Тёмный

Maxaa ka Jira In Madaxwayne Farmaajo Uu Doonayo Inuu baabiiyo kiiska Ikraan Tahliil 

Bulsho News
Подписаться 392 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Maxaa ka Jira In Madaxwayne Farmaajo Uu Doonayo Inuu baabiiyo kiiska Ikraan Tahliil
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ bulsho-tv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 16   
@ardojablibaax8279
@ardojablibaax8279 3 года назад
Illaahay xaqqa ha soo dadajiyi inshaallah 😭😭😭
@engasadaxmed7861
@engasadaxmed7861 3 года назад
Ilaahow diin daada ugargaar kana qabo fahad iyo formaajo
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 3 года назад
Hawiye madax weene hakadhigtaan gabadhan wayo? Wax igraan u hadley tanta haye rooble mahad celin xaquma lahe wayo 2bilood baymaqantahey ee maantu baraarugey rooble?
@fiburale5200
@fiburale5200 3 года назад
Eelka kii galay ee ibtilada ah u dacwootoy allaad leedahay
@caynaashe8541
@caynaashe8541 3 года назад
Somaliaya way hoogtay waxa loola xisaabtami doonaa sidii loola xisaabtamay sucuudiga ee barigii ay dileen jamaal khashuuji ee ay khaarijiyeen iyaguna waxay khaarijiyeen gabadhn sirdoona waa arin culus duulka dunida waalay ay idinku daba kagali doonaan
@ismailyusuf415
@ismailyusuf415 3 года назад
Fahad Yasin waa sunta mooryaan ta kaga ilmaysiisa , ILLAA tuugtada la dhameeyo xilkiisa waa haynaayaa .
@nimcocabdirisak836
@nimcocabdirisak836 3 года назад
Wllo wiil baa 8sano naga maqna waxan rabaa number whastAap isii
@fiburale5200
@fiburale5200 3 года назад
Madaxweynuhu isagoo kufsaday ina carays ciise sow maaha, oo madax weyne kamaad dhigan rapiste , dilka igraan wallee kama madhna nina caaddi ma baajo bahal ceedhin ma daayo
@maxamedaxmed9762
@maxamedaxmed9762 3 года назад
Waxa layidhi ikraan waxa soo wacay taliyaha goor habeenimo ah kadib waxa laga qaaday laptop kedi kadib waa lakaxeyay dibna loo ma arag intaa wixii kadambeya waxaan u daynayaa dadka sirdoonka yaqaana
@ismailyusuf415
@ismailyusuf415 3 года назад
Ikraan Waxaan Soo jeedin lahaa in laga baaro guriga. Culusaw way nooshahay waana fiicanahay. Geelii ayay dhalinyarada u qalaysey Siyaasad ayaa gashay Fahad Yasin loo gu marmarsoonaayo .
@caynaashe8541
@caynaashe8541 3 года назад
Farmaajo siduu doonayay way unoqon wayday wuxuu rawy inuu yiraahdo al shabaab ayaa dishay
@halimamumin375
@halimamumin375 3 года назад
Ikraan cadalad ay ubaa hantahay sharciga hala horkeeno
@caynaashe8541
@caynaashe8541 3 года назад
@@halimamumin375 haa lakin dawladu waxay rabtaa inay qariso naf dhan
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 3 года назад
Farmaajo hawiya garab u ka helay wayo? Isagoon madax wayne aheen baad ugu yeedhan madax wayne waxaad ogolaaten in uqasab idinku maamulo waxaad ogolaaten in igraan tahliil 3bilood maqnaato ila lading yidhaway dhimtay inta waxwalba laga suubsadey miskiina
@mohamedabdi2378
@mohamedabdi2378 3 года назад
Naa umad garanmaysan ka fadhista adunka 30sano ayaad is cunaysan oo cid caqli leh idinkala celisa ayaad iska weydiin naagtu haday dhimatay waa dulmoga aad isku haysan ayey ka mid tahay ssobe 540 qof ayaa ku dhintay yaa is weydiiyey muslimintaa la xasuqey intaad shisheye kala raacsan tihiin sidaa ayaad ahanaysan malinba ninbaa la cunayaa hal shay ayaadkagabaxaysan waxaa aadku jirtan oo ah inad allah u noqotan oo diinta isku xukuntaan
Далее
WARKA SUBAX EE KNN 19 09 2024
14:24
Просмотров 4,4 тыс.