Тёмный

Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "GABADHYAHAY KALGACAL BAAN" 

WAAYO WAAYIHII WACNAA
Подписаться 204 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Axmed Saleebaan Bidde 1969
⭐Laxanka
U/ Cabdalla Maxamad Sagsaag AHN

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 6 месяцев назад
1979 ayaan Iskuuka ka qaaday inta la yiri yaa Hees dhamays tiran qaadi kara isaga oon khaldin. Abaal marin ayaan ku helay wafdi wasaarada waxbarasha ayaa joogay kismaayo.
@AbdirahmaanSuufi-xt3zd
@AbdirahmaanSuufi-xt3zd 7 месяцев назад
Wa kumahdsantihiin sida wangsan ee tayada leh ee tariikhda abwankii alifay fanankii iyo waliba qoraalka heesta lamasokoobi karo balse Waayawayihii thanks 100%
@pierrenour2014
@pierrenour2014 3 часа назад
allah yarxma fanaan m ahmed kuluc laandheere banaan degey buu ahaa. iminka duco ayuun buu inooga baahanyey allah janooyinkiisa haku casuumee. midhaha ahmed saleeban bide oo indr kiiyaa ayaa lahaa cajiib.
@ronny7suii3
@ronny7suii3 2 года назад
Mid ka mid ah heesaha dhaxalgalka ah ee ee abid la qaaday ee ummadda Soomaaliyeed ay ku faanto, ereyada, luuqaynta iyo muusikada saaran waa kaalinta 1aad. Ilaahay naxariistii jannatul fardowsa ha ka waraabiyo fanaankii weeynaa Legend Maxamed Axmed Kuluc, iyo Allah u naxariisto isna mulxamiiste Cabdalla Maxamed Segsaag oo laxanka macaan saaray heeata,. Abwaankii sameeyey heesta legend Abwaan Axmed Saleebaan Bidde caafimaad iyo cimri dheer Allah siiyo Aamiin
@m.ciideed
@m.ciideed Год назад
Heestaan, Heesta Hooyo, Beledwayn, Iyo Jacayl Dhiig Ma Lagu Qora, Waa Hanti Qaran.
@ronny7suii3
@ronny7suii3 Год назад
@@m.ciideed aad iyo aad walaal , mahadsanid
@hazzan
@hazzan 2 года назад
Ilaahay ha u naxariisto macalin xisaabta noo dhigi jiray ayaa noo qaadi jiray 1996
@Tubeec699
@Tubeec699 2 года назад
Mirihii: 𝗔𝘅𝗺𝗲𝗱 𝗦𝗮𝗹𝗲𝗲𝗯𝗮𝗮𝗻 ( 𝗕𝗶𝗱𝗱𝗲 ) Laxankii: 𝗔𝗯𝗱𝗮𝗹𝗹𝗮 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗦𝗮𝗴𝘀𝗮𝗴 Qabasho: 1969 Kuluc "Burjigii fan somaaliyeed Rabbow Janooyinkaaga sarsare ugu deeq🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 (𝗪𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗪𝗔𝗔𝗬𝗜𝗛𝗜𝗜 𝗪𝗔𝗖𝗡𝗔𝗔)💯❤️🙏
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 2 года назад
Amiin yaa RABBI
@AbdinoorMohamedAli
@AbdinoorMohamedAli 2 года назад
Amiin Amiin Ya Rabi
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 2 года назад
Qof kasta oo Dugsi hoose dhexe ku soo qaatay Dawladii kacaanka Heestaan waxey u tahay xasuus. Waxaa lagu qaadan jiray Buuga suugaanta Fasalka 7aad. Waxaan aad u necbaa suaasha Gabayada daba socota oo aheyd Tuducdan sharaxaad ka bixi. Cunug yar muxuu tuduc ka yaqaan.
@badrinour6288
@badrinour6288 2 года назад
Allaha unaxariisto kuluc wuku xaragoon jiray fanka🥺🥰❤️
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 года назад
Inta iskuulkii loogu dhigay xasuusata farta taaga
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 2 года назад
Axmed Saleebaan Bidde, waa abwaanka ugu heerka sareeyo inta heesaha sameyso.
@AbdinoorMohamedAli
@AbdinoorMohamedAli 2 года назад
Kuluc Alla ya Raxma
@samaterahmednurabib8046
@samaterahmednurabib8046 2 года назад
Mahadsanid waayo waayo.
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 Месяц назад
6:40 waala soo celinaa kuluc music 🎶 nika tumaayo caadi maahan wwww
@omargaras3832
@omargaras3832 6 месяцев назад
Waxaa curiyey maxamed salebaan bide waan garanay laakiin laxanka ayaa saaray
@Molone_kid10
@Molone_kid10 29 дней назад
Heestan schoolka ban ku bartay heesaha ugu jeclahay waye
@alisaid2008
@alisaid2008 9 месяцев назад
Mirihii a.s.bide laxankii c.sagsaag codkii m.a.kuluc
@FaraxMaxamuud-ls2tp
@FaraxMaxamuud-ls2tp 2 месяца назад
❤❤❤❤
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 2 года назад
Alaha unaxariisto
@geriileguled347
@geriileguled347 Месяц назад
Beledwryne ayuu joogay xiliga heestan uu tiriyay
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 10 месяцев назад
(Wcb)2-viking-ppe23/24 elite(eagle-eyed).
Далее
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
Просмотров 1,1 млн
Maxamed Axmed Kuluc 🔥 Iyo Heesta "XURMA DARAN"
5:56
Ka Hadhbaan Lahaa - Maxamed Axmed Kuluc
9:43
Просмотров 33 тыс.
maxamed axmed kuluc sida geed caleenloo lyrics hd
11:56
Saalax Qaasin & Hibo Nuura  |  Kalagacaylku Waa Qani.
13:09