Тёмный

10 Dhib Ee Kusoo Wajahaya Xiliga Noloshaada Iyo Xalkooda 

Shaahid Beesaani
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

.
Noloshu Waa Barasho Aan Dhamaad Laheed, waxaad Maanta Baraneeysid, Waxee Kugu imaan Xili aadan Badan Karin, waajibna eee Kugu noqon Doonto Waxas barashadooda,
.
Waqtiyada Firaaqada Ka Faa‘iideeyso Nolosha

Опубликовано:

 

11 июн 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 78   
@naimakhiyre8037
@naimakhiyre8037 2 года назад
Yaa Allah maxaan kuugu mahad celiyaa maxaan kuugu duceeyaa maxaan kuugu abaal gudaa kun jeer mahadsanid shaahid beesaani wax sheegaada muhiim ayuu noo yahay waa kaaga mahad celin video quruxda badan noo soo sameesay Allah haku xifdiyo♥️♥️♥️♥️♥️waa ku taageeraa waliba si,qaas ah dadka fara ku tiriska ah oon jeclahay ayaad ka mid tahay ogow shaahid♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@HamzaAli-eo9bi
@HamzaAli-eo9bi 28 дней назад
Sxp allaah ku sharfo qalbiga idajisay jazakallah 🤦🏻🤲🏼
@faaraxcabdi5195
@faaraxcabdi5195 2 года назад
Thanks qodobka (6: Caafimaadka maskaxda) Inteena badan waynu ubaahan nahay maxaa yeelay dadka inta badan nabad kuma wada noola waa dad tartan ku wada jira Waxa laga yaabaa saaxiibkaaga kuugu dhaw in uu kula tartamayo
@Munye_Official
@Munye_Official 2 года назад
Kuma hagarno wxban ka fa'idnaa All the Time thanks Alot
@arahimkaraama4297
@arahimkaraama4297 2 года назад
Nice teacher big respect 👍
@Jamaal_cj
@Jamaal_cj 2 года назад
Shahid wall markazta waan dawadaa video gaa so dhigto markastan arko waxy ka hadlaan dhibatoyin ka iga heesto nolosha taaz na waan kaga mahad celinaa 🙏❤
@mustafecabdi1161
@mustafecabdi1161 Год назад
zhp walhi mrwalba on videyada dawdo wxyabo badn aynkafaida shahid alle hakuxfido zhp melwalba odjogto
@anisamohamed6896
@anisamohamed6896 2 года назад
Thanks so much 🥰
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 года назад
Mahadsanid Ustaad
@aishaali9102
@aishaali9102 2 года назад
Mahadsanid macalin
@zalmonuro3569
@zalmonuro3569 2 года назад
We miss u wlhi bowe ❤💯
@ayanaahmed4956
@ayanaahmed4956 2 года назад
Thanks bro
@user-kv6kw8fl5z
@user-kv6kw8fl5z Месяц назад
Tnks macalin❤
@abdishakuuraden6502
@abdishakuuraden6502 2 года назад
Mahadsanid wll
@maryamawess6625
@maryamawess6625 7 месяцев назад
Mahadsanid ustaad ❤❤🎉
@abdirahmanabdilahi2355
@abdirahmanabdilahi2355 2 года назад
Thanks Teacher
@mohanyare4296
@mohanyare4296 3 месяца назад
Mahadsanid zxp dhiiri galinta aad nasiisay
@yusufhuseinyusufdaad9607
@yusufhuseinyusufdaad9607 2 года назад
Masha allaah 💟
@maxameddooz1251
@maxameddooz1251 2 года назад
my Teacher ❣
@cumarabdirahman8685
@cumarabdirahman8685 2 года назад
Waad mahad santahay lbx waxaan kaa faaiday wax fara badan illahey ha kuu siyaafiyo cilmigaaga🥰
@asmaxaaji8283
@asmaxaaji8283 2 года назад
M Allah wlky qli mahadzanid kunjeer
@quenqaali3087
@quenqaali3087 2 года назад
Thanks ustadkyga
@user-fx5cs1mm2w
@user-fx5cs1mm2w 6 месяцев назад
Mahadsanid ❤
@nimcokyf
@nimcokyf 2 года назад
caqligii o qofa mahadsanid dhiri galin taadaa 👍🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@susususu1404
@susususu1404 2 года назад
Thanks wll wax badan kaa faaiday
@Barkhad181
@Barkhad181 2 года назад
Shaahid .mahad sened brother....
@iftincumar3467
@iftincumar3467 Год назад
Mahadsanid
@naashTec
@naashTec 2 года назад
Thanks 👍 wll wlhi it helps a lot jazakaAllah
@sahra___2220
@sahra___2220 2 года назад
mahadasanid wlka M.a wala Qaali allha ku xafido 🥰
@ahmedabdullahi1682
@ahmedabdullahi1682 2 года назад
Masha alah walal waxbadan ayaa kaa faidnay ilahey haku xfido 🥰😍
@Mohamed-Taagane
@Mohamed-Taagane 2 года назад
best somali motivational speaker walaal aan wax badan kaa faaiday, aan rajaynayo dadka kalane inay ka faaideen mahadsanid wll 💯 waa markii 3-aad aan video-gan daawanayo maalmo gudahood.
@Nasiib99
@Nasiib99 6 месяцев назад
Waad mahadsantahay saxib✅
@xamdimaxamed4936
@xamdimaxamed4936 Год назад
Mshll ustaad hortaada qeer allaaha hordhigo
@naciima3887
@naciima3887 2 года назад
Mahadsanid wllky shaahid beesani❤❤❤🥰🥰
@afnaanmohamed8784
@afnaanmohamed8784 2 года назад
Alle hku dhawro ustaad 🙏❤
@abdirahman1630
@abdirahman1630 2 года назад
Waad na shaafisay allaha ku shaafiyo zxp
@apdirahmanqalas3215
@apdirahmanqalas3215 2 года назад
Aada u mahadsantahay ustaad 🤩
@abdullahishuutahahmed1031
@abdullahishuutahahmed1031 2 года назад
Legend 💯❤🙏🙏🙏
@abdulrahmanabdiaziz9610
@abdulrahmanabdiaziz9610 2 года назад
Thnks pro wx badan ayaa ka barty
@abdulhaqanwar8396
@abdulhaqanwar8396 5 месяцев назад
Thanks wll dhaw aan baan kugu soobiiray waxbadana waan kafaaiday guulayso ❤
@hayaadmohamoud3439
@hayaadmohamoud3439 2 года назад
MhMhdsanid pro nolozhyda waad badazhy wllhi alle hka abaal mariyo
@fartuunali411
@fartuunali411 2 года назад
THNK U ❤
@I_am-shaahid
@I_am-shaahid 2 года назад
Appreciate
@ibraahimcraxmaan9629
@ibraahimcraxmaan9629 2 года назад
Waan kuu xiisnay zxp taageera haaga aan ahay🙏
@kornelqadaafi400
@kornelqadaafi400 2 года назад
ustadkeyga🤴❤️✊
@UpdishakurAwil
@UpdishakurAwil 2 года назад
GulaYso wll labada daaroodba 🥰✊
@Badran_0
@Badran_0 2 года назад
Wll shaahid muqaladada aad baa uxisiYaa nasoo badi 🥰❤️❤️
@larssonmoha4563
@larssonmoha4563 2 года назад
Ustadiii👌
@hanadsaiid5639
@hanadsaiid5639 2 года назад
M.a thanks alot wll waxbdn ayaa iiga bxy 10kan qodob alaah ku sharfo
@suleeqoibraahimdaahir3340
@suleeqoibraahimdaahir3340 2 года назад
Legen nolollow aqli io daganan m,a allah haku xafido 💯🥰🥰asc
@sacdiaabdikafi3093
@sacdiaabdikafi3093 2 года назад
Wll qiimo leh mar wlbo aan vedio qurux badn daawado dhiiraglin buuxda ban ka hela ku bartay oo noloshyda wax badn baan ka badale jasaakallaah wll🙏
@Aymanali252
@Aymanali252 2 года назад
Always legend shahiid beezani
@maogtahay2270
@maogtahay2270 2 года назад
SHaahidow muqalada soo badi nh❤️😪
@hodanabdiqadir2856
@hodanabdiqadir2856 2 года назад
Respect ...
@ciisecade8128
@ciisecade8128 2 года назад
M.a wllkei
@qadanesmail2941
@qadanesmail2941 2 года назад
❤🥰ilhy haku xafido wll wxyO paN ayan ka fa iidy
@foziamohamed7525
@foziamohamed7525 2 года назад
Waxan jeclaa inan IT Barto Lkn hooyaday baa waxas igu khasabtay inan cafimadka barto Oo tri duco hdad rabto inan raali ka ahaado baro Anna wado kle ma haysan wana batay Lkn kuma khasarin Oohooyaday ayaan wax taray oo dawada ayaan siin jiray iyo siday uqaadanayso alx
@mohamedrobinio3730
@mohamedrobinio3730 2 года назад
Mahdsnd legend wx yaabo muhiim ah aya kaa gororsady
@sumayohashi9049
@sumayohashi9049 2 года назад
M.a abowe guleyso
@iftincumar3467
@iftincumar3467 Год назад
Iyaga oo qoraal ah ma heli karnaa
@Mohamed-Taagane
@Mohamed-Taagane 2 года назад
Macallin videos yada noo soo badi
@Khaliddarwiish
@Khaliddarwiish 2 года назад
Sxb qaali aad ba u mhdsan tahy masuul Alle haku sharfo vidiogaan juhdi iyo dadaal badan ayaa galisay Alle haku sharfo sida wanaagsan aad nola so wadaagty
@jamiilmubaarikjamac
@jamiilmubaarikjamac 2 года назад
Thanks janogale alle hku sharfo 🤍🕯📝
@ramlocabdiqaadir1478
@ramlocabdiqaadir1478 2 года назад
Mhdsnid wll qali wax badan ba ka faidey hore usoco
@abdallaapdalla2742
@abdallaapdalla2742 2 года назад
Ustdi Wxan ka cod sana in aad muqaal ka soo sameyso xiriirka long distance love ❤️ taas caqabaha & sida loogu guleysan karo & wixi aad talo igu darsan karto
@HamdiAbukar114-wy4os
@HamdiAbukar114-wy4os 3 месяца назад
Zaid❤
@hafsoabdiali3185
@hafsoabdiali3185 2 года назад
😍👍
@kaatiyaa4430
@kaatiyaa4430 2 года назад
sxb dibrashanka kasuu hadal
@xafsosalwa40
@xafsosalwa40 2 года назад
M.a wa qodobo muhim ina iska firino nolasha markasta ma aha malintada marna wa farxad marna wa murug. alh ku sharfo wano dadaashe ustad
@canabmuktar102
@canabmuktar102 6 месяцев назад
11 dalanyarada waqtiga kamafaideystaan sad truth
@lukavinho4616
@lukavinho4616 2 года назад
Wahataya qof ann xushmad uhayo
@somalidocmantery9692
@somalidocmantery9692 2 года назад
Zual wllky ama zhpkyow dhiigagu waa noocee ? Janada abaalkaga alle ha ka dhigo 🥰
@amiinkeeyamiinkeey1244
@amiinkeeyamiinkeey1244 2 года назад
Maxaan kugu duceeyaa
@faysalmohamed3131
@faysalmohamed3131 2 года назад
Lgend beezaani u have losst bro
@maahir4988
@maahir4988 2 года назад
Nio waa cayishee todobo ma gashay nh🤣
@fardowsoabdirashiidhusein160
@fardowsoabdirashiidhusein160 2 года назад
Mhdsanid 🤎
@shuuriyeliibaan9268
@shuuriyeliibaan9268 2 года назад
Shaahid beesaani wll qalbi ficn malinkan Instagram ka qoraladada ku arkay ilaa manta wlhi nolosheydi wax bdn ayaa iska badaly thanks wll anigana kuma hagranayo sidad ii garab istaagtay ku garab istaga wll qaali ah
@saidahmed2544
@saidahmed2544 2 года назад
Thanks bro
Далее
Sidee isbadal Ku Sameen Karaa (Maskaxdada Tababar)
19:10
кукинг с Даниилом 🥸
01:00
Просмотров 491 тыс.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 35 млн
نعمة العوض ..
14:56
Просмотров 531 тыс.
Kumaa Tahay ? Is Baro Manta Qofka Aad Tahay.
7:42
Просмотров 14 тыс.
كنوز | ليه يارب؟
11:37
Просмотров 2,1 млн
Su'aalaha Part 4
11:34
Просмотров 21 тыс.
Sidee Ku Badali Kartaa Qof? (Tababar Maskaxdaada)
7:18
Maxaa Sababa Qalbi Jabka?
8:06
Просмотров 10 тыс.
кукинг с Даниилом 🥸
01:00
Просмотров 491 тыс.