Тёмный

Heestii Gamaayee 

Ilyaas Mahamed
Подписаться 5 тыс.
Просмотров 153 тыс.
50% 1

Gamaayee Mohamed Nuur Gariig

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 82   
@abdirahmanaadan2810
@abdirahmanaadan2810 2 года назад
Erayadii abwaan ibrahin warsame hadraawi Laxankii bashiir (xadi) Riwaayadii hadimo 1967 Inta dhimatay allah haw naxariisto
@miskiinilahayjecelyahay5749
@miskiinilahayjecelyahay5749 6 лет назад
Heestan barigii igu horaysay 2007 dii waxan ahaa 12 jir runtii man aqoon waxay tahay walakay arooskiisii aya jiray bariga oo ahaa curadkii hooyaday goobtu miyibay ahayd dhulka wuxy ahaa cagaar aad geel badan ayaa xafadu lahayd geelo wuu dhalay afar xafadood ayanu ku daganayn meesha xooluhuna aadbay u dhaleen habeenki aya la cawayn jiray dhalin yarada xafadu heesten aya badana la dhagaysan jiray aniga waxa lay odhan jiray seexo wan diidi jiray si aan u dhagaysto heestan maanta waxan guri ayaan leeyahay hooyo ayaan noqday masha allah xusuus wlhi
@shaafitube4531
@shaafitube4531 4 года назад
Wow zxp isku mid ayaan nahay mar wllkey oo xafada nogu weyn arooskisi ay ahayd lkn anigu xiliga 7jir ayaan ahaaaa
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 года назад
Masha allaah isku waara Abid Alle ubad khayr Qaba Haydin siiyo🙏💓💓💓💓
@xubimedia1060
@xubimedia1060 2 года назад
Ana manta ayan nasib uyeshay inan replies kuso galo comentiga 3yeaes ago qoralka so dhigtay sister 2007 caqli maba lahayn xaqiiq wllhy aad ban uyara💯❤️matana waxannahay nin wayno secondry sanadki udambaysay maraya❤️💯alx
@sidiiqjamac3539
@sidiiqjamac3539 7 месяцев назад
Wlhi waa barigii igu horeysay ana fasax aaan miyiga ku tagny ayaan ku barty wiil an ilmader nahy oo maalmha aroozty habeenkii ayaa lagu cawayn jiray
@abdisalanhersi8516
@abdisalanhersi8516 3 года назад
Heestan waxan dhagaysanayaa 11-5-2021 maalin salaasa ah ciidii waxa kahadhay laba cisho ramadaan waa 29 waxan salaamayaa qofkasta oo arkay qoraalkan✋
@FunnyOctopus-sm2oo
@FunnyOctopus-sm2oo 4 месяца назад
Ana waxaan daawanayaa 4/may/2024
@SadamSaxane
@SadamSaxane 24 дня назад
Ana waxaan daawanayaa 2024 /27 septemper❤ kolay qoraalka ooyaa unbaan dhimane illahay intii dhimatay ha unaxariisk aamiin dhaha ina igay dambayza✋️✋️
@cali2119
@cali2119 Год назад
Maxamed nuur giriig alle hakuunaxariisto Ax yaa fanan
@falismohamed9231
@falismohamed9231 2 года назад
2012 ban dhagaysan jiray ereyo xigmadleh❤️❤️
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 месяца назад
Heestani waxay ku jirtay riwaayadii caanka ahayd ee HADIMO ee uu Alifay Abwaan Mohamed Ibraahim Warsame Hadraawi Laxankana waxa saaray AHUN Ustaad Bashiir Xaddi. Codkuna Waa Mohamed Nuur Giriig RABBI Naxariistii Janno hawgu wada deeqo dhammaantood Aamiin Yaa RABBI.
@kolyeedh1
@kolyeedh1 2 месяца назад
Maxamed nuur giriig Aun wuxuu kamid ahaa fanaaniintii ugu codka macaanaa 😢
@fadxaaxmed6142
@fadxaaxmed6142 3 года назад
Xalay gelelefkeygii Riyadiyo gudoodiga Anigiyo go.aygiyo Gogoshaa cilownee👌
@abdisalamilkadahab8192
@abdisalamilkadahab8192 4 года назад
Gam'ayee hurdada dheeer❤❤ Xasuuso badan ayey iiLeedahay
@thomasmuller8112
@thomasmuller8112 6 лет назад
Waligay heestan ka wacan ma dhagaysan tan iyo markii iigu horeysay ee aan heestan maqlo waxay ahayd 12 sano kahor Aad ayaad u mahasantahay chanelka iyo inanka codsadayba
@abdisamedomar1557
@abdisamedomar1557 3 года назад
15 :1:2021 ayaan dhagaysanaya xaasuus gam ayeey huradada dheer ❤
@somalihood5666
@somalihood5666 4 года назад
Maxamed nuur giriig axyaa fanaan Show gelinba waayuhu kalmadaa ayaan aad ula dhacaa sida uu u goynayo🥰
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 года назад
Wah waah alow ka raali ahow mohmed nuur gariig❤🤲🏻🤲🏻🖐🏼
@alcowdafarah307
@alcowdafarah307 Год назад
Lgend
@yarkasanadkaadesh6464
@yarkasanadkaadesh6464 2 года назад
Heestan waxa igu horsesay 2006 anigo jira 9 sana aan dhegeysan jiray amadou cajalad
@Axmednuur160Nuurdeew
@Axmednuur160Nuurdeew 2 месяца назад
Maxamed nuur girig ilahy haku naxariisto wll😢😢
@kolyeedh1
@kolyeedh1 2 месяца назад
Aamiin wll 😢
@NuuradiinSaleeban
@NuuradiinSaleeban 2 месяца назад
caawa 11 / 8 2024 waxaan xasuustay waagii aan yaraaa xoola laydiri jiray ayaan dhegaysan jiray anigoo ku noolaa balidhiig caawana waxaan jooga tiyaatarka burco waanku mirqaamay heestan
@muscabahmedali9699
@muscabahmedali9699 3 года назад
Ceelbuh sanaag Somalia Baan joogay 2010 markii iigu horaysay oo dhagaysto 🙉
@IfraxAcmed
@IfraxAcmed Месяц назад
Heestan adunkan ugu jecelhy angoo yar ban dhegesan jiry wagaa miibadn jogy dankaa hadal ku jiromiimiri ban kaa dhegesan jiry sidee maan uu arag lakin niyadeyda mar may kaa bixin lakin cawa oo ay tahy 2024 /9/ 15 / haben isnina ban ku qorty ruuntii way iso baxdy ruuntina weel ban ku xalya cawa😂lakin qoofkii hestan uu firsda bun baa deremya micneheda😭😭🌹
@mursalmaxamedmuse6237
@mursalmaxamedmuse6237 2 месяца назад
Waa hees mirqaan abaheed wasto Anay yarban cunayayo mirqanku ku saxaya😂 Asxabaay like ta isara
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 года назад
Heeestan waxaan Dhagaysan jiray Anoo miyi Joogaaaa Oo barwaaqadu Qurux da la yaabay0 markaan Raac0 xoolaha waanan jeclaaa xataaa markaan wax waraabinay0 waan Daaran jiray ma illaaw0 waxaana i baray wllky oo isaguna jeclaaaaa Allah caawan xasuus Qaaliya waad mhd sn thin inta Akhriday comments kyga my people All i hope long life 🙏🙏❤❤
@fadxaaxmed6142
@fadxaaxmed6142 3 года назад
Wllhy kula mid baan ahay sxp waxan kubartay miyi Xili barwaaqo ah waxana ibaray walalahay waayo waayo✌
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 года назад
@@fadxaaxmed6142 Geel laba jir soo wada Mar baa igu soo Dhacday mahad sanid zhp 🤣🤣
@fadxaaxmed6142
@fadxaaxmed6142 3 года назад
@@soomaalimanintheworl2330 haa wllhy sxp qof aan noloshaa soomarin qofba maaha rag waa kii soojaba🙌🙌🙌
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 года назад
@@fadxaaxmed6142 Been maaha Fadxa Qaaliyey inaapti I hope long life🙏😍😍💓💓
@mindho3955
@mindho3955 2 года назад
Heestan waxaa ku dheehan xigmad badan ee abwaankii midhaheeda lahaa hala soo sheego.
@qalaafewaxgarad5646
@qalaafewaxgarad5646 2 года назад
Mohamed ibrahim warsame hadraawi
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Abwaan hadraawi
@keewaaAniwaa
@keewaaAniwaa 24 дня назад
27/9/2024 hees wey dhaaftay tan aun maxamed giriig😢😢😊
@ibraahimdhibyare
@ibraahimdhibyare 4 месяца назад
Waaah waah ana sidoo kle ma gilgilay gadhkaygii
@maxamedsiciidgeelle186
@maxamedsiciidgeelle186 24 дня назад
Heestan waxa dhagaystay aniga oo jooga banka aroori ee gobolka togdheer goor galab ah aniga iyo asxaab runtii heestay waxa na xasuusisay inqilaabkii dawladi kacaanka .
@abdicasiisyusuf5808
@abdicasiisyusuf5808 4 месяца назад
waxan dhagaysanayaa heestan goor galab ah in library of kutahya university ( dumlupinar kutuphanesinde bu serki dinliyorum) turkiye, casarliiq xiisadaha iyo waayuhuba adagyihiin qofkii iigu horeyey ee aan ka maqlaa wuxuu ahaa shoodhadhkay jamac xayir from beerweeso . inbadana waxan ku dhagaystay karamaan siiba siigo dheer iyo aageeda waagaan geel jirahah ahaa. waahaya aduunku yaab badanaa
@jamacxasan2484
@jamacxasan2484 2 года назад
Wawayo wan xauustay rabbi haunaristo maxamed nuur gariig
@hassankhadarmohamed584
@hassankhadarmohamed584 5 лет назад
1997 ayaa ano yar heestan habeen bbc so daysay ila hadda meeshan arko iyado ka baxaysa wan istaaga wan dhagaysta
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 года назад
Ooo waaad dhammaa teee cimrigaa ma Noola🤣
@hassankhadarmohamed584
@hassankhadarmohamed584 3 года назад
haaaa
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Gam,ayeey Hurdara dheer !!
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 3 года назад
💯👋💯✔️✔️🔜
@yeyofficial1956
@yeyofficial1956 Год назад
Maka too say gago Madhan Gogaashaan ku jiifiyo Ma guhaadshay aqalkii Saw gocasho reenkii....🥲🥲🥲
@cawoahmed3461
@cawoahmed3461 4 года назад
Gabalka iyo waagaba adaankuu gunranahe
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 года назад
Allah haygu soo qaadin Maskax daan ka saareee🤣🤣
@mohamedcarsanyo1358
@mohamedcarsanyo1358 5 лет назад
Xsus waxan dhgysanayaaa 30/8/2019
@fathiahmedhuseen4101
@fathiahmedhuseen4101 2 года назад
gam ayeey hurdada dheer
@jamaljama8146
@jamaljama8146 2 года назад
Heestan waxa iigu horaysay 2006 waxan fasax u tagay hawd-ka gobolka Togdheer, degmo lagu magacaabo Coodanle. Heestan iyo heeso kale oo badan waxa qaadi jiray nin Hassan la odhan jiray, runtii waxan aad u jeelaa inaan maalintayda oo dhan la qaato ninka oo ahaa “Fankii oo qof” xusuus ayey I gelisay caawa heestan 18-March-2022.❤️
@loveisakiller7711
@loveisakiller7711 6 лет назад
Gamaaaye wooooooow
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 6 месяцев назад
Gawsaha fartaydii anigoon is garnayn ayaan xubin ka goostee ma gil gilay gadhkaygii maka gray timaha badi
@salmaansuleiman4303
@salmaansuleiman4303 2 года назад
Gamayeeeey my favorite song
@nalkakadiye7800
@nalkakadiye7800 3 месяца назад
Oh yaa xasuus
@abdirashidtosane4126
@abdirashidtosane4126 9 месяцев назад
Maalintii igu horeyday Sacda 16:04 19,6,2013 xasuus wlhi
@daahirhersi1769
@daahirhersi1769 2 года назад
Hees taan inaba caadi maahan waaye waayo
@barkhadindho
@barkhadindho 29 дней назад
Axyaa hees
@bdirahidomar3978
@bdirahidomar3978 5 лет назад
2018 /12/1. dhagaysanayaa. wlhi. xassus.
@mrjamaltawakal2496
@mrjamaltawakal2496 6 дней назад
Length maxamed nuur giriig
@mohammedaa1679
@mohammedaa1679 6 лет назад
gama aaye hurdada ee axlaa sawt
@ahmedessa6074
@ahmedessa6074 9 дней назад
Erayaddi cabdi adan xaad qays
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 9 дней назад
Riwaayadii hadimo ku jirtey ee abwaan hadraawi
@nuurgeedi8077
@nuurgeedi8077 5 лет назад
Xasuus igu qaaliya
@maxamedmaxamud9036
@maxamedmaxamud9036 6 лет назад
Ax Ax Ax Ax Ax gamaaye qaraami
@hibaaqmohamed4484
@hibaaqmohamed4484 4 года назад
Eeezh eeeesh heeez waxa iigu horayzay 2010kii gam,ayeey hurdada dheeer
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 года назад
@@hibaaqmohamed4484 WAX yar Baad iga wayntay Anna Waligaypa waxaan Ka qaadi Jiray Miyi Waxaanan jeclaa inaan Aroos Yada ka Qaado Gama'eey Gama'eey Gama'eey Allah waay0 waayo ^Goyaal kaan Qarsanayaa Anigoon is Garanyn ^ Afkaygii ku Go'deee^ 🤭🤭🤭😭😭😭
@MukhtaarSiciidaadan
@MukhtaarSiciidaadan Месяц назад
Suw gurti ankacay warkilays magadhsin
@moha6681
@moha6681 5 лет назад
Hees waa tan qaraami 👌
@AbdiwahidMahamud-r7g
@AbdiwahidMahamud-r7g 8 месяцев назад
2024
@zersamiir2022
@zersamiir2022 6 лет назад
Wooow
@MukhtaarSiciidaadan
@MukhtaarSiciidaadan Месяц назад
Anigiyo gu aygiyo gugusha culownu gawsaha fartaydi anigun isgaranay ayan xubin kaguste
@Mahamedamin2021
@Mahamedamin2021 Год назад
😅😂😂
@yarkasanadkaadesh6464
@yarkasanadkaadesh6464 2 года назад
Mohamed nuur girig
Далее
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 4,2 млн
Mays heli Karraa
10:16
Просмотров 48 тыс.
somali lyrics axmed mooge  libaan itageer allahayow
4:21
Hohey Dumarku-MaxamedNuur Giriig
6:01
Просмотров 412 тыс.
Maxamed Nuur Giriig Gam'ayee Hurdada Dheer
9:17
Просмотров 85 тыс.
Maxamed Nuur Giriig - suleekha kaban
10:22
Просмотров 125 тыс.
Gam'ayee Hurdada
9:08
Просмотров 11 тыс.