Тёмный

MAXAA LOO CUNSURİYEEYA DADKA QAXOOTİGA AH CİLADU WAA MAXAY? 

ANNAGA PRODUCTİON
Подписаться 398 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 8 дней назад
Wll Abdi Rashiid Waad ku mahadsan tahay sida aad igu soo jawaabto Marka hadii aan Su aal ku weydiyo Maxaa diidaya in Dadkiina sida Adiga Aqoonta leh iyo Khibrada Iyo Xeelada iyo Taatikada Iyo waayo aragnimada In Aad Siyaasada Dhinac aad ka soo gashaan Somalida Sababto ah idinka oo Platphone Haysta ayaa Miisan Culus aad leedihiin Maxaa loo maleen karaa idinka oo Siyaasada Ku soo bira Waxa aan rajeeniya in aad I soo jawaabi doonto🇸🇴🕊👏
8 дней назад
Waxaa ay ila tahay cilada siyaasadeed iyo problemka in aadan fahmin, Bil caksigeed waxaad u maleysaa ''Haddii dad aqoon iyo xirfado leh ay xilka qabtaan'' İn ay waxkasta hagaagayaan. Kuwa hadda Soomaaliya xilka ka haaya boqolaal waaya arag ah baala heli karaa, Siyaasi kasta 10 qof oo la taliyaal ayuu haystaa, Madaxweynaha lataliyaal ilaa 100 kor u dhaafayo haystaa oo isugu jiro bulshada qaybaheedii kala duwan. Si kasto oo aad u niyad fiicantahay haddii aadan Awood haysan, Hadii aadan dhaqaale haysan, Haddii aadan haysan bulsho ku adeecsan waxba DADAALKAGA MA TARAAYO. Tusaale; Waxaa la helaya qof aqoon badan leh oo xirfad leh haddana weli Fuundimada aanan ka waynaanin (Dhaqaale haysan), Xirfadiisa iyo aqoontiisa muu ku horumaro?. (Xirfad iyo aqoon = Waa jaran-jarta guusha, Laakiin jaran-jartu waxaa ay u baahan tahay ENERGY İyo awood aad dhinacyada ku qabsato oo aad ku fuusho, Caksigeed ma fuuli kartid laakiin waxaad ahaaneysaa qof iska haysta jaran jar uusan fuuli karin). İ think in aan kaaga jawaabay lol
@MohametHAbdiToniH
@MohametHAbdiToniH 8 дней назад
That is realy wlahi🥺❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 8 дней назад
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤
@maryancali3288
@maryancali3288 8 дней назад
😢
@JamesWilliams-t4p
@JamesWilliams-t4p 7 дней назад
Reilly Ridge
@RobertBaker-d2h
@RobertBaker-d2h 8 дней назад
Schumm Springs
@Abdimalikhassan-sm2wn
@Abdimalikhassan-sm2wn 8 дней назад
❤❤❤❤ thanks ustaad🎉🎉🎉
@WalshWinfred-g5j
@WalshWinfred-g5j 8 дней назад
Turner Fords
@Abdirisak1
@Abdirisak1 6 дней назад
Guuleyso zxb
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 8 дней назад
Sxb mowdoocyadda maalmahaan waa wada xul sxb fursad fiican ayaad u heysaa
@MyBeed-g9d
@MyBeed-g9d 8 дней назад
Keaton Flat
@cabdallanuur4801
@cabdallanuur4801 8 дней назад
A S C. Dhamaan inta aragto commentigaan
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 8 дней назад
Wcs
@FutoXar
@FutoXar 5 дней назад
Qaxootiga wadamo badan oo europe ah iyagaa danahooda kadhex arkay oo shaqaale ubaahnaa,waxa dhacay internet iyo dad dadkii runta usheegay taasay ka khal khaleen oo waa kiis iska waal cunsurinamadoodu😂😂😂
@Moh_media45
@Moh_media45 8 дней назад
Zxb maxaa codka ku duubta
@mohammedbashiir8186
@mohammedbashiir8186 8 дней назад
Ust an kula kftame : caawa Muqal Cusub Meeshan kuma heysid😂 malaha Waqtiga kugu yaraady filaa
@AbaganaYabaroow-nf4qk
@AbaganaYabaroow-nf4qk 8 дней назад
Asc. Broo. Way jirtaa in la takooro Dadka QaxootiGa ah. Xitaa Haddii Aan Soomaali nahay. Way ka jirtaa Dalkeena hooyo. Bal'fiiri Dadka DeGan. Kaamamka Dalkeena hooyo. Waala Takoooraaa!😂😂😂😂😂😂😂😂
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 8 дней назад
Waa runtaa Hadalkaadu waa Qof aan qadarin Dadkiisa isaga waa la liidaa
@Engadenmaxamedaden44
@Engadenmaxamedaden44 8 дней назад
Zxp wanku salamay mashruuca copy garaynta dadka ee laga sheego eleminatiga ma jiraa arinkasi haddu jiro barnamij kaso samee amaba mashruuca Harp la yidhaa
8 дней назад
Qof bani aadam oo Clon gareyn karo majiro, Qofka ruux baa ku afuufan qofna booskiis qofkale laguma bedeli karo. Clon gareyn micnaheedu waa; Adiga oo Engadenmaxamedaden44 ah baa si qarsoodi ah lagu dilayaa kadibne isla adiga copygaaga ayaa la sameynaa adiga waa hore ayaa dhimatay laakiin copygaaga ayaa aduunka joogo iwm waa arrin caqliga xitaa suurtagal aan ku ahayn, Cilmigana iskaba daa....Arrinta Haarp waa arrin jirto oo xaqiiq ah macluumaadkeeda oo buuxa meel kasta ka heli kartaa Simple google haddaad ku qorto
@Engadenmaxamedaden44
@Engadenmaxamedaden44 8 дней назад
Mahadsanid zxp
@FutoXar
@FutoXar 5 дней назад
@@Engadenmaxamedaden44 walaale wuu jiraa anigaa clone ah,xassan sheikh,Siciid Dani,Muuse biixi,lafta gareen,qoor qoor wuu ka fakaday gacanta bidixda suulka iyo farta wax lagu fiiqo korkooda pulse ka raadi dadka colonekaa
@abdirahmanmoallimmohamed9967
@abdirahmanmoallimmohamed9967 8 дней назад
السلم عليكم الشيخ عبد الرشيد جزاك الله خيرا احبك كثيرا واريد ان افهم اسم قناتك لاني لاعرف لغة الانجليزية
Далее
Sida uu xaalka Aduunka isu badalo .
20:00
Просмотров 52 тыс.
People Cling To Trees As Typhoon Slams Into Shanghai
00:34
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
Просмотров 183 тыс.