Тёмный

Niyad-jabka ama depression-ku ma cudur baa mise ma ahan? 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Niyad-jabka ama depression-ku ma cudur baa mise ma ahan?
Sababtiisa, sida lagu fahmo ka hortagga iyo daawadiisa waxaan ka wareysanay Dr.Liibaan Maxamed Cumar oo ku xeel- dheer xanuunada dhimirka.

Развлечения

Опубликовано:

 

21 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 23   
@indhodeeq5800
@indhodeeq5800 Месяц назад
Wlhi anaa lanool tobaneeyo sano hada waayadaan dambe wadnaha ayuu iga saaneeeyey xanuun ayaan kadareemaa neeftana waa igu dhagtaa Dr halkee laga helaa bal soo sheega intaan xanuunkaan udhimanin soomalaiyeey barina waa maalinkii carafo ii soo duceeya inuu alle iga caafiyo
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 5 месяцев назад
الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤❤
@hulkabooy360
@hulkabooy360 11 месяцев назад
Baxilata mxaawaaye
@maxamedxabiib3701
@maxamedxabiib3701 4 месяца назад
Ok isbitaalka intoo kuyaalaa iisheeg fadlan
@user-oj6cm2ug3w
@user-oj6cm2ug3w 7 месяцев назад
Marar waxaan isk dhadhiciya ina aan naft isa dhafiyo ilaa 4 bilod ayaan ladhibanhy waxa aan isku daweyo ma hayasto walidinteyd waxabo mahaystn icaawiyo walalayaal wllhi maraxalad adag ayaan kusugnhy mahurado malin iyo habeen nolsheyd mugadi ayey kudhacady waxaan ahy 24 jir musatqbl icaawiyo soomaaliyey😢😢😢😢😢😢
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 5 месяцев назад
Ifraax wall isku waxbaa na haayee iiso jwb SI an maskaxda iskugu dejino😢😢😢😢
@mahadnoor6793
@mahadnoor6793 4 месяца назад
Xageed joogtaa walal
@faraxfarax-rv4et
@faraxfarax-rv4et 2 месяца назад
Wlll laha kucafiyo cudurka. Hadii dr Yaqan aad hesho qarsha badan mahan xaruntsisa tag una sheg in aadn awodin asaga kucawinaya wll saas samey
@faraxfarax-rv4et
@faraxfarax-rv4et 2 месяца назад
In sha alha wad reysaneysa wll
@Samlaa.omar-12749
@Samlaa.omar-12749 8 месяцев назад
Xarunta dr intee ku taalaa wllo
@Samlaa.omar-12749
@Samlaa.omar-12749 8 месяцев назад
Wllo hospital ka intee ku yaalaa
@user-oj6cm2ug3w
@user-oj6cm2ug3w 7 месяцев назад
A.nig ayuu ihaaya niyad jabka 😢
@user-oj6cm2ug3w
@user-oj6cm2ug3w 7 месяцев назад
😭😭😭😭🤲🤲🤲
@LaydhleCabdi
@LaydhleCabdi Месяц назад
❤❤😂🎉😢❤❤
@NimcoNalka-zw5lp
@NimcoNalka-zw5lp 4 месяца назад
Wll xgee ayuu jogaa drk wan u imaan lahaa
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 Месяц назад
Abayo ila soo xiriir anaa ku caawin doono
@indhodeeq5800
@indhodeeq5800 Месяц назад
@@hamzaaliaxmed9917halkee lagaala soo xariiraa sheeg bal
@mahadnoor6793
@mahadnoor6793 7 часов назад
Nimco maheshay dr ka please?
@ibrahimkhalif4652
@ibrahimkhalif4652 6 месяцев назад
Hadal baddi ma keena
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 4 месяца назад
Haa Ani maanta hadn saaid u shekeeyo dhabnada idaala kedib wel wel iyo cabsi ohin baa igu dhacda😢😢
@AragsanAhmedHussein
@AragsanAhmedHussein 4 месяца назад
@@user-yo8ms8di3m Aniga xataa kula mid ahay walal waxan arkay xataa mudo hada 2 isbuuc laga joogo in Riximka igaso durkay oo meesha kaadida igaso cariiriyay oo maanta walwal niyad jab ooyin badan caloosha boodboodeyso caado yari wax lagu daaweyo Waa no muhiim niyad jabkaan
@abdalasaid8927
@abdalasaid8927 3 месяца назад
​@@user-yo8ms8di3mwll hda sethy
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 2 месяца назад
​@@user-yo8ms8di3m Jimicsi samey wll waad caafimadee inshallh anaa hubo %100😊
Далее
ТРОЛЛИНГ СКАМЕРА СТАНДОФФ 2
00:59
Sidee loo xaliyaa walwalka | Hagaha Caafimaadka
30:13
ISAGA DAWEE NIYADJABKA TALOOYINKAN
6:29
Просмотров 6 тыс.
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Просмотров 3,1 млн
19 июля 2024 г.
0:20
Просмотров 9 млн
Мыла наелся
0:21
Просмотров 1,7 млн
настоящий чемпион
0:59
Просмотров 8 млн