Тёмный

Waxyaabo aan jeclaan lahaa inaan ogahay markaan 20 jiray! 

Duraan Ali
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 3,6 тыс.
50% 1

Ku soo biir FACEBOOK GROUP keena: / somaliprogrammers
Somali Programmers Website: somaliprogramm...
My Software Business: sahalsolutions.com
My SAAS (Software As A Service) Business: alifcloud.com
Gabi School: gabischool.com
Follow me on TikTok: / duraanali
my email: ali@sahalsolutions.com

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@miirshe
@miirshe Год назад
Mansha Allah thanks eng duraan ali waayo aragnimadaada iyo taladaada wanaagsan as a programming mentor keena waa adiga
@abdinasirhusseinmohamud4802
@abdinasirhusseinmohamud4802 10 месяцев назад
Aabahena programming-ka talooyin kale ku aadan developer waa ka sugenaa.we love you so much ku nolow jaceylkena❤
@Omar-jibril
@Omar-jibril Год назад
Masha Allah Engr Thanks wlhi insha allah Talootinka inoo sobadi
@ahmedjamaajx6754
@ahmedjamaajx6754 Год назад
Thanks eng you are good person cos you are my motivation ❤
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
Thank you too!
@abdirisakomar253
@abdirisakomar253 4 месяца назад
Mahadsanid ustaad jazakallaah
@aslanalinoor3522
@aslanalinoor3522 10 месяцев назад
Well said 👏
@FullstackWithAbdi
@FullstackWithAbdi Год назад
Ty Ustaad❤🤝
@MehmetAhmet-rz1lj
@MehmetAhmet-rz1lj Год назад
Thanks wll
@rahmaruun8272
@rahmaruun8272 10 месяцев назад
M.a noso badi ustaadi ❤ wax badan ayan kafaidey wlhi ilhy cilmiga haku barakeeyo
@maxamuud24
@maxamuud24 11 месяцев назад
M.a dhiiregliye wanaagsan iyo mowduuc sameeye fiican aa tahay ustaad
@Usaame19
@Usaame19 Год назад
Soo badi ustaad, waa talooyin muhiim ah waxyaabaha lasoo dhaafay mise khibradaada nala wadaagtid.
@razzakmoha
@razzakmoha Год назад
Thanks bro
@khadarmdagal7924
@khadarmdagal7924 Год назад
Great man. Caano geel ayaan kugu sooraynaa 😂
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
Mahadsanid :)
@abukarcaliyaale9495
@abukarcaliyaale9495 11 месяцев назад
Mashaa allah ustaad course no sheg
@maankayare-tp3jy
@maankayare-tp3jy Год назад
Ustaad waxaan u bahanahay khibrada iyo aqoontada lagu daray argtidaada inaa noga faidaysid
@mo--farhan
@mo--farhan 11 месяцев назад
Shukran ustaad
@mohamedAxmed-dr2zi
@mohamedAxmed-dr2zi Год назад
Ani pubg aya iska dhafe sababto ah 8 saac ba dheelaye malin
@osmanata690
@osmanata690 Год назад
sidas waye legend game fa'ido malahan
@moulid855Art
@moulid855Art Год назад
Ustaad duraan wankusalaamay
@abdirahmanomar7820
@abdirahmanomar7820 11 месяцев назад
This is amazing sir , thank you !
@AbdullahXayow-ly2bb
@AbdullahXayow-ly2bb 11 месяцев назад
Thanks Eng🙏
@shakrabowy1432
@shakrabowy1432 11 месяцев назад
Insha allah wan ka faaideysan donaa Fursadaga i.a Ustad❤
@hassannurhassan7924
@hassannurhassan7924 11 месяцев назад
Masha allah ustad allaha ku xafido❤
@aliyusuf-edu
@aliyusuf-edu 11 месяцев назад
Waa mahadsantahy ustaad Duraan talooyin aad u wanaagsan oo aan ka faaidaysan karno ayaa noo Soo gudbisay.
@onkorpodcas114
@onkorpodcas114 Год назад
Gabi school ardey bilow ah majirtqa Web development Mahadsanid ustaad
@maxamudosman5154
@maxamudosman5154 11 месяцев назад
Thanks maclin❤
@luckyman1649
@luckyman1649 Год назад
Waa xiiseenaanaa ustaad😂
@muhiadianosman5202
@muhiadianosman5202 11 месяцев назад
Jazaaka allh macalin
@abdisalaamAbdisalaam
@abdisalaamAbdisalaam 11 месяцев назад
M.a ustaad mawduuc muhiimaa nagala hadashay noo soo badi
@nuurmaxamed3567
@nuurmaxamed3567 11 месяцев назад
Nosoobadi ustad
@pheMusta-sy8jl
@pheMusta-sy8jl 11 месяцев назад
Asc zhp.waxan Rabat in an galo jaamacad ii sheeg facultiyada mustagbalka ee wadanka somalia thankz pro.
@sportsclubsandgames
@sportsclubsandgames Год назад
Ustaad mahadsanid saad noogu faaideysey Hal suall wataa Web development mustaqbalkiisa waa sidee ?
@Somywood
@Somywood Год назад
Ustaadi 18 jir programming manoqon karaa? Makashaqeen karaa ? Mahadsanid❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
Haa, hadaa barato sida websites loo dhiso, intaas bas ah aa u baahantahay.
@worldfootball8453
@worldfootball8453 11 месяцев назад
Noo soo badi talooyinka ustaad 😊🎉
@peyazahassan2303
@peyazahassan2303 Год назад
Soo badi talooyin
@JakiDypala
@JakiDypala 11 месяцев назад
M a ❤ soobadi legend 🙌
@suleymaandaahir
@suleymaandaahir Год назад
ustaad talooyinka noo badi walow aan waxtar kahelnaaye
@epthermaanepdulahi5367
@epthermaanepdulahi5367 Год назад
Marka raabo codingka inaa barto Html and css inaa barto ma khasaba mise luqan dono ka bilbi karaa ustad
@sidowxy
@sidowxy Год назад
Waxay ku xiran waxaad rabto inaad barato
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
Qasab ma aha, hadaa rabto sida website yada loo dhiso inaa barato, markaas ayay html iyo css qasab noqonayaan. Lakin hadaadan website ama web application aadan dhiseynin, html iyo css uma baahnid.
@epthermaanepdulahi5367
@epthermaanepdulahi5367 Год назад
Ok ustaad Ma jirta Mel lagag so xirir karo
@fahanonline8981
@fahanonline8981 11 месяцев назад
Eng waxakasohadashaa AI gaar ahaan shirkada onpassive
@fardoazaabdirahman3514
@fardoazaabdirahman3514 11 месяцев назад
Mcnlin aniga claskga rapaa inad igu darto hdey Macquul thy
@user-ce6uc2sr4w
@user-ce6uc2sr4w 11 месяцев назад
Runtii waa talaayin qiimo badan ustaad ilahey hana garadsiiyo pageka manta ku soo xidhmay
@mahamedabdi5937
@mahamedabdi5937 11 месяцев назад
Asc ustad waxad ka so hadasha digital marketing fa.idadisia iyo sida lo baran karo
@Yoja11
@Yoja11 11 месяцев назад
Legend waa na fahantey runti ( Noo soo badi taLooyin kaan )
@ahmedsaadaq
@ahmedsaadaq 11 месяцев назад
Soo badi sxp
@sidowxy
@sidowxy Год назад
👏
@abdiadennn
@abdiadennn Год назад
Guys anyone from Sweden here? i'm a new python developer and would like to chat with people with the same goals here in Sweden
@ayaan_mohe
@ayaan_mohe 11 месяцев назад
Wll hadaan bilaaway. Waxan galy jaamacad sanadkan walhi aad kaga faaiidy cashardaadna waan dajistaana.markaa wll waxan ahy gabadh it Barta wll caqad miyuu leeyahay micnha gabdhaha ma ka miidho keeni karaan
@Roro__ruun
@Roro__ruun 11 месяцев назад
Yes sister aniguba wan bartaa ee dedaal ha is dhiibin❤
@abdirashidomarsheikh7469
@abdirashidomarsheikh7469 Год назад
Brother am building project using python but am unable to upload the images to the correct file paths to the image files,
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
Are you using any framework?
@abdirashidomarsheikh7469
@abdirashidomarsheikh7469 11 месяцев назад
@@DuraanAli Am using GUI framework like tkinter brother.
@abdirashidomarsheikh7469
@abdirashidomarsheikh7469 11 месяцев назад
Kindly thz is my email kindly communicate am not in any community that will help me
@updyrahman______________6931
@updyrahman______________6931 11 месяцев назад
Waya arag horta jira lawaresta bilash loma dhihin ustaad noso badi
@Sahalali9
@Sahalali9 11 месяцев назад
20 years hada jira mela wx u wado wal'ahy😂😂yaab
@aminasaleban4729
@aminasaleban4729 11 месяцев назад
Keep studying and manage ur time what ever you study give 100%
Далее
Talooyin Muhiim ah oo developer kasta u baahanyahay!
14:25
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 120 тыс.
Мама знает где все документы
00:21
Sidee kor loogu qaadaa Testosterone ?
13:36
Просмотров 112 тыс.
Waa maxay Software Engineering?
5:35
Просмотров 6 тыс.
Dumarow ka digtoonaada meeshaan ha is dhigina
4:42
Просмотров 27 тыс.
Ma Dugsi Management Software inaa dhisto aa rabtaa?
17:12
Maxaa Keeno Inaadan ku Guuleysan inaa Project Dhameyso?
11:34
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 120 тыс.