Тёмный

Maxaa Sababa Qalbi Jabka? 

Shaahid Beesaani
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Inuu Xiriirka Ku Hagaagi waayo, waa rabitaan Aad rabto Naftaada in si wanagsan Loola Dhaqmo, Adiga Biloow

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 110   
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 4 года назад
Asxaabtaada Mahadsanidin ❤️🙏 Hadaadan Diyaar Xiriir U Aheeyn Ha Bilaabin, Qalbigaaga Waad Ku Weenin Qalbi Kalena Waad Dhaawicin. Wax walba Markaa Diyaar U Tahay Biloow.
@iqraabdullahi2904
@iqraabdullahi2904 4 года назад
Waqti yaraa halkaan saaxiib kunahay wax badana waa kaa faa'day saaxiibka kula fac waxaa ku sugantahay ayuu kaala hdlaa kan kaa weeyn wuxuu soo dhaafay isga adigana kuu dhiman ayuu kala hdlaa kan kaa yarna waxaad adiga soo dhaaftay intaba waa marxald lkn taad adiga hada nagala hdleeysid waa tan nala fac Nooloow walaal💕
@qaalilakiofficial5107
@qaalilakiofficial5107 4 года назад
Shaahid ad ayn ku jclhy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 4 года назад
insha allh wixi qer eh
@maryanabdi4230
@maryanabdi4230 4 года назад
Masha Allah wll qaali tik tok ka so racay wana ku tageraa my bro alla haku xafido
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 4 года назад
@@iqraabdullahi2904 so dhawaw Aby wa wil fcn.oo.dhiiri galiye eh wd ka,faidi donta
@fouadabdi8364
@fouadabdi8364 Год назад
Masha allah shaahid wxd thy aqoon maal horay u socoo👍
@wacanabdiali7194
@wacanabdiali7194 4 года назад
Waan kaa qaaday wll waad ku mahadsan sida wacan oo aad inoogu dhiirigalineyso in aan horay u dhaqaaqno oo aan qof kale dartii aan u harin oo aan nolosheena dib u dhigin shukran shukran guuleyso wll guuleystuhu wuxu xambaarsan yahay hami umadeed adiguna dadkaan ayaad u thy hormuud guuleyso wll mcn
@simanali3547
@simanali3547 4 года назад
Masha alah talo dhaxalgal ah thanks bro halkaas kasii wad dhiiragalintaada
@sadiahassan1227
@sadiahassan1227 3 года назад
Masha Allah 🇸🇴WIILISHA ADO KALE SOMALI ILAHEEY HANO BADIYO HANA BARAKEEYO AMIIN YAA RAABII DHAMATENA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🌹🌹VIVA SOMALIA VIVA XAMAR CADEEY VIVA JAREER WEYNE VIVA REER MUQDISHIO VIVA BANADIR AMIIN YAA RAABII DHAMATENA 🇸🇴❤💖♥💓🎶🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maankaqadra2048
@maankaqadra2048 4 года назад
shaahid mahadsanit dherikalin taada dhanka tiktikooga aan tagi kaga aha hadalada xigmada leh walhi faa.iido badan aan kahelay ❤👑 horamar wacan
@omiilamohamed45
@omiilamohamed45 4 года назад
Masha Allah thanks 👍
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 4 года назад
Wcs wall qali shugran ilahey hakudeysto wall qali inobadi plz plz wall qali wa codsi waxa yabahano kale an wax kafaideyno horey usoco ayan leyahay broo hormar wacan ayan kuleyahay maskaxdada salimka ah ilahey ha kudeyste wall qali shugran shugran 😁😁🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪👑🏅🏆🎁🎁💐💘❤👌
@manaalmohamed1214
@manaalmohamed1214 4 года назад
Beesaani Alle dartiis ayaan kuu jclhy😍
@Halane2055
@Halane2055 4 года назад
Masha Allah wll alle haku xafido kuna siyaadsho wll guusha iyi frxada
@mucjisojaceyl972
@mucjisojaceyl972 4 года назад
Wcs Wad ku MAHDSAN Dhiiri Galintaada 🥰👍🏿
@najraanabdiqani240
@najraanabdiqani240 4 года назад
Shukaran in pdn wllky Shaahid Beesani taloyin ina anfaco na siisa allaha ka farxiyo🖤🙏
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 4 года назад
Wcs shaahid beezaani m.a alalaha ku sharfo walaal aan wx bdn ka faaidno guuleyso had iyo goor respect🤗👆🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@zahranuur4237
@zahranuur4237 4 года назад
Masha allah wll channel waku cusbahay cawa iga horeso thank you
@shamsamohamed2459
@shamsamohamed2459 2 года назад
Thank u walal nagu weyn
@quenasma4765
@quenasma4765 4 года назад
masha allh
@umamohmet7450
@umamohmet7450 4 года назад
Wcs wall shaahid ilaahey raali halaa noqda talada wangsn aad nasiiisa✔✔✔✔✔✔✔✔✔
@farhiyamiskiin8741
@farhiyamiskiin8741 4 года назад
Waad mahsanthy
@farhiyamiskiin8741
@farhiyamiskiin8741 4 года назад
Allaha kuxifdiyo
@salmoali5146
@salmoali5146 4 года назад
Hormar kuu rajeenaa wllo❤🤴
@ruqiyainasheekh775
@ruqiyainasheekh775 4 года назад
Ma shaaa allaha shaahid guuleso mar walbo 🙏
@sacdiyamaxamad1002
@sacdiyamaxamad1002 4 года назад
wlhi wll qali ah ale darti ayn ku jeclhy hore u soco
@hodansaidhodansaid2493
@hodansaidhodansaid2493 4 года назад
Maasha allllh bro allahaa kudhwro
@caashodhaayow2825
@caashodhaayow2825 4 года назад
Thnks wll qaali
@famkh2929
@famkh2929 4 года назад
Jazakallaho qer wax badan kafaiiday
@amiinkeeyamiinkeey1244
@amiinkeeyamiinkeey1244 Год назад
Manooshahay sxp ku aaway ayaanta
@qaalilakiofficial5107
@qaalilakiofficial5107 4 года назад
Wcs Shaahid beeesaani Allha ku xiifdiyo abwe adiga shaahid ah ayn ku jclhy love u ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💗💗💗💗
@maryanabdullahi109
@maryanabdullahi109 4 года назад
Man sha alah abowe
@muwaahibcabdilahi5342
@muwaahibcabdilahi5342 2 года назад
Wad mahadsantay wll qalbi jab saa id ah ayan daremayay qofkan jeclana wu iga tagay ma ilawi karayo lkn wa qasab inan ilawa talo yinkaga wan qatay
@izzuuhyatih9741
@izzuuhyatih9741 4 года назад
Keep going Bowe Sharfi korkaaga ha ahaato waxaa bdn baan ka faidnaa😍😍💞
@rumanguelle234
@rumanguelle234 4 года назад
M.a hadalada wanaksan ee dhaxal galka ah waa ku waa si qurux badan oo dacad ah oga imanayso qalbi wanaksan ale uu ku aburay wanaga balse qalibaga wanagu kayahay jilinka ee iska ken kenka ah wa mid soconayo waqti koban san u jacelbahay wana waa in aan ula dadka xarika aan ka donayno asxtaba wllky shaahid waxan lehay dadka ale aburay waxay isku dhafeen nasiib xad dhaf ale idin sitay oo idinku mideyay nolasha lataliye aad u fcn oo i qibrad wanaksan jianis aad ay tahan dad van haysan runtii wayo taloyina aad muhimka u ah dhaxal galkaba lagu tilmamo adunka lacak titaa waa lagu waya mar marka qar idn waxad haysatan m.a shaqsi idin sinayo walib firi ee kafa'idesna nolashina ku daba si aad guul iga gartan ayatinka iyo mustaqbalka aad dhamanrina hiksanaysan rucla oradkana ugu jirtaan ugu danben mhdsnd abowe qalu shaahid guul warta waligaaa in.a
@neyruuz_online7
@neyruuz_online7 4 года назад
Masha allah walal beezani inbdan tiktok aan kala socon jiray hdN kuguso biiray inta runti qof bulshada ubaahana tahy walibs dhanka dhiiri galinta
@asmaabdiibrahim2825
@asmaabdiibrahim2825 4 года назад
MashaAllah
@tottielshaarawy6158
@tottielshaarawy6158 4 года назад
Keep going my dear brother
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 года назад
Mashalah mashalah ilaahayi hakuu dayoo
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 года назад
MNZHA ALLH HOREY UZOCO ALLEH HAKU DHOWR ❤❤❤❤❤❤😘😘😘❣🥀 CAQLIGA HAWAAAYIN
@malyuuncali5824
@malyuuncali5824 Год назад
Depression aya isku arkay 😥
@khadijahergeye6298
@khadijahergeye6298 4 года назад
Waad kumahad santahay dhiirigelin taada walaal
@aishuniofficialoffical275
@aishuniofficialoffical275 4 года назад
talo ayan raba shahidhow bensaani abow
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 4 года назад
Masha allaah slnta wnkaa qaday alx xiliga waa ii wacnaaday taladaada wnku guulestay aadbad umahadsantahay wll
@jiijaxasan5816
@jiijaxasan5816 4 года назад
masha allah ilahey ha ku xaf diyo wll
@Abdishakurmc
@Abdishakurmc 4 года назад
Hore uzoco zxb mcn masha allah💕💕💕
@nasrodearnasrodear9946
@nasrodearnasrodear9946 4 года назад
Masha allh ale haku dhowro wllkey maskadadane allow kudaa mahad sanid wll qaliya
@simraanofficial249
@simraanofficial249 4 года назад
Keep going my bro ❤❤❤❤☝️
@aminakulil7696
@aminakulil7696 4 года назад
Mashaa Alh
@Mataanahaubax
@Mataanahaubax 2 года назад
Sxbkey shaahid waxad mudan thy dunida oo dhan iney ku daawadaan
@cmaalikmaxamed8690
@cmaalikmaxamed8690 Год назад
🌍👋
@hodanabdirahman9752
@hodanabdirahman9752 4 года назад
Mansha Allh wllky thnkz 🥰
@TOXOWOFFICIAL
@TOXOWOFFICIAL 4 года назад
KEEP GOING MY BROTHER PIC RESPECT
@naraclrxmaan9954
@naraclrxmaan9954 4 года назад
ManshAllha wll hore uu soco
@quuenxilajano3219
@quuenxilajano3219 4 года назад
Run ahanti ad ayah umahad San tahy waxan ni rajenaja farxda inta qalbiga ka jaban sideyda oo kale😥😒
@istaahilahmed5348
@istaahilahmed5348 4 года назад
Walaalo horeyo u soco
@ayaanyuusufxirsi3110
@ayaanyuusufxirsi3110 3 года назад
Mansha allah wllal waa talo ficn
@deeqohuruwaa3985
@deeqohuruwaa3985 4 года назад
Masha allah wllke keep going
@bilancabdifitax6894
@bilancabdifitax6894 4 года назад
Masha Allah wllke keep going
@bilancabdifitax6894
@bilancabdifitax6894 4 года назад
😭😭😭😭😭😭😭
@dekamohamed1623
@dekamohamed1623 4 года назад
Mahadsanid wllkey 🙏💯
@majidcarab6073
@majidcarab6073 3 года назад
Wll aan jeclahy shaahid beesani🙏🥰
@amalabdighani7178
@amalabdighani7178 4 года назад
Thnks 🙏Wll Go forward ✊
@gobaadabdi5394
@gobaadabdi5394 4 года назад
M.wllkey shaahid dhiiri galiyaha naftayda ❤️❤️❤️👏
@maryannoor6730
@maryannoor6730 4 года назад
Mashllah 😘
@faizoali9134
@faizoali9134 4 года назад
Well done wll qofaa qimeyo tagero thy cizi kunolow
@umumeyzxuseen5884
@umumeyzxuseen5884 3 года назад
😢😢😢😢💔
@ariijquruxass4213
@ariijquruxass4213 4 года назад
Masha allaah wllo xigmad miidhan baad tahay
@sainabbin1362
@sainabbin1362 3 года назад
Wcs
@deeqawaare6722
@deeqawaare6722 4 года назад
Wcs masha allaha waa hadal wangsan
@sumayoinbaaley1048
@sumayoinbaaley1048 4 года назад
From.tiktok 😍
@ubaxindhocaashaqubaxindhoc9488
@ubaxindhocaashaqubaxindhoc9488 4 года назад
keep going my bro
@faizahjama8840
@faizahjama8840 4 года назад
Keep going
@naciimamaxamedmaxamuud1880
@naciimamaxamedmaxamuud1880 2 года назад
I'm feeling heart broken 💔😞😢
@samiirawanaag3574
@samiirawanaag3574 4 года назад
Mantan asaxbtada ku soo biiray dahabo ayaan ka soo racay
@meysunjamac582
@meysunjamac582 4 года назад
Keep going wllo
@jhrogarcesan2291
@jhrogarcesan2291 4 года назад
Masha allah horay usoco♥️
@boqoradajubalad561
@boqoradajubalad561 4 года назад
Waxad moodaa inad aniga iga hadashay
@samarahmed1093
@samarahmed1093 4 года назад
Walal xagen kala so xarira ina kula hadla rabaa
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 4 года назад
Keep going duma😊🙏🏾
@nastexomaxamed2712
@nastexomaxamed2712 4 года назад
Wwww m,a caaqil baatahy
@hananabdikadir7076
@hananabdikadir7076 4 года назад
M.a aboowe hore usoco kuugu xiranhy mida kle waxaa kasoo hadashaa labo qof xiriir fcn ka dhaxeeyy misne gadaal ka xumaaday amaba mar walbo lisla murmaayo amaba telka lku dhaho ha isoo wacan thnks waxaa rajaynaa inaa kasoo hadasho
@abdullahidahir8385
@abdullahidahir8385 4 года назад
Walhi waxatahy qof xiikmada alaha siiya nalwaday gay alow ku dhor
@foosmohamuud4199
@foosmohamuud4199 4 года назад
asc walal shaahid
@abdirahmanhajji1932
@abdirahmanhajji1932 3 года назад
🧠🧠
@muunamohamuud4408
@muunamohamuud4408 4 года назад
😥💯👏🙏🤴
@kadradahir1918
@kadradahir1918 4 года назад
♥️♥️♥️♥️
@alishaaziz4165
@alishaaziz4165 4 года назад
❤❤❤❤❤❣❣❣❣❣
@naseexomohamed4663
@naseexomohamed4663 4 года назад
Shaahid ma heli kara numbrkaga?
@boqoradajubalad561
@boqoradajubalad561 4 года назад
Wllo ila tali labo nin ayn shukan sadaa labada nin bidbaa saqajaana wan jeclahay waxn ahay gabar saladeeda tukata oo jecel inay noqoto gabadh aqlaaqleh oo walid keed ka danbaysa Lkn dhibka jira ninkaa an jeclahay wuu aqlaaq xunyahay ninka kle isagaa ijecel maxa sameeyaa
@nimonimo6068
@nimonimo6068 3 года назад
Ka kujecel fursad sii walal
@najuubea3822
@najuubea3822 4 года назад
Mahadsanid wll shaahid
@umumaxamed2471
@umumaxamed2471 4 года назад
Shaahid wll intee kaala soo xariiri karaa?
@iimaanmohamedomar8609
@iimaanmohamedomar8609 4 года назад
Bro maashi alah nin aad u talo fiican ayaa tahay ✋ waan ku taakeeraa
@shankarooncaday116
@shankarooncaday116 4 года назад
Maanta ayaa kugu sooxermay shukram
@aishuniofficialoffical275
@aishuniofficialoffical275 4 года назад
Maxa tale eh
@farxiyofunnyofficial
@farxiyofunnyofficial 4 года назад
Keep going pro now subscribe to tik tok kaada follow ayuu iiyahy channel kada wan saaray wayo waxbaa faaiida
@quruxwanaag2561
@quruxwanaag2561 4 года назад
Beenta mahan aniga ayaa qalbi jabay lkn alxm hada wan kabaxay ninkeg ika jabiyay lkn adunka iska imtixaan
Далее
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 143 тыс.
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,4 млн
Bike Challenge
00:20
Просмотров 21 млн
ISAGA DAWEE NIYADJABKA TALOOYINKAN
6:29
Просмотров 7 тыс.
NINKAYGA OO NAAG ILA AROOSAY NIMCA HAYBE IYO SHUKRI
13:30
Kumaa Tahay ? Is Baro Manta Qofka Aad Tahay.
7:42
Просмотров 14 тыс.
Xanuunka Qalbi Jabka.
7:13
Просмотров 3,2 тыс.
Afarta Meel Ee Laga Kasbado Qofka
6:49
Просмотров 9 тыс.
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 143 тыс.