Тёмный

Maxaa Igu Qasbay Inaan Iska Dhaafo Web Design? 

Duraan Ali
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 4,3 тыс.
50% 1

Kusoo biir DISCORD keena: / discord
Kusoo biir Facebook Groupkeena "Somali Programmers" / 230156310811009
My Web Design Business: sahalsolutions.com
My SAAS (Software As A Service) Business: alifcloud.com
My Coding Bootcamp: gabischool.com
my facebook: / duraanali
my twitter: / duranali619
My Instagram: / duraan_ali
my email: ali@sahalsolutions.com
Hadaa ka faa'iideysatay waxyaabaha aan soo galino ood rabtid inaad na caawisid, fadlan link-gaan dhagsii oo wax noogu deeq: / duraanali

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@abdulmajid-tc9pz
@abdulmajid-tc9pz Год назад
ustaad mida kale web design waxa uu noqday jam market qof kasto oo tech ku cusub ama raba inu tech kuso biiro meesha ugu horeesa ee uu focus ka saaareyo waa web , marka in meelaha kale ee hada soo kacaya in la maal gashto oo la barto ayaa muhiim ah sida app developementka, block chain developement, smart contractska, machine learning for AI iwm. marka aad bad u mahdsan thy markad wax aqrido buu qofka ogada wax cusub oo ka maqnaa - wax aqriska halagu dadaalo dhalin yaro waqtigan aduunka xalkisa waa iska jalam jalam marka dhinaca businesskana ka war hya sbbto ah wax kale naf leh oo maanta wax laga soo sari karo ma jirto
@secretstar8830
@secretstar8830 Год назад
Thanks waxbaan kaafaide❤
@abdiaziizomar
@abdiaziizomar Год назад
Thanks sxb
@Caasho-Sheeko
@Caasho-Sheeko 9 месяцев назад
Ilaahey hakuu barakeyo ganacsigaaga, waad ku mahadsantahay koorsiga, thanks❤
@abdifatahismail6595
@abdifatahismail6595 Год назад
Inta aad sheegtayba waa run,5 sano ayaan ku jiray suuqan, 3 sano ka horeyay ayay baranayay. Client fahamkiisa iyo vision kiisa in aad u wax ugu dhista waa mucsida kaliya ee aduunka, hadana hadhow ayuu stress kiisi iyo khaladadkiisi ku saaraya markaas baad ledahay mudane waa caadi, adiga oo raacaya customer is always ✍.
@rapiilelaabjeceel1809
@rapiilelaabjeceel1809 Год назад
Thankz uztad mhdzanid solabasho wacan incha allah
@rzjosephfunny7796
@rzjosephfunny7796 Год назад
Mahadsanid macalin
@saidabdidahir8550
@saidabdidahir8550 Год назад
Thanks too for your time and effort
@abdimaalikmohamuud725
@abdimaalikmohamuud725 Год назад
Focus one thing thanks for sharing
@daadir2020
@daadir2020 Год назад
Thank you for sharing us this useful information
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 Год назад
Come back
@liibaancabdi-qq1wy
@liibaancabdi-qq1wy Год назад
ustadow qofka hadii uu ku cusubyahy programing maka maarmaam barashada web designing
@sallo12139
@sallo12139 Год назад
Ustaad c++ noo soo duub
@usaamamahad6307
@usaamamahad6307 Год назад
ustaad plz c# with visual studio noo bilow❤🙏
@sadiiqxuseen3109
@sadiiqxuseen3109 Год назад
Teacher come back
@ahmedali2382
@ahmedali2382 Год назад
Wcs Ustaad
@mrgelle4299
@mrgelle4299 Год назад
Aniguna hadda ayaanba bilaabay🙄
@Mohamed-Amiin
@Mohamed-Amiin Год назад
Macalin waa ku salaamay, waxaan kaaga mahadcelinayaa fursada quruxda badan ee aad noo soo bandhigtay - Gabi School. In aan ku helo muhiim ayay ii tahay halkeen kaala soo xariiri karaa?
@abdikadirQulle
@abdikadirQulle Год назад
Ustaad Maxaan rabaa inaa Barto machean learing iyo data science kwrn maxaad idhihi la heed
@kaafi203
@kaafi203 Год назад
Wll website an coding kusameyay o offline ah siden online oga dhiga wll iga so cawi
@abdinasir2526
@abdinasir2526 Год назад
Eng marii websti gabischool mobile wax looga aqrinaa view qoralka mid wax laga aqri kara mooha aniga miyaa mise waa website ka I don’t know 🤷‍♀️
@yuzuffarxaan7821
@yuzuffarxaan7821 Год назад
Teacher laraval la soo dhaqso
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Год назад
Ustaad Link-ga website ka Sign up lagu sameynaayo Pin ku qabo Mahadsanid.
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
tm.gabischool.com/
@Abdalla3920
@Abdalla3920 Год назад
Salam alykm. Website ka la iska diwan gelinayo mee ?
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
tm.gabischool.com/
@Abdalla3920
@Abdalla3920 Год назад
@@DuraanAli شكرا
@galeyrahmed8839
@galeyrahmed8839 Год назад
ustad softwareka sida loo sameeyo halmar na bar
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
Waan soo wadaa insha allah
@Mohahassan11
@Mohahassan11 Год назад
Mahsanid ustad aniga section-one waa dhameeya Lkn asaymintika waa soo diri waaya Maxa sameya hada Lkn waa FORK gareeya githubka
@abwanmohamedmeraneh5705
@abwanmohamedmeraneh5705 Год назад
Thanks ustaad waa Fahmi from Djibouti i always follow your lecturs and tutorials and i am program biginer
@abdirahmanmohamed6512
@abdirahmanmohamed6512 Год назад
Umada niyad jabka kadaa
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
Niyad jab see ah?
@TUREV____OD3
@TUREV____OD3 Год назад
Solabo dhiirigeliye wen ayatahey
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 Год назад
Bro Aduunka shaqo aan stress leheen ma jirto. Ee aniga dhankaaga iney cilada tahay aan Arkaa marka dulqaad sameey. Maalinba inaad meel u hoodoo ayadane waqti ayaad ku lumineysa iyo maal soo meel gooni ku nagow iskuna day inaad khabiir ku noqoto👀
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
Waxaa u hadleysaa inaa i taqaanid camal. Way iska cadahay inaa meesha ku cusubtahay, waxaan kuula talin lahaa inaa ka fiirsato markaa talo bixineyso oodan waxaadan ogayn aadan ku hadlin. Yes, shaqo stress la'aan ah way jirtaa, hab adigoo hurdo aa lacag u sameyneysid, waana habka aan aniga u sameeyo! Hadaa rabtid waan ku baraa lakin marka hore waa inaa si sharaf leh talo u bixiso!
@abdulahiiszaq4780
@abdulahiiszaq4780 Год назад
Ustaad dhib malahan! Marwaliba arday cilmiga suga nahay!!!
Далее
Ma Dugsi Management Software inaa dhisto aa rabtaa?
17:12
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 414 тыс.
The “Other” C in CSS | Sara Soueidan | CSS Day 2024
55:56
Wax ka Baro Xirfadda Graphic Design!
6:33
Просмотров 1,9 тыс.
Coding may u dhamaatay? Maxaa Xal ah?
9:55
Просмотров 4,2 тыс.
Isbadal Iga Yaabiyay oo ChatGPT Lagu Sameeyay!
13:21
Просмотров 3,1 тыс.
Learn web deployment in just 1 video
2:10:56
Просмотров 14 тыс.