Тёмный

Maxamed Nuur Giriig - suleekha kaban 

Ik Hajji
Подписаться 104 тыс.
Просмотров 126 тыс.
50% 1

Maxamed Nuur Giriig - suleekha kaban

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@cjabarmaxamedcjabarmaxamed5867
@cjabarmaxamedcjabarmaxamed5867 25 дней назад
Mahamet nour giriig aun
@alisaid2008
@alisaid2008 3 года назад
Mirihii hadraawi laxankii bashiir xadi codka m.n.giriig
@AbdirixmanCamanji
@AbdirixmanCamanji 10 месяцев назад
SULEEQAY ARAGAAGU NAFTA WOOW SAMIRSIISO SADEX BEEY KUQADAAYE HAKA GOOYN SALAANTADA😢❤ALLAH YAA ARXAMU RAAXIMIIN AVWAAN HADRAAWI😢😢
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 10 месяцев назад
Aamiin Aamiin
@siciidbulaale7877
@siciidbulaale7877 2 года назад
Rabiiii naxariistiii jano hakaa waraabiyooo
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 9 месяцев назад
M.ibr.w.hadraawi ilaahaw u naxariiso.iyo m.n.giriigba
@cabdifataaxcabdiqaadir3084
@cabdifataaxcabdiqaadir3084 7 месяцев назад
Jacayl hore waxa ladhahaa nin la ciilay waa maxay mid yaraan iga aaday yurub
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 месяца назад
Suleekhaay aragaagu Nafta wa'u samirsinyo Sadex bay ku qadaaye Haka goynin salaanta✋
@IdirisXaamud-px8uj
@IdirisXaamud-px8uj Месяц назад
Alee ha u naxtiisto janada ha ka warbiyo
@MohamedHassan-pu6wk
@MohamedHassan-pu6wk Год назад
Runtii xasuusuhu waa shay qaaliya heestan waxaan ku xasuuusta gabadh la odhan jiray suleekha oo uu guurasaday walaalkay ama habar wadaagay carmiye ama maxamed runtii barigaasi waxay ahayd ama sanadku ahaa qiyaastii 2012 mudo laga joogo 13 botan sano ayay laadahay 11 cisho oo kaliya runtii gabadhisi ilaa iyo maanta iyo ilaa iyo xligaa maskaxdayda kama bixin waayo waxay ahayd dumaashi fiican runtii muqumadii arooskeeda la keenay wax badan way igu dartay quraacda lkn nasiib xumo markiiba way kala tageen walalkay meel ay aadayna waan garan wayay dad badan waan waydiiyay lkn maal layguba sheegin lkn nasiib wanaag 2020 ayaan dib u helay iyadoo joogta meel tuul ah oo la dhaho dandan oo ku taala howdka gobolka togdheere lkn waan hada sheekaysanaya waxaanu ka wada sheekayayzanay waayihii wacanaa aanu sol wado qaadanay iyo dadkii ay barigaa la noolayd wixii dhintay iyo wixii nool runtii waxaan u sheegay inay dhintee labo qof oo kala ah aun wlaashay xaliimo saleeban iyo walaalkay caydaruus xasan aun iyunu waxay ii sheegtay in la guursaday markii walalakay furay ka dib ninkaasna ay u dhashay labo caruur ay balse hada la furay runtii walaalkay waxba uma dhalin oo nasiib uma yeelay inana arko waxay u dhashay intaas ka din xidhiidhkayagu wuu go ay hada meel ay ku danbaysay iyo waxay dabaday mudatay war kama hyo balse waxaan u rajayanaayaa nolol qurux badan walaalkay hada wuxuu leeyahay caruur badan waxaanu yaalaa bartii uu arooskiisu ka dhacay lkn anigaa ka soo dheeraaday waxaan rajayanaayaa inaan ku laabto meeshaas inshallah oo aan dib u soo arko meeshaa aan marnab xasuustayda ka go in
@ikhajji
@ikhajji Год назад
MashaAllah brother. Memories and recollections
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 11 месяцев назад
Sababta gabadha dumaashida ah weli u xasuusato, sidaad noo sheegtayna muqmada ninkeeda kuugu dari jirtay quraacada bal waxa jiray noo sheeg ina adeer.
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 9 месяцев назад
Xaga wanaaga ayaa wax laga eegaa wll
@ahmedmuuse6737
@ahmedmuuse6737 7 месяцев назад
Dadan waa iyo war cimraan.❤
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 3 месяца назад
Reer Waqooyi Waliba idoor Hees iyo fan laguma gaaro. Majeerteen Siyaasad laguma Gaaro. Hawiyana Shaqo iyo Tabac laguma Gaaro……
@mahamedahmed3788
@mahamedahmed3788 11 месяцев назад
Midhihii hsdrawi laxankii Bashir xadi codkii m ,n,r, giriig
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 года назад
Libaax noolaaw waan taageeraa fanka aad soo geliso
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Maxamed daahir siiqoow majadsanid waan kula dhegerystey herstaan mahadsanid sxb.
@ikhajji
@ikhajji 2 года назад
MashaAllah bro. Dageysi wanagsan
@ikhajji
@ikhajji 2 года назад
MashaAllah BILBARAKAH my dear brother. Thank you very much.
@siciidmahamed1010
@siciidmahamed1010 Год назад
​@@ikhajji 😊p😊 L Pp
@siciidmahamed1010
@siciidmahamed1010 Год назад
P
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 3 года назад
Xasuus best of my life back days 1998 to 2002
@xasanabdi3013
@xasanabdi3013 Год назад
Axmed moogana waa qaadet isagaana ku horeeyey laakiin radioga giriig baa laga soo daayaa
@Cartan7
@Cartan7 6 месяцев назад
waqooyi somali heesaha waa heer sare
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 4 месяца назад
CAJIIIB😊
@CabdiRixiin-d8h
@CabdiRixiin-d8h 4 месяца назад
Xasan aadan
@hilwaanaj6483
@hilwaanaj6483 4 месяца назад
Hodaney aragaagu naftu waa u samirsiiso sadex bey ku qadaaye haka gooynin salaaanta
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 4 месяца назад
AUN
Далее
Maxamed Nuur Giriig - Boodhari Sidiisii Hees Kaban
10:40
Mays heli Karraa
10:16
Просмотров 48 тыс.
Немного заблудился 😂
00:16
Просмотров 300 тыс.
skibidi toilet multiverse 042
20:57
Просмотров 4,8 млн
Maxamed Nuur Giriig Gam'ayee Hurdada Dheer
9:17
Просмотров 85 тыс.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Просмотров 129 тыс.
Heestii Gamaayee
8:27
Просмотров 153 тыс.