Тёмный

MAXAA KEENA TIMO-DAADASHADA (HAIR LOSS) ADNAN & SIRKA PODCAST 

Подписаться
Просмотров 19 тыс.
% 1 615

BIDAARTA AMA TIMO-DAADASHADA MAXAA KEENA?
Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
Producer: IBrahim CM
Production: @sultaanfilms
Follow AS PODCAST on
a.s__podcast
a.s.podcastt
www.tiktok.com/@as.podcast8
Follow SULTAN FILMS on
Sultaanfilms
Sultaanfilms/
www.tiktok.com/@Sultaanfilms
Sultaanfilms
©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
#sultanfilms
#adnan_sirka_Podcast

Опубликовано:

 

14 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 238   
@Xamuudi03
@Xamuudi03 Месяц назад
Ciwaan muhiim ah ayaad maanta miiska soo saarteen Mahadsanidiin Doctors😊
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Adigaa mudan walaal Xamuudi
@xiddiga-shibis
@xiddiga-shibis Месяц назад
Dr sual baa iswaydiiyay waana mahadsantahay wakhtigaaga suashayda hadii an u gudbo reason ka aad koofiga u wadatid ma sabab ta an u xirano mise waa ka duwantahay 😊😊
@user-mn3nx6kl4i
@user-mn3nx6kl4i Месяц назад
Masha’ALLAH, Mahadsanid Dr arin muhiim ah yaad noo sharaxday.
@ishrakkhadarshiikh8857
@ishrakkhadarshiikh8857 Месяц назад
ماشاءالله تبارك الرحمن هدا الموضوع بالحقيقة له أهمية خصوصي خاصة هدا الوقت واستفيد منكم فائدة كثير جزاكم الله خير الجزاء ❤❤
@Sabirin81
@Sabirin81 Месяц назад
Thank you our doctors😊ciladan timo daadashada ilaa bishii 9aaad 2023 ilA hada la dhibanahay😢saa ujoogo tinta zaait ii daaadan marna xogo waa ronaaan,timo caafimad qaba lahaan jiray lkn hada alx😢alhamdulilaah podcast gaan wax yabo badan ka faaiiday siba mawduucan maadama aad ii quseeyo.
@IstaahilCabdulaahi
@IstaahilCabdulaahi Месяц назад
Masha Allah wax badan ayaa ka faaidnay casharka qiimo badan thanks
@saabirinomardaqare5428
@saabirinomardaqare5428 Месяц назад
Thanks our doctor ilaahey ha idin xifdiyo bulshada waxa ku anfeceysiin oo cilmigiina ah
@cishqistudio5500
@cishqistudio5500 Месяц назад
Podcasts-ka kale,marka aan hawl qabaanayo ayaa aan dhagysta kan ila aan faraha ka qaado waxa aan haayo ma dawan karo ❤😂 Shukran doctors,zirka iyo adnan
@Qeelshe
@Qeelshe Месяц назад
Really waad naga haqab tirtay mowduuca meesha yaalo. Aniga qaas ahaan wax bdn ayaan ka faaiidey 💯🥰
@abdifatahmohamudmohamed4302
@abdifatahmohamudmohamed4302 Месяц назад
Doctors thank you so much..
@user-yk9fe3bb3w
@user-yk9fe3bb3w Месяц назад
Thanks doctors ❤ Allah haydin barkeeyo❤
@jamaccj9040
@jamaccj9040 22 дня назад
Fadlan dr sirka af somali wax haku sharaxo mahadsanidin
@SacadiyaCabdilaahimaxamed
@SacadiyaCabdilaahimaxamed 19 дней назад
Thank you our dactors it's very important topic
@IsmailMohamed-qw2xk
@IsmailMohamed-qw2xk Месяц назад
Thanks my doctors. Ciwanka xiga otitis media naga soo dhiga dr in.a
@daahahaji5053
@daahahaji5053 Месяц назад
Mahdsnid Dr Adnan & Dr Zirk Ale haydin barakeyo
@Saado_gooh
@Saado_gooh Месяц назад
Mahadzanidin Our Doctors Waa podcast waxtar uleh bulshada runtii❤️
@user-cj6pc1jf8k
@user-cj6pc1jf8k 8 дней назад
Million gor mhdsnidin doctors
@abdallamustafe9727
@abdallamustafe9727 Месяц назад
Wa mahadsantihin doctors wxn niga codsan lha inad muqal kaso sameysan internship preparation program thank u
@CaashoMahad-ex7fn
@CaashoMahad-ex7fn Месяц назад
Thank you
@user-it3xg6gd9e
@user-it3xg6gd9e Месяц назад
Dr dnaan serka bidar miyd ledahy 😅 kofiyada iska saar😊😂 kftan lee🎉🎉❤
@Bintsaleh00
@Bintsaleh00 Месяц назад
MashaAllah doctors wad ku mahadsn tihin mawducan aad so jedisen,wxn jeclaan lahaa ina kaso hadashaan Face oilka leh ee finanka la saxibka ah wxyabaha lgu daweyn kro mahafsanidin mar labbaad.
@asmaindho6130
@asmaindho6130 Месяц назад
Mahadsanidin our doctors Waa mawduuc aad u muhiima. Hadana khaldanayn kamaydaan hadlin dandruft waayo waxa ugu badan bulshada somaliyed timahoda haleyay ka mid tahay Hadanay uguba horeyn. Waa fikirkayga
@farhan_taffo
@farhan_taffo Месяц назад
Masha allah waa marnaamuj faa ido leh ad ban idinka mahad celinayaa
@FalastiinxassanAhmed
@FalastiinxassanAhmed Месяц назад
Doctors mahadsanidin ❤🫀
@najushhussein2207
@najushhussein2207 Месяц назад
Dr timaha barka hore ka. Data yaga kwrn
@iidoyuusuf5662
@iidoyuusuf5662 19 дней назад
Masha allah mahadsanid
@HappY-ie2ok
@HappY-ie2ok Месяц назад
Podcast dr aadbaan uga helay❤
@safiyoxusenmaxamud8232
@safiyoxusenmaxamud8232 Месяц назад
Aad io aad u mahadsantihiin dhaqaatiirteena mowduuc xasaasiya ka hadasheen aadna lgu baahnaay❤
@ILAYS11
@ILAYS11 Месяц назад
Ku mahadsanidiin barnaamijkan qiimaha badan weliba xiligan aadka loogu baahna dr adnan & drsirka, si gaara aniga waban u bahna 😂
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Waxaan rajeyneynaa in uu wax kugusoo kordhiyey insha Allah. Mahadsanid Ileys.
@AbdinasirAhmedfx
@AbdinasirAhmedfx Месяц назад
Qiso kaso diyari😅
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k Месяц назад
Wad mhdsantihiin wllyal mawduuc muhiim ah bad ka hadasheen Nosoo badiya wllayal barnaamiyada Illahay ha idin barakeeye❤
@user-vl1ny8mv8t
@user-vl1ny8mv8t Месяц назад
Mahadsanidiin hunayaal
@user-om4tv8py5u
@user-om4tv8py5u 17 дней назад
Wlhi labad dhakhtar wlhi waa funny❤😊
@user-kl8ji3fc6l
@user-kl8ji3fc6l Месяц назад
Topic very important in xog badan laga ogaado thnkz two Dr's cimri dheer iyo cibaado suuban ideen rajayneenaa
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Aamiin, Mahadsanid walaal.
@NasroAbdirahman-pm9lf
@NasroAbdirahman-pm9lf Месяц назад
Miyaaa sooo daahiseen mise Anigaaa mowduucyadina dhadhara siwalba ay ahaato alle haidnka raali noqdo macliminteyda mar un inaan idin lakulmana waan rajeynaya inshaa allaah❤🎉❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Walaal Nasro, hadii lanoolyahay mar waad lakulmidoontaa Dr Adnan iyo Dr Sirka insha Allah. Mahadsanid.
@nisteehabintuibraahim2719
@nisteehabintuibraahim2719 Месяц назад
Mowduuc aad muhiim inogu ah jazaka allah kher dr sirka iyo dr adnan🙏🙏
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Wa iyaak Nisteeha
@yousufesseibrahim4682
@yousufesseibrahim4682 Месяц назад
Mahadzanidin Doctors ❤
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh Месяц назад
Good point maanTa Alx ani ahaantayda hadaan feedho iyo hadaan maydho timo igama daataan madaxa alx
@Umuliso-nafisa
@Umuliso-nafisa Месяц назад
Dr asaga bidaaar muleeyahay😂😂😂 tnk u almost noona sobadiya wllo podcast yada
@SakariaabdurrahmaanCajab
@SakariaabdurrahmaanCajab Месяц назад
شكرا لكم
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Waiyaak
@falisosman5820
@falisosman5820 Месяц назад
Aad baad u mhdsntihiin Dr sirka io Dr Adnan very important topic
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Adigaa mudan walaal Falis.
@axmedmohamed5688
@axmedmohamed5688 Месяц назад
Thanks doctors
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
U welcome Axmed.
@DrAishaDahir
@DrAishaDahir Месяц назад
Mashallah tabarakaallah Absolutely 💯 Mahadsanidin our doctors ❤❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Adigaa mudan walaal DrAyesha.
@sumayaabdisalaam
@sumayaabdisalaam Месяц назад
Thanks Dr Adnan and Dr Sirka 🥰
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
U welcome walaal Sumaya.
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Месяц назад
ciwaan muhiim ah,khayr allaha idin siiyo, anigu koleey taladii beerashada waan qaatay,waan sameynayaa markaan lacag helo,bal meelaha ugu raqiisan nala wadaaga
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Kusoo dhawowo dalka Masar waxey kamidtahay meelaha ugu raqiisan.
@moulidabuukaryusuf8178
@moulidabuukaryusuf8178 Месяц назад
Aniga podcastigee ugo horeyay somali aan dhameysto ayoo nuqday tnks macalin
@Arawaeelo
@Arawaeelo 26 дней назад
Same
@iskufilaninnaqaliif2835
@iskufilaninnaqaliif2835 Месяц назад
Thanks doctors ❤❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
U welcome
@ruwaydamaxamed3043
@ruwaydamaxamed3043 Месяц назад
Dr cadnaan iyo Dr sirka waa mhadsantihiin wiilasheena aan kufaano tihiin wiil kastoo somali wax bartay aqoontiisana dadkiisa kusoo celiyo uga faaideeyo madaxa noosarntihiin hadana aqoon diineedna waa idin kamuuqataa aduun iyo aakhiraba allh idin xafido walaalayaal cumri dheer iyo caafimaad iyo cibaada suuban allh idin siiyo . Waxaa rabnaa 2 mawduuc inaa kasoo hadashaan mida koowaad oo eh sida oo sirka ayan hore ka dhawaajiye hooyada somliyeed iyo aabaha somliyeed cid gaarta maleh dunida kale marka naloo fiiriyo maadama khibrad leedihiin oo wadama kale aragteen ani waxaan ogahay somalida dunida waxaa uga badalnahy dhaqanka eh ina is saacidno oo is garabsano oo dadkeena yurub iyo america joogan inee biilaan abti ama adeer ama qaraaba qof eh ee lacg usoo diraan ama qof medicine baraayo inoo 6das sano qof qaraaba lacgta kabixiyo dunida kale sas ma ahan Mida 2aad waxaa kasoo hadashaan waxyaalaha somlida ayaantan nagusoo biiray oo gbdhaha kaniiniyada iska cunaan waa is cayilinaa ayadoo leh ama malab cabaan ee hadhoow beerkeeda gabar soo matagte kudhimatay jirto marka mawduucaas oo faahfaahsan muhiim noo yahay sido kalena waxaa rabnaa inaa noo faaideesaan dadkeena maadama ee cunin cunta isku dheeli tiran maxaa ugula talineesaan cuntooyinka vitaminatka leh ama barootinka leh siiba ardayda jmcda naftooda ma oga aa weak badn noqaayaan
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Walaal ruweyda waan kaaga mahadcelineynaa kalmadaada qiimaha badan iyo ducada wanaagsan, Allah noo aqbalo. 2daas mowduuc aad nala wadaagtay aad bey muhiim uyihiin insha Allah qorshaha ayaana ku darsandoona. Allah ku sharfo.
@ruwaydamaxamed3043
@ruwaydamaxamed3043 Месяц назад
Mhdsanid walaal
@maxamedaxmedtimacade737
@maxamedaxmedtimacade737 Месяц назад
​M.a abyo qof wax badan ka og ayaa tahy somalida ​@@ruwaydamaxamed3043
@HamdaOsman-od8xv
@HamdaOsman-od8xv 4 дня назад
Masha allah waa mowduuc aad muhiim u ah aad baan kaaga mahad celineynaa doctorka❤ suaal baan qabaa dhamka saliidaha ah dhoor saliid oon gcanteyda iskuugu qasay mrkaan mrsado ma saameyn bey ledahy mise?
@adoonkiialle1750
@adoonkiialle1750 5 дней назад
Cinwaankii aan sugayay ahaa kan
@FarxiyoCali88
@FarxiyoCali88 Месяц назад
Mowduuc muhiim ah mahadsanidin
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Adigaa mudan Farxiyo.
@bilanbilaofficial7694
@bilanbilaofficial7694 Месяц назад
Minoxyqure qof timuhu ka daadanayaan oo meelo banbanaan yeeshay oo ay hadana qalalanyihiiyn miyey u wacan tahay inuu isticmaalo
@user-bp7gj8yg8x
@user-bp7gj8yg8x Месяц назад
Channel kan kuwa ugu mhiimsn buu ka mid yhy 100k grsiya bl
@khadarkhalifahmedchannal3965
@khadarkhalifahmedchannal3965 Месяц назад
Aad baad u mahadsantiiin zxpayal❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Adigaa mudan walaal Khadar.
@farxiyaali2961
@farxiyaali2961 Месяц назад
Very important topic 👏 waaye runtii dadkeenu badankiis maraadiyaan cause ka ku keena problemka wadna ku mahadsantihiin dhaqaatiirteena 🥰🥰
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Adigaa mudan walaal Farxiya.
@asmahassan5630
@asmahassan5630 Месяц назад
Waan idinka mahad celinayaa sida quruxda badan ee aad noogu sharaxdeen mowduucan khuseeya timaha doctors, su’aal ayaan doonayaa inan idin waydiiyo, saliidaha timaha loo isticmaalo sida rosemary oil oo kale marka timaha la marinayo ma waxa wayaan in salka ama gunta timaha laga mariyo mise timaha dushooda ayaa la marinayaa? Mahadsanidiin.
@ubahnora9157
@ubahnora9157 Месяц назад
Dr sirka koofiyadaada iyo mowduuca xiriir nuuceya ka dhaxeeya 😅intaasina waa kaftan .thank you AS podcust❤
@Ustaadseydmuuse
@Ustaadseydmuuse Месяц назад
Anigoo is weydiinayan qorlkaagan arkay 😅😅
@rasiacadey5557
@rasiacadey5557 25 дней назад
Mashallah jasakallah. Waxadkasoo hadashan Dr madax xanuunka
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 23 дня назад
Insha Allah qorshaha ayaa ku dareynaa walaal.
@hanadmohmoud4583
@hanadmohmoud4583 28 дней назад
Drs ❤
@Ahmet090
@Ahmet090 Месяц назад
Mansha Allah Waa Channel loo baahnaa, iyo Podcastiyo Muhiim ah, Mhdsnidiin (New Sub)
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Welcome Ahmet.
@dhiirigalintashacabka2050
@dhiirigalintashacabka2050 Месяц назад
Mahdsanidiin
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Adigaa mudan walaal
@GuleettAbdi
@GuleettAbdi Месяц назад
Mahadsanid
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Adigaa mudan Guleet
@anfacmohamed7597
@anfacmohamed7597 Месяц назад
Masha allah allaha idin barakeyo
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Aamiiin walaal Mahadsanid Anfac
@muctasimdream
@muctasimdream Месяц назад
Wa idin salamay wa mawduuca muhiim ah Een Tima daadashada sbb mauthy Dhafarka habeenkii !?
@user-oy6sm8ts7i
@user-oy6sm8ts7i Месяц назад
Waad mahadsantihiin Dr adnan iyo Dr sirka Guulaysta mar walbe 🎉
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Adigaa mudan walaal, sidoo kale Guuleyso adigana.
@MiiinAdam
@MiiinAdam Месяц назад
Masha Allh doctors ❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Mahadsanid Miiin
@hafsawasiro7284
@hafsawasiro7284 Месяц назад
Mahadsan tihiid Doctors❤
@FahmaFalxad
@FahmaFalxad Месяц назад
Mahadsanid doctors😊
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Adigaa mudan walaal Fahma
@Mohamed-vy4yi
@Mohamed-vy4yi Месяц назад
Here We go🎉
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Bom... Hope it will be beneficial Mohamed.
@Nafza998
@Nafza998 Месяц назад
Mahadsanidiii ❤😊
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Adigaa mudan walaal Nafza
@RuqiyoSalaad-rh9ix
@RuqiyoSalaad-rh9ix Месяц назад
DR sual ku waydiinaya biyaha badan timaha ka daaya dhahdeen marka kwrn biyo laku kariyey rosomeri iyo dhaga yare iyo wax yaabahas si tinta iku baxdo darteed u sameenayo Biyahas ma wax bay ii dhimaayan sida kuwa lagu dhaqaayo Waa codsi muhiim u ahay Mhdsanidiin❤
@Xalimoyusufcali
@Xalimoyusufcali 27 дней назад
thanks Drs❤🎉
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 23 дня назад
U welcome Xalimo
@user-rf2jz8qd3j
@user-rf2jz8qd3j Месяц назад
Shukrn walaalayaal🎉
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Al cafw
@Aragsame334
@Aragsame334 28 дней назад
Doctors plz saalidaaha ugu fiican noshega magacooda🎉
@abuusafwan8107
@abuusafwan8107 Месяц назад
Dr mahadsanid shampoo noocee ah baan isticmaalaa marka
@HassanMohamed-sc3po
@HassanMohamed-sc3po Месяц назад
Thanks guys
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
U welcome Hassan
@asmaCraxmaan-hj3ys
@asmaCraxmaan-hj3ys Месяц назад
Monzha allah Alle cilmiga Hydin Barakeeyo❤🎉
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Aaamiin walaal Asma, Mahadsanid.
@Barako114
@Barako114 Месяц назад
Runtii aad baa lagu baahnaa mowduucyadiina Thanks 🙏🙏🙏🙏
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
U welcome walaal Barako
@ahlamulraja8579
@ahlamulraja8579 Месяц назад
Wll mahadsantihiin Allah haydin Abaal mariyo. Fadlan kasoo hadla wakhtiyadan dambe wax dhalin yartii aad ugu cabanayaan iyagoo aad u da' yar oo ku jira da'aada dhawr iyo labaatan ilaa 30 jirka). Midabka timaha oo cadaan noqonaya ama cirro. Waan jeclaanlahayn in aad kasoo hadashaan. Mahadsanid...
@dhiirigalisoSamiiro
@dhiirigalisoSamiiro Месяц назад
Our doctors ❤good jop❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Thanks Samiro
@shukrimohamed8483
@shukrimohamed8483 Месяц назад
Wad mahadsanitihiin shaqo wacan baad heysiin Dr adnan iyo sirka
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Mahadsanid walal Shukri.
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Месяц назад
Thanks wllyaal plz waxaad kasoo hadashaan ee kale Gym ka faidadiisa io faaido daradiisa ba io waliba dumarka ma isticmali karaan waxna ma u tari kara se dadee ayay ku isticmali karaan kuna jojin karaan ya se ayna u bananayn dumarka uurka leh io kuwa umushaba ma isticmali karaan Inshallah nola soo yar dhakhsao
@mohamuttbile5613
@mohamuttbile5613 Месяц назад
Thanks our Doctors 🤝
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Always welcome Mohamutt.
@drLeilaHassan
@drLeilaHassan Месяц назад
Mahsanidii doctors
@MunaAxmed-v3h
@MunaAxmed-v3h 28 дней назад
Asad iyo sirka aad iyo aad ayad umahadsantiin runtii waa mawruuc muhim ah lkn waxa idin suaalay kininiga la dhaho biotin cilad miyuu leeyahay جزاكم الله خير
@ilwaad11
@ilwaad11 Месяц назад
Prodcast Sonali sameyan ki uhoreyay ee ila malinkay bilabayen lasocday❤
@fruitburst8324
@fruitburst8324 Месяц назад
Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin sxbiyal Lkn waxaan watta hal suaal o aha 1:Tinta yaa la dhaqin ayaad dhahdeen so maha Waxaan marsadaa cream maalinkaste Marka anigoon tintii dhaqin miya malinta xigta creamka marsadaa mise creanka asigane isbuucii 2 maalin oo kaliya ayaan marsadA Mahdsanid Docs
@naimoyuusuf2100
@naimoyuusuf2100 25 дней назад
Mansha allah video quruxu badaan ood lagu baan yah ayaad nosodiiyariisaan marwalbaa allah inkaa jarasiiyo insha allah ❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 23 дня назад
Aaamiiin, Allah ku xifdiyo walaal Naimo
@abdullahinor4818
@abdullahinor4818 Месяц назад
Alle ha barakeeyo doctor lkn ha kala cadeeyo isbuucii 2 jeer shaambo waan fahmay in lagu dhaqo lkn madaxa maalin kasta hadaan biyo ku dhaqo maxey sameyn yeelan kartaa
@user-rk7hr4kv7b
@user-rk7hr4kv7b Месяц назад
Wad mahadsantihii plz an other episode for menstruation disoder
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Waa mowduuc aad u muhiim ah wuxuu kamidyahay ciwaanada noogu jiro qorshaha ugu dhaw ee aan idiinla wadaagidoona insha Allah.
@somaliaudiobooks
@somaliaudiobooks Месяц назад
Waad ku mhdsan tahy sxpiyaal
@ismaaciilhabanegiriyaad6134
@ismaaciilhabanegiriyaad6134 28 дней назад
Mahadzanid dr
@faizasaciid2750
@faizasaciid2750 Месяц назад
Masha Allaah runtii mawduuc muhiim ah baa miiska noosoo saarteen, mahadsanidiin Dr. Adnaan iyo Dr.Sirka.
@FardowsoBarre
@FardowsoBarre Месяц назад
Waa mahadsan tihiin dumarka laqabo labo mar kabadan isbuci dhiqi karaan maxa xal u ah dr
@miimimohamed8412
@miimimohamed8412 Месяц назад
Neo hair lotion ladhaha salid dr. sheegayo wax benefit malaha timaha dibay u daadinaysa mara xoog lo isticmali jiry 🙏
@tagsanahmed6336
@tagsanahmed6336 Месяц назад
Wllo anu scalp ka madaxa gunta saliida ku shubaa qabowga markan dareemo un ban dhaha hadad saliid marsate timahana wayba iga daatan ta kle dadka dhahaya timaha saliid laguma dayo mxa jira iyadanah oo in halsaac un lagu hayo kadibna laga mayro
@user_ifrahceynte30
@user_ifrahceynte30 20 дней назад
Thanks 😊 🫂
@kawtherabdisamed6437
@kawtherabdisamed6437 12 дней назад
Ninkad kabo ka tolaneyso kabihiisa la egaye Dr aduu horta kofiyada iska qaad aan ku aragneee
@ICC17
@ICC17 13 дней назад
Muqaal anan waxka faaidin maydaan soo galine Muqaalkasta oo aad soo galisaan waxbaan ka faaidaa dhalinta dalka joogta way ubaahanyihiin dhalin yaro noocan oo kale ah Hore usocda Dr adnan iyo Dr Siri Markastana umada soomaliyeed la socda waxay ubaahanyihiin inlagala taliyo
@KingXadis
@KingXadis Месяц назад
Guulaysta janagale 🫡🙌
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Mahadsanid Xadiss Farxaan
@hikmoabdiaziz8721
@hikmoabdiaziz8721 Месяц назад
Dr aad ba umhdsantihin❤mocducya bdano xazaziyna niga zugeyna
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Месяц назад
Insha Allah