Тёмный

MAXAA SABABAY IN LAQAATO CARUURTA??? 

Fatuma Buraanbur Channel
Подписаться 146 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 144   
@ayanyusufwarsame291
@ayanyusufwarsame291 3 года назад
Asc abaayo Faadumo waxaan jeclaystay inaan kula wadaago duco inaa taqaanidna waa laga yaa baa Waa aayad quraana waxay ku jirtaa suuratul qaafir waxaan ku qorayaa soomaali waa tan (Wa ufawidu amrii ila laah Ina laaha basiirun bilcibaad) Fasirkeeda (waxaan u ban dhigay amarkayga ama xaaladayda ilaahay xagiisa ilaahayna wuu arkaa adoomadiisa) marwalba aqriso iyo xiliyada balanta aa leedahay Iinshaallah
@kk-of7vb
@kk-of7vb 3 года назад
Mashaa Allah
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 3 года назад
Fadlan fatumo snapchatkeda qofkii hays haiso shego abaayo fatumo waxan kugu riyodey riyo wanagsan waxanan ahay alxmdllh riyada lay tuso badana way rumoda tilmamo ilmaha ah oo lay tusan kushegi rabaa isoo jawab ama mel aan kala xidhiidho isoo sheg mahadsanid 👍😘
@farhiyol6567
@farhiyol6567 3 года назад
Mansha allah
@farhoabdulahi9310
@farhoabdulahi9310 3 года назад
Mansha allah abaayo waa in aan u ducayna abaayo marwalba iyo caruurta❤❤❤❤
@zamzamabdisalammuhammed8356
@zamzamabdisalammuhammed8356 3 года назад
Hooyo waxa tahay kudayash mudan fadumo shafay waxa jojiyey inaa lashekesto Nagaha Rinkeby degan markan arkey wixi kugu dhacay waa qader lkn dadka somalia qader mayaqaana waan ku duceyna♥️♥️
@Dahablamod
@Dahablamod 3 года назад
*KARTI OO DUMAR AH HADAD RABTO INAAD ARAGTO WAA FADUMA MASHA ALLAH*
@sharifonur4345
@sharifonur4345 3 года назад
asc walashay fadumo allaha kuso celsho carurtada oo dhan abayo saqda dhexe sujuda allah ku baari inta hurdada kaso kacdo mudo wad insha allah wa heli owladadi
@nasranuur3639
@nasranuur3639 3 года назад
Asc abaayo qaali ilaahay ajar hakaa siiyo saa noogu faa ideesay hooyo mida ugu qiimahabadan ayaa tahay ilaahay haku xafido qurx iyo shacni baa kaamuuqda iyo qanacsanaan wadna guuleesanasaa bi idnillaah ilaahay dartii baan kuu jecelahay ilaahay adiga iyo awlaadada iyo zowjkaaga hadin xafido duco ayaan kula garabtaaganahay mcn badaney 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲
@munamire9656
@munamire9656 3 года назад
Asc wllo whli waan kula dareemayna waxkasta oo aad daraymaysid mudo 4 maalmood aan somana marakaan salasada kaboxoba qacmaha ayaan kor utaagay anoo oyaaya waxan alle kaga baryayay in illahy kusoo cesho ubadkaga intay maqanyiina alle inoo xafido adigiyo seyigaagaba qalbiga idiinqaboojo intay maqanyiin walahi bilahi waxan lahaa illahaw faadumo maqaano iyana ima taqaan waxan ugu ducaynaya adiga dartaa illahaw adaa awoode uso celi ubadkeedi wllo birina waan soomaya wanan kuso ducaynaya insha allah alle haynoso cesho ubadkeena duco ayaan kula garab taaganahay qaali
@zaynabali2712
@zaynabali2712 3 года назад
Masha allah walaal qalbi wanaagsan ayaatahay uducee allaha kaa aqbalo
@basrahassan5058
@basrahassan5058 3 года назад
Maashaa allah mamo gabadh caqli badan oo qaaliya ayaa tahay aad na waa kuu jeclahay ducadeenana allah in uu kuu aqbalo ayaan Allaha way kuu waydiina yaa waxanan kaa codsanayaa in aadan kilimada rer baadiye u isticmaalin dadka maan gaabka ah fadlan waayo dad ka adiga oo kaleh ah rer baadiye cay uma isticmaalaan rer baadiyena cay maaha❤️❤️❤️
@inahassan4357
@inahassan4357 3 года назад
Masha allah xbbti alle ha ku barakeyo xaajiga iyo caruurta iyo naftada ba ha na isu kiin so ururiyo aamiin ya rabi
@inahassan4357
@inahassan4357 3 года назад
Alxamdulillah wllo ha dhagaysan somaalida wa dad waalan maryolay
@leylahassan2386
@leylahassan2386 3 года назад
Sax Mashaa allah My Abaayo rabi ha isku keen xqfido
@passionperfection6520
@passionperfection6520 3 года назад
Asc walaashey faadumo waxaan ahay gabr reer towfiiq ah jir oo joog
@miskinah2036
@miskinah2036 3 года назад
Asc abaayo Waxaan Allah swt kaaga baryayaa in uu awlaadaada Iyagoo dhan oo nabad qaba iyo adinkoo nabad qaba isku kiin soo celiyo. Sabarka iyo salaada kaasho❤️
@healthyfoodbeauty4674
@healthyfoodbeauty4674 3 года назад
Miskinah20 walal subscribe isaar
@hodanmohamedahmed6068
@hodanmohamedahmed6068 3 года назад
Asc Abaayo Allaha kuu soocesho carurtaadii oo bedqabta Aamiin
@muminakelifa9576
@muminakelifa9576 3 года назад
Mashallah tabarakallah keep going my sister and brother 👑🏆🌹🌹🌹♥️♥️♥️🤲🤲🤲👌
@Genderworld
@Genderworld 3 года назад
Masha Allah illahay haku xiftiyo ❤❤
@sadiaahmed2120
@sadiaahmed2120 3 года назад
Abaayo mahadsanid waanadaada walaahi casharo muhiim ah ayaa kahadashaa jazaakalaah Adigana alaah ayaan kaaga baryayaa in uu gurigaaga sidii hore ala kugu soo celiyo iyo farxadaadii hore
@habibaabdullahi1791
@habibaabdullahi1791 3 года назад
Yaa Rabbi ugargaar caruurtooda usooceli Aamiin YAA Rabbi
@straff8467
@straff8467 3 года назад
Allah waxaan kaga baryaaya inu caruurtada kuso noqo iyagoo nabaad qabo caafimaad na qabo insha Allah. Umadaan aa u nimiid waa qoom dhinaca kalo ufekeero oo owlaada islaamka uso dhiigteey.
@sacdiyomohamud278
@sacdiyomohamud278 3 года назад
Illhaay ha na xifdiyo Adun iyo Akhiro abaayo 🥰🥰🥰😍😍😍😘😘
@healthyfoodbeauty4674
@healthyfoodbeauty4674 3 года назад
Sacdiyo Mohamud walal subscribe isaar
@duuduqueen9595
@duuduqueen9595 3 года назад
Hoyo fatumo khyr alle hku siyo ilmhna alle hku so celiyo ❤️🥰
@farhiahassan1838
@farhiahassan1838 3 года назад
Masha allaah alle ha ku xafido wlshey mcn
@maryannnnn942
@maryannnnn942 3 года назад
Maashaa Allah aad ayaan ugu qanacsanahay waaye aragnimada aad ka heshay qaadashada caruurtaada iyo Allah ka cabsiga iyo Allah barigaada waadna heleeysaa caruurtaadee kalsoonidaa ku soco anaguna waan soo duceeyneeynaa
@rahorabileh3566
@rahorabileh3566 3 года назад
Allah kuu soo celiyo hno
@abdulahihasan721
@abdulahihasan721 Год назад
Qalbiga alaha kuu qaboojiyo
@maryanhassan7742
@maryanhassan7742 3 года назад
Masha allah
@hindamuhumed9014
@hindamuhumed9014 3 года назад
Mansha allaah abaayo hortaada khayr gadashaada khyr geesiyad maliicdo cadowgaa hajabo mcnto
@healthyfoodbeauty4674
@healthyfoodbeauty4674 3 года назад
Hinda Muhumed walal subscribe isaar
@zackabdi6721
@zackabdi6721 3 года назад
Thank you
@dheeman8930
@dheeman8930 3 года назад
Masha alh runtaa kugu jeclahy farxad ku nolow💞
@healthyfoodbeauty4674
@healthyfoodbeauty4674 3 года назад
alx m . Walal subscribe isaar
@sacdiyomohamed6821
@sacdiyomohamed6821 3 года назад
MashAllah
@habibaali7442
@habibaali7442 3 года назад
My sister ahllah is with always
@hawaomarmohamud5763
@hawaomarmohamud5763 3 года назад
Asalaamu calaykum faaduma baraanbur Allaha nagadhigo yaxfaduuna kalaamu llaah anita iyo adigaba l
@mstpartgames2659
@mstpartgames2659 3 года назад
Mashalaah mashalaah wallaFadumo burabur qaali
@mstpartgames2659
@mstpartgames2659 3 года назад
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 года назад
Qadarta rabi looqaataa abayo
@jihaan153maxmed6
@jihaan153maxmed6 3 года назад
Alah imaankada kuu siyaadsho cadowga Alah kaa qabto
@fatumashire3406
@fatumashire3406 3 года назад
Maashallah Allah hakuhifdiyo abaayo ilmaha da Allah hakusooceliyo ayagoo Nabad qawaan
@hamdaomar5836
@hamdaomar5836 3 года назад
Faadumo dagan huuno ale ha ku barkeyo qalbigana Ale haku adkeeyo inshal aqalkoo buuxan rajanayna bidnilahay waxayabo badan baa kaa faa idaystay wlhy oo ilmahayga naftayda iyo samikaa mawle kugu deeqay❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@passionperfection6520
@passionperfection6520 3 года назад
Mashaa alah guul ayaan kuu rejeeyay
@somaliahaisracdo7264
@somaliahaisracdo7264 3 года назад
Wcs abaayo wa mahadsantahay Masha allaah Ilaahay ha idiin xafido dhamantiina 😘❤😍❤☝️❤👸❤🤲💚🤲💚🤲💚❤🤲❤🤲❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🙏
@shadiyoqude1597
@shadiyoqude1597 3 года назад
Allaaha hakugugu leeyo abyo
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 3 года назад
Alaha ku xafido walaal ilmahaagana alaha kuusoo dhaweeyo insha allah
@nuramohamed7806
@nuramohamed7806 3 года назад
hadal beena ma ku Hamlin hbbti allah haynakasoo farxiyo ubadkeeni hayno so cesho keep up the good work qaali dumar Hoyaan ahay waaan kula murugsanahy
@aminsali575
@aminsali575 3 года назад
ManshaAllah Allah ku siyey samirka ha ku xafido
@abdullahiali5610
@abdullahiali5610 3 года назад
Insha allah farxad ay ku dhamaaneysaa Abaayo iimaankaada allah ku adkeeyo
@ayancadey7985
@ayancadey7985 3 года назад
Sas laga raba apyo faadumo qurux baag adeg thy allh ku dhowro xasidka iyo xuman tashiilyasha allh ka qabto ilmahas wey no so laaban donan mar ay ahtaba lkn adiga marna adoo folxun yaa lagu arkin qadarta alle marka ku qanacsn thy waa sidas keep going adi xajikga allh idin xafido ducdada iyo amaantda kma daalo 👍❤❤❤❤
@SevenPastries
@SevenPastries 3 года назад
Wakusalami walal barakallah ciyaal keena Allah sw Hanoi soo uruuriya ameen
@hodocabdi3269
@hodocabdi3269 3 года назад
walalo numberkaaga ayaan uu baahna walalo saliga nabiga akhriso waad arki donta wax kasto isbadalay اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على سيدنا محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ال ابراهيم انك حميد مجيد
@jafida5047
@jafida5047 3 года назад
nomber waan haaya mana waaco sawabta oo ah culeeska saran kama dajin karo marka ducada u wad hadalka ka yareey
@retajoffinal1750
@retajoffinal1750 3 года назад
Mahadsantahay Abaayo caruurta Allaah hakuu sooceliyo inshaa Allaah Anagane Allaah hana badbaadiyo2 jeer 🤱👨‍👦‍👦🤾‍♀️🤾‍♀️🤾‍♂️🤾‍♂️🤾‍♂️🤾‍♀️🤾‍♀️🤱👨‍👦‍👦💎💞💗❤
@qariadaofficial7587
@qariadaofficial7587 3 года назад
Masha alah allah kuusoo celiyo baarinna hakaaga dhigo
@hawanur6454
@hawanur6454 3 года назад
Masha aallah fadumo
@ifrahaden4260
@ifrahaden4260 3 года назад
Abaayo tack noo soo badi waanada iyo wacyi galinta ku saabsan see ilmaha lagu qaata??
@haworage778
@haworage778 3 года назад
Masha allaah abaayo allaha kuu soonabad celiye dhamaantood ayagoon dhaliil laheen oo cafimaad qabo
@healthyfoodbeauty4674
@healthyfoodbeauty4674 3 года назад
Hawo Rage walal subscribe isaar
@haworage778
@haworage778 3 года назад
Asc
@samsamabdi7526
@samsamabdi7526 3 года назад
masha Allah masha Allah tabarakallah illahaay ha ku xafido aaaamiiiin aaaaaamiiiiin aaaamiiiin yaa Allah
@maria38024
@maria38024 3 года назад
18:30 erayga iga kadan mama Iman leh m.a mama allha ku xafido wax hade kugu dhacan ma ahan inaa naftada ilawdo
@fardowsaabdullaahi3222
@fardowsaabdullaahi3222 3 года назад
Mansh alaah ilahay hakubarakeyo wllmcn mansh alaah
@basrahassan5058
@basrahassan5058 3 года назад
Maashaa Allah
@anabguleed3684
@anabguleed3684 3 года назад
Maan shaa Allah
@nasteexoabdulqadir8124
@nasteexoabdulqadir8124 3 года назад
Abaayo waxii kuigu dhacaayo 1000 sano ayey kaaween yihiin dadkaan hadal kooda ka bax allaha subxaanahuu watacaalaa hakui soo fudadeeyo anaga ayey murug nagu haayaan alaha waxaan kabaryeynaa inuu kaaga soo qaado caruurtaada
@nafisamohiyadin7335
@nafisamohiyadin7335 3 года назад
Asc guul iyo kheyr
@qadrocbdulahi7442
@qadrocbdulahi7442 3 года назад
wacaleykumasalaa abaayo macanto ale haku xafido aduun iyo aqiroba caruurtana alaah ha uu soceliyo dhamaan walalaha somaliyeed waxan alaah kabaryayah iney farxad kunoladan walaalaha dhan gaar ahaan fadumo alaah waxan kaga baryayah sifudu in caruurteda ale uu fududeyo oon sodahin🤲🤲🤲🤲🤲
@omermhd985
@omermhd985 3 года назад
Waxaa tahay hooyo ahlu iimaan ah sa u samirtay ayaad ku liibaaneysaa ilnshaa allah waad ka reysandoontaa illah caruurta hakuu cafido aamin yaa rabi🤲🤲❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 года назад
ilhay caqliga ha daayo walaal aniga malin walaba waxaad sheegayso walahay waan ku farxaa naaag nool ilahay ku xidhan baad tahay waxan waa imtixan waad ka gudbaysa ilahay bari ducada badso ilahay samirkaga kuguma qadiyo kuwa ku cayayna wa jaahil ka jeeso jahilinta wa laga jeestaye ilahow ha nagu darin ku jaahilinta ah dheh adiga sabiixda iyo ducada badi muuse hooyadi inta laga qaaday ayaa fircoon loo geyey hada ka horna wa ku soo qoray ilahayna wa u badabdiyay iyadoo wiilashaba la laynayo muuse lama dilin marka rabi ayaa waxa khayr ku jira ilahay khayr ban kaga baraya umadkana ilahay ha ku xafido u akhri ducada caruurta
@halimosahal2165
@halimosahal2165 3 года назад
Mashallaah
@shukriosman7442
@shukriosman7442 3 года назад
Masha Allaah qaali
@zumayaahmed3078
@zumayaahmed3078 3 года назад
Gob ilaahay ba tahay faadumo walalka dhabta waakan ku digo ku waaniya kulana taliya noolow mcnto
@qurxintadumarka782
@qurxintadumarka782 3 года назад
Masha Allah abaayo hare usac xabti
@naimaelmi6040
@naimaelmi6040 3 года назад
maashllah cafis lamid ah qaali
@anabguleed3684
@anabguleed3684 3 года назад
Walaashay qaali Allah waxaan kaaga baryayaa inuu ku tuso gurigaaga oo nuur ka baxayo iyo farxad Dan ha u galin hadal qofku yiri Aad ayaan u jeclahay kartidaada Maan shaa Allah Alaha kuu siyaadiyo Aamiin Aamiin yaa Allah
@umusafwan4843
@umusafwan4843 3 года назад
abaayo owlada waa beerka walidka allaha subxana watacala hakaga soqado galadaan adigana qalbiga allaha ku qabojiyo
@diininasteeho2321
@diininasteeho2321 3 года назад
Masha allah abayo horay usoco
@marianali6233
@marianali6233 3 года назад
Waaa www runbadanaa abayo Fadumo
@sulekhaegal5951
@sulekhaegal5951 3 года назад
Mashallah wllo
@farhiyaabdikerofarhiyaabdi6581
@farhiyaabdikerofarhiyaabdi6581 3 года назад
Ilahey caruurtada Allah kuso celsho
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 3 года назад
Asc fadumo wllo sax walahi ilahay ha ku so celiyo
@mandeqali4900
@mandeqali4900 3 года назад
Masha allh habo allh hakuxafido
@nimcodheeman9992
@nimcodheeman9992 3 года назад
Alle awlada haku soo celiyo
@kinsikahin6912
@kinsikahin6912 3 года назад
Asc faadumo walaal waanku salamay wanku duceeya meel aankala soo xidhiidho iso qor alle caruurta ha inoogaso furfuro caruurta gacanta gaalada
@kinsikahin6912
@kinsikahin6912 3 года назад
Ameen yaa allah
@maryanhassan7742
@maryanhassan7742 3 года назад
Scw Scw Scw ❤️❤️❤️
@ubahsalah4521
@ubahsalah4521 3 года назад
Allaw caruuta gurigooda iyagoo caafimaad qaba ku soo celi Walidkodna samirka u badi
@xabiibacali4901
@xabiibacali4901 3 года назад
Waxa qeer qabo insha allaah abaayo
@marianali6233
@marianali6233 3 года назад
Masha allah waa hoyo karti leh
@hoodomo7789
@hoodomo7789 3 года назад
Asc wll alle ha kuu celiyo caruurtaadii amiin wll snap chat wamaxay magiciisa please
@khadijaadam7269
@khadijaadam7269 3 года назад
A s c Mashaal alaaha
@ابومحمدعبدالله-س4ي
Asc wll waxaan rabaa inaan kulawadaago qiso aan maalin dhawayd maqlay waxaa laga yaabaa inay ku anfacdo waxaa kusaab santahay gabar ay dhamadu kadaah day Marka Waxaa dhacday inay wadaad soomaliya joga oo imaam masjid ah ay Tiri isoodu cee wuu udu eeyay waana ramadaankiii udambeyay marka a marka rabi uruu ayay yeelatay marka waxaan kudhilahaa Daka iskumid maha waxaa lagayabaa inuuyahay qof baryadiisa la aqbalayo Gabdhu waxay joogtaa qurbaha qisudu waa dhab lkn ida oofaafaah san mahayo waxaan lkn kuhelayaa lambarka gabadha si ay kugu faahfaahiso
@Dahablamod
@Dahablamod 3 года назад
*Fadumo Waa inaan 1000 lagarsiya somaliyeey marna walasheen marna gabadhena marna hooyo somaliyeed* ✊
@musaafirah999
@musaafirah999 3 года назад
Abayo caruurta wax free life ah majiro ayagaba waxka rules badan majiro oo cunuga waa inuu awaamirta lasiiyo kasoo oo jadwal ayuu ku socda adaana u talisid oo cunuga adult ma aha asaga is maamuli karo
@meymunahmedsheekh9510
@meymunahmedsheekh9510 3 года назад
Asc abaayo ilaahay haku xafido walaahi waxaad tahay qof wanaagsan
@lifewithnadia2228
@lifewithnadia2228 3 года назад
May Allah help all families im a mother in the western countries children money is for the kids for example to buy what they need it’s not even a lot so the adults shouldn’t fight about it so mother and father should work 🤲🤲🤲
@YasmiinKitchen
@YasmiinKitchen 3 года назад
Asxaabta Chanelkeyga soobiqda insha allh👇🏼❤️ ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ykovo0CeQOk.html
@healthyfoodbeauty4674
@healthyfoodbeauty4674 3 года назад
Miss Fartina Coking Walal subscribe isaar
@YasmiinKitchen
@YasmiinKitchen 3 года назад
Kusaray adna silamida wll
@YasmiinKitchen
@YasmiinKitchen 3 года назад
Masha allh cafis iyo cafimad ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ykovo0CeQOk.html
@fatumaofficialchannel2896
@fatumaofficialchannel2896 3 года назад
Walashey makacajiseno ila gulkagarn gushen. Wacarurten ilahaye carurta hanowsoceliyo
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 года назад
Hadey diinta fahmi lahaayeen wey ku maalin lahayd mana qaadateen warka shisheeye marka faadumooy ma aad xumid ee Samir shaqo kumalihin nimankaan kaararkooda ee aan Korsano ilmeheena
@cindiabdi6239
@cindiabdi6239 3 года назад
Asc abyo wan ku bahanahay side isku helena waa hoyo dhiban o jogto Germani
@zahrahasan234
@zahrahasan234 3 года назад
Maxaa kaa qaldan abaayo germany ana jogee
@munohashi5037
@munohashi5037 3 года назад
Abayo
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 года назад
Codsi ku socda dadka ku xidhan pageka faadumo ii SApskribe ii saara waxaan jecelahay kalmadaydu inay dad farabadan Gaadho .
@umumuzdalifa3296
@umumuzdalifa3296 3 года назад
😘😘😘🥰🥰💋💋💋💋💋💋💋masha alah quruxey
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 3 года назад
Fadlan fatumo snapchatkeda qofkii hays haiso shego abaayo fatumo waxan kugu riyodey riyo wanagsan waxanan ahay alxmdllh riyada lay tuso badana way rumoda tilmamo ilmaha ah oo lay tusan kushegi rabaa isoo jawab ama mel aan kala xidhiidho isoo sheg mahadsanid 👍😘
@xalimocumar6640
@xalimocumar6640 3 года назад
Alxamdulilaha fican
@ladanahmed1949
@ladanahmed1949 3 года назад
5
@hahahehe9054
@hahahehe9054 3 года назад
Ex deodid
@qalbinadifhassan1325
@qalbinadifhassan1325 3 года назад
Somaliyey gabadhan waxa duco ehen iyo dhiiro galin ka daya qofkasto xanunka hesto naftisa haka so qado
@meymunahmedsheekh9510
@meymunahmedsheekh9510 3 года назад
Asc abaayo caawo kahor mamaqlin
Далее
Sidee Ku Heli Karaa Gabadheyda Imaan..
10:09
Просмотров 12 тыс.
RUN MIYAA IN CARUURTA LA IGA QAATAY ERAYGA MADHASHO..?
25:43
sh.saciid raage iyo abubakar maxamed
8:50
Просмотров 493
5 Sano Kadib Maxaa Isbadalay......
9:57
Просмотров 21 тыс.
WAA ARIN KU IMAATAY NASIIB IYO SAMIR…,
10:11
Просмотров 11 тыс.
Amaantii Xaajigeyga Aan U sameeyay..
16:30
Просмотров 69 тыс.