Тёмный

Maxaa Keenay in Soomaalidu ku badato Xanuunka Niyadjabka? 

MM Somali TV
Подписаться 522 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@goojacade4325
@goojacade4325 2 года назад
Muxuu wax bartey dictorku mansha allah
@cabdiraxmaanxuaeen6072
@cabdiraxmaanxuaeen6072 Год назад
Anika wa ooya iisooduceya
@rahmamoha638
@rahmamoha638 Год назад
ilahay hakuu sahlo wlll
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 Год назад
ALLAH HA KAAQAADO WLL 😢😢😢😢
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 года назад
Reer somalilnd ba sadexda ba magac ba u yaqan maha somalida oo dhan wana qulub niyad jab wahab wa sadex erey oo reer somalilnd u yaqwnin afwaqooyi ah marka wsx ay reer somalilnd leyahin ha odhan somalida qarna waxay u yaqanin somalida kale erey bixin uma hayso
@goojacade4325
@goojacade4325 2 года назад
Adaaba deprationka lanool gargaar baad ubaahantey 😁
@ardaynololeed148
@ardaynololeed148 2 года назад
bal erayda kale loo yaqaano noo sheeg adigu isbuuq ,walbahaar , inta ku darso eryo kale noo sheeg
@goojacade4325
@goojacade4325 2 года назад
@@ardaynololeed148 durba dadkii depressionka qabey waad isoo weerarteen wardpationkiina weli doctorku muu diyaarin haday hawshu bilow tahay markaan meel lagu soo hagaagi karo sameyno wax kasta waa laydinka jawaabi insha allah
@malyuuncali5824
@malyuuncali5824 Год назад
Xanunka aya la daladhacaya fadlan hada garanaysid dr igu cawi😭
@guleidmahdi6178
@guleidmahdi6178 Год назад
Kula mid ayaan ahay 😢😢
@malyuuncali5824
@malyuuncali5824 Год назад
@@guleidmahdi6178 kalay is cawine 😢
@xamdiabdullahi2500
@xamdiabdullahi2500 Год назад
😭3sno iyo bar ina nolosha dhanba I mcyn
@hamsetaajiro8758
@hamsetaajiro8758 Год назад
Wll marka hore illaahay ayaa kena xanuun daawadisana kena illaahayna marka hore bari mar labaad dr ladhaho dr yacquub oo psychologist ah waliba PhD ah oo hargeysa joga raadso khyrna wanku rajayanayaa
@sharafciise4174
@sharafciise4174 Год назад
Kula mida Ahay Abyo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
waxaa niyad jabaa qof aan illahey aqoonsaney dadka bila illha ku dhacaa why qof walaba nolshiisaa sidey tahey gaajo barwaaqo tacil taclin laaan cafiaaad cudur waa wax illahey qofkaa u qorey lakiin waxa la raba inaad illahey ku xidhaanto wax kasta ku haystaa ood tidha illahow wa mahadaa illahey sabata dhibaka ku haystaa waa imtaxan wa inaad imataxnka aqabashaa
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 2 года назад
Haha zxp cid ksta wuu ku dhacaa labada wxd tidhaa qofka iimaankiisu daciifka yhy
@jarohusein2651
@jarohusein2651 Год назад
Sidu jidhka xanunku ugu dhaco ayu niyad jabkuna maskxda ku dhaca gaal iyo islaamna wu ku dhacaa
@khayrechanel5507
@khayrechanel5507 7 месяцев назад
Anigu waan la dhibanahy talana waan raba ilahayaw ii gargaar adaa wayne
@cabaascabdisaciidcabaascab1602
Dr ana wuihaya maxaan sa meya ishek
@jaamacismaaciil845
@jaamacismaaciil845 2 года назад
Ascmh Waxaa keena saan isleeyahay dhaqan xumada soomaalida si kastaba. Taasi waxay keentaa in qofku niyad jabo.
@shakiradare4832
@shakiradare4832 2 года назад
Please saaxib Anaa xanuunka lanoole halkeen tellka Dr halkeen kahelaa because I'm depressing for long for no reason
@rahmamoha638
@rahmamoha638 Год назад
Ani xaataa lkn moogi meel laga heli karo
@shideyare3062
@shideyare3062 Год назад
Waxaad u tagtaa dr yacquub clinic area mansoor hotel
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 Год назад
ALLAH ha kaaqaado wll Ani waanba lanoolahay wlhi 2 sano murug joogta ah lkn reasan ayuu wataa
Далее
Fahamka Xanuunada Nafsiga
22:23
Просмотров 13 тыс.
Xanuunada ku dhaca  dhimirka - Dr.Yacquub Aadan Cabdi
27:16
3 SANO KADIB OO FAMILY KEYGA LA KULMAY ALHAMDULILAH
8:02
Barnaamijka Kobcinta Aqoonta Xanuunada Nafsiga
28:33