Тёмный
AS PODCAST
AS PODCAST
AS PODCAST
Подписаться
Kala soco Dr Adnan iyo Dr Sirka wixii caafimaadkaaga khuseeya

Waxaa si aan kala dhicin idinku soo tabinayya:

* Dr Adnan Abdallah
- Dhaqtarka Daaweynta iyo Qaliinada Kilyaha, Kaadimareenada & Taranka Ragga
- Content creator
- Owner Dr Adnan Abdallah RU-vid

* Dr Mohamed Sirka
- Dhakhtarka Qaliinka Guud iyo Qaliinada Laparoscope-ka iyo daawaynta xanuunada Uur ku-jirta
- Xubin ka tirsan Isutaga Dhakhaatiirta Carabta
- Aasaasaha Courseka barashada Daawaynta Nabarada Fudud "MTSW"

Kala soco Todobaad kaste Muuqaal Cusub ⬆️

Like, Comment and Subscribe...
CAAFIMAADKA DHIMIRKA | ADNAN & SIRKA PODCAST
40:24
2 месяца назад
Комментарии
@ahmedabdullahi5160
@ahmedabdullahi5160 2 часа назад
Masha allah 🥰
@user-bm2kd3vx7k
@user-bm2kd3vx7k 2 часа назад
Jdfhdjhdjd
@NasromaxameddaahirAadan
@NasromaxameddaahirAadan 2 часа назад
Mahadsanidin wallo
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 3 часа назад
Thank You Doctor's ❤❤🫡🫡
@user-no9eu2wd4i
@user-no9eu2wd4i 4 часа назад
Wllo wadmahadasantihiin waxbadan Ryan idnkafaiday runtiii❤❤
@farhiyaali1185
@farhiyaali1185 5 часов назад
Masha Allah Tabarakallah Malin ficaan Ayan idin bartay walhi waxaan idinka faiida waxbadan Malin walba iLahay haydinka abaal mariyo cilmigaad barateen Eed naga faiidaynaysaa❤❤❤
@amkiin
@amkiin 7 часов назад
thank you guyz
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 7 часов назад
thank you brothers for your advice
@iqdaadmuhanad9923
@iqdaadmuhanad9923 9 часов назад
Allah idin barakeeyo
@naftadahir2377
@naftadahir2377 10 часов назад
Inaa is edbiyo waxa kabilaabay ina tiktok iska delete gareeyay waa waqti dhumis
@hodoali5714
@hodoali5714 9 часов назад
Wankugu hanbalyeynayaa wlo waa runta
@user-yl1pu9vi9f
@user-yl1pu9vi9f 10 часов назад
Is edbinta tan ugu muhiimsani waa: خالق الناس بخلق حسن. Magac, Mansab iyo maalba heerka doontid ka joog haddii aadan dhaqan wanaagsan lahayn dadka khatar ayaad ku tahay.
@asmacali-h4k
@asmacali-h4k 10 часов назад
welcom dadkii youtubka ubaahanyahy 😄
@kawsarmohamed9552
@kawsarmohamed9552 11 часов назад
Point tiyada aan kafaidey maskaxda io suulku iney isku xirayihiin bal suulka LA,aantiis aysan shaqyn karin maskaxdu io in kalida 3part ayka koobantahy midna Mid ubaahneyn
@Mohamed68115
@Mohamed68115 13 часов назад
Our doctor's waxaan ahay arday hada rabo inuu usoo baxo waxbarasho dalka masar ah marka sidee baan luuqada dag dag ugu baran karaa bal halo talo igasiiya🙏🏾🙌🏾
@saarazahra
@saarazahra 13 часов назад
Dr waxaan qabaa su’al waxaana rajeynaa inaad aragtaan su’asheyda oo marar badan xitaa aan doctor tagay oo welina wax is bedel ah jirin is bedel wxn isku arka marka dawada qaato oo keliya besha uga horeyso su’asheydana wxy ku saab santh caada wareerka mxa sababa qofka bil gudaheeda in oo dhiiga ku soo laabto 2jeeer oo weliba sometimes u dhaxeyneyso 8day😳
@apdiqanihassan261
@apdiqanihassan261 13 часов назад
Thanks brother 🙏
@aaishocilmi1433
@aaishocilmi1433 16 часов назад
jasakallaahu kher akhi❤
@cabdicabdulaahijiis4467
@cabdicabdulaahijiis4467 18 часов назад
From TikTok 😊
@naimaali7045
@naimaali7045 21 час назад
MashaAllah brothers❤
@AhmedMohamuud-l9q
@AhmedMohamuud-l9q 23 часа назад
❤❤❤
@naftadahir2377
@naftadahir2377 23 часа назад
Waa mahadsantihiin hadalkiina quruxda badan.laakiin muuqaalkiina markaa arko meelba igo do drka ookiyaalaha wato qof aad qalad iiga galay bu uegyahay😢
@zehramohamed8898
@zehramohamed8898 День назад
Alle haidin barkeeyo jazakalah❤
@ciisexuseen1295
@ciisexuseen1295 День назад
Waa Ku mahad santihin sida wanagsa ee nogu dhira Galisen wana Ku mahad San tihin sida aa waqtigena qaliya thanks 👍
@ubaxwoowismaaciil7999
@ubaxwoowismaaciil7999 День назад
Mashalkha
@XilkasXaaji-ij5yc
@XilkasXaaji-ij5yc День назад
Masha allah❤
@reemahussein7104
@reemahussein7104 День назад
Form tiktok ❤
@SamiirCumar-ch6qe
@SamiirCumar-ch6qe День назад
AAD BAAD U MAHADSAN TAHY | ALLE HA KU BARAKEEYO
@user-hd2vb7wo3l
@user-hd2vb7wo3l День назад
Shukran❤
@queenaniisa9959
@queenaniisa9959 День назад
Alle haydin barkeyo dr
@Nasteho646
@Nasteho646 День назад
Insha allah inuu postcard inuu ibadalo aan jawdalkayga saxdo saladana ilaaliyo 😢
@don-hero21
@don-hero21 День назад
Runtii Muuqaalkan wx yaabo badan oo faaido ah bu xambarsan yahy 👍inshllh inaan isku badaln rajyn👏
@ShakuurMarees
@ShakuurMarees День назад
Mahadsanidin ❤
@farhiyaabdiqaadir857
@farhiyaabdiqaadir857 День назад
Asc wllo Ani tintayda zaaid ayay udaadataa waxaana Ku ku edeyna inay thy nafaqo daro iyo itress hadii aan ka hadlo dhanka nafaqa darada waxan ahay qof Yara buuran familkana waxay I dhahaan nafaqo Uma baahnid hadii aan Yara buuranahay macnaheed miyay tahay jna u baahneen nafaqo mida istaresskana waa Mar walbo oo aan fikiro waan isku arkaa😢😢😢
@user-gb3dh3gr7n
@user-gb3dh3gr7n День назад
Video gaan waxaa arkay ano is edbin sameystay 2weak ka hor ayaa bilaabay lkn wali sidaa raway ma iinoqonin culeesyo badanaa jiro marka ugu horeyso lkn insha allaah waaku dhabar adeegaa
@NimcoIbrahim-u6s
@NimcoIbrahim-u6s День назад
Jasaklh wallhyga qimaha badan❤
@MkKalaay
@MkKalaay День назад
M.allah
@eprahimofficial4181
@eprahimofficial4181 День назад
Doctor jasaka allah ❤
@RumanAbdullahi-jn7wv
@RumanAbdullahi-jn7wv День назад
M.a ❤❤❤❤❤
@safimohamed9135
@safimohamed9135 День назад
Podcast aan ugu jeclahay inkastoo muqalkaan aad dib ugu dhacay inan dhagesto hadana muqaal ima dhaafo 🤎
@MunitaMohamed-u6k
@MunitaMohamed-u6k День назад
Waxa idin waydinayaa suaal?maxay tahay sababta dumarka lodhaho 40jir haday gaadho waxba madhalaysa waay lodhahaa Dr iso sheeg adoo maadsan 🙏
@MunitaMohamed-u6k
@MunitaMohamed-u6k День назад
Maad sanidiin drs wlhy wax bulshada kadhinaa kuso Kurdistan❤️🥰
@Ukhtei.Haifa.
@Ukhtei.Haifa. День назад
Waad mahadsantihiin Wallo🥰
@farxanxidig4894
@farxanxidig4894 День назад
Dhalinyaro salaad ha lgu daadalo wlhi wax bdan ayee naga cawiinee salaad tan kle aduunka qof walpo oo jooga hdad dhhto sidee isku badalaa marka ugu horeyso oo ku dhhyo salaad toos waqtigeda ku tuko dhalinyaro salaad an ilaalino👍jazakalah
@Cebla99
@Cebla99 День назад
Dr calosha weyn ee gabdhaha waxba dhalin waxyalha ku sababa ka so hadal???
@nazteehadhonbe9479
@nazteehadhonbe9479 День назад
M.a podcast somali ka qiima bdn ma garanyo mahadsanidiin allaha idiin barakeyo
@Updirizak-m6b
@Updirizak-m6b День назад
Shukran prothers 😎💯
@drhafous9169
@drhafous9169 День назад
Coconut oilka ustaad hadii la isticmaalo timaha miyay wax yeeshaa iyada lianu hada saliid iyada dhaanta malaha wadanka
@user-gq8kj1ve9j
@user-gq8kj1ve9j День назад
Asc dr naasaha makamid yihiin xubnaha taranka sawabtan iiraci
@suldaansudaysicumar
@suldaansudaysicumar День назад
Next Kasoo Hadla how to stop worrying Macalimiin🎉 Mahadsanidiin
@AbdirizaqMohamed-mr2ix
@AbdirizaqMohamed-mr2ix День назад
ilaahey aqoontiina ha inii barakeeyi