Тёмный

Maxaa La Gudboon Muslimiinta Arrinku Waa Qasab | Sideen Caruurteena Ku Bad Baadin Karnaa . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 181 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 386   
@awshan571
@awshan571 Год назад
Allaha wayn ee waaxidka ah ❤haynaga badbaadiyo 🤲🏼musiibadaa iyo fisquga iyo fasaadka gaalada 🤲🏼aamiin yaa allaah 🤲🏼💯
@nabadoonshaybe2108
@nabadoonshaybe2108 Год назад
Aammiin yaa rabi
@Blue_Ocean_003
@Blue_Ocean_003 Год назад
🙏🏻
@israsheikh7015
@israsheikh7015 Год назад
Allahuma amiin
@zahraomar9359
@zahraomar9359 Год назад
​@@nabadoonshaybe2108Amiin Ya Rabi
@rudwaan
@rudwaan Год назад
Waan kugu Taageersanahay Usdaad Marwalba sidaad uga Hadasho, Reer wadamada Galbeedka Hadaanu Joogno Aad ayaad Noogu Boorisa Shukran Alle Ajar iyo Xasanaad ha Kaa siiyo
@sacido1721
@sacido1721 Год назад
Bismilaahi Raxaami Rahiim ilaahey naga qabo adigaa weynee
@xamdamahdi814
@xamdamahdi814 Год назад
Allaw u gargaar umada soomaaliyeed iyo muslimiinta dhamaan meel walbay joogaan🥹🤲🏻🤲🏻 Shalay markaan daawaday vedio kii gabadha ilmaha laga qaaday🥺 waan u duceeyay🤲🏻 salaad walbana waan u ducayn doonaa insha allah Allaw umadaada u gargaar🥺😭😭
@MariamAbdalla-r5h
@MariamAbdalla-r5h Год назад
Amiin
@latifah008
@latifah008 Год назад
Allahumma amiin abaayo adigane Allah hakuu sahlo waxa aad jeceshahay
@zalmawadani
@zalmawadani Год назад
Subxanalah Allow no so dadaaji xalqayr qabaah Aamiin Aamiin inshalaah 🇸🇴
@Shakir-ali581
@Shakir-ali581 Год назад
Rabi Ha UNaxariisto Waalidiinteena😢
@Robot_B
@Robot_B Год назад
Иншалах!
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 Год назад
Ameen
@amirsheikh691
@amirsheikh691 Год назад
Allaha ku caafiyo walaal omar inshaar wad yara hargab santahay
@fardowsanour8305
@fardowsanour8305 Год назад
😢😢
@ardomaxamed9861
@ardomaxamed9861 Год назад
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedsalimiin5441
@mohamedsalimiin5441 Год назад
Ilaahay hana xafido aamiin
@homedesigner63
@homedesigner63 Год назад
كل شي يعود إلى أصله الإسلام هو الأصل ❤❤
@sakariyefaarax-qi4bu
@sakariyefaarax-qi4bu Год назад
مدا
@maxamedabuukar8249
@maxamedabuukar8249 Год назад
@@sakariyefaarax-qi4bu❤
@amanijama9597
@amanijama9597 Год назад
This situation gave me nightmares walahy, our school is starting this qomulud fitna next month after so many meetings and fights with parents they are going ahead so homeschooling is the only option till Allah makes away out. We need to hold to our deen really tight and teach children the foundation of Islam make them proud of who they are. May grants us goodness and guide us all.
@musemuse1507
@musemuse1507 Год назад
Why you don't move out your country??
@amanijama9597
@amanijama9597 Год назад
@@musemuse1507 insha Allah that’s the plan, May Allah make it easy for all of us trying to escape from this evil.
@abdimufc
@abdimufc Год назад
Aameen
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Год назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱•
@mustafNune
@mustafNune Год назад
Walal cumar inshar allaha ku xifdiyo
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Год назад
Wcs ustaad OMAR INSHAAR 🎤✍️ OGAANSHO TV 📺🎤✍️✅
@calicabdulaahimaxamuud1206
@calicabdulaahimaxamuud1206 Год назад
Musliminta kor Allah ka dhigo galada hos Allah ka dhigo amiin ya rabi
@hassangeylan934
@hassangeylan934 Год назад
Illaahay muslimka ha u hiiliyo ...
@mawaadin
@mawaadin Год назад
(لا إله إلا الله وحده لا شريك له ❤ )
@zakirboss143
@zakirboss143 Год назад
Soo Yaaca Dheh Anagaa Badbaadadii Iyo Baraarigiiba Hayneee DIINUL ISLAAMI , Macaan Weeeeeye❤️ Rabbow nagu sug❤️
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Год назад
Ilaahoow hana fit neeyn allow toobada iyo tawxiidka nagu dil
@nimcocumarckiriin961
@nimcocumarckiriin961 Год назад
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤
@nimcoxasan3761
@nimcoxasan3761 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Robot_B
@Robot_B Год назад
​@@nimcoxasan3761 Я люблю тебя 😘
@sadiiqtawakal
@sadiiqtawakal Год назад
Scw scw scw scw scw scw ❤️♥❤♥❤♥❤ scw scw scw scw ❤️♥❤♥❤♥❤ scw scw scw
@alkheyr4
@alkheyr4 Год назад
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@mohamedkayse1433
@mohamedkayse1433 Год назад
scw scw scw
@Robot_B
@Robot_B Год назад
Здравствуйте !
@zalimhussein6118
@zalimhussein6118 Год назад
Scw scw scw
@Nisriin609
@Nisriin609 Год назад
صلى الله عليه وسلم🥰
@RealMadridfans115
@RealMadridfans115 Год назад
صل الله عليه وسلم صلى الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Год назад
WALAALAHA AAN HALKAN KU KULMI DOONO AAN KU WADA SALINO NABIGEENA SUUBAN MUXAMED( SCW) ❤❤❤
@nimcoxasan3761
@nimcoxasan3761 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@EngAmein910
@EngAmein910 Год назад
Scw alfa mara
@aasiyaabdirazak6963
@aasiyaabdirazak6963 Год назад
Scw scw scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Год назад
Scw Scw Scw ❤❤❤
@Jeesawmedia
@Jeesawmedia Год назад
Masha Allah wll cumar maxamed inshaar barnaamijyada aad soo gudbiso waa barnaamijyo aad u fiican wll Allah haku xafido
@mustafejokar5835
@mustafejokar5835 Год назад
*اللهم صل على محمد، وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد، اللهم وبارك على محمد، وعلى آل محمد، كما باركت على إبراهيم*
@aot0585
@aot0585 Год назад
Mashallah bulshada wax fiican ayaa usoo bandhigtaa allaah kheir kusiiyo
@kingmoha8058
@kingmoha8058 Год назад
Wll Alaha kubrkeyo ❤❤❤❤❤❤
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib Год назад
ASC BROTHER OGANSHOW MANSHA ALLAH WACSDIGA AAN U SOO JEDISEY MUSLIMIINTA DHAMAAN MAY ALLAH PROTECT MUSLIM ☪️ UMMAH AAMIIN YA RABI ❤️ 💖 ♥️
@rnoor9763
@rnoor9763 Год назад
Ascw xalka uguwanaagsan waa in lagahaajiro sidiugu dhaqsiyahabadan ,fasahaad iyo qowmulood dhimasho ayaa karoon, allow towfiiqda nawaafaji inshaa'allaah aamiin aamiin jaarabi
@mohmudcarab
@mohmudcarab Год назад
Alle haku xifdiyo ustaadkeenna omar Inshar تسلم
@AmiinMacalin-im3tf
@AmiinMacalin-im3tf 10 месяцев назад
You are so good❤❤❤
@ismaacilmaxamed-kn6uv
@ismaacilmaxamed-kn6uv Год назад
صلى الله عليه وسلم
@mohamedabdirahman5530
@mohamedabdirahman5530 Год назад
Subxanalaah Ilaahow adaa awood lehe sharkooda naga qabo oo Allow baa bii
@afnaanabdirahman5099
@afnaanabdirahman5099 Год назад
Allaha naga badbaadiyo fisiq iyo balaayadan socoto
@mukhtaarcabdi2023
@mukhtaarcabdi2023 Год назад
Adigu wllshy maad tik tok maad iska dhaaftid maxaad raga ugu kicisaa
@abdifatah__kaka__cade1128
@abdifatah__kaka__cade1128 Год назад
Allhu Akbar. Allah hana amaansado🤲🥺
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 Год назад
Allahu ma Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Rabi
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
Subxaanallaah subxaanallaah allow soo hadee allaahu ma aamiin
@wllkaweyn311
@wllkaweyn311 Год назад
Alle ha u badbaadiyo incha,allah
@zalmawadani
@zalmawadani Год назад
Ilahoow Aamiin
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Big legend always ogaansho another's levels 💯👍❤😅
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@mahad6668
@mahad6668 Год назад
الهم صلي علي سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين
@NAJO_Films
@NAJO_Films Год назад
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️😮‍💨😞😞
@sharmaakeupdirahmanraage4098
kan aa kuu saarine kwrn😂
@NAJO_Films
@NAJO_Films Год назад
​@@sharmaakeupdirahmanraage4098boe sharmake iisaar wll ❤😢
@adamissack9418
@adamissack9418 Год назад
Hunguriga meel kale Allah Kaaga sahlo teeda kale micno iyo talent la imoow tuugmo bini_aadam laguma dhargee
@AbdulrahmanONE
@AbdulrahmanONE Год назад
Allhu Akbar Allh hana amaansado
@MariaDagan-hz6rn
@MariaDagan-hz6rn Год назад
Wll cumar shukran somalidana waxn rajeyna inay fahmaan muslinimadoda qiimahe leedahay
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Год назад
Ameen yaa rabi mahadsanid walaalkay
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Год назад
Walaal cumar inshaar, dhibaatada ugu weeyn ee haysta waalidiinta galbeedka ku nool, waa waalidka iyo caruurtu is af garan maayaan oo ilmihii waxeey ku hadlayaan luuqadda waddanka ay joogaan, waalidiintiina Af soomaali, marka si ay wax ugu sheegaan ma jirto, sabata macalinka ay u fahmayaan waa isku luuqad macalinka iyo caruurta
@NAJO_Films
@NAJO_Films Год назад
culeys walpo oo ku heysto allaha laa qaado subscriber iso dheh walaal ❤️🙏😞😞😞😮‍💨 Thanks❤💚
@AbuAdam-w1d
@AbuAdam-w1d Год назад
Ilaahayow inoo badbaadi caruurta wiil baa ii joogo california
@fadumo2199
@fadumo2199 Год назад
Illahay hanaga qabto qoomu luudka
@sahraadanali-ne8pb
@sahraadanali-ne8pb Год назад
❤❤❤❤subxaanalalh ❤❤❤Illahey hanaga qabto 🎉🎉🎉🎉Adigana ajar iyo xasanad Allah haka siiyo 🎉🎉🎉❤❤❤Illahey haku xafido ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@axmadhaadi4970
@axmadhaadi4970 Год назад
Walaal ku sali النبي صلي اللة علىة وسلم❤
@mohammedsoulja3972
@mohammedsoulja3972 Год назад
Cumar wll mcn waan u jeeda hergab ayaa ku haayo Allah ku cafiyo bal maraq cab wllkey qali marwalbo ina codkada maqlo ayan rapa ilahey haiga cafiyo 🤲😭
@xamdijaamac
@xamdijaamac Год назад
Jaw maxaa badahaa ku galiyay eed la ooyi
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 Год назад
@@xamdijaamac 🤣😂😂😂😂😂😂🤣🤣😂🤣😂😂😂😂😂😂😂😂🤣😂😂😂😂😂😂xamdi kadaaa
@xamdijaamac
@xamdijaamac Год назад
@@suldaanupthiali1325 mayee qiiro jabaantaan ka yaapay wxn u malaynayaa inuu weli qaangaadhin oo uu carur yhy sababtoo ah qofaan dadka ka aqoon baabu u ooyayaa hhh
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 Год назад
@@xamdijaamac bas ka dheh waaku dhamaatay mismiinka🤣😂😂😂😂😂😂😂😂🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 Год назад
@@xamdijaamac wuxu naag miya qoraalkan nin maso qori kare anaba yaabaye🤣😂😂😂😂🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️
@umusafa8926
@umusafa8926 Год назад
Maasha Allaah habbo Ilaah haku barakeeyo
@Rarisasa6846
@Rarisasa6846 Год назад
Walalayaal noosoo duceeya in Alle caruurta noo badbaadiyo. Waa sidaad sheegtay wadnahan farta kuheynaa wlhi.
@sahraabdi9696
@sahraabdi9696 Год назад
Allow na badbaadi yaarabi🤲🤲
@Robot_B
@Robot_B Год назад
сколько тебе лет ?!
@power1774
@power1774 Год назад
Ugu danbayn waad is keentay ogaansho❤
@nasroadan2221
@nasroadan2221 Год назад
Alaah ha soo hadeeyo ninka cadaanka ah oo fikirka fiican ka qaatay qoomaluudka
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 Год назад
wcs mahadsanid wll jazaaka allahu kheyr
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Год назад
XasbiyaAlaah wanicmal wakiil XasbiyaAlaah wanicmal wakiil XasbiyaAlaah wanicmal wakiil
@XasanTimacadde-yw4nr
@XasanTimacadde-yw4nr Год назад
Mahadsanid wll
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Год назад
Allow umadada muslim ka ah Ee qurbaha ku nool badbaadi
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Год назад
Waa run Wala ALLE hano hagaajiyo caruurta
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Год назад
Rabbiyow Naga qabto Musiibadaan
@inasayidabdule
@inasayidabdule Год назад
❤ALLAH ❤hayow noo gar gaar AMEEN YAA ❤ALLAH ❤
@sahrachannel7287
@sahrachannel7287 Год назад
Ogaansho mahadsanid
@ASMA437
@ASMA437 Год назад
Fact that's problem with our generation and the future of human beings may Allah help those Muslims lived here😢
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@abdirahmangaarane2935
@abdirahmangaarane2935 Год назад
Wll Cumarow qashin iyo qurunba waa la qubaaye mar dambe calaamadooda ha noo soo qaadin hana naga soo galinin bogeena Ogaansho mahadsanid.
@ibraahimyuusuf9210
@ibraahimyuusuf9210 Год назад
Waxa xun lagama aamuso ee waalaga hadlaa maxaa kaaqaldan sxb
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 Год назад
Wixii caalamka ka dhaca ayuu soo gudbiyaa zhp ee masoo gudbiyo wacdi ee hadaad rabtid wacdi sh.mustafe dhageyso
@abdirahmangaarane2935
@abdirahmangaarane2935 Год назад
Waxaa la yiri, nina si u yiri nina si u qaaday, waad saxantihiine in looga digaa dadka qashinkan iyo qolyahan wareersan ee xanuunsan, loona soo gudbiyaa wixii khuseeyo ee ka dhacaayo caalamka saameyna ku yeelan karo waa tan loo baahanyahay waliba waxaa jira dhowr kale oo u baahan ummada in loo bidhaamiyo si ay iskaga jiraan, balse anigu waxaan iri caalamadooda ama calankooda hanaga soo saarin muuqaalka wajigiisa hore oo waxay ka qeyb qaadaneysaa in aad adiga oo ka digaayo haddana aad u sii fidiso ood (shere out) u sii sameyso, kadig balse haka qeyb qaadan in uu sii faafo sida ay maanta sameyaan kuwo naga mid ah oo kale ayaga oo is leh kuwa muuqaalada soo qarxiya waaniya oo wax u sheega ummadana ooga diga laakiinse iyagi baaba ku sii tusinaayo muuqaaladi la rabay in nalaga asturo oo waxay ku leeyihiinbo bal eeg muuqaalka ay hebel ka soo dhigeen, marka waxaan kala jeeda kadig qoomkan qalibmi rabo iyo wixii xun ee la halmaala laakiise hasoo qaadan calankooda waxbo oogama baahnid weeyaan macnaha waad i fahamteen baan rajeynaa.
@ibraahimyuusuf9210
@ibraahimyuusuf9210 Год назад
@@abdirahmangaarane2935 cudur hadii larabo in umad loogadigo in ay iska ilaaliyaan waxaa looshegaa ASTAAMAHA Lagukarto cudurka Qanisiinta marka laga hadlaayo waa in lasoqaataa astantoda
@ibraahimyuusuf9210
@ibraahimyuusuf9210 Год назад
@@abdirahmangaarane2935 TUSAALE : hadii wadan aan laga aqoon daacuunka lagu keeyo laguna dhoho dadka daacunka wax uga sheeg maxaad usheegi leheen? 1. CALAAMADAHA daacunka 2. DHIBAATADA uu leeyahay 3. Sida looga hortago
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Год назад
Allah waxan ka magan galay in re galbedka in wax risiq ah iga qorin waa cadaab ad uxun runtii oo ka xun wax kasta
@musemuse1507
@musemuse1507 Год назад
Sheekadas maan kaa aqrisanaya maantay soobax hadii lagiyiraah horaad kasoo bixi
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Год назад
@@musemuse1507 kkkkkkk naftaada unbaad kahadashay baahi iyo buufis midna ma qabo
@amalahmed2929
@amalahmed2929 Год назад
@@musemuse1507qof kasta adigo kale maaha qali
@fariaomar1986
@fariaomar1986 Год назад
Thanks wllo omar
@Movie.1745
@Movie.1745 Год назад
Ilaahy haku cafio wlal cumar waxan dareemaya codkaga in xanuun ku jiro
@umofaduma7708
@umofaduma7708 Год назад
subxannallah gaaladii baa saa u cabsanaysa bal kwrn inaka oo muslim ah ilahow ilmaha noxifti
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
Jzk kheyr walal kheyr aan dhamaan
@bymgit1881
@bymgit1881 Год назад
Gold of voice ❤❤🎉
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda. Faallo Waxtareeysa inoo soo qor.
@maxamedyare4912
@maxamedyare4912 Год назад
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد.
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 Год назад
ماشاء الله تبارك الله
@ramlanaasir1246
@ramlanaasir1246 Год назад
ASC Wll waan ku salaamey wadamada carabta qaarkooda hamoodin iney save yihiin qaar kood waakuwan aad kasheekeyneyso oo kale hada kohor anoo jooga wadan wadamada carabta kamid ah ayaan waxaan ka arkey daaqa kijada meel fooqa oo qabyo ah ayaan wax ku arkey ilmo yar ayuuna ahee 😢😢 cabaayadii ayaan dag dag ugashadey waan ordey anoo Naxsan fooqaa guri ayaa ka hooseyey anoo qeylina ayaan albaabkii xoog kugaaracey reerkii ayaana usheegey arinka aan arkey anoo ooyaya markaa wll Allaha inoo xifdiyo awlaada dhaamaanteen ilmaha caalamka kunool oodhan allaha kaxifdiyo wixii dhibaato ah ee ku soo socoto anangana allaha dhib oo dhan allaha inaga wada dhowro Aamiin
@IsmailTeysiir
@IsmailTeysiir Год назад
Last week kaso guuray ciyalka io xaska somalia kenimesha walagu hogay wadankena nabar warta allaha siiya
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Todobaadkii hore Iyo Soomaaliya Dalkeenna ✔✔✔✔✔✔✔ (Afsoomaali)
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Год назад
Subxaanalaah ilaahay ha ugargaaro umada soomaaliyeed dhamaantod gaaloy gurgiin baaba
@abshirohassen5
@abshirohassen5 Год назад
Subhana Allah
@MohamedAli-je1yy
@MohamedAli-je1yy Год назад
Allahu agbar kabiiran allaha nonaxaristo
@jamaalxaashi2555
@jamaalxaashi2555 Год назад
Abiibkena mohamed صلى الله عليه وسلم ku sali
@Aqiil14
@Aqiil14 Год назад
Salalaahu calayhi wasalam ♥️
@idriisyasin6920
@idriisyasin6920 Год назад
Islaamka waa u suuq u fursad wadamadooda hakuso dhaweeyaan.
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 месяца назад
Subxanallah
@xuseenmaxamed8684
@xuseenmaxamed8684 Год назад
M.a ustaad tnkz ❤
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed Год назад
Halaga soo caro yurub. War dadow xanoodiiday inaan wadankeena dhisano lacagii qiimo maleh nabad qiimo leh🥺❤️
@f.n6491
@f.n6491 Год назад
Allahuma Amiin Amiin
@haybeahmed8923
@haybeahmed8923 Год назад
Waxaan ku baaqi laha dadka somalida ama walidka somalidah waxaan ka codasan laha inayi ubadkood hasoo celiyaan ubadkood mida kale waxan somali dalka joogta dadka dabadah ka yimaad sirdoonka qaranka somaliyeed waa Anaya LA socodaan dadka qurubah kasoo noqonaay qaar badan ayaa xabaarsan rayi ka duwana Teena hadayi dhaqan tahi iyo hadayi tahi xaga diinta oo dadkan so noqonay ama waxii so guurayi ha yimaadan dalka Lakin waxii mara imanay mara noqoda waxa jira qaar badan oo laso badalayi ayaa jira raga iyo dumara labadu anu taxtiro somali waxaa jira waxa fara badan oo Anayi ogayin dadkeen waxayi u baahan yihiin wacayi Galina balaadhan wll qof kasta oo area qoraalkag wacayigalin iska waxa u qabso ah anu galo fadhiga ka kaca waxii waxa anu ku qabano anu dilo ciduu doono ha ahaado ee dalkeen yimaado xataa haduu somali yahi anu ceebayino waxaasu dalkeen ayaa soo galen waxayi soo adeegsadan haweenka iyo dad baahanayaal ah
@power1774
@power1774 Год назад
Barnamijyadano kale noo soo badi sxbo
@marianisse4031
@marianisse4031 Год назад
Xaaladaan iney kasii darto mahane ma is badaleyso marka dadka ilmaha leh caruurtiina bad baadsada irsaaq alla baxshee
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 Год назад
Gabadh aan wada soconay muddo 5 sanno ah waxaan kaga hadhay inay dooratay in aanu ku wada noolaano wadamada qurbaha.
@princess.of.somalia
@princess.of.somalia Год назад
Haddad xiiseyneyso barashada luuqadda carabiga fadlan nasoo booqo oo nagu soo biir waa free 100%
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Год назад
Amiin yaarabi. 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@Hortabaro
@Hortabaro Год назад
Wlhi 2018 ayaan arkay waxyabahan oodhan mudo markan ku noola EU 🇪🇺 se waxan goaansaday inan ku laabto wadanki hooyo
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 Год назад
Allah ha u gargaaro umada muslimiinta ah waa runtii ninkan waa in laga cararaa wax kale male
@amaligmahemed1524
@amaligmahemed1524 Год назад
Wll omar duraybaa kuhayaan umalyn ilaahy Haa kucaafiyo
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 Год назад
Walal mekha gobal oo maraykan ayaa yellay kaso hadal please
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 Год назад
Allahu akbar
@adonallah
@adonallah Год назад
Cumar manTa hargab miya kuhaya allaha kucaafiyo walaal
@saraahi
@saraahi Год назад
Asc wllo xagee kunoshahay dal muslim miyaad jogtaa
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 Год назад
"I'm leaving before they make it compulsory" At the time it seemed impossible that this time would come, but guess what? We are here may Allah protect us and all those who believe.
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b Год назад
ilaahayow naga b😢adbaadi ficilkaas
Далее
War Farxad leh oo ka soo baxay Group 5-ka Maraykanka
28:58