Тёмный

Maxamed Axmed Kuluc | Heesta Hawl Baad I badoo Habaabay 

Gu`Roon Jire Media
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@abdirahmanmuse7325
@abdirahmanmuse7325 2 года назад
Kuwa leh Kuluc maaha ,adeer Waa maxamed Axmed kuluc Allah ha,u naxariisto.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 20 дней назад
Ha la yaabin waa kooxdii copy-gii sulfa uun maqashay een fanka hiddo u lahayn. Waa kuluc oon biyo is marin Allah ha u naxariistee
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 месяца назад
Hanaqaagiyo laabta Anigoo hadhsanaaya Hilbahaynu wadaagnay Way Hafeefanayaane Hoodadaama ma fiicna Innakoon is hurayne!!!🙇‍♂️ Hawlbad ibadoo habaabay Kuu halaabaye ii hiloow".....🙇‍♂️ Hadayba heesi sharaf leedahay waa tan💯 Allah yarxam Mohamed Ahmed Kuluc🤲 one of my Fav singers🔥
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 3 года назад
Yaa Salaam Waayo-Waayo. Heestan waxa iska lahaa abwaan Cali Sugulle Dun-carbeed,waa dhowr iyo lixdannadii. Sidoo kale fannaaniin badan ayaa qaaday oo aan ku maqlay sida ,Cumar dhuule,Iyo joof .kuluc baa se orginaalka lahaa,waa tan baan filayaa. Thanks Gurroon media .
@kuulman9240
@kuulman9240 3 года назад
Barkhadow kada Saxiib Heeskan Waxalaha AHN Cilmi ismacil Yusuf .Cilmi Sanbuul Heeskan iyo Heeska Madheedhale iyo Haawud wana 1964
@Madadaal
@Madadaal 3 года назад
Waa sidaa sxb, Kuluc ma qaadi jirin hees looga horeeyay, ilaahay haw naxariisto Cali iyo Maxamad-ba.
@Madadaal
@Madadaal 3 года назад
@@kuulman9240 heesta Cali Sugule ayaa lahaa, waxanu u tiriyay xaaskiisa labaad Sado Jamac Geele.
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 2 года назад
Asalka heesta waxaa qaaday Cali Abdulle Guure...
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Год назад
heestan waxa ugu hor qaaday M.M Kuluc waxa daba qaaday m j joof waxa kaloo qaaday markii 3aad Garabyare Ahun damaantood waana erayadii Suncarbeed
@saidhussein8669
@saidhussein8669 2 месяца назад
This is my all time favourite song waxaan ku bartay sulfa oo si fiican u qaada lkn nothing beats the original and the great legend kuluc
@silverfullbuster9177
@silverfullbuster9177 Месяц назад
Anba sulfa ayaan ka dhageystay
@Madadaal
@Madadaal 3 года назад
Waa eryadii Cali Sugule Duncarbeed (AHN), waa codkii Maxamed Axmed Kuluc (AHN).
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 8 месяцев назад
Reer ku roon jire waan salaamayaa alfa mara allah yardaa caleek. Guroonjire iyo gudooda carwo. Awaw yaday ismacil sh.axmed macalin hadhuudh xuseen cali kahin. Agtaada usduurada fankaM.A.kuluc baan ku soo xasuustaa ito dacarba. Fooladkii fanka guroon jire big respect. Inta shimatay allah haw naxariisto kuluc sxb waa laga daba heesay moooye lagama hor qaadin guroon jire waan yelayaa hhh😅😊
@a.a.fuadabdihaydhahmed5990
@a.a.fuadabdihaydhahmed5990 2 года назад
Alle ha u naxariisto waa M. A. KULUC 1964
@calijawiid9854
@calijawiid9854 2 года назад
Maxamad axmad kuluc allow u naxariiso
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 Год назад
Heesta (HOWL..BAA ..IBADDO HABAABE) Waa Ereyadi AUN CALI SUGULLE hees caanbaxday geyiga Somalia, AUN MAXAMAD A KULUC wuxuu u duubay Radio Hargeisa, AUN IBRAHIM GARABYARE Radio Djibouti, AL-FANAAN CALI CABDULLE GUURE Radio Muqdisho, ugu dambeyey ABDULLAHI ZULFA KU HEESI JIRAY. From 1960...1985.
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 8 месяцев назад
Waar abwaan cali sugule. Wuu lahaa yuu idhibay. Maxamed axmex kuluc inta kale waa copy simply means ku waa intaa
@liverpoolteam1346
@liverpoolteam1346 3 года назад
Fananka weyn sulfa ban ku barte Heestan kuluc way Idhineed thnkz
@abucabaas277
@abucabaas277 8 месяцев назад
3qof kale ayaa qaada marka laga reebo kuluc.maxad jaamac joof zulfa iyo gatabyare.
@Mourad-v4c
@Mourad-v4c 9 месяцев назад
Heestan Radio jabuuti waxa ku heesi jiray oo ugu horeyey dhawro iyo lixdanki Sicid Cabdi AHN Garabyarena AHN wuu ku igay . Sicid Cabdi AHN ya xasuusanaya
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 20 дней назад
Copy buu qaaday ee original waa kuluc aun
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 Год назад
Hanaqaagiyo laabbta Anigoo hadhsanaaya Hilbahaynu wadaagnay Way hafeefanayaane Hodadaamo ma fiicna Inagoon is hurayne Hawlbaad ibadoo Habaabee habaabaye Ii hilaw Waa heesihii iigu horeeyey een maqlo caruur nimadii 1964 dayrtii oo geelal xabashidu naga laysay marsin agtiisa jiilaalkiina dagaalkii 1964kii dhacay anagoo dabagorayaale ag naal. Xusuustaydu waa xisaab wayn
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 8 месяцев назад
Inaader makaa dhabaa si wayn baan ku salaamay kolay geelaa wax baan kulaa haduu cawaago ito shubayal yalahaa hhh
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 8 месяцев назад
Run weeye ​​Waan garanayaa cawaago iyo qaar kaloo badan sanadahaa dagaalada xabashida lala galay waxay ka dhici jireen dhulka hawdka ee rises eeriya . Waxa lagu heesi jiray Hawdiyo danood Haadaame meeh Meeh ragii hayiyo Geeli horweyn Ma hulaanjibuu Cadawgii hayaa A.s.bidde Sidoo kale salaan qaaliya Wadhane ​@@suldaancaydaruus9352
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 8 месяцев назад
​Waa dhab waa usoo joogay geel badan oo xabashidu shalay oo kale laysay oo dhawr kiiloo mitir Haliba meel ku dhacday oo baqtigoodu wadhan yahay cawaago iyo dhaadkuba waa ku jireen. ​@@suldaancaydaruus9352
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 7 месяцев назад
​@@suldaancaydaruus9352dhabweeye hadalkaasi geela dhaadka leh iyo geela cawaagaha lahaaba meesha waa ku dhinteen
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 19 дней назад
Dhaad iyo cawaago ba geelaah waa ku dhignayd. Qobtolo iyo sugule ba meesha ku dhamayn Dhabweeye si fiican baan u garanayaa Markaanu noqonay xeryihii kubis gaab eenu geli jiray
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 11 месяцев назад
Alle hawnaxariisto kuluc🤲🏽🤲🏽😢😢
@MohamedBile-l6t
@MohamedBile-l6t 10 месяцев назад
Kuluc oo yar wa heestisi ugu horaysay ee uu qado
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Месяц назад
War ma. Aha ilaa kontonkii ayuu heesayey tan waa dhowr iyo. Lixdankii
@KOOREJAANG36-hf7qz
@KOOREJAANG36-hf7qz Год назад
Alle naxriisti jano alle ha ka waraabiyo
@maxamedcalishire7477
@maxamedcalishire7477 Год назад
M axmed kuluc axyaa cod waayo waayo
@hamzeabdi7605
@hamzeabdi7605 Год назад
Aun maxamed Axmed kuluc ❤😢 h
@HalisTa..22
@HalisTa..22 10 месяцев назад
Ax yaadunyaa Ax yaa Hees🎉❤😢
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Год назад
Eraydii. Abawaan cali sugule duncarbeed
@cabdirahmanyusuf3430
@cabdirahmanyusuf3430 2 года назад
heestan waa 1kii waana maxamed yusuf cabdi
@sssdddf8508
@sssdddf8508 7 месяцев назад
Heestu Mahmed Ahmed kuluc aun
@cadaala_filims
@cadaala_filims 3 года назад
waa Original kii Tnks in bdn
@mohamudidan4184
@mohamudidan4184 Год назад
Qadaadweynta safka gala libaaxii walaala hargaysa ayaa heesayee
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 20 дней назад
Sulfa aa qaaday noh bay kula soo galayaan tiiyo aarkii original-ka lahaa qaadayo reero murti laawe
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 3 года назад
Kuluc lafti
@kaynaanyare4476
@kaynaanyare4476 2 года назад
Hesihii isaciil yare kusoodar
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 месяцев назад
AHUN
@Maxamed-Salad-Gurey
@Maxamed-Salad-Gurey Год назад
Heestaan Qaliil Ayaan Ku Bartay Yaa Ila Mida❤
@HalisTa..22
@HalisTa..22 10 месяцев назад
Ninkii ladhahayay jaceyl buu u waashay mahoo😅
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 3 года назад
Waa kucul kuwa leh maaha
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 3 месяца назад
Waxa kadhexhadla ala xumaa laguqaad
@maxamedcaydaruus9929
@maxamedcaydaruus9929 8 месяцев назад
M A Kuluc Ma Qaldamo Codkiisu waa isagii
@abdimullahahmed384
@abdimullahahmed384 10 месяцев назад
Caadi ma aha
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Год назад
Waxaa qaadan Cali cabdulle guure oo reer hiiraan ahaa ,radio muqdisho keydkiisa cajaladaha ayaan ku arki jiray 1982 lkn dhowr qof ayaa dib u qaaday ,codkaan waa Cali ee Masha kuluc
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 8 месяцев назад
1964 not 84
@davidwillium371
@davidwillium371 2 года назад
Rageedii, don't joke whith Kuluc.
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 Год назад
Oraginal Hesatan Waxa qaada Maxamed Jamac Joof Erayada Dun Carbeed Alle Ha Wada Naxaristo Dhamaan dahabki Umada
@guffacomedia
@guffacomedia 3 года назад
In badan Ayaan ka raadiyay youtube heestan kuluc ayaa iska leh kuwa kale ee qaada Oo dhan waa copy
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 2 года назад
Sulfe isagaa heesa dib u qaadi jiray sida bilanay ay hore u qaadeen xasan diriye io magool iyo ta agagaaarka wadna ay hore u qaadeen shinbir io magool
@hodanali6106
@hodanali6106 7 месяцев назад
Heetan waxaa sameeyey cali sugule waxana qaaday maxamed yuusuf cabi awelkii codkanina isagii baan u malaynayaa e. Kasoo fiirso saaxiib markay yaryaraayeen labada fanaan way isu cod ekaayeene
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 года назад
Inta Sulfe ku baratay farta taaga
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 2 года назад
2021 BILIQADII OO QABIILAYSAN HEESTII SULFA WAAYE, KULUCNA WUU QAADI KARAA 1991kii KADIB LAAKIIN DADKA KAMA DHAADHICIN KAARTIIN KULUC WUXUU HEESTAN QAADAY 1991 KA HOR.
@Madadaal
@Madadaal 2 года назад
Heestan waxa curiyay Cali Sugule (AHN) 1964 kii, wuxuu u dhiibay Maxamed Axmed Kuluc (AHN). Sulfa heestan ayuu qaadi jirey dhamaadkii 1980 ka, waxanu ka qaadi Curuba iyo Juba. Radio Muqdisho iyo Radio Hargeisa mamnuuc bay ka ahayd in hees copy ah laga qaado.
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Год назад
Guroon jira miyaad garanysaa ? Wuxuu ahaa qofkii ugu horreyey ee ka heesa Radio afsomali ku hadla . Marka hala murmina dhashiisi weeye.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 3 года назад
Ninkan qaadayaa kuluc maaha waa cabdi aw cumar oo waa originalkii dhawr iyo lixdankii fanka uu ka baxay imaaraadka ayuu ahaan jirey ciidankeeda dab demiska markaa ha la saxo qoraalka
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 года назад
Cabdi aw cumar ilaahay ha u naxariisto heestii uu qaadi jirey tan maaha ee waa tan tiraahda heeddu soo indhahayga maaha oo iima kaa horseedin
@heellolyricsqaraamyahan4174
@heellolyricsqaraamyahan4174 2 года назад
Heestan Ninka qaadayaa waa Kuluc Cabdi aw Cumar maaha. Cabdi aw cumar tiisa Anaa haya dhawaan kala soco RU-vid-kayga
@xariifwayn6675
@xariifwayn6675 Год назад
Qaraami wahwah
@engdeeqsaleban7071
@engdeeqsaleban7071 3 года назад
Ninkani maha kuluc waa cabdi aw cumar maran
Далее
C/laahi sulfa ( hawl baad i badoo habaabay )
7:00
Просмотров 36 тыс.
Taagga Eegmada
9:41
Просмотров 69
Xasan Aadan Samatar - Igu Dheeridaa - Kaban
11:38
Просмотров 57 тыс.
Casar Liiq
11:13
Просмотров 107
Heesta Hawl Baad i Badoo Habaabay Cabdulaahi Sulfe
6:23
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Просмотров 474 тыс.