Тёмный

Maxaa keenay Hanjabaadda Ruushku uu ku hanjabay adeegsiga Hubkiisa nuclear ka ah Xiligan! 

Waaberi Media
Подписаться 563 тыс.
Просмотров 44 тыс.
50% 1

Maxaa keenay Hanjabaadda Ruushku uu ku hanjabay adeegsiga Hubkiisa nuclear ka ah Xiligan!

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 139   
@Qooyskena
@Qooyskena 2 дня назад
Walahi shar aa adunka kaso socoto ilahay hanugu shar tiro yahuuda ilahay haka qabto muslimka ey dhamene
@BaahiyeMedia-q7n
@BaahiyeMedia-q7n 2 дня назад
Lisma xaqiro dacadii chanelkan malmihi ugu dambeyay muuqaaladiisu waa top!!!
@CaptainDj143
@CaptainDj143 День назад
Magacaygu waa cabdi raxman cumar Halkanina waa WABARI MEDIA Ku soo dhawada dawadayal muqalkeena manta 👍😁
@Maxamed-zi8te4m
@Maxamed-zi8te4m 2 дня назад
D. R abdraman thanks brother you and athers conect cangrulation ❤
@KHfanpro-b4g
@KHfanpro-b4g 2 дня назад
Ka so hadal taarikhda alqacida io halkeey ku dambaysay the best channel waabari media 🌍
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 День назад
maa waax aad thyi alqaciida
@TigistJima-g1w
@TigistJima-g1w День назад
​@@mahadgesale3368the man❤
@cabdinaasir9516
@cabdinaasir9516 2 дня назад
Ma aragtay sida lubnaan ay u guraneeyso miraha kala qeybsanaanta somaliyeey midooba inta ay goori goor tahay
@منالعبدالله-ل6ل
@منالعبدالله-ل6ل 2 дня назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967711013075 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~Π,..،π}،،..,..'..|°•^•^π💔💔💔💔
@omarhussein3941
@omarhussein3941 2 дня назад
😢
@CaashaRaaxo-cm9pm
@CaashaRaaxo-cm9pm 22 часа назад
😢😢😢😢😢
@warsamedacad123
@warsamedacad123 2 дня назад
Russia waxa iga daraan itoobiya oo isku diyarinaaysa dagalka innaay kuso qaado wadaankena Iyaado ka faiidaysansa colaada duniida kasocoto
@Isaac-m7b8b
@Isaac-m7b8b День назад
😂😂😂😂😂😂
@MaanHersi
@MaanHersi День назад
Bro mar wlbe somaliya iyo itoobiya is dagaalan cida Tol wacan jirtay oo looso hiilin waa itoobiya Iyagey dhibaysa Hday dagaal soo qadan dhul ay iga Haystan kaso ceshan
@Axmedweli-oo9qm
@Axmedweli-oo9qm 2 дня назад
Ninkaas putin aya la dhahaa Kaftan ma yaqaan.
@SUDAYSIBuux
@SUDAYSIBuux 2 дня назад
𝕨𝕒𝕒𝕓𝕖𝕣𝕚 𝕪𝕠𝕨 𝕤𝕠𝕠 𝕕𝕦𝕦𝕓 𝕣𝕚𝕨𝕒𝕒𝕪𝕒𝕕𝕒 𝕔𝕙𝕡😢
@jaaluud5395
@jaaluud5395 2 дня назад
❤❤❤❤❤keep going brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JAMHAD10
@JAMHAD10 2 дня назад
Waxaan ahay 1-aaad😂
@Maxamed-zi8te4m
@Maxamed-zi8te4m 2 дня назад
Waxaan ahay 8-aad
@Gooje_Media
@Gooje_Media 2 дня назад
1675 😂
@Maxamed-zi8te4m
@Maxamed-zi8te4m 2 дня назад
@@Gooje_Media mash allah
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 2 дня назад
maasha allaah horay usoco in kastoo aan ogahay iney dhab kaa ahayn
@AbdirahmanKhalif-l9i
@AbdirahmanKhalif-l9i 2 дня назад
Caalamka waxaa kasocdo isbaddal weyn sandaha soosocdana wax badan baa la,arki doonaa Duniduna waxay wajaheysaa dagaallla lagu hoobto Balse annaga maxan dunida kanahay Haddaba halaag nooma laabna dadka ay wax kahallaabayaan kuma jirno Waxayna dab nooga jirtaa dagaal weyna kadhaca caalamka taas oo keeni karta in isku tabar lanoqodo Waddamada hadda caalamka maamulana ay iyaga isku burburaan taas oo keeni karta inaan fursad isbaddal ah helno Sikastooy ahaataba قل لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا
@Mohann-1
@Mohann-1 День назад
Waligeen marka rajo miya ku noolaneyna iyo dagaal inu dhaco
@Shakir-ali581
@Shakir-ali581 2 дня назад
Waabari top Edit ❤
@othmanabdalamohamedadanabd1978
Kuuriyada waqooyi iyo Ruushku reer galbeedka wadnaha bay gooyeen cabsi cabsi
@SubeerSaid
@SubeerSaid 2 дня назад
Ruushka is not easy
@Yazirrizhii
@Yazirrizhii 2 дня назад
Yaa iga soo horeyay😅
@faysalcali-qm2gs
@faysalcali-qm2gs 2 дня назад
Ani😂
@DahirMahamed-u5m
@DahirMahamed-u5m 2 дня назад
Allowan kuusalamey 😂😂❤❤❤❤
@Zakiozzy
@Zakiozzy 2 дня назад
Russia ma kaftaman😂
@ahmadfarah7007
@ahmadfarah7007 2 дня назад
Waabari maxaa warkiina udiiday bariga dhexe iyo waxa kasoo kordhay warka kusoo xaaladaha bariga dhexe lubnaan falastiin iiraan israel xagee waxmarayaan
@Hawaale-media
@Hawaale-media 2 дня назад
Mahadsanid ustaad.
@AbdullahiMuhsin-j4f
@AbdullahiMuhsin-j4f 2 дня назад
Qofkii 4❤
@HiraabeGaming
@HiraabeGaming 2 дня назад
THNKS
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 дня назад
Waqtigaaga firaaqada marka laga reebo internet ka, maxaa ku Samaysaa?
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 2 дня назад
waa wareegaa marna saxibtey aa aadaa
@ElHaj-p6j
@ElHaj-p6j День назад
04-06 Wax aqris 07-16 Shaqo 16-18 madadaalo 19-21 Wax aqris 21-04 Hurdo
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish День назад
@@ElHaj-p6j masha Allah
@MAHIRBARE
@MAHIRBARE 2 дня назад
Allahu Akbar ❤❤❤
@BudhkaBoy
@BudhkaBoy 2 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂
@SaamiyaAbdirashiid-u3c
@SaamiyaAbdirashiid-u3c День назад
Isku babaa hada arbtan 😂😂 ina anaga ka ehen somalia 😮io reer falastiin 😢😊walalehena inata un ba idaran ani 😂❤wlhi ii kacbada 😍arab io gaal ba wax igma gali
@Mohann-1
@Mohann-1 День назад
Qoralka ma ka qaldamay mise wxa tiri Kacbadda waxba igama galin teda kleh umadda muslimka illah ha amaansado dheh wxy arab iyo wxba a kala shegshegyso kuligood Allah Amaan sado muslimiinta
@HudaifaAli-c8u
@HudaifaAli-c8u 2 дня назад
😢😢😢😢😢
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 2 дня назад
Bal qiyaas Somaliya oo reer galbeedka u hanjabtay 😂😂😂
@Isaac-m7b8b
@Isaac-m7b8b День назад
😂😂😂😂😂😂😂😂aqiro Zaman waaye😂
@mahamedaadam
@mahamedaadam День назад
😂😂😂😂😂🎉🎉😂😂
@AxmedXasan-i5g
@AxmedXasan-i5g 2 дня назад
❤❤❤
@FatmaHussein-xp9sc
@FatmaHussein-xp9sc День назад
Free🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 2 дня назад
ANI HADAA RUSHKA MADAX WEYNE KA AHAAN LAHAA ISRAA.IIL AYAA NUCLEAR ku dhufan LAHAA SI AY IDIB UYESH TAAN
@MarwacabdiCabdi-e5v
@MarwacabdiCabdi-e5v 2 дня назад
Ha adeegsado waayo muslimtii waala laayey 😢iygana haha badhiyo
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 День назад
haa waa adeegsa karaa waayoo gabeedku wax badan bey wadk cas soo gudbeen dulqaadki wuu ka dhamaaday
@SalmaanHaamuth-og5io
@SalmaanHaamuth-og5io 2 дня назад
Iran 🇮🇷 wadamada haysta miyanaY ku jrin unclear ka 🙏
@Scorefootballshorts-t4f
@Scorefootballshorts-t4f День назад
Hormarintiisa ayeykugudi.jiraan iran and turkey
@FjOfficial-F
@FjOfficial-F День назад
Iran Nuclear wey heysataa sxp Hadeysan heysan laheyn Israel iskuma tag taagi laheyn
@OscarPoiy
@OscarPoiy 20 часов назад
Ka hadal wixii xalay ka dhacay Israa'iil
@FeysalAbdulQadir
@FeysalAbdulQadir 2 дня назад
Russia waxa uhesta gan talada kala ah,1 qiyamaha🚀 ,balastic missiles haybrosonic iyo kuwa kalo guxa ka dhereya ujrain wuu turaya rashka sababtu dad kisa wala kala jarar mahe u,krain, a 🇺🇦,belarus🇧🇾,russia🇷🇺 waxa la isku yirahda rashiyada cad wana dad wada dhash tay sida 5 somalied ukraina wu uturaya mahe musqul ayay latahay😂 Russia 🌏🚀🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺❤❤🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@Mohann-1
@Mohann-1 День назад
Rushka ma maraykan bu iska celin kara iyo ingiris iyo faransiis wada socda
@galaydhyare7501
@galaydhyare7501 День назад
​@@Mohann-1haa wuu iska celinkaraa hadii nuclear noqoto
@Mohann-1
@Mohann-1 День назад
@@galaydhyare7501 hye ayguba soo nuclear ma hystan
@FjOfficial-F
@FjOfficial-F День назад
​@@Mohann-1Ingiris io France dad ma ahan sxp labadooda oo isla jiro isbuuc wuu ba,bi,in karaa lkn Mareynkanka vs Russia waa 50%50 lkn wxa nuclear bdn Rushka
@Mohann-1
@Mohann-1 День назад
@@galaydhyare7501 ayaguba nuclear way hytsan xisabka ku darso
@CumarXaashi-mq3jt
@CumarXaashi-mq3jt День назад
🎉🎉🎉 600k Minshalah Gordhaw❤🎉
@IFTIINKANOLASHA-z2z
@IFTIINKANOLASHA-z2z День назад
Mhadsanid!
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi 4 часа назад
Ilahay haysku madhiyo reer galbeedka daawadayaal baynu kanehee
@iiddanbile8425
@iiddanbile8425 2 дня назад
Ilbaxnimda r.gakbeedka 1 saac wax kayar ku qadan mayso inuu bur buriyo rushku wuxu haystaa Tsar bomb Satan
@Mohann-1
@Mohann-1 День назад
War cadi iska dhig rushka waa laga awood badanyahe kwrn hadday reer galbeed oo dhan iyo Nato dhan weerar kuso qadan mxu iska ceelin kara 1sano iyo bar uu Ukraine ku qabsan la'yahye war haka waliin nio rushka
@Abuukarcabdi-mv6wi
@Abuukarcabdi-mv6wi 2 дня назад
Asc
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 День назад
Putin waa beenaale nukliyeer ma adeegsanayo ingiriiskuba nukliyeer waa haystaa gaaladuna geeri ma jecla
@Mahamoutt
@Mahamoutt День назад
He's puttin
@Carafaad.20
@Carafaad.20 2 дня назад
Ustaad iran meysan laheyn😮
@MAJABE-World23
@MAJABE-World23 День назад
Filinka uultimo noqonaa 2 N-power hadeey isqabtaan balse nin xoogleh xaar madhibo 😂😂😂
@AbdiazizAbdiqani-jv8hi
@AbdiazizAbdiqani-jv8hi День назад
❤❤❤❤azxapey shre greeya nuqalka marwalpo wuu noo dadaala c/raxmaan cumar❤❤❤🎉
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi День назад
عَنْ أَمِيرِ الْمُؤْمِنِينَ أَبِي حَفْصٍ عُمَرَ بْنِ الْخَطَّابِ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ قَالَ: سَمِعْتُ رَسُولَ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم يَقُولُ; إنَّمَا الْأَعْمَالُ بِالنِّيَّاتِ، وَإِنَّمَا لِكُلِّ امْرِئٍ مَا نَوَى، فَمَنْ كَانَتْ هِجْرَتُهُ إلَى اللَّهِ وَرَسُولِهِ فَهِجْرَتُهُ إلَى اللَّهِ وَرَسُولِهِ، وَمَنْ كَانَتْ هِجْرَتُهُ لِدُنْيَا يُصِيبُهَا; أَوْ امْرَأَةٍ يَنْكِحُهَا فَهِجْرَتُهُ إلَى مَا هَاجَرَ إلَيْهِ. رَوَاهُ إِمَامَا الْمُحَدِّثِينَ.❤❤
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l 2 дня назад
Ruushka waainuu markahore aganaxsado halkey yaalaan hubka kadibna ingiriiska dhulka lasimaa sieeyna u dagaalamin markaasina u jeestaa mareeykanka iyo faransiiska yurub kahor istiraadiida dagaal
@BaahiyeMedia-q7n
@BaahiyeMedia-q7n 2 дня назад
Maya waxa ka qurxoon maadaama uu 6,000 uu haysto uu ilaa 2,000 uu soo diyaarsado, dalalka NATO qaar uu sasabto sida Turkey iyo kuwa kale ee Nuclear haysan ka bacdina kuwan uu dhulka la simo
@mohamedbillow8828
@mohamedbillow8828 День назад
😂😂manafuqa marekan kabilaw
@Chamzi_Keyow
@Chamzi_Keyow День назад
Ha tuuro nucléaireka u haysa maxuu u samaystay hadu tuurayn 😢🎉
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 2 дня назад
Thanks Waaberi Media, hadiiba Ukraine 🇺🇦 lasiiyey gantaalada halista badan , Russia 🇷🇺 na ay ogtahay, kelmada ah odhaneysa hadii loo ogolaado , HADII LOO OGOLAADO ,maan fahmin 😂 Russia 🇷🇺 wey ka dheregsan tahay in Reer-galbeedku ay Ukraine 🇺🇦 u adeegsadeen goroon ay kula dagaalamaan Russia 🇷🇺, meeshana ay iminka NATO ka dagaalameyso , Poland 🇵🇱 oo ah jidka hubka iyo ciidankaba losoo mariyo Ukraine 🇺🇦 ayey Russia 🇷🇺 waxba ka aaban weydey , waxaan annigu filayaa in Reer-galbeedku muujiyeen dhiiranaantooda iyagoo heley xogo ka mug weyn fikirkii ay Russia 🇷🇺 ka qabeen iyo go'aan qaadashada Putin laftiisa , keliya iminka Russia 🇷🇺 waxay sugeysaa in albaabada Moscow la garaaco , waayo ninkii bilowga dagaalka magangelyada loo raadinayey seleniski ayaa iminka taagan in ciidankiisu gudaha u galaan Russia 🇷🇺, 😂 ( beeney waa run )
@Mohann-1
@Mohann-1 День назад
Rushka iyo Ukraine wxba kama galin umadan dhalaniine kahadal wadankaga oo sida rushka iga hadleyso wadanka uga hadal dadkas wxba kumaa oge
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 День назад
@@Mohann-1 shukran ,dalkeena dad inaga aqoon liita , ayaa somaaliya u sameeyey nidaam ku dhisan Federal-qabali ah, iyo axdi-beeleed layidhaahdo 4.5 ,hadii ay ka gudubto nidaamka barlamaaniga ah una gudubto nidaam madaxtooyo rajo ayey yeelaneysaa, hadii kale dibu-kabisteedu waxay qaadan kartaa 30-50,sanno. ( Waxaan filayaa inaan su'aashaadi ka jawaabey wll. )
@Somaliregionnews
@Somaliregionnews 2 дня назад
Waxaba kama dhabaynayo
@caaishaclaahi9827
@caaishaclaahi9827 День назад
Madaxdena ruushka hub hanoga so iibshan aan ethopia la dhacne
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 дня назад
Hadii aad rabto caalmka in lagu ixtiraamo waa inaad awood yeelataa waa qaacidada kawnka maanta la joogo heshiis iyo wada hadal kuwo wax ku qaadanaya maaha daalimiinta wakhtigani joogtaa kaliya iska dhicin ayey wax ku leeyihiin.
@masteryare2024s-mz9zk
@masteryare2024s-mz9zk 2 дня назад
Maxaa nagalay horta ruush iyo rer galbeed waligiin islaaya haddaa rabtaan
@Scorefootballshorts-t4f
@Scorefootballshorts-t4f День назад
Kumawaydiin
@Ahmedlejonet
@Ahmedlejonet День назад
Sida cad Ruushku wuxuu si dhab ah ula jeedaa Bam Nukliyeer ah oo ka jawaabaya
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 День назад
Buutin waa la jilcitay waxa la tumaayay 3 sano ciidankiisa waa la laayay gaadiidkiisii dagaalka 3 meelood meel waa la burburiyay waxba uma harin aan ka ahayn nukliyeer
@SaciidDawlad
@SaciidDawlad 2 дня назад
Digniin tegi wayday iyo Daruur tegi waydayba waa la arkaa dambarkooda
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 дня назад
Sidani si maahee maalin walba nukliyeer uun baannu maqalnaaye aynu innaguna gaalada kasoo dhacno xitaa haddaynu kasoo dhici kari weyno aynu khabiiradooda nukliyeerka soo afduubanno 😂
@Cumeerbigfan-n5m
@Cumeerbigfan-n5m 2 дня назад
😮
@IbrahimaliYacqub-u4j
@IbrahimaliYacqub-u4j 2 дня назад
Asc xaaa
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 День назад
Waaberi media warbixin qiima leh ayaanu uga barnay mahad sanid sxp.
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 2 дня назад
Bismillah asc haa dabcan maxa diidaa hadii reer galbedka ufasaxaan hubkooda in Ukraine ku weerarto gudaha Russian in uu putin adeegsado waxwalba oo uu ku difaaci karo dalkiisa taasi wey fudutahay waahalka somalidu katiraa wax reeban meynee rabow dhagxaha soodaadi subxanallah bal illahey dhagxa soodaadiyo maxa haraa waa eray dambi weyn ah subxanallah
@MustafeAhmed-n5r
@MustafeAhmed-n5r День назад
Wuuu ku saxanyay lkn anigu waxaan siinlahaa hadab dalalka cadawga u ah reer galbeedka
@Cabdiraxmanjamac-jh8nf
@Cabdiraxmanjamac-jh8nf День назад
Top edit ❤
@nimcoMaxamed-u6w
@nimcoMaxamed-u6w День назад
Wow waa sax hanjapaada madaxweynaha ruushaka waalawada zugayey. ALLE ha izku japiyo wadamada gaalada ah insha allah oo ha izla paaba,aan
@Starkingstone
@Starkingstone День назад
C/raxmaan waxaa la gaaray xiligii aw bilaaban lahaa dagaalkii sedexaad ee aduunka, waxaana hubaal in nuglayeerka la isku adeegsan doono. Warbixinada aan heleyno ayaa sidas cadeynaya.
@yusufmohamed-bw1fi
@yusufmohamed-bw1fi 2 дня назад
Hadii uu adeegsado isaga laftigiisu wa u dhamaatey aduunka dhan ba isla baaba,aya
@Cshakuur-j1k
@Cshakuur-j1k День назад
Has😅
@abdikhadirabdullahi844
@abdikhadirabdullahi844 День назад
Ruushka waa adke
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 2 дня назад
Guul .falastiin.iyo.xulufadeeda
@KIKAMOHAMED-y4f
@KIKAMOHAMED-y4f 2 дня назад
@khaletabdirahman9098
@khaletabdirahman9098 20 часов назад
3 nuclear oo kaliya haddi laysku adeegsado addunka dhanba waxa ku xidhmaya qiiq, qiiqas waxa lagu macneya qiiqa uu ilahy quranka inogu sheegay ee suuratu dukhaan. Oo ka mida calaamadaha qiyaamaha ee waaweyn
@HaboonSuldan
@HaboonSuldan День назад
Haa
@MustafeAhmed-n5r
@MustafeAhmed-n5r День назад
Muu u qaybiyo. Dalalka u cadawgaa
@Ibraahim-i1d
@Ibraahim-i1d День назад
Russia isn't easy may be Putin to take that step of using nuclear power That is My opinion
@Mohaplayer44
@Mohaplayer44 День назад
@Dhrnhybdhr
@Dhrnhybdhr День назад
Waxey u muuqataa dunida iney ku wajahanthy qal qal aad uweyn
@deliachapman6586
@deliachapman6586 10 минут назад
Young Donald Young Timothy Thompson Robert
@ZENGEBOY
@ZENGEBOY День назад
Zxp kasoo hadal duqaymihii xaley Israel lagu harqiyey
@THE-HAMAS.PRINCE199
@THE-HAMAS.PRINCE199 2 дня назад
Kusaliya nabiga csw ❤❤❤❤
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze День назад
Haaa
@AKTAR-cr7
@AKTAR-cr7 День назад
Haaa
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 День назад
9:33 waaka suurtawdaa
@XamdaCali-q4d
@XamdaCali-q4d День назад
Ku dhakhso ku dheh
@JamacAbdulahi-h6d
@JamacAbdulahi-h6d День назад
Ha
@AymanAbdikafi-t9t
@AymanAbdikafi-t9t День назад
War nio dagaaalka 3 ha dhacdo si ay musliminta dhab ah umidoowaan I.a
@Mohann-1
@Mohann-1 День назад
Shb run hddi la isku shego illahay awoodisa mrka laga soo tago ma ado dagal ku jira aya wxy kula thy inaay dawladaha qaliijka iyo carabta kuso gurman dodan wake up to reality wxs niyada haku dhisaane
@shucaybtuuryare
@shucaybtuuryare День назад
Good history
@日の丸日本-d2j
@日の丸日本-d2j День назад
おはようございます。
@Isaac-m7b8b
@Isaac-m7b8b День назад
早上好😂
@RasmiAbbas-tl8uk
@RasmiAbbas-tl8uk День назад
たまいな😂😂😂
@Burcaawi44332
@Burcaawi44332 День назад
Yuhuuda africa wxy ku socotaa inay soomalia yaduna awood u adeegsato iga danbeeyow ogow inan islaam meelna laga jeclayn oo manta aduunkan uu ninkii xoog lihi sharaf ku nolaanayo kii awood is bida ee qorshayaasha gaalada ka hor yimaadana la iskugu tagi doono sida falastiin ciraaq suuriya yemen libya sudan oo kalena cagta la marin doono
@Mohann-1
@Mohann-1 День назад
Hadda mrka qoralkaga Nuxurkiisa mxa wye
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. День назад
@@Burcaawi44332 Anaga ka Muslimiin ahaan gaaladu fursada kaliya ee ay nooga faiidaysteen waa kala qaybsanaanta dhexdeena ah, ee Nagama awood badna, Tusaale waxa kuugu filan Maraykanka isagoo diyaarado wata oo hubka ugu casrisan wata baa hadana ay eryadeen wiilashii caydiid uu hogaaminayay, Afghanistaan waa adigii arkayay in GAASHAANBUURTA NATO iyagoo kabaha afka ku sita in ay ka soo carareen, XOOGU NUKLIYEER MA AHA EE WAA MIDNIMADA iyo WADAJIRKA gaaladaas maanta intaas kaliya ayay meesha ku hayaan NUKLIYEERKOODA CIDNA KA BAQI MAYSO
@AbdillahiProf
@AbdillahiProf 21 час назад
Haaaaaa
@AxmedcabdirashidQlada
@AxmedcabdirashidQlada День назад
Haa of couse❤❤❤
@FoosiyaCali-k1x
@FoosiyaCali-k1x День назад
@FoosiyaCali-k1x
@FoosiyaCali-k1x День назад
😢🎉😂❤
@KHEYREBUSINESSGROUP
@KHEYREBUSINESSGROUP 19 часов назад
Abdirahman WhatsApp ayaaan rabaaa
@fiymamuse3650
@fiymamuse3650 День назад
Gaaladina way iz dagalaysa somalina xaalkeda wala ogyhy
@Faaraxow143
@Faaraxow143 День назад
Butinow africa lee ka qaley kkkk
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 дня назад
Aragtidayda walagayaba ruushka inaydhabkatahay madama isagaweerarlaguyahay kadhana jiritankiisa markansaskuleyahay isagumabilaabin dagalka Ukraine sidanqabo kahordagaalka baritankusamee,, dhinacakale ingirisku markushuruda kuxiyayo ah infaransa iyo usa laqatan ilamaha surtogal wanamadax ciidkaceshi tasi isnarunkamaha 2dankalena mayelayan waayo dunidamaanta iyagaaxukuma dagalnuklerna cidawaxkuwayaysa waiyaga runta markalashego xadaraday mudosodhisayen iyo barwaqadas waydhimankaran iyadojirta mahine yelimayan inayburburto
Далее
DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 GUULDARADII MARAYKANKA
10:03
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18
Yaa ku noolaa dhulka dadka kahor! Maxaase ku dhacay?
13:11
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18