Тёмный

Maxamed BK (CALAF) LIVE Sweden 2016 

SomaliNewMusic
Подписаться 183 тыс.
Просмотров 12 млн
50% 1

Maxamed BK (CALAF) LIVE Sweden 2016

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,7 тыс.   
@farxaanshakaal7739
@farxaanshakaal7739 8 месяцев назад
meshaan wxa usogala ina ina aqrio qisooyinka mucashaqa io legendskaa hda ila mithy love isaar 15/1/2024❤😢
@user-wy9fc4nx7j
@user-wy9fc4nx7j 5 месяцев назад
Sorry 😢
@SucadoAbdi-r6m
@SucadoAbdi-r6m 4 месяца назад
Sorry
@DaadirHusseinRoorow
@DaadirHusseinRoorow 2 дня назад
What happened?
@Zamzameyyyyyyy35
@Zamzameyyyyyyy35 Месяц назад
2024 ila dawaneyza lik😂
@fahadmoh1060
@fahadmoh1060 6 дней назад
ileen dadba sidayda dib usoo radiyay😂
@sakariyecali8628
@sakariyecali8628 3 года назад
heestan zxpkay ayaa dhageysan jiray 2015 ana hesaha maan aqoon wakhtibay ahayd hada waxa ku dhacay cudurka dhimirka usoo duceeya😭😭 waa duni galinba siya
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 3 года назад
Alle hacaafiyo sxb
@musadempelle788
@musadempelle788 3 года назад
Ilaahay hacaafiyo wlaal
@Hamda_Aseyrrr
@Hamda_Aseyrrr 3 года назад
ALLAHUM yashfiik
@HAFZA142
@HAFZA142 2 года назад
Allh ha caafiyo wll mcn😭💔🤲🏻
@balqiisabdiahmancali2245
@balqiisabdiahmancali2245 2 года назад
Alle ha cafiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Yahye_Aydh_Hassan
@Yahye_Aydh_Hassan 11 месяцев назад
Camera man kaas bilad sharaf buu u qalmaa, gabadhaa isa soo qaawisay. Intay joogtay marna camerada hoos uma dhigin, sharafi korkaaga qofkaasow 🥳👑🤴
@Aliyaa698
@Aliyaa698 6 месяцев назад
😢ma ila Aragtay kaligay umalaynayey inan arke
@ahmedhirye2973
@ahmedhirye2973 4 месяца назад
Absolutely 👍
@saidsuu6896
@saidsuu6896 3 месяца назад
I was looking for this comment
@FarhiaismailMohamud
@FarhiaismailMohamud 29 дней назад
Great camera man dubay All camera man iney gabdhaha sida ugu taxadiran fican
@MaandeeqcusmaanGeedi
@MaandeeqcusmaanGeedi 17 дней назад
Sey uu talo is qawine acudu😅😂
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 3 года назад
Qofkii heestan dawadee comment gigyga akhriya like sxb
@FUFuBLeuV
@FUFuBLeuV 4 месяца назад
inyo😂
@angelomuse
@angelomuse Месяц назад
was hees aad iyo aad u nuxur leh - siday noqotaba iyo waa cidii garanaysa heesta nuxurkeeda iyo aan ku lifaaqee luqada soomaalida! mahdsanid,
@abdikariin_ak
@abdikariin_ak Год назад
Waxaan hubaa inaad heestaan Miraha macaan aad dib usoo booqatay hadaa iga danbeyso like 👍 iisaar ❤️
@hibomohamed7932
@hibomohamed7932 Год назад
😮
@anfacsaciid9084
@anfacsaciid9084 Год назад
0:25 😮​@@hibomohamed7932
@sharmkeahmed
@sharmkeahmed 11 месяцев назад
😘
@AmarAsensio
@AmarAsensio 11 месяцев назад
🎉
@yunisahmedkerow5722
@yunisahmedkerow5722 10 месяцев назад
​@@hibomohamed7932ee oe5😂😂Welcome to Gboard clipboard, any text you copy will be saved here.Welcome to Gboard clipboard, any text you copy will be saved here.Welcome to Gboard clipboard, any text you copy will be saved here.
@jaabirmohamedsuleiman3519
@jaabirmohamedsuleiman3519 5 месяцев назад
4/4/2024 cawa heestan dawanayah hben noloshu igu adag tahay ana kusuganahy Russia kaligey ayan ahyna noloshu way igu adag tahay calafkayga wan heli text waxn u qorayna iney xasus I noqoto 😢😢
@NiizaQueen-lp3lj
@NiizaQueen-lp3lj 4 месяца назад
Ilhy hku fududeyo abowe wax walpo qalbikga ku jiro 😢
@AbdimalikYuusuf12
@AbdimalikYuusuf12 3 месяца назад
Nolosha Hadee ahaan Lehed Mid Fudud Dadka Sabra Ajrkooda jano lagama Dhigi Leheen Sidaaa daraadeed Sabar Abaalkaaga jano Ha Noqdee sxb🙏🤝
@abdirisaaqxasan541
@abdirisaaqxasan541 2 месяца назад
alle.haka saro.zxb.nafta.samirka.dida.sirta.nolosha may.baran.iska.samir malmihi.wacna.way.socodan alle.hku.fududeyo.wax.kasto qalbiga ku.hayso.😮😮😮😮
@angelomuse
@angelomuse Месяц назад
ilaahay dhibta ha kaa bixiyo walaal.- idee wax laguugu tari karaa?
@FarhiaismailMohamud
@FarhiaismailMohamud Месяц назад
Isaga bax mel fican tag iska dhib qaxoti hada nolol ku heysanin😂😂😂
@rahim774
@rahim774 4 года назад
wixii igu la soo biriiray 2020 like yeesan ila dhaafin 👑💖
@cldzxfinesse4974
@cldzxfinesse4974 4 года назад
We ree see my
@roodoxasan7484
@roodoxasan7484 4 года назад
👍💕💕💕💕💕💗💗💗💗💗
@khaalidcabdi8819
@khaalidcabdi8819 4 года назад
😃😃
@beergelaxmed6803
@beergelaxmed6803 3 года назад
See
@fardowsahmed2428
@fardowsahmed2428 3 года назад
@@cldzxfinesse4974 uuixf9ç9fyyyy9hg I j Uuyyg hh6g
@xamseTyrone-jn3hn
@xamseTyrone-jn3hn 10 месяцев назад
Caawa waxa weeye habeen jimce ah Time 8 : 20 DaTe 11/9/ 2023. Waxn raba in aan qoraalkan xasuuska dhigto 00 aan isoo noqdo Date 2038 .insha allaH hadaan nooLahy Hadad qoralkan aragty like isaar wll0....🙏❤
@QamarAxmed-v4n
@QamarAxmed-v4n 6 месяцев назад
21 marso/2024 😢habeen jimca ana
@cakushlyrics1922
@cakushlyrics1922 5 месяцев назад
29/03/2024 habeen jimce ah 😢
@apdimajiid9946
@apdimajiid9946 5 месяцев назад
😂
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o 5 месяцев назад
19-4-2024 time 8:20 💔💔❤️‍🔥
@muhiyadiinhadnan1947
@muhiyadiinhadnan1947 4 месяца назад
26/4 /2024 habeen jimca ah
@khadarazhari5187
@khadarazhari5187 2 года назад
12/05/2022 ayada oo ay tahy xili la hadal hayo doorashada dalka ka qabsoomi doonta 3 maalin kadib oo ku beegan 15 May ayaan heeskan kalinimo iyo jawi ku dhagaysanayaa 24 saacadood ayan qolkeyga ku jiraa ku dhex tukanooya salaadeyda heeskan ayan so searching gareeyay mar an waqti yara firaaqo ah helay si bay ii jiidh damqineysaa erayada heeskani😌 mana ka daaleysid dhageysigeeda mana kaa qababeyso Ina iska gudbiso wa erayo duur xul ah oo abwaankii sameeyayy mahadi haka gaadhee uu meeshedi la dhigey BK for ever fanka soomalida meel bad uga jireysaa🙏🏻 Qalbiyada Kala baadiyoobay Allah ha daaweyo legend living MoBK
@umumiskiin7500
@umumiskiin7500 2 года назад
Aan kula Dhagaysto nio
@khadarmohamedali461
@khadarmohamedali461 Год назад
Heesta erayada laxanka iyo codka waa top level ❤❤❤kama daalo dhagaysigeda 7 years later 05/08/2023❤😮
@axmedabdi8352
@axmedabdi8352 11 месяцев назад
7sano calaf miyaad sugaysaa😅
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 4 месяца назад
​@@axmedabdi8352😂😂😂
@ወዲሃይለ-ዠ1ሰ
@ወዲሃይለ-ዠ1ሰ 6 лет назад
I am from Eritrea Ilove somali music 🎤🎧😍😍👍
@jirfe
@jirfe 4 года назад
Me too l like Eritrean song's ..I don't understand BUT love it ...I'M Eritrean but my grand grand father he was Eritrean and he was machanic the ltalian colonised Eritrea AND south somalia my grand grand feather WHEN he was 30 years old came TO muqdisho and he works under the Italian AND he was Muslim my grand father was born somalia and my dad was born in somalia too and l was born in somalia too ....my father he can't speak Eritrean and my grand father he wasn't speak Eritrean but I know my tripe is belan and my name is fikak
@caqligal6350
@caqligal6350 4 года назад
Ok i need your phone number give me
@qurbacmo2514
@qurbacmo2514 4 года назад
💙👍
@issaiman5548
@issaiman5548 4 года назад
Come and teach me the Eritrean plz
@royalgambler6442
@royalgambler6442 3 года назад
We love you too Dear❤
@Deeqsane20255
@Deeqsane20255 10 месяцев назад
Cagta Mesha Sartiyo Cunaha Wax Ku Mara Calafka Xukumayee 💔😰 Wlh Waxa Qiraya ino Intas Ben Ku Shegin 🥰 Wll Hada Hestan Dib U Dhageysan Donto Oo iga Dambeyso Like I Sar 👍 23/11/2023 1:30 Hbn Khamis Ah 💔🙏🏻
@abdikeyofficials2988
@abdikeyofficials2988 4 года назад
Runta maidiin shegaa gabdha somalida markan isqawiyan wllhi runtii wanhanaqa lkn kiwi kale shaqadey maahan I love my people 🇸🇴umaogolo walashey inay isqawiso 🔥🇸🇴
@sadamyussuf8886
@sadamyussuf8886 4 года назад
Walal runta ayd ka hadashey
@maymunabdalla9990
@maymunabdalla9990 Год назад
Wa.mahadsan.tahy wllky
@hibonuura1036
@hibonuura1036 Год назад
Haa wllhi ma jecli alx alow no xafid dumrka we love my women
@user-tu8by7dh7o
@user-tu8by7dh7o 11 месяцев назад
Wlky mcn ilahay ha nokiin xiddiyo❤ inta nolool jirto
@nuuraapdi2158
@nuuraapdi2158 2 года назад
Heestan waxaa illa dareemaya qof uu qofkii uu jeclaa ka tagay ax😭 wllhi xanuun weyan jacaylku ax ax😭😭😭 25/4/2022 sacada 11:52. Hadad dawanayso like 👍 hayla dhaafin 😭😭😭😭😭😭😰
@mfoosidaahir802
@mfoosidaahir802 Год назад
0 0
@sihaam3346
@sihaam3346 Год назад
Sorry🥺🥺
@safiyoxaaji
@safiyoxaaji Год назад
Sorry 😥
@najmaabdi-pk4bp
@najmaabdi-pk4bp Год назад
Quruxeeyy I soo Jawab wll qofan garanayad u egtahaye❤😊
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Cidlo kagama tagin kuma cidleyn calaf ka sida yiri waxba hay calacalin haygu Qaban calosha cishadey ahataba calaf kaga wad heli kuma badin cariri kugumana ciyarin cagta meshad sartiyo cunaha wax ku mara calaf ka xukumo
@Saabirofficialchannel
@Saabirofficialchannel 4 года назад
Qofkii daawado hestaan 2020 like isaar
@SouhurKhadar-pp2ki
@SouhurKhadar-pp2ki Год назад
Heestan will aad ii khiyameyay Aya ii qaadi jiray Aniguna Maan fahmsanayn 😢 hada calafkaygii wan helay iskuna faraxsany Alxd ❤
@khalidow960
@khalidow960 Месяц назад
2025 hadad dawaneysa like sar😂❤
@abdirahmanabdullahiarab5353
@abdirahmanabdullahiarab5353 3 года назад
Qofkii ugu horeeyay we daawada intuu BK fanka kabaxay inta iga danbaysa like saar
@maankacadde6362
@maankacadde6362 3 года назад
Heeskan ano cidna ijeclayn anah an jeclyn hadanah markan dhagaysanyo wan jidhi dhicodah legend and my Favorite singer Mohammed sicid Bk nolow 🙏😪❤
@ahmedhassan6097
@ahmedhassan6097 Год назад
Hada qof kujecel maheysata mise
@abdirisakmuhani5341
@abdirisakmuhani5341 6 лет назад
waa gabadh yar oo qurux badan oo somaliyed qurbahan ku dhaltay sey ila tahay ee inuu alle ku hanunsho is asturka un ugu duceyaa ee caay uma qalanto ........
@Short_lady
@Short_lady 7 месяцев назад
Ma fahansana diinta
@qanciyeofficial6413
@qanciyeofficial6413 5 месяцев назад
😭😭😭
@kaamilo23
@kaamilo23 3 месяца назад
asc wll😂😢
@amounnour715
@amounnour715 3 года назад
2014 ayaan nafta ku maweelin jirey ....2021 weeye hada calafkaygina waan helay Alhmdulilh ❤️❤️ Kuma badin cidhiidhiyoo calmashada ma diidine nasiibka cidleeyo weydeeye caashaqa 😭.... Cagta meeshaad saartiyo cunaha wax kuu mara calafka xukumaya 💔
@mutazmuhumed146
@mutazmuhumed146 2 года назад
🥲🥲🥲😩❤️❤️🥺
@mutazmuhumed146
@mutazmuhumed146 2 года назад
Macaneey anigana iso ducee inu ilhay qofkan jecelhy calaf igu daro
@mutazmuhumed146
@mutazmuhumed146 2 года назад
Idinkana allaha isku kiin barakeeyo 😍😍😍❤️❤️
@amounnour715
@amounnour715 2 года назад
Alle haku siiyo qali mid ku naxarista oo ku ixtiramaa kuna jecel
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 Год назад
Shut up
@danieljohannes1181
@danieljohannes1181 6 лет назад
I am from Eritrea I love Somali music 👌👌
@oubahyoussouf5294
@oubahyoussouf5294 6 лет назад
You are Somalie
@saraosman3998
@saraosman3998 6 лет назад
I am fro. Somaliya i don. Love somali music😂😂
@naaneeynana960
@naaneeynana960 6 лет назад
Oubah Youssouf Yes His !
@Wardasagal143
@Wardasagal143 5 лет назад
Daniel Johannes thanks
@dekamohamedismael9370
@dekamohamedismael9370 5 лет назад
and we love eretria music
@mercymiriti1142
@mercymiriti1142 7 месяцев назад
Not a Somali neither a Muslim but am always stuck listening to this song.... uncountable times.love you maxamed.
@somaliland9231
@somaliland9231 2 месяца назад
😊
@marcoanthony9559
@marcoanthony9559 5 лет назад
I’m from Mogadishu and I like BK songs 🙏🏽👍🏽
@aynabdj4280
@aynabdj4280 3 года назад
Lool
@aynabdj4280
@aynabdj4280 3 года назад
I got the joke
@beetownceetown8417
@beetownceetown8417 3 года назад
Wagwaan Anab
@aynabdj4280
@aynabdj4280 3 года назад
Wuz good bruh
@anisadhagey963
@anisadhagey963 2 года назад
ok ok l pp y p p 😊
@surad685
@surad685 8 лет назад
Gabadhaasi door wayn oo quruxbadan kaciyaartay nuxurka baldhiga heestan, markay taagnayd masraxa iyo markay kadhaqaaqday farqi wayn oo abaaar cml baa udhexeeya. i like her runtii heestana sidoo kale
@amrandhagatreey9924
@amrandhagatreey9924 8 лет назад
True
@libanhassan6908
@libanhassan6908 8 лет назад
waa runtaaaaa qof saqajaanbaad ah uun baa wax ka sheegi kara gabadhan yar ee sida edebta ku jirto u camirtay xafad labiskeeda talo waa LA sii karaa meshu wa yurub qaarbaa baarka tag oo ka cayaara
@keysejama5286
@keysejama5286 7 лет назад
ADNAN ISSE kalsoonidaa cajiib ah
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 7 лет назад
ADNAN ISSE kkkkk wax foosha xun ba idoor baa le bal daawo foolxumobadanaa yartu ma waxan bay ku soo dhaweeyeen isaaqow xaga hablah inkaar ayaa iniga dhacday bal daawo Khadro silimo iyaduna😃😃😃😃
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 7 лет назад
ADNAN ISSE adaa aaminsan waxaas
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Who watching still 2019 😁😁😁 heeS xasuuS leh BoQorka Codka BK💕👑
@najaxbella7959
@najaxbella7959 5 лет назад
Me snd wcn xapipti
@mohazacid7196
@mohazacid7196 5 лет назад
yurgeenyo
@zubeirissack3818
@zubeirissack3818 5 лет назад
Its so nice song
@hajjicmc7376
@hajjicmc7376 5 лет назад
Me
@usubaahmed6167
@usubaahmed6167 4 года назад
WeEW
@maanmaxamad3741
@maanmaxamad3741 9 месяцев назад
Heesta ilaa iyo markay soobaxday waan dhagaystaa Hadda waa 1/12 2023 Qofkasta oo Arka commontigayga waxan Lee yahay walal/wallo noloshu hakuu wacnaato❤❤❤
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
Wllhi bk run buu sheegay cidla kagama tagin kugumana ciyaarine calafka sida yiri ina kala cidleeyey axyaa hees 😫😪😢😭 yaa gadal ka daawanaya tolow sanadkan dhamaadkiisa 3/12/2019 😭😭😭😭😭😭
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
😭
@abdirizak1ahmed539
@abdirizak1ahmed539 3 года назад
malin ayaynu ogan doona in anu calaf waxba inaga qadin, ee wax kasta uu dhaceen sidaynu rabnay si ka fiicaan
@mahamedibrahim288
@mahamedibrahim288 2 года назад
Aniga
@umumiskiin7500
@umumiskiin7500 2 года назад
@@mahamedibrahim288 wall ma nooshahay
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Год назад
01/01/2023 ban dawanaya kama daalo
@arafatosman6566
@arafatosman6566 4 года назад
2020 still 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 года назад
Arafat Osman 👍🏼
@thinkers1927
@thinkers1927 4 года назад
mahad
@mohamedmohamed-vv6ds
@mohamedmohamed-vv6ds 5 лет назад
Maxmed bk ninka kaliya fanka uga haray kama daalo since 2014 heesihiisa siiba tan big fun Bk 😘😘😘😍😍
@Musdhafadanhassan-vi2cs
@Musdhafadanhassan-vi2cs 2 месяца назад
soo laapo
@ruman5135
@ruman5135 Год назад
Still waxan dhageysanaya 31 Jan 2023 haben aan waayey shaqsi aan aad ujeclay nolosheydana uu kuso biiray shaqsi kale oo nafteyda ku qanacsaneyn oo la igu daray ban nolol lawadagaya hadeer qofkeygiina wan wayey alla calafow maa isku daysid labadi qalbi oo isku xeran 😥😥😭
@asmafarhaan
@asmafarhaan Год назад
😭😭😭jacaYLow
@xafsaabdimanaan2572
@xafsaabdimanaan2572 7 месяцев назад
Qaali ilaahay haku barakeeyo qoyskaga ilaahay farxd agtada ha dhigo❤
@fitsumemehatsen3758
@fitsumemehatsen3758 5 лет назад
I don’t understand this song but I like it from 🇪🇷 one love 💖
@abshirm672
@abshirm672 5 лет назад
Hadadan somali aheyn wa ku so dhaweynaa
@nhassan4874
@nhassan4874 4 года назад
this song talking about when you leave your girlfriend
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 4 года назад
Ma adigay kugu saabsantahy
@cabdicasiisahmedbarre6013
@cabdicasiisahmedbarre6013 4 года назад
You.do.not.understand
@plush_3996
@plush_3996 4 года назад
The song name is desteny and is about a man who left his girlfriend that he loves due to circumstances that he could not control..summery is as below : I would not have left you alone & I was not playing ,it was destiny which apart us , I wish you all the best and to get your destiny so please do not hate me
@apdirahmanfeedho2020
@apdirahmanfeedho2020 3 года назад
Still I will watching 2021😭😭 Tani hees wey dhaaftey Memories 🤕🤕
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 3 года назад
Isku miid 🤣🤣
@mohmethanat5743
@mohmethanat5743 2 года назад
@@saabiriincadey2608 Ana CWA mazzala view Ku dhagyzanayaaa
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 2 года назад
@@mohmethanat5743 🤣🤣 beelo waaye
@mohmethanat5743
@mohmethanat5743 2 года назад
@@saabiriincadey2608 aduun IGA maqna cwaH😅😁
@monisamohamett6955
@monisamohamett6955 Год назад
Runti fanka iyo suganta laguu sheegayaa wa isaaq iyo inyaroo lagu qurxiyey😮❤80 jirkada 20 jirkoda 10 jirkoda Ilahay xigmad waa u dhameyey😢❤❤ We love people's SOMALILAND 😮❤
@aminamahdi9616
@aminamahdi9616 Год назад
Thanks wllshy me to wan ku jecelnhy❤❤
@Marwaan-ui3qv
@Marwaan-ui3qv Год назад
❤❤❤
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Год назад
Waaa runtaaa indin jecliyaaa abtiyaaaaL. Guulaysta. Nolosha idin ma xumayso. Somalida idinkaa xikmad iyo suugaaan'ba u sita. ❤😊❤😊❤
@monisamohamett6955
@monisamohamett6955 Год назад
@@Nabaddoon. SIDOO kle noo gulayso inabti😫😍❤😁🙈🙈
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Год назад
Yaaa salaaaam Maxamad saciiiiid bk, iskumaaynu ogayn inuu fanka ka baxo. Walahi wuu inoo cidleeyay. Waa fanaan aad u cod macaaan waliba heeso aad macno wanagsan qaaday. Waan ku salaaamay adiga i akhrinaya from paris 🇫🇷.❤😊
@QamarAxmed-v4n
@QamarAxmed-v4n 6 месяцев назад
😢axsan heeeso
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 месяца назад
Haa walaahi wuuu inaciidleeyaay wadaado baasbaa u durbantumay ismaan lahay sida dhibtayar buu fanka uga dhisibanayaa❤😂😂😂
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 2 месяца назад
@@JamiilaJiimi-xq3pv saw maaaha walaaalo 😂😂. Iska daa intuu heesay qaaday inaga badan, kuwaaas baynu xiiijin 😂
@stevob1793
@stevob1793 5 лет назад
Iam from india but l love somali song😍😍😍😍😍😍
@xidigcasedamal7825
@xidigcasedamal7825 5 лет назад
Damal
@abdullahiabdi3118
@abdullahiabdi3118 5 лет назад
Love too.
@zadampato7188
@zadampato7188 4 года назад
Welcom
@abdishakurmusse4671
@abdishakurmusse4671 4 года назад
welcome
@arafatosman6566
@arafatosman6566 4 года назад
Stevo B ur from Kenya bro 🤣🤣
@Rakio618
@Rakio618 3 года назад
Wlh bk run buu shegay cidlo kagama tagin kugumana ciyarine calafkaa sidaa yiri ina kala cidleyay axyaa hees 😇💔yaa dib ka dawanayh talow 22/02/2021 Monday time 11:51pm
@HARGEISAWI12
@HARGEISAWI12 11 дней назад
If you're somali and you watching on now❤ 🇸🇴❤️i love you wallaalo
@HARGEISAWI12
@HARGEISAWI12 11 дней назад
Calafkagii wad heli Nafyahey 😪💔
@Ifrahabdinasir19
@Ifrahabdinasir19 Год назад
Jcyl Xanuun Kiisa Qofkii Soo Mara Unba Dareemi Karo😭😭😭😭😭😭
@SulekaAli
@SulekaAli Год назад
Wxn dhageysan sanadkan dhamadkisa 2023 wxn raba inaa uso laabto qoralkan 2030😂hadan nolahay hada iga danbeyso👍🏻🙌🏿
@KhaalidCali-s9d
@KhaalidCali-s9d 8 месяцев назад
😂😂😂😂
@DeqoAbdullahi-dx4yr
@DeqoAbdullahi-dx4yr 8 месяцев назад
I.a 😅
@kaltuunsolomon7153
@kaltuunsolomon7153 7 месяцев назад
Manooshahey wllo😂
@FatxiDheeman
@FatxiDheeman 7 дней назад
l,a😢
@SulekaAli
@SulekaAli 7 дней назад
@@kaltuunsolomon7153 ha wll🤣🫡
@nastexonaleey3150
@nastexonaleey3150 5 лет назад
Heestan wa xanun waxana daremi Karo qof ee qof kala tagen. Allah idinta xas ah rerkoda Allah u adeey oo Sheytaan ah dhax kenin intii muslim ah 😭😭😭😭
@farhiyoabdulkadirabdi9761
@farhiyoabdulkadirabdi9761 Год назад
😢😢😢😢😢 ha wllhi yarabi
@Abdalleyuusuf234
@Abdalleyuusuf234 7 месяцев назад
waxan dhagaysanayaa 17/2/2024
@cashoabdulaahi8220
@cashoabdulaahi8220 4 года назад
Wan ilmeyay markan heatan Maqlay inkasto aan aniga cidlo laiga Tagin waxn sawirtay markan gursado qofka ijecel E aanka Tagi doono siduu Noqon Karaa😭😭😭😭😭 raali noqo cishadey Ahaataba Calafkaagi waad Helli
@zuleeqayar665
@zuleeqayar665 3 года назад
Ax 😭😭😭😭 aaad ayan uilmeyay
@happynura7073
@happynura7073 8 месяцев назад
Xaliimo 😂😂😂😂😂 sooo noqo waa wali laguma gursenbeeee😅😅😅
@caashocumarcaashocumar3933
@caashocumarcaashocumar3933 10 месяцев назад
Inta daawan dooonta 2024 ka dib Calafkeena waan heli😢😮❤
@Naagnool124
@Naagnool124 10 месяцев назад
Calafkeenii oo san😂❤Inshaa'allaah I can't wait the love of my life
@Aniza-ok9cu
@Aniza-ok9cu 2 месяца назад
I.a 😂
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 3 года назад
13/7/2021 hadad iga danbyzo ood like ta ila dhaafto inan gumeed baad thy
@atayjobero6675
@atayjobero6675 2 года назад
It's 2022 and I still listening 🎧 this song wow 😲
@alimire4584
@alimire4584 2 года назад
Waaw
@haliimoapdilaahi1325
@haliimoapdilaahi1325 2 года назад
L.ol Pl L L Llo Ll Lll L Lll Ll Ll.llllllllllllllpll.lll L Lll Lllll L L Lll Ll Lllll LP
@haliimoapdilaahi1325
@haliimoapdilaahi1325 2 года назад
L.ol Pl L L Llo Ll Lll L Lll Ll Ll.llllllllllllllpll.lll L Lll Lllll L L Lll Ll Lllll LP,
@nasraasad9253
@nasraasad9253 2 года назад
@akhlali9051
@akhlali9051 2 года назад
Faaraxcabdi
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 2 года назад
Calafka sidaa yiri inakala cidleeye nasiibkeygii waan heli heestan waxa dhagesanaya manta oo Tariikhdu tahay 6/8/2022 malin sabtiya kula ku jire qada karinayey sababta u dhagestayna waa qofkan sanadaha dhibta io dheefta isla qebsan jirnay dadkana isugu jeclen in calaf nakala geeyey oo gabar gaar u yeelatey 💔😭
@cabdiraxmanxaaji5370
@cabdiraxmanxaaji5370 2 года назад
Abaayo calackaga waa heli🥺
@ladnamawliid
@ladnamawliid Год назад
Iskumidban nhy wllhi 30/9/2022 Ayaan ana waayey jecelkaygii oo gabadh kle hantiday Alle haysku barakeeyo😢😢😢😢💔💔
@RIHDAKAGAWA26
@RIHDAKAGAWA26 Месяц назад
My fav song wakhti bay ahayd aan ku soo celceshanjiray iyo jacaylkaygii ugu horreeyay uguna qaalisana maantana aan illoobin waxaan rabbi kaaga baryey inaad waxaad jeceshahay midigta kaasiyo ❤❤
@AbdiKaltumomuzamil
@AbdiKaltumomuzamil 7 месяцев назад
Runtii markaan heestan maqlo waa iska ooya😢waxaan soo xasuusta wiil aan 6 sano wada soconey oo aan uqabey jaceyl xad dhaaf ah oo aan isbaraney 8.1.2016/2022 ayuu guursadey gabar ay isku cid yihiin😢😢
@zainabguulkein4782
@zainabguulkein4782 4 года назад
I can't get enough of this song All the way from Canada. I love this because is true
@kadocali466
@kadocali466 Год назад
Listening after 2 years here in kenya
@nuuramuhumued6793
@nuuramuhumued6793 8 лет назад
bk waa fananka kaliya ee carurti qurbaha ku dhalatay dhagaystan aad na u jecelyihin
@xaliimomuumin4606
@xaliimomuumin4606 7 лет назад
hhhh
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 7 лет назад
Nuura Muhumued naa xishoo cunsuri ga ma dhageysano 😉😉
@saynabjibriil417
@saynabjibriil417 4 года назад
@@abdiaziz.2326 kkkk adi ma qurba joog ah cunsuri hadu yahay mxs mesha ku kenay
@saynabjibriil417
@saynabjibriil417 4 года назад
@Cabdi Wali cid ba kuma.diidana fikirkaga wll anaguna wn diidnay somalia xoog miya mrka adna sidada u hayso anaga tayda no daa
@abdirizakofficial109
@abdirizakofficial109 4 года назад
@Cabdi Wali wadamada aad shegaysa noogama dhow sababto ah Ethopia Tii na cawisey ahyd markad na xasuqeysey e an u qaxneY intadan hadlin tariikhda so baadh bro
@safiaamiin1609
@safiaamiin1609 Год назад
carabkiyo ilkaha waxy calalshan carshiga wax uga qoran✍ 2023 yaa dib uso boqday dadkeyga slma🤗❤🙌
@gacmoofficiall1383
@gacmoofficiall1383 4 года назад
2020 inta dawanaysa 👍like hayla dhafin
@seynababdullahi3754
@seynababdullahi3754 3 года назад
Wan ku sary
@msssuuro9771
@msssuuro9771 3 года назад
Yaa ila dawanayo 2021 like👍
@mOh_aamiin
@mOh_aamiin 3 месяца назад
2024
@Naciimo-bt4bf
@Naciimo-bt4bf 2 месяца назад
Waw❤❤❤❤❤❤❤
@yuusufcabdi1513
@yuusufcabdi1513 2 месяца назад
17/7=2024
@KoosCabdi-p3i
@KoosCabdi-p3i Месяц назад
Aniga😢
@aluko401
@aluko401 6 лет назад
Wonderful tune. Much love from your Nigerian fan. I love ur tunes so much! Absolutely fantastic.
@din8wofficial503
@din8wofficial503 3 года назад
Am a proud Somali 🇸🇴 and also I'm proud of you.. by the way he stopped singing 😭😭😭😳🤦‍♂️
@IbrahimHaji-t5x
@IbrahimHaji-t5x 11 месяцев назад
​@@din8wofficial503so that is good and why are you crying😢
@zam3622
@zam3622 8 лет назад
at least she has confidence about herself and that's what matters. to me her confidence makes her beautiful
@mohamedyusuf6427
@mohamedyusuf6427 8 лет назад
that is the point really 👍
@abassahmedgass4073
@abassahmedgass4073 7 лет назад
Gawadha lacayareyso wa gabdhaha yurub shiishada loqado iyo qamriiga wekamuqata side ubahdiilantahay nadafad xumaday kamuqto libiskeda gawar xaraago maahan
@abbeisse8416
@abbeisse8416 7 лет назад
+Abass Ahmed Gass ....ceeb waa gabar,..walashaa ee noqon kartaa...
@cadeeymohammed8539
@cadeeymohammed8539 7 лет назад
Zam 3 ma waxaanaa confidence ?
@raidosman2883
@raidosman2883 7 лет назад
abss
@lerflores3010
@lerflores3010 7 лет назад
she literally has the most adorable smile, this makes me so happy 💛
@faadumocali4426
@faadumocali4426 9 месяцев назад
Heeztan markan murugoodba wan soo aada ilahow nolosha ihagaaaji oo mel khayr qabta imari❤🤲
@abdullahabdi9505
@abdullahabdi9505 9 месяцев назад
Amiin 🤲 abayo mcn ❤️
@KawtherKawther-lf1yz
@KawtherKawther-lf1yz 3 месяца назад
😢
@Gacmayare14
@Gacmayare14 Месяц назад
amim
@mohamedabdiaden4667
@mohamedabdiaden4667 2 года назад
Iam from dadaab Kenya 🇰🇪 still love ❤ this song let the legend be life,
@kingbuxow846
@kingbuxow846 Год назад
Hagadhera bro
@Aniza-h4g
@Aniza-h4g 9 месяцев назад
23 /Dec 2023 malin sabti ah 11:30😢 Cagta mesha sartiyo cunaha wax ku mara calafka xukumayee 2024 waxa ka dhimaN 7 days yaa rabi Guulahayga iso dhawee malin un wan ka bixi cirirgaN aan dareemayo😢❤
@justtushie6399
@justtushie6399 3 года назад
2021 and this song just does it ❤️💛
@mr..niceguy6666
@mr..niceguy6666 2 года назад
Almost end of 2021 n this is a banger😳every word his saying is a fact..
@qaraaxomedia6090
@qaraaxomedia6090 2 года назад
@@mr..niceguy6666 ⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰
@hamdasaleban8919
@hamdasaleban8919 2 года назад
2022✌️
@milneribraahimnuur6156
@milneribraahimnuur6156 2 года назад
@@mr..niceguy6666 1
@hassanyare5580
@hassanyare5580 Год назад
Hii
@dallas5609
@dallas5609 7 лет назад
At 0:28 he puts his hand on her head signifying she's a little girl. It's a sing of kindness to youngsters saying "soo weynoow"
@alihassa2295
@alihassa2295 5 лет назад
Kkkkk you are smart adna soowaynoow
@abokorcabdalla6920
@abokorcabdalla6920 5 лет назад
Halkeeda ayaad dhigtay sxb
@TUFAAX411
@TUFAAX411 5 лет назад
I hope all people had your beautiful understanding
@fredhampton321
@fredhampton321 4 года назад
😂😂😂
@suhaib9811
@suhaib9811 4 года назад
😆😂😂
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 2 года назад
I am half Italian half Somali love my people and their music 🎶 nice
@somcana
@somcana 2 года назад
We love you habo/edo.
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Год назад
@@somcanawe love you abti / adeer Kkk wiil wuu noqon karaa gabar un baa u adeegsatay
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 11 месяцев назад
​@@marisacillahi1537 May. Qofka aad u jawaabtay iyadaa gabadha sidaa darteed wiil iyo gabadhba sidaa ay sheegtay bay ugu yeedhaysaa. Midda kale waxaan u malaynayaa inuu wiil yahay. Salmaan baa ciwaanka ugu qoran.
@mohahmed6423
@mohahmed6423 4 года назад
The sister is absolutely gorgeous man, Mashallah ❤️❤️❤️❤️ the song is amazing and carries a great message 🔥🔥
@sharmarkejama3882
@sharmarkejama3882 6 лет назад
Intuu wajiga taabto ayuu madax usalaaxaaa like waalid camal Bk ❤️❤️❤️
@Hanad75
@Hanad75 5 лет назад
Wuu xushmeyay gabadhisa okale wlhi
@ansihaji6665
@ansihaji6665 4 года назад
Haaa
@saafiabdulahi6604
@saafiabdulahi6604 8 лет назад
gabadhan yerta inaba caadi ma ahan oo dad bdn ayey ka hadalsiisay i like it
@salmankhanistar5575
@salmankhanistar5575 7 лет назад
abdulahi mahamed gplm
@ayushabdirahmam7542
@ayushabdirahmam7542 4 года назад
30 april 2020 still 😥jacaylkygi hore ayan ku xasusta san ujecla waligu qof uma jecln ❤lkn calfka nakala weciyay😭😓
@ahmedmahamed5082
@ahmedmahamed5082 2 года назад
Xasuus ayay ku leedahay miyaa heestan
@haniabdi4269
@haniabdi4269 3 года назад
2021 wixi kuzo biray like hale saro
@israbintucabdullah9369
@israbintucabdullah9369 8 месяцев назад
Heestan Markaan maqlo waan qoslaa wayo waxn ku qosla ku fataal ah baa isodiray aniga jecliin xagiis inaan jacelaa modaay waqtigaas oo socoday dalka Canada 🇨🇦 :::: hortaa jeclkaa sidee sabaa hal mar ayuu kuso maraa mise waa ku Guuleysaan mise waa Guldarysanii 😢 sheekadaydaa aan idinka sheekayiiii aqyrtaa iga danbysay .. waxa jiraay yar aan isjeclyn anago yar yar bilownay xiriirka waqtii aqriis lagu jiray wuxu waqtiga socodaba wilkaas aan isjeclyn maseer badan ayu xinaaq dhaaw rali galintasana badan 😢anigaa waan jeclaa lkn daqan ahantiisa maseer badan contralkaa ah ayaa kunecaa jiraay wuxu sodocaa waqtigaa aniga shukansii badan bilaway xiriir badan sameyay asagana intaas waan wadaa soconaa :: habeen habeena kamid ah buu ii dhaahy wilkaan isjeclyn aan kulaano xafada ayu igu imaday xooga markaan sheekaysany bu tephnkayga so dhacay waaxa so wacay yarkaa heestaan isodiray kaga daraan magaciisa save ah 😮😮 maxan sameynii sheekadii fashil bay nqotay maxan sameynii runta u sheegaay lkn xiriir quman naga dhaxeyaa dhahy wac bu dhahy wuxu dhaah an maqlee 😅😅 kabcdii waan wcaay lkn nasiib wnaag kayba iga qaban😊 wlhi caloshaii ii xanuntay xaaladuu kalay balsee rali galiin mardanbo u laban mahyo iyo wax lamid ah ba sheegayay waxaas asaga wuu dafsiisanaa runtii 😢 waan kala tagnay asgna xafaduu oo galbaday :::::::: xaladaydaa waa iska sidee ma badaliin dee keena xirirba naga dhaxayo kana waan wadaa markaa dumarka qarba ka dhacdhacsaan jacelka guurka kabdii ayuu imadaa qofkii guur kuso bandhigtoo iska guurso sidayda cml mar walbo waxa is dheehi jiray markaa ma dareensaan jacelkaa wuxu yahy iyo qofka kujecl xaaladiisa waa sideee wilkaan heestaan isodiray mar walbo niyaad ahantyda waaxan iska dheehi jiraay hebil daqamadan malahaa muxu sidaan ogu daqmada hadaan toban bari phnkyga dansaando iyo haduu darnadoo waa iskugu mid lkn wilkaan aan isjcelyn haduu 24 hrs ii wayo maxan kugu dhaacy maad xanunsantay hadba xaladaydaa ayu la socodaa lkn kaan hadaan kaa maqnado ayu hadaan joogo waa isku mid markui online kyga arkaa iso wacaa markaa calqigyga ku darsaday kaan kum jeclaa dhahay waan iska waday sheekadiisa asagan dacaad maaha adna dacad maatahiid kaa danaysaa isdhahyay markaa ogu danbayn xiriirka i jaray habeeno wuxu calacal iso qoraba aniga danba kama laahyn biloyin heestaan isodiray waan ku qoslaay waxan kudhahy adi igama tagiin anaga isfahany qiyanole qiyanolee maa qiyamee karoo markaa rali ahow dhaahy waan iscafinay lkn wuxu dhahy abayo wlhi caaqli markina tahy kulaa wayo waad ogaydbaa markaa nolosha hadba sii bay wax ku baari ogu damayn sheekadydii halkaas bay ku Egtahy sadex sano horteed bay igu dhacday qisaaan aan idinka sheekanyay > 2 yrs 1:50 kabdii aan kala maqnin wilkaan is jeclyn waa isku so labany insha allah sanadkaan cusub uu cawa aahy tahy 10 /1 2024 waxan raajynii inaan is calfano aan isgursano lamaa Qurux badana noqono inkasto labadinaa aan wadaa qurux badaanhy oo marku gaariga igu wadoo dheehi jiray laba walal dadkaan no malinayan sidaan iskugu egnahy intaasna amaan haa iga ahaatee ::: hadaan iga danayso heetsaan so boqoto slaan saree ia gudoon😊waan so boqon donaa anaa malin malaha kamid ah hadaanan dhimaanin 😢 ❤🎉
@najaah_00
@najaah_00 7 месяцев назад
Ma is calfateen wilkii wll
@osmanaxmed5777
@osmanaxmed5777 2 года назад
Waa Galab casar ah oo tariikh 17 Oct 2021 xabta liido anigo jogo oo jacel said ah daremayo ❣allow sahal
@siajoonie8663
@siajoonie8663 3 года назад
Calafkaa sidaa yiri inakala cidleeye🥺💔yaa dawanaayo 22jul/2021
@suralaydareer_filfil7215
@suralaydareer_filfil7215 3 года назад
Me😭
@ClakiinibraahimClakiin
@ClakiinibraahimClakiin 9 месяцев назад
Haplaha intay 3sano kula socdaan ayay ku odhanayaan calaf ayaa ina kale kaxeeye Su asha aan is waydiiyo ayaa ah maxaa ukal tagi waydeen wakhtigii hore 😢😢😢❤
@Gulletibrahim-vg3tz
@Gulletibrahim-vg3tz Месяц назад
Anaay iigu dacdaay miidaan 💔
@GumowBunna
@GumowBunna 23 дня назад
Hada 2024 dawatay love ii saar halkan ado mahadsaan❤😂
@abdinazerabdirahman6398
@abdinazerabdirahman6398 3 года назад
Watching this beautiful song and listening this amazing voice in the end of 2020. I see that kindness smile comes from that lady and truly makes me to watch a couple times in one night.
@cadceedmedia6858
@cadceedmedia6858 2 года назад
How do you se I watch this sond the end of 2021🙂
@filsan4896
@filsan4896 Год назад
Mommy 8mm
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 8 лет назад
Bk is an artist and people shouldn't label him . The young girls knows the lyrics of the song. I don't like her dress code but still we have to respect that since it is a personal choice.
@fadumonuur4852
@fadumonuur4852 Год назад
Ñhgbn and to be
@fatxihusein4444
@fatxihusein4444 Год назад
9
@Luqman.mohamed
@Luqman.mohamed Год назад
Are you alive broh??
@hodani7275
@hodani7275 Год назад
There is no such thing as a personal choice when it comes to being a Muslim. The whole point of being a Muslim is to submit to Allah.
@safiajama6819
@safiajama6819 Год назад
U right
@sumayaali1343
@sumayaali1343 3 года назад
Adun calaf ba ugu wayn Cishaday ahataba calafkagi wad heli😭
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 года назад
Moh bk aqli bakira bultlant edit Microsoft
@najmaabdinaasir6101
@najmaabdinaasir6101 2 года назад
After 7 years waxaa igu soo celiyay heestan inaan dhagaysto iyadoo ramadaana ilinta caawa iga qubanaysaa😭😭😭
@batraibnuwadadyare4212
@batraibnuwadadyare4212 2 года назад
😭😭💔
@sakariyeaxmed5921
@sakariyeaxmed5921 5 месяцев назад
Lambarkaga will iso sheeg
@xanaanadaxooiaha3003
@xanaanadaxooiaha3003 3 года назад
Bk heesaha ma udayna haduu yidhi fanka waan kabaxay, yaa udaynkaraa 2021-kii ayay nagu dhexqarxeen heesihiisiye.
@dhiblawefxfx
@dhiblawefxfx 3 года назад
yaa ila dheegeysanaya 2021
@hibosaedabshir1295
@hibosaedabshir1295 11 месяцев назад
Wax walbo waa calaf waan qiray midaas Aniga jaceyl keyga dunida waxaan ka hagraday majiran lkn nasiib wanag waan isweenay hdan awoodeeda lahan laha wlhi maalin maanan ogolaaden inaan kala fogaano Lkn Alxamdullilah cagta meeshad saartiyo cunaha wax kuu mara calafka xukumo 😢😢😢cashadee ahaataba calafkaagi waa heli nafteydaay dulqaadka badneede samirka badneede daacada eheede😢😢
@ezrafuad7001
@ezrafuad7001 Год назад
Heestan dip waxaan u dhagaysanayaa 5/4/2023 sacadu thy 11:54 malin salasaa oo hajigaygu ila jipinayo heestan asagana i qaadi jiray imikana wan wada joogna Alxm 🤲🌏🫂❤️
@mohamedabdinur3713
@mohamedabdinur3713 5 лет назад
Going through a break up now. This song brings solace to me. Ala jeceylku xanun badana
@mnbvmnbv8964
@mnbvmnbv8964 4 года назад
Life is hard mate.
@muzamuhumed3824
@muzamuhumed3824 3 года назад
Qofkii ay heestani ku socoto 2021 liketa hayla dhaafin
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 4 месяца назад
Who's watching in 2024❤❤
@Sir____88
@Sir____88 Год назад
Kuma Badin Cidhiidhiyo Calmadashada Ma Diidine Nasiibka Cid leeyo Weydiiyay Caashaqa Still I love u my Nashaad 😢
@Mustafefaysalmaxmed
@Mustafefaysalmaxmed 9 месяцев назад
Qofbaan aad u jecelhy Oo aan aad u jecelhy nolol qurux badna waan la raba niyadeydna iydaa ku jirta isla xiligan, inshallh waanan la gali nolosha aadnu isla rabno hdaad qoraalkeygan atagtna iigu soo ducee inaan iyda ku danbeeyo inshallh,qoraalka xiliga aan qoroyo 5 /12/24 inshallh waxanaan usoo noqon 2028🙋‍♂️.
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 года назад
Siday ila tahay: mararka qaar ayaysan suurogal ahayn aqbalaadda marmarsiiyaha. Qof aan kaaga harin baa jira calaf baa iga kaa waday iyo wax lamid ah. "Jacayl dhabahoow ku tabay!"
@olol.9005
@olol.9005 2 года назад
xumaayeey.
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 года назад
@@olol.9005 waa silac runtii.
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 года назад
Dib u dhagayso markale
@olol.9005
@olol.9005 2 года назад
​@@AbdinassirShukri hay ugaaas.
@Farayare451
@Farayare451 3 месяца назад
2024 yaa ila daawanaya heestan qiiradeeda wata ✌❤
@moharka8364
@moharka8364 3 года назад
Isdaji kaliga ma fiirsanaysid 2021 ana kula fiirsanaya
@eastconquer7875
@eastconquer7875 2 года назад
2022 and i'm still here listening to this !
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 3 года назад
still listening 2022💝🔥
@IbrahimTripleM
@IbrahimTripleM 15 дней назад
After 10 years imagine we are still a life maxad Eebe❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 9 месяцев назад
In 2024 still am ...... i am from CHINA and i undertand somali songs.
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 Год назад
😭04/7/2022 waxaa sadex bari ka dhimantahay maalinkuu dhintay aabahay oo ahayd 7ii October 😭💔. Waxaakaloo I xanuujinaya qof aan jeclaa mudo 5 sano ku dhawaad ah ban ujaray xidhiidhka anigoo u arkayay inay maslaxadu ku jidho 😭🥺💔Waxay ahaataba xanuun aad ufara badan ayaan dareemayaa 😢waxba hay calameyn haygu qaban Calooshee cadilkaa ku kaalmayn Cishaday ataba calafkaagii waad heli 😭 Waxan hubaa 😭Sidaan kuu jeclaaday inaan waligay qof udareemin Ama aan u jeclaanin laga yabaa inaan kadashaa sidan cid u jeclaan 😭Ilaahow adigaa Awoodee Qof waliba qofku aduunka ka calmado calaf ugu dar aad ayu udhib badan yahay xanuunka jacaylka marka aad kala tagtaan qof aad jeceshahay 😭waxa kasii xanuun badan qof aa jeceshahay oo aadan ogayn sababta aad uga tagaysid 🥺hadan meel fariisto ma aqaan sababta aan uga tagay ilahow qalbiga iiga reeb 😭🙏🏽
@farihasiigaale4498
@farihasiigaale4498 Год назад
It's 2023 and I am still in love with this song❤
@user-ls9yp1cc8t
@user-ls9yp1cc8t Год назад
❤1
@ruumocali7160
@ruumocali7160 Год назад
Gsgtstshdgxygxtsygzgzgzgsgsftwuui❤❤❤
@Xavi____Official
@Xavi____Official 7 месяцев назад
Waxan Dhageysanaya Axad 18/2/2024 wxan Rajeynaa In aa u soo laabto 10 yaers Hada ka dip ah Haddi aan Nolahay I.A 🤲❤️ Aniga ah Oo Aduun Wx ka qabsaday Oo aan Joogin Qarada Madow Hadi iga Danbeysid Like Isar Si aa U soo Booqdo I.A❤️ Somalia Ha Noolaato 🇸🇴 Magaceygu waa Shaafici Apdi Adan 19 jir
@sawdafarah721
@sawdafarah721 7 месяцев назад
Cagta meshad saarto iyo cunaha wax kumara calafkaa xukumaya.!❤️‍🔥 The best song❤️‍🩹2024❤️‍🩹🔥
@saafuusaid4320
@saafuusaid4320 7 месяцев назад
ilaa iyo hadda heesaha calaacalka yaa daawanooya 😍💗💋
@axmed9306
@axmed9306 3 года назад
Can't get enough of this song... From Mayfair SA
@hanadmoha4336
@hanadmoha4336 2 года назад
Mayfair magal culus waye. Xasus iga mudantahay.
@jamalhussein4052
@jamalhussein4052 2 года назад
Mayfair KFC 🍗