Тёмный

Maxamad Adam Dacar iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DEGMOY II SOO DUCEE" 

WAAYO WAAYIHII WACNAA
Подписаться 203 тыс.
Просмотров 810 тыс.
50% 1

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa Iyo Laxankaba
A/ Maxamed Adam Dacar 1968

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 167   
@mhassan0163
@mhassan0163 5 месяцев назад
Heestan waxa ku duuggan sheeko dheer oo buug laga qori karo ama film laga samayn karo; Sheekada sawirkeedu waa family dhallinyaro ah oo xoolihii yaraa ama mood ama nool ay haysteen gacantooda ka baxday, cidla isa soo taagay, markaa ninkii reerka talo ayaa ku caddaatay " The Provider" wuxuu go'aan ku gaadhay in uu dhoof dambe galo oo reerka dayaca ku soo socda aanu sugin, lana tashado xaaskiisa, oo markii ay qorshihiisa joojin kari weyday diiday inay ka hor timaado oo green light and go ahead siisay, ducana ugu dartay, what an adventure!
@Iidle02
@Iidle02 2 месяца назад
@@mhassan0163 si wanaagsan baad ufahansantahay alle caqliga hakuu barakeeyo
@Mohamedabdikarimdhagacaleen3
@Mohamedabdikarimdhagacaleen3 Месяц назад
@@mhassan0163 waa mida I keentay koongada dimuqraadiga ah
@mohadalmaryare285
@mohadalmaryare285 Месяц назад
@@mhassan0163 dadka sidaan eh oo wax u fasiro waa waxkale wllh waa dad aan caadi eheen yacnii waa taageeraa m.a keep going sxb commentsyada qoraalada cmlaa ka aqriya raadiyaa Inaa isla bar-bardhigo qofkasta wuxuu dhahayo fikradihis fasiradaa saarno🤗👍🤞
@muktarabdilhai592
@muktarabdilhai592 Год назад
Waxaan dhegeystey qiyaastii 1981 oo ay hooyaday qaadi ljirtey ,waxay xusuustey ka dib 42 sanno oo ku begann 27.01.2023 ,ilaaahow janno ayaan ku weydiistey Aamiin Aamiin
@CawoZidiiq
@CawoZidiiq 9 месяцев назад
Hooyo hada ma noshahay
@Yusra-q7t
@Yusra-q7t 6 месяцев назад
❤❤magol
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 5 месяцев назад
Wskalo hooyo ma nooshahay ana waxan dhagaystay hadaviuo wakhti asn fogayn oo hada ka horaysay waxay isooxasuusisay markuu ninkaygi iguvyidhi sweden basn tagayaa oo walalkaybas ikaxaynaya adna wasn ku soo dalban oon ku idhi maya waad joogaysaa oon ka diuday isna wuuxuxuu isku dayay in uu iga dhaadhiciyo wasn ka diiday markuu siibaxayay waxsn ka diiday in awn macasalasmeeyo oo waxan ku idhi ifur
@mhassan0163
@mhassan0163 3 месяца назад
@@HindaAbdulle-fl2jj Haye markaa miyuu ku furay? Maxaa dhacay Hinda haddii uu ninkaagii chance ama opportunity helay maxaad uga hortimid bal nala wadaag walaal
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 3 месяца назад
@@mhassan0163 Haa walalo toban ciyaala shi inimo tahay shan hablo ayaanu isku leenahay hadana waanu Wada noolahay laakiin markaa aad Baan uga niyad jabay oo maan rabin in aan hooyo iyo aabo meel dheer ka tago waxan ka baqayay in aanu is arki wayno mar dambe aabahayba dib uma arak oo markaan sadex sano ka soo maqnaa ayuu geeriyooday hooyana waxan keenay Sweden geeridii aabo ka dib hada Somaliland bay ku maqantahay
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 года назад
Iidoor reerka hees aanay samayn iiguma baxdo mala 80% heesaha somalida iyagaa sameeyay. Ereyada Saxardiid Maxamed Cilmi Jebiye oo ka tirsanaan jiray wasaaridii beeraha Somalia iyo bilawgii walaalaha Hargeysa
@Badwi1114
@Badwi1114 Год назад
isaaq dhe afka hagaaji
@CawoZidiiq
@CawoZidiiq 9 месяцев назад
Idoor wa dadki fanaka laha sowmha huno
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 3 года назад
Abwaanka Bishii 4aad ee ina dhaaftay ayaan habeen abwaan Dacar kula kulmay Ramaas hotel ee Hargeisa Alle hasharfo. Heeso badan oo aan su'aalay bay ku jirtey heestani ,isaga ayaana lahaa laxanka iyo midhaha 1Beyd oo saxardiid heestan ku lahaana waa iisheegay inta kale se isagaa lahaa. Dadbadan baa se mooda inuu saxardiid heestan lahaa AUN riwaayad qaaliyana wey ku jirtey. Thanks W.W.Wcnaa aad ayaan kuugu kalsoonay anigu .
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 года назад
Wuu iska daayay sow mahan heesaha
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 2 года назад
Wuu noolyahay weli , waana ehelu cibaado sidaan maqaley
@billefarah7483
@billefarah7483 2 года назад
markan heestan maqlay jecelay baa I galay cid aan jecelayna ma garanaayo gabdhow 🥰🥰🥰
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 3 года назад
Maxamed Aadan Dacar codkiisa waa jaad gooniya allah haku daayo abti
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 7 месяцев назад
Waxaan ahay safar. 5tii galabnimo ayaan ceelka hargaysa ka ambabaxay anigoo hawd iyo garduur u jihaysan, gaadhi dhiga dheere ah ayaan foodiyo fagaaraha ka saaranahay waxa dhegahayga iska nasinaya heeskan iyo Kii Cumar dhuule ee "Indhahaa ku doogsada" headphones ayaanay iigu jiraan.❤
@mahadnuur6177
@mahadnuur6177 3 года назад
Aheey ah xasuus qaaliyaa weeye heestu iyo haldooradi fanka marwada fanka hibo maxamed hudoon iyo maxamed aadan dacar
@mohamadkhadar2743
@mohamadkhadar2743 6 месяцев назад
Heesta tik took ba ku so arkay Ada uga heley waxana so xasusutay hben ka xaaskeyga iyo carurtey da ku so dhahy biri wa duula e iso ducey hda waxa joga south Africa westan cape cptwn miss you my fimily 🎉
@saydahmed3661
@saydahmed3661 2 года назад
Heestan markii ugu horraysay waxa aan maqlay 2020kii , wadanka Turkiga ee Ankara ayaanan ku dhagaystay . Ilaa hadda sidii ayaan u jecelahay runtii
@guleidmohamed4662
@guleidmohamed4662 Год назад
Caruur baa tahee😂
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 7 месяцев назад
@@guleidmohamed4662😂😂😂
@saydahmed3661
@saydahmed3661 2 месяца назад
Walaal guuleedoow laga yaabaa in ay tahay siyaabo badan oo heesoo dhan in aad wada maqashaa adag lkn markaan maqlay nin weyn oo 28jir ah ayaan ahaa
@khalid9264
@khalid9264 2 года назад
Waa heestii uu naanaysta dacar kula baxay, shaafici Ayaa la odhan jiray magaciisa heestaa ka hor
@dulmidiid1445
@dulmidiid1445 3 года назад
Waaaw dad wa dadkii hore heesna wakan,, , fanaan isku sheega waqtigani Waa doc kayeer iyo xishoodkii yoo lumay
@khaalidbaashe8051
@khaalidbaashe8051 Год назад
Waa heestii uu magaca kula baxay abwaan muxammed aadan / dhako buur Xiligaa layaqaan shaafici isagaa suuqa waaheen bacaddle ka ah siiba dawaare ama harqaanle ahaa, midhaha heesta waxa curiyay sidaan u maqlay abwaan saxardiid muxammed cilmi ( jebiye )
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Год назад
Bacadlaha waheen Waxay jar Ahayen AHUN Abaha
@husseinisse6513
@husseinisse6513 7 месяцев назад
waxan xasustii 1980s kii ilaahow cimriga noo barakee 43 kadib ayaan waxan ku dhageysanayaa I-40 west Oklahoma state USA
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 Месяц назад
Ragu socodku wow door hadii mawdku dayee really ✅
@caydaruuzaxmed
@caydaruuzaxmed Год назад
Bishu waa..9/5/2023..waa inoo sanad ka dib allaw irume nasiibkayga
@caydaruuzaxmed
@caydaruuzaxmed Год назад
Wll inta hadii aad soo gasho waa laba mid inaan dhintay iyo inan noolahay sanad ka dib hadii aad soo booqoto...comment.. gan.. isoo ducee😢
@suldaanofficially
@suldaanofficially 3 месяца назад
AHUN Aadan yusuf ayaa iiga sheekeeyay heestan Isagoo xamar jooga oo hargeisa ka tagay oo hudheel waiter ka ah ayay heestu so baxday waqtigaa dadku waxay qaban jireen ama u tahriibi jireen sucuudiga Gabadh ay is jeclaayeena hargeisa ayay ku sugaysay Waxayna ku balan sanaayeen inay isguursadaan heestan iyo warqad ayuu u so diray waxa uuna u tahriibay sucuidiga markii iu ka so noqday ayay is guursadeen ..... dad waa dadkii hore fankuna waa fankii hore 2021 ayuu geeryooday Allah naxariistii jano haka waraabiyo 😢🤲🏼🤲🏻
@osmankulane1525
@osmankulane1525 3 года назад
Sidaan maqlay waa heeskii Dacar uu kula baxay🔙
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 года назад
haa wa iyada saxib
@saxardiidweyrax7722
@saxardiidweyrax7722 22 дня назад
Allaah ha u naxariisto fanaaniintti hobolada waaberi intoodii dhimatey AAmiiin
@Wonderer224
@Wonderer224 3 года назад
”Doqon baan ogsoonayn darxumada ku fool leh”. Abwaanadii hore waxay ahaayeen indheer garad.
@HoodoAHMED-g5n
@HoodoAHMED-g5n 9 месяцев назад
❤❤ Absolutely Adeerkay mohamed adan ibrahim dacar iyo hibo nuura alle haydinka dhaafo adeero 4 mar soo xashay wanan rajaynayaa in laga dhaafay danibi heesa insha allah
@gureymohamed679
@gureymohamed679 9 месяцев назад
2016-kii iyo ilaa maanta waan dhagaysanayaa. Markasta oo aan maqlana way isoo dhufataa runtii anoo gala xasuuso kala duwan oo aan nolosha kala soo kulmay Alle cimriga iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo Abwaanka iyo Hoobalada.
@CawoZidiiq
@CawoZidiiq 9 месяцев назад
2014 ila manta o tarikhdu tahay 18 /12/2023 ban dhagysanay
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 месяца назад
Maanta oo ay taariikhdu tahay Isniin 6-da May 2024 ayaa aniga iyo saaxiibkay Dr Abdifataax Ismaaciil Daahir oo associate research ka ah jaamacadda Sheffield Uk waxaannu isla fallanqaynay doodda ku jirta heestan ee ka tarjumaysa laba qof oo midiba si nolosha u aragto taasi oo ka dhigan waxa loo yaqaanno" rational and counter rationale for migration" waa mawduuc markasta taaggan ayna u badantahay sax ahaanshuhu qofka qaba haddii nolosha la qawado oo la saluugo in goobta la beddesho.
@MohamedCabdi-tx5ed
@MohamedCabdi-tx5ed 3 месяца назад
Hort ereyada miraheeda mafahmesiin Misa dad waynanta qurbaha kuraga tihiin
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 года назад
raga socodku waw door hadi mawdku daye derbi lama fadhistiyo halki ku darate
@SuperKahin
@SuperKahin 3 года назад
Waa heestu dacar la baxay. Fanan asala ilaa abwaan buka gaadhay fanka. Legend🙏🙏
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 10 месяцев назад
Soomalidii hore dad bay ahaayeen . Bal eeg Sideey u horumarsanaayeen . Kuwa hadda jooga waxay dhaajinayaan classics keeni
@muxyadiinkhadar497
@muxyadiinkhadar497 Год назад
Raga socodku waa u door haduu mawdku daayee😢😢 erayadaas markii iigu horaysay ee aan maqlo waxay ahayd Mar anigiyo 2 nin oo aanu saaxiibo nahay wada tahriibaynay 😢 oo aan anigu ka hadhay markii aanu sii maraynay wajaale habeenkii iskuugu kaaya danbaysay mid kamida ayaa fecbook kusoo qoray raga socodku waa u dawo haduu mawdku daayee xasuus😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@CarabShiikh
@CarabShiikh 10 месяцев назад
ma badbaadeen marka aakhir adiguse maka hartay
@muxyadiinkhadar497
@muxyadiinkhadar497 9 месяцев назад
Haa sxb anigu waan hadhay
@CawoZidiiq
@CawoZidiiq 9 месяцев назад
​@@muxyadiinkhadar497aygi hada xage ku sugan yihin
@Rasmihersi
@Rasmihersi 2 месяца назад
Ducaan kugu Labeyee mcn noso dadal 🤧wey xnun badnthy kali nolashaha 27/6/2024
@mahadnuur6177
@mahadnuur6177 3 года назад
Doqon baan ogsonayn Darxumada ku Fool lehe Dugsan maayo geeluba Dudadadi yagleele Si uun laguma daale Xidiga isdoorsho Doog iyo abaarba Kolba midi dambeeyaa Axsan
@timocade7124
@timocade7124 Год назад
Waa bad suugaanta soomaalidu heestan waa ii maata waxaan u haystey in aan Badu dhageystey heesaha soomaalida
@hamzeahmed6411
@hamzeahmed6411 Год назад
Fanku muxuu sharaf lahaa kun jeer xataa hadii la dhagaysto lagama xiiso dhacayo
@CabdixakiinCawaale
@CabdixakiinCawaale 4 месяца назад
Haa wallhi❤
@Nim670
@Nim670 8 месяцев назад
Ducaaan Kugu Labeeeye mcn Iiisodadaaal😭🥺31/12/2023 inshlah waayo kaqurxbadan maalmahan Ayaan Rajeynaya Iyo ina Ilahay kugu ilaaliyo meelwalbo 🤴❤️
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 2 месяца назад
Ragga socodku waa u door hadii uu mawdku daayo 15/11/2011
@janankajananka4650
@janankajananka4650 3 месяца назад
orginal song.sidan ayaa lagu gartaa.m.aadam dacar,abwaan fananculus
@Herer1
@Herer1 Год назад
Anoo Dhulbahante Ah Reerka isaaq Ah Hees Aysan Samayn Ama Aysan Wax ku lahayn iimaba baxdo 😂😂
@certifieddinar3648
@certifieddinar3648 Год назад
dee markaa indeerow maxaaynu izku hayanaa waqooyi nabad ma ku wada joogna 🤣
@Herer1
@Herer1 Год назад
@@certifieddinar3648 Inader Aynu yara Madhano Markaaseynu dan u heshiine 😂😂
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 года назад
Erayadii abwaan maxamed aadan dacar Codkii dacar
@caddowmaxamedamiin3756
@caddowmaxamedamiin3756 3 года назад
WAA RIWAAYADII DAN IYO XARAGO
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 7 месяцев назад
Waan duullaayaaye ii soo ducee ❤
@CabdixakiinCawaale
@CabdixakiinCawaale 4 месяца назад
Isoo ducee zhb
@aidarusmursalali7191
@aidarusmursalali7191 Год назад
Hees qalbi taabad ah Waxay ka turjamaysaa Aniga iyo xaaskayga ana dibad ka tagiwaayay xaaskayguna dibad ku noolaan wayday
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Месяц назад
Ragga socodku waw door Haddii mawdku daayee💯✍
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Год назад
Sawirkaasi dacar maaha waa sooraan ala ha u naxariisto
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 месяца назад
Kumuu ahaa fannaankii u horeeyey ee Soomaaliyeed ee hoos muusih loo garaaco qaaday. Gabadhii u horrsay ee heesta yey ahayd.
@Mahmoudowen
@Mahmoudowen Год назад
Heestan markaan America soo galay ayaan raadiyay
@smiledon77
@smiledon77 Год назад
Maxmed aadan all a yarxam hibo hudoon alla ha sharfo
@abdirage7596
@abdirage7596 Год назад
Wow mahamed adan dacar oldest songs
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 года назад
Mahadsanid sxb inbadan
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Anigasba xusuus gsley maxamed mahadsanid sxb
@JaamacAabe
@JaamacAabe Месяц назад
Heestaan waxaan ku dhagaysanaya cape town waxaa iso jiitay laba tuduc; darbi lama fariistoo iyo halka kuu darnate. Cape town waa ii darnaatay waa in aan ka tagaa insha allah.
@cabdixakiimcareefe1835
@cabdixakiimcareefe1835 3 года назад
Erayadii saxardiid maxamed cilmi jabiye waa ruwayadii dacar magaca kulabaxay 1967
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 3 года назад
Iska hubso marka aad wax sheegayso. Wax aanad hubina waa danbi hadaad sheegto. Dacar ayaa lahaa adeer
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 5 месяцев назад
Heestaan waxaa ibaray nin miimiri liqay oo la yiraahdo Yabaroow
@Zumayoahmedcali
@Zumayoahmedcali 8 месяцев назад
Waxan dhagaystay1 /16/ 2024 TUESDAY hestani ad bay ikhusaysa alahayow sidi roon 😢
@CabdinasirCabdulle-rf5eu
@CabdinasirCabdulle-rf5eu 11 месяцев назад
Safar ayaan dareemaa markaan heeskbn maqlo
@CumarAhmed-wv5mz
@CumarAhmed-wv5mz 11 месяцев назад
Wan dulayaye dag Moy iso duce 2024
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Месяц назад
1/8/2024ka Duhur 11:36 ayan kudhagaysanaya qolkayga oon hoosta kasooxidhay kaligay Xasuus gaar ah ayay iinoqon doonta heestani inshallah marka aan yoolkayga iyo hamigayga gaadho ayan dib uraadin doona Raga socodku waa udoor haduu mawdku daayo 💯
@shaakirabshir255
@shaakirabshir255 2 года назад
Raga socodku waw door hadii mowdku daayee
@janankajananka4650
@janankajananka4650 3 месяца назад
kabanka caadi maahan.
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Год назад
Waa idin salaamay Heestani waxay ku jirtay sidaan filayo riwaayadii Wed iyo Wacad
@mhassan0163
@mhassan0163 5 месяцев назад
kuma jirto, waa hees solo ah oo keligeed soo baxday,
@calimohamed5952
@calimohamed5952 Год назад
Dhagaysanaya 13 june 2023, 1: 03 pm, Hargeysa
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 6 месяцев назад
Dantu waa waaqica khasabka iyo lama dhaafaanka ah ee aadanaha hor taaggan "Dantu kaa adag." Ayay Soomaalidu ku maahmaahdaa. Dan ayaa caawa i haysa.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Liked
@fatmaomar5361
@fatmaomar5361 Месяц назад
Darbi lama fariistiyo, halki ku daraatee Kol hadaan wax daaqiyo, duunyo iigu foofayn Doqonima weeyan inagoo is duljoognaa😢 Xanun weeyan meel aadan waxba ku hayn inaad sii fadhido. Ood wax iska sugto. Wxba isbadali mayaan hadadan adigu badalin. 5:28
@MaxamedJibriil-kh2em
@MaxamedJibriil-kh2em 10 месяцев назад
Heestan dhabta haysta ayey ka turjumaysaa
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 года назад
dugsan mayo geluba xeradi yagleleyn
@kadarali2562
@kadarali2562 2 года назад
Kadar hashi heesihii somlida baray dhoofka 67 kii aheyd
@qaadiahmed1999
@qaadiahmed1999 7 месяцев назад
waxaa dhagaystay 16/02/2024 Ragu socodku waa door haduu modku daayo sido kle fanaan dacar waxaa hees kle uu qaadayo wxaa ka faaiday Dana iyo Xarago iswayday bananka geeri kuma maqal cimri dheer iyo cibaadu suuban u rajaynaa
@yousufmukhtar2852
@yousufmukhtar2852 5 месяцев назад
Waayo waayo iyo xasuustiii hore barigii dhalinyaro nimada Aduunyo xaal qaado 😂😂😂😂
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Like
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 2 года назад
Wa hes jcl @☑️💯💕
@cabdirisaaqfeedho8739
@cabdirisaaqfeedho8739 7 месяцев назад
@sidiiqsiciid9649
@sidiiqsiciid9649 2 года назад
Hees iyo badh
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Loves
@rudwaanmuhumed7306
@rudwaanmuhumed7306 2 месяца назад
hees qali ah ninki garanaya garan
@Hodanmaxamed-sy7wy
@Hodanmaxamed-sy7wy Год назад
Dhagaysanaya 5 july 2023 Magalada Galkcyo
@Mocishqii
@Mocishqii Месяц назад
Ragaa socodku Waa u dooor Haduu mowdku dayo darbii laamaa fadhisto iyo meshii ku darnataa Hadad fadhisato Mel aan adigaa wax ku soo kor dhinaynin Adigaa ayuunbaa dalayaa
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 месяца назад
Heestani waxay ka mid ahayd Riwaayadii wed iyo wacad, riwaayada waxaa laga sameeyey qiso ka dhacday Saylac waqtiyadii ay dekeda caalamiga ah ahayd, muddo aan ka yarayn 200 sano ka hor
@CabdixakiinCawaale
@CabdixakiinCawaale 2 месяца назад
Waayo waayo wacan hibo maxamad
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Love
@maxamedabshir2462
@maxamedabshir2462 Год назад
Xasuustii habeenkii an.aroostiiee.1989.maxamed abshir
@XaawoCilmi-j5j
@XaawoCilmi-j5j 9 месяцев назад
allaha u naxariisto
@mhassan0163
@mhassan0163 5 месяцев назад
Dacar iyo Hibo waa nool yihiin intan ogahay maanta, Hibo in America, Dacar in Hargeisa
@khadrayussuf4388
@khadrayussuf4388 Год назад
Heso waa hesihi hore
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 года назад
الزمن الجميل
@ugasada2323
@ugasada2323 Год назад
Ale ya raxma 😢😢😢
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 года назад
wwwwww yasalaam hees iyo badh ikadheh
@funchannel1526
@funchannel1526 7 месяцев назад
Heesta ciida u laxan eg
@shaktaofficial9080
@shaktaofficial9080 2 года назад
Ragga socod ku waw dor hadi mawdku daaye heesihi hore wax ku ool bay ahyeN
@MukhtaarFarxaan17
@MukhtaarFarxaan17 6 месяцев назад
Hibo
@MukhtaarFarxaan17
@MukhtaarFarxaan17 6 месяцев назад
Hibo
@manyang3869
@manyang3869 4 месяца назад
The poorly word is following us where ever we are in the world 🌎. Because we are too late to feed the jobs we looking for in the world we are going to.
@geejireahmad6616
@geejireahmad6616 24 дня назад
Bal maxaa hada sheegtay?
@xidig3833
@xidig3833 2 месяца назад
❤❤
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 2 года назад
Heestan yaa alifay ?
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Life
@MohamedAhmed-rl6pr
@MohamedAhmed-rl6pr 2 года назад
Dacar ayaa lahaa erayada
@Badwi1114
@Badwi1114 Год назад
abwaan jebiye
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 2 месяца назад
03:39 12/6/2024😢
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 года назад
1968,hibo maxamed miyay heesaysay? Allehacaafimaadka iyo cimrigaba hawbarakeeyo,
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 года назад
Haayoo fanka waxay soo gashay dabayaaqadii 1966kii
@osmankulane1525
@osmankulane1525 3 года назад
Haa dee, heeso badan oo caana ayeeyba kahor qaaday sida heeskii Leexo ee Axmed Saleebaan Bidde lahaa.
@mahdialieedow3869
@mahdialieedow3869 2 года назад
@@cabdiqaadirayaanle8382 sxb 1966 sooma gilin waayoo iyada iyo maryan mursal waxey kujireen riwaayadii shabeel naagood ee uu lahaa abwaan xasan shiikh muumin ahn waxaana ladhigay riwaayadaas 1964ti
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 2 года назад
@@mahdialieedow3869 waad mahadsan tahay sxb laakiin riwaayadii shabeel naagood waxa la dhigay sanadkii 1967kii waanaan hubaa inay wakhtigaa ahayd
@mahdialieedow3869
@mahdialieedow3869 2 года назад
@@cabdiqaadirayaanle8382 sxb wareysiga maryan mursal madhegesatay mise anaa siqaldan ufahmay
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 2 года назад
1967 ayaa laqaaday heestan hibo maxamed iyo maxamed aadan dacar codka iyo midhahaba
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Share
@manyang3869
@manyang3869 4 месяца назад
Iam an Canadian citizen still doing the donkey or monkey job. But it's make me paid my bills which is better than nothing. But they educated young person can be laughing at me sometimes of me doing my poor job. Because I came too late according to Western world where there's a education.
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 2 месяца назад
19/07/2024/fri/1:07hbnimo
@CabdiCasiis-cy4zx
@CabdiCasiis-cy4zx Год назад
Hees ku saabsan dadka Kala dheeranaya ?
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Lives
@moukhtarnouh8845
@moukhtarnouh8845 2 года назад
Moukhtar nouh f
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Facebook
@MukhtarHaashi
@MukhtarHaashi 3 месяца назад
1:20 kkkkk
Далее
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 307 тыс.
Barasho
10:59
Просмотров 1 тыс.
Dacar iyo Hibo Nuura, Heesta Ma ii baaqday
7:51
Просмотров 700 тыс.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
Просмотров 2 млн
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 307 тыс.