?
kanaalka : ru-vid.com
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah ru-vid.com
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

16 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 665   
@dauttaltohhh
@dauttaltohhh Год назад
Waa sababta uu Nabigu (scw❣️) uu u dhan jiray xilliga qabow weysada badiya🥺
@farxiyomire9993
@farxiyomire9993 Год назад
صلى الله عليه وسلم ❤
@cabdiraxman1717
@cabdiraxman1717 Год назад
صلى الله عليه وسلم ❤🥰
@nimcoahmed5904
@nimcoahmed5904 Год назад
Sallalahu calayhi wasalam ❤
@farhanomar4664
@farhanomar4664 Год назад
Salalahu calayhi wasalam ❤️🩸
@zakariamohamed5855
@zakariamohamed5855 Год назад
صل الله عليه وسلم
@samawade6470
@samawade6470 Год назад
Gabar walaashey ah ayaa dhakhtar u qoray iney habeenkii biyo qaboojisato salaada subaxna ku qabeysato sidoo kalana cabto, waxay dareemeysay kuleyl gudaha muddo kooban ka dibna wey ka caafimadey alx. Barnaamijkan ayaan ku xasuustay dhacdadaas mahadsanid cumar sxb.👏👏👏
@lunibark9978
@lunibark9978 Год назад
anigu gudaha ka gubta cirbaha wajiga waxan umalenayainu ig fagshan ihayo
@kaapechannel5351
@kaapechannel5351 Год назад
😄 nio anigu wanku xanuunaadaba
@Zeryahye
@Zeryahye Год назад
@Ayman-mu8ho
@Ayman-mu8ho Год назад
Inta ku xiran ogaansho😊like ta
@hassanabdullahi3366
@hassanabdullahi3366 Год назад
Ogaanshaad ku xirantahay, waxaana waad soo qoree. Tiktok iska aad. Waxaan howlahaagi meehee
@MaxamuudmediaAbwaan
@MaxamuudmediaAbwaan Год назад
Ilahay ciida nabad hanagu gaarsiiyo inshallah
@adengims3501
@adengims3501 Год назад
Amine
@maxamedcabdulahi4785
@maxamedcabdulahi4785 Год назад
Amiin
@adamabdikadir
@adamabdikadir Год назад
Ciid wngsn 🎉❤
@user-js1ll8dx8f
@user-js1ll8dx8f Год назад
Alx
@cabdisalaammaxamedsulubabd2891
جزاك الله خيرا بارك الله فيك اللهم اعتق رقابنا ورقاب امهاتنا ورقاب اباءنا ورقاب معليمينا من النار 🤲🤲
@OLDMUSIC22
@OLDMUSIC22 Год назад
‎‏اللَّهُمَّ يا مُقَلِّبَ القُلُوبِ ثَبِّتْ قُلُوبَنَا على دِيْنِكَ 🤲🤲
@naimabashir6420
@naimabashir6420 Год назад
P0p000l
@naimabashir6420
@naimabashir6420 Год назад
Lp0
@ipracdeh2201
@ipracdeh2201 Год назад
Aamiin
@abdullahialiosman6458
@abdullahialiosman6458 Год назад
Ameen
@asluubsan9738
@asluubsan9738 Год назад
3 daqiiqo kabadan haku dhex jirin biyo qabow, sifiicanna uneefso marka aad biyaha qabow ku qubaysanaysid😊 aad iyo aad bay muhiim utahay
@hoodoyousuf5346
@hoodoyousuf5346 Год назад
Subhanallah wa sababta aan la firfircoonay ileen manan ogayn waxan oo faa'iido ah alhamdulilah
@inaahmet
@inaahmet Год назад
Masha Allah wllkay aadbad umahadsantay mawduucaa aad nala wadaagtay markale kale ayaan kuleeyay mahadsanid wll waxan ahay dhalinyarda sifiican kuugu xiran waxan kaa codsanaynaa inaad barnaamijyada noocan oo kale ah..ee dhalinyarda soomalida aad is leeday way anfacayaan inaad noo soo badiso.. الله يحفظك ❤
@nuuracayuuni3204
@nuuracayuuni3204 Год назад
Wll biyHa qawoow waa daawo xqqdi ilahy ayaa kudaweeye nabi ayuub 18 asgoo jirkiisa xanuun baabi 'iye ❤ biya qawoow marku kuqabeesy ilahaa kudaweeye m.a wll wyuba soqaaty aayadda
@HRU2100
@HRU2100 Год назад
من ادعية ذات أهمية عظيمة اللهم اغسلني بالماء والثلج والبرد، فيه سر عجيب وهذا ما يتحدث العالم اليوم بأهمية الماد البرد والثلج.....
@mousewaaw1260
@mousewaaw1260 Год назад
Aamiin aamiin
@dr.sakarieadem
@dr.sakarieadem Год назад
That is ok
@CabdinaasirShariif-gi1mf
@CabdinaasirShariif-gi1mf Год назад
Wll cumar inshar mahadsanid mudo ayan fiirsada muuQaalada waxbadan aya iska kay badalay fikir ahaan iyo dhaqaale ahaan
@xamaddahir
@xamaddahir Год назад
Biyaha qabow faaidadooda lamasoo koobi karo. Shukran Saxib Cumar.
@mohcade2754
@mohcade2754 Год назад
What A Topic Omar Masha Allah 🎉
@cabdiraxmaanidirismaxamed684
اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عنا ❤
@yahyajama8319
@yahyajama8319 Год назад
Waligey intan biyo kulul ku madhey wax yar an ka xasuusta, lkn inta badan waxan ku meydha ila imka BIYO QABOW ILA Manta sxb Allaxmdullah
@Ogsoor
@Ogsoor Год назад
Thank you Omar🙏keep going you're the best youtuper i have ever seen Wllhii
@Zahruush
@Zahruush Год назад
Mowduuc aad muhiim u ah Mahdsanid ustaad omar inshaar Allh yaxfatik
@yaxyecabeeye9325
@yaxyecabeeye9325 Год назад
very interesting topic, thank u omer ishar,
@HRU2100
@HRU2100 Год назад
شكرا لأستاذ عمر اشار بجهودك المستمرة
@adengims3501
@adengims3501 Год назад
JazakAllahu Khair merci frere
@awalehanshah1397
@awalehanshah1397 Год назад
ما شاء الله موضوع مهيم شكرا يا اخي 🙏💯
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid Год назад
Mahadsanid ustaad cumar inshaar. Waxaa jira researchs badan oo taageeray faa,iidada caafimaad ee biyaha qabow , laakiin bulshadeena soomaaliyeed arintaa kuma baraarugsana oo waxay qaar badan jecelyihiin biyaha diiran inay ku maydhaan . Aad baad ugu mahadsantahay inaad bulshada wacyigeeda kor u qaado mar walbe wali ma arkin adigoo video aan faa,iido lahayn oo boring ah soo gudbinaya.
@sameea1
@sameea1 Год назад
Mashallah thank you so much omar I'm ready appreciate you for this topic. 🎉👍🏼
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 Год назад
Muddo 3sano ah ayan 6da malin shaqada ku qubeysta biyaha qabow xilliga 5:40am🙏 faidadoda wan arky❤️
@Iyeypost
@Iyeypost Год назад
Walee kanalkaan laguma khasaaro Allah haka abaalmariyo Umar inshaar wax badan buu noo faaideeyey
@faraxxashi3286
@faraxxashi3286 Год назад
Mahadsanid wll allaha kaa ajir siiyo sida aad marwalba bulshada ugu soo gudbiso mawducyo faaido uleh
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Год назад
Mashaa Allah biyaha qabow waa caafimaad laakiin inagu manaqaano waynu kabaqnaa mahadsanid Ogaansho
@Alabhas98
@Alabhas98 Год назад
xawadka ayu u fican yahay.
@goatbagaax5224
@goatbagaax5224 Год назад
​@@Alabhas98 😅😅
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Год назад
Anigu markaan wadan kii joogay Biyaha Qabow waan Jeclaaa lkn Hada oo Aaan imid Qurbaha Biyo Diiran isticmaalaa lkn waan bilaabi doonaa insha Allah
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj Год назад
Qurbaha Wiliba wadama qabow Hadaad kunooshahey Waa inaad Biyo qabow kuqabeystaa bro, Xitaa xiliga winter-ka barafka uujiro… maskax ahaan iyo jir ahaanba faa’ido leedahey.
@WaqalStudio
@WaqalStudio Год назад
War omaroow wey boskadan ma waxad uu jeeda bogsadan 😂😂😂😂 Salaam sare ya akhi karim.
@ogaansho
@ogaansho Год назад
haa 😃
@KINGPOOJO
@KINGPOOJO Год назад
Heesaha hadaad iska dhaafto hormar ayad gaareysa aduun io aaqiro i aamin wll😊🤩🙏🏿🙏🏿
@abdirahman7282
@abdirahman7282 Год назад
Allaha naga madoobeyo heesaha 🤲
@ilyaascabdiraxiim989
@ilyaascabdiraxiim989 Год назад
😂😂
@LIFES.SHORT4000
@LIFES.SHORT4000 Год назад
@@ogaansho 👀
@mohmuod4967
@mohmuod4967 Год назад
Video qiimo badan mahadsanid wll أحبك في الله💙
@barwaqosoran3134
@barwaqosoran3134 Год назад
Aaamiin Aamiin Alloow dhammaan umada muslimiinta dhib u gargaar
@Roro_feghi
@Roro_feghi Год назад
َ اللهُمَّ إنَّكَ عفُوٌّ تُحِبُّ العفوَ فاعفُ عنَّا♥.
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Mahadsanid ustaad horay u soco
@abdiwali4669
@abdiwali4669 Год назад
Muhiim ma ahan inan walaahi idhaahdo lakin waan iswaydiinayay ujeedada ka dambysa in ay dadka GYMka sameeya dhax fadhiistaan biyo baraf ah ama aad uqobow waan rabay uun mawducaas lkn ma filanynin inaad ka hadlidoonto mahadsanid cumarow iftiimiye balaadhan ayaad tahay walal
@isirfaysal8348
@isirfaysal8348 Год назад
Mahadsanid cumaroow sida aad wax faa'ido leh noogu soo gudbiso,lkn xoogaa soo koob mawduucyadaada wa iga soo jeedin imika kan ayaa ugu gaaban 2minute dhana waa hordhac.
@hajiibraahimhussein3322
@hajiibraahimhussein3322 Год назад
Thnks sxb weligega ma niyesan biyo qabow in an ku qabesto marka lag rebo markn wadanki an joge hada dhanksi yurub ayn ku nolahy wlh markn video gan an dawanaye cajis xun ayn daremaye markin wan is tagye wan ku so qubesty mash allh hada kadib waxn biyo qabow ehen laiguma oga
@user-uk7fk5lj8x
@user-uk7fk5lj8x Год назад
M.a wll Omar inshaar FAA'iidadii oo qof Ah Ayaa tahay Runtii ka dhalinyaro Ahaan Aad Baan ula dhacaa Mawduucayaada muhiimka Ah keep going forward
@AbdiRauuf
@AbdiRauuf Год назад
اللهم انك تحب العفو فاعف عنا ❤
@hodanismael2611
@hodanismael2611 Год назад
اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا 😊
@mohamedhaaruun-vs9tq
@mohamedhaaruun-vs9tq Год назад
@awaleali5732
@awaleali5732 Год назад
Ogaansho jasaaka Allah wll Waxa jira youtubyo hal hal milyan haysta oo aan waxba laga faaidin reaction mooye😊
@user-kr5vd9bi8e
@user-kr5vd9bi8e Год назад
😂😂 yad ku dhago hadlaysa walalo wa ramadane😢😂😂
@abuqudama4061
@abuqudama4061 Год назад
Ramadhan mubarak تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال كل عام وانت بخير وصحة وسلامة
@khilaadikhaalid___4
@khilaadikhaalid___4 Год назад
Wallahi xogtan maraka aan maqalay tijaabiyey fresh ayaan dareemay mahadsanid...
@abdenaserhaje4419
@abdenaserhaje4419 Год назад
mashaAllah wll omar enshar mahadsanid Allahaa ku xafidho waxa aad ka hadashay tusaale aan sameyn jiray subax walbo dabcanna aan sameeyo hadaa sida ani waxa aan sameyn jiray sameeyaana hadda marki aan arkay biyaha qaboow faaidadooda iyo firfircoonidooda in aan sii dhigto habeenkii bannaanka baaldi weyn oo biyo ah si uu u qaboobo si uu qaboowga ugu dhaco dabeedtana aan ugu qubeysto subixii maadaama biyaha ka socda tuubada aay yara diirranyihiin xoogahaa
@Top_G1st
@Top_G1st Год назад
Mahadsanid Akhil Muslim
@amalismail7772
@amalismail7772 Год назад
Subax kasta wajiga baraf ayaan mariyaa Alhamdulilah 🌹
@mustafexasan4260
@mustafexasan4260 Год назад
Macalinka nolosha omar inshar alle ha ku barakeyo wll. 5 sanno oon kugu xidhnaa waxaan kaa bartay waxaanan macalin kale ka baran.
@jablibaaxtutorial1279
@jablibaaxtutorial1279 Год назад
Khyr alle haku siiyo saxiib wan soo tijaabinayaa inshalaaah 20/4/2023
@JIILTECHNOLOGY
@JIILTECHNOLOGY Год назад
Mahadsanid Mr Omar inshar
@user-zs2tb1gp3d
@user-zs2tb1gp3d Год назад
Arrinta fuustada barafka ladhexgalaayo waxey koob ka caawise Deegaanka Gubadley Ee gobalka Banaadir oo sandkaan ku guuleyste Cup 🍶
@maryanjama2918
@maryanjama2918 Год назад
That's true 👍 💯, I used cold water 💧. yes ,it's treatment.
@ahmedjawwt2143
@ahmedjawwt2143 Год назад
جزاك الله خير
@bandarkebar
@bandarkebar Год назад
Very good topic waan tijaabiyay runtii 100% waa run ❤
@burci17channel22
@burci17channel22 Год назад
Mahadsanid wlle cumar
@jirdesmart1070
@jirdesmart1070 Год назад
Anigu wan tijabiyay waligayna kuma maydhadhin miyo kulul hasa ahato mudoyinki u danbeyay waxn biyaha ku darsan jiray baraf anigu dhaxamonaya ayn gali jiray markan ku maydho waxb kaso baxa iyo jidhkaygu kulayl so daynayo nashadna wan darema hadana wan kasi badinaya insha allah mahdsanid wllo
@cawaleibrahim7148
@cawaleibrahim7148 Год назад
Thanks ustaad mahadsanid jasaaka laah kheyr
@abousltlyabousltly8151
@abousltlyabousltly8151 Год назад
سبحانك اللهم وبحمدك وتبارك اسمك وتعالى جدك ولا إله غيرك. اللهم باعد بيني وبين خطاياي كما باعدت بين المشرق والمغرب، اللهم نقني من خطاياي كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس،، اللهم اغسل خطاياي بالثلج والماء والبرد. Ducdan Aya an ka ogaaday in ay fa'iido badan leyihiin biyaha Qabaw Alxmdulilaah
@arabe9921
@arabe9921 Год назад
MSHLLH TABARAKALLAH WAA INAAN BAROOWEEYAA ARINKAAN INSHLLH JAZAKALLAH KHEYRAN CUMAR
@havsaadam
@havsaadam Год назад
Biyaha qabow waa caafimaad wllhi waa kuwa ilahay ku daweyay nabi ayuub hal mar lagagana daweeyay cudurka sanadadada badan soo hayey...hala.ogaado waa saxxo 😊❤
@nabadnolol1257
@nabadnolol1257 Год назад
Masha allaah. Cumaroow. Marka laga Reebo aqoonta aan hada heleeyno waxaan xasuustaa marki aan yar yareen ee Nalgu tarabiyeeynayay salaada () salaada subax waxaa Nalagu shubi jiray biyo qaboob si eey hurdada iyo caajiska Nooga kacaan. Runti waa faaiido wayn
@QADAAFI-mn9jc
@QADAAFI-mn9jc 3 месяца назад
Wa mowduuc muhiim ah wllkie thnx😮
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 месяца назад
M.A ALAAH NAIROBI DEGANAN JIRAY ILAA 8SANO ANAGO LAYAABAN OBIYAHA KULEYSANA ANIGIYO ODAYGA AYAA NALAGU YIRI HA KULAYL SANINA QABOWGA DAAWO AH WAN SAMEYNAY M.A WALHY WAN KU LIIBAANAY SOMALIYAN IMI SA WAXAY DANI IGU QASABTAY INAN 3JER QUBEYSTO .ILAA HADANA BIYO QABOW ISTICMAALA MA ALAAH HADA PUNTLAND OKULUL JOOGA LAAKIN JAB BARAF KU DARSAN DOONA INSHAA ALLAAH MAHADSANID CUMAR WALLO
@Andhiga927
@Andhiga927 Год назад
Waad ku mahadsan tahay wll omer inshaar marwalba muqaalada faaidada leh ee aad nooso gudbiso
@ahmedabdi1484
@ahmedabdi1484 Год назад
جزلك الله خير ustadi ❤
@zakariyeciise8430
@zakariyeciise8430 Год назад
Walhi mowduuc ayaamahaan kufikiraye maskasdeyda maad kujirty thanks
@abdiibnu664
@abdiibnu664 Год назад
Shukran ustad
@aniisaidiris2533
@aniisaidiris2533 Год назад
Waxan sugayay muqal cusub alxmdulilah waa kanaa🎉🎉🎉🎉🎉
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 Год назад
Nin aanu saxibu nahay ayaa mar walba iisheega inuu ku qubesto biyo qabaw hargab ku xataa kuma dhaco waa nin aad ufir fircoon oo maskax furan Biyaha qabaw waa caafimaad runtii qof tijaabiyay ayuunbaa ka warrami kara.💦🏊‍♂️💯
@abdilaahielmiateeye2082
@abdilaahielmiateeye2082 Год назад
Masha allah good topic 🎉
@itbeherposslady3503
@itbeherposslady3503 Год назад
Anigah biya qabow inn ku qabeysto jeclahy❤ m.a wllh dhiiranaan iyo furfurnaan ka qada tnx ustad❤
@yasminyusuf5826
@yasminyusuf5826 Год назад
Woooooow mansha allah keep going and thanks ❤❤❤❤❤
@daduunkatagayanginatagay7963
Ado og inu muhim yahy video ga hadane wa ina si xushmad leh u wedisata likta ❤
@fahadsaleeban5077
@fahadsaleeban5077 Год назад
adu like yar maxa kala bakhaylin adigoo lugu waydiisan iska siiiiiii waxaad ka faaidaysa kabadane
@hassanabdullahi3366
@hassanabdullahi3366 Год назад
Waad ila aragtay
@MohaaMaxamud
@MohaaMaxamud Год назад
Haa wwo isla ween yahay hortiisa isticmaaleen 😂😂
@MohaaMaxamud
@MohaaMaxamud Год назад
Muuqaalne masoo duubikaro woo xishoonaa😮🎉😂😂
@Aguer732
@Aguer732 Год назад
Wa in uu si xushmad uwaydiistaa like ta
@mustafeqanjey6754
@mustafeqanjey6754 Год назад
Tobigan muhiiim ayuu ii ahaa tanks ustaaad umar inshaar🙏
@Xiisahamedia
@Xiisahamedia Год назад
Wllken cumar inshar qof walbo oo rabo ino wax ogado iyo ino qiyaliga kabaxo aya ku xeran wana guul in dhalintena ay helan dhiri galin 🎉 guul insha allah
@abdifatah__kaka__cade1128
@abdifatah__kaka__cade1128 Год назад
Amazing!!!🔥
@cabdisamed5520
@cabdisamed5520 Год назад
Mahadsanid Omar inshaar
@mohaelneny217
@mohaelneny217 Год назад
Mahadsanid walal cumar👍
@habooncelabe4690
@habooncelabe4690 Год назад
Jasalahu khyr biyaha qabow faidao badan ayey leeyhin xitaa dadka xanununka ruuxiga qaba biyo qabow ku maydhaa layidhahdaa
@mohamadgureey2830
@mohamadgureey2830 Год назад
Omar wallal waa kusalamay adiga iyo bahda chanal kaan waan radinaayay fikradan qof maalin uun inoo micneeya biyaha qabow iyo biyaha diiran mahadsanid 🎉😊
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR Год назад
Omer What a topic you talk about mncha allah🎉❤
@maxamuudahmedcabdikadir4520
Keep going mudane🤝
@user-kn5zo9zk7d
@user-kn5zo9zk7d 4 месяца назад
من نظف ثوبه قل همه ومن طاب ريحه زاد عقله
@carafaadcabdiraxmanmaxamed1219
Sax wa muhiim biyaha qapaw ka shaqsi ahan muruq mal pan ahay habeenki anigo daalan marakan seexdo subaxdii muruq wlpa uu xanuuna sidii aan u bahanay in lay duugo murqaha plse biyo qapaw hadan ku maydho wlhi ma dareemo, qardo io daalkii mahdsanid cumar
@shaficiabdulahi
@shaficiabdulahi Год назад
THANKS OMAR INSHAAR❤
@qisaskadunida
@qisaskadunida Год назад
Good point
@RaqiaAhmed-vt3rr
@RaqiaAhmed-vt3rr Месяц назад
Mansha allaah waligey beyo madiirsan qobob kumeydhaa maali walba
@Hanmor3412
@Hanmor3412 Год назад
ustaadi shukran
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 Год назад
Wa inan islaha ogadaa biyaha qaboow markaa Eid Mubarak wll ❤❤❤
@nololqurxan6663
@nololqurxan6663 Год назад
Shukran ustaad❤
@mohamedjamahirsi4992
@mohamedjamahirsi4992 Год назад
Cumar inshar caawa wax badan baan faaiday allaha ku barakeeeyo' biyo qabow iyo aniga hada kadib waa is huranahay insha Allah
@naztaomar8169
@naztaomar8169 Год назад
Haa shukran walky❤❤❤❤
@ayanxasan5661
@ayanxasan5661 Год назад
Mahadsanid walal omer 👍🏻
@laylayare5405
@laylayare5405 Год назад
Thank you my brother 👍🏾😘
@cabdiraxmaanmaxamuud7813
@cabdiraxmaanmaxamuud7813 Год назад
MAR HORE AYAAN HELAY SIRTAN. WAA MAHADSAN THY WERIYE INSHAAR
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Год назад
Nin aan wax badan ka faa,iiday alla haku sharfo wllo
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Год назад
Ustaad wa sax way adagtahay marka aad kuqabysaneysid Biyaha qabow In aad kuqancdid Blse faaidadoda badan mahadsanid omar inshar
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj Год назад
Anigoo yurub wadamada ugu qabow aduunka ugu qabow mid kamid kunool Wiliba xiliga winter-ka barafka saa’idka jiro Ayaan biyo qabow kuqabeystaa markasta, subax iyo habeen… faa’idooyin badan ayaan kahelaa Alx.
@Happ147
@Happ147 4 месяца назад
Faidooyin mxaya kaheshas wall
@Saamlee17
@Saamlee17 Год назад
Xaqiiqa Aan ku arkay faaidada biyada qabow in lagu qabeysto waxaa malın igu dhacday anoo ku Soo qabeystay biyo AAD u qabow ayaan markii Aan ISKA yara nasaty waxaan isku dayay İnan fadhiga tufax yar iskaga cuno anoo midi Ku jarayaa tufaaxi ayee mididii iga qashay gacanta wlhi wey idilaacday lkn wax dhiig ah igama iimaan anoo u jooda hilibka jirkeyga oo muuqdo inuu dhawac weyn garay alx ku dalaala dhaliyaro qasatan dadka exercise ama gymka sameeyo ❤😊
@AliHassan-br8pf
@AliHassan-br8pf Год назад
Mahadsanid wll inshallah hada wixii ka danbeeya waxaan tijaabin doonaa arinkan.
@jeerijaksan9500
@jeerijaksan9500 Год назад
cumar inshaar Keep going
@sahrocadaani2869
@sahrocadaani2869 Год назад
Macalin shukran😊
@tahaaofficial80
@tahaaofficial80 Год назад
Txn your topic 😊
@commandnajibafraxnajibafra6996
Masha allah wll Omar wax badan ayad nagu dhiri galisa ilahay haku xafido