Тёмный

Maxaad kala socotaa Mucjisada dhex taala Badda Magaalada Baraawe? 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 23   
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Год назад
Waajirtaa ilaahey baayiri dhamaan iyo macaan Baan iskudarnay hadana kala saarnay.macala kismaayo saaswaaye.❤❤❤❤❤
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Год назад
Masha allah Somalia wa dal qani ah ❤
@xaajisaam2368
@xaajisaam2368 Год назад
Masha allah dhulkena nimcaa fadhida hadaad maqasho waa tanoo kale dhulkeena alle ha inoo barakeeyo
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Год назад
Illaha ayaa nimco nasiiyay Alxamdulilah
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 Год назад
Biyo dhanaan oo bad in agteeda laga helo biyo macaan maaha wax la sahlan karo habeyn iyo maalin Alle ku shukriya
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 Год назад
Wlhi waa yaab addunka wadamada aan wabiyada lahayb tamar badan ayaaa oga baxdo desalination process oo ah qaab biya dhanaan ee badda cusbada looga saaro halkaan se Allah ayaa u fududeeyay dadkii
@saciidamaxamuudaxmad3527
@saciidamaxamuudaxmad3527 Год назад
Alxamdulillaah
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 6 месяцев назад
Ilaa raskanbodi waa macaan xeebtoda waxaa kabaxa dhir barawe illaahay ha kaqabto cadawgeeda
@Thezimksguy
@Thezimksguy Год назад
I use to drink from there
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Год назад
Waa biyaha webiga shabeele oo badda kudara
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Год назад
Magaalo xaasid waaye
@aliomar-ym7qp
@aliomar-ym7qp Год назад
adiga muslimka dhac iyo diamond
@aliomar-ym7qp
@aliomar-ym7qp Год назад
Rer barawe datka fasadayaqan weye Adigana qoriqat muslimka dhac iyo dilmo Allah katobo keen rer barawe datka madhacan iyo datka madilan
@abdirabbuh3732
@abdirabbuh3732 Год назад
Bad walba ayaa sidoo kale ah, laakiin adinkaan aqoon
@bashirgurey8142
@bashirgurey8142 Год назад
Iska ilaaliya tuugta rabo inay meesha degaan kasamaystaan ayagoo wato shaar dowlad
@elmoelmo6091
@elmoelmo6091 Год назад
Meelaysan laheyn ayay yimaadeen
@daahirabshir3943
@daahirabshir3943 Год назад
Wax cusub maaha lagabillaabo xaradheere illaa Jasiira ayaa sidaas ogoow
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Год назад
Warsheekh ka biyo macaan walaga qodaa not only baraawe🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Heimatar
@Heimatar Год назад
Meesha dadka lagu tookto iskool buliisiya hal mitir hadaad qodo waa biyo mac soomaaliya illaah ayaa barakeeyay ee baraawo kaliya malaha biyo macaanka xeewaha.
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Год назад
Madino gurigeena ceel aan lahayn dhanaan ayuu ahaa
@Heimatar
@Heimatar Год назад
@@abdiahmed9590 madiino biyo xareer caan ay ku tahay dhulka cusbo ku jirto.
@Need2getrich
@Need2getrich Год назад
Hooyadiin wase shabeelada hoose maxa ladhaha dhila kudashe
@themog6556
@themog6556 Год назад
2023 AA LAJOOGAA, DADKAN WAXEY KUFANAYAAN TUNA WATER AAN HELNAY. AMAR ALLE!!!
Далее
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Просмотров 98 тыс.
Fake Referee Whistle Moments 😅
00:38
Просмотров 4,2 млн
Human vs Jet Engine
00:19
Просмотров 108 млн
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
14:37
Просмотров 38 тыс.
TAARIIKHDA MAGAALADA BARAAWE
40:29
Просмотров 10 тыс.