Тёмный

Maxamed Yuusuf Cabdi Iyo Qamar C/llaahi Harawo 🔥Iyo Heesta "YU'ASHO" 

WAAYO WAAYIHII WACNAA
Подписаться 205 тыс.
Просмотров 195 тыс.
50% 1

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Muuse Cali Faruur 1970
🌟Laxanka
U/ Maxamed Cige Ilbir AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Опубликовано:

 

24 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 127   
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 4 месяца назад
Made in somaliland eraydii muuse cali faruur❤
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 месяца назад
Sida geel yibladay Dhul yamaarugliyo Yucub doonashaa U yahoomayoo!! Yaahdaan ahee🙇‍♂️
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 года назад
wwwww yasalaam allah yaraxma fanantii qaranka intii dhimatey intanolnah cimrika alle haudheereeyo
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 3 года назад
Ereyada waxa leh abwaan muse cali faruur waxa ay ku jirtay riwayadi waalida raga iyo wareerka hablaha 1971
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 года назад
heestu waa wada Ya👍 afsomaliga waa af hodan ah, erayga YA waa erayada uyar ee aadka ukooban hadana abwanadi heesa badan by eraygaas kasameeyeen 💝💝
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 года назад
saxib abwaankii ugu horeyey ee erayga y waxka alifay wa abwaan muuse cali farur hestan bayna ahayd
@CarabShiikh
@CarabShiikh Год назад
hhh sxb rag badan oo kahoreyay baa kacuriyay xata hanuniye o fanan aha baa kasameyay heesa badan aqonta afka lo leyahay bay ku xidhamtahy
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Год назад
@@CarabShiikh adu dhowr erey oo Y kabilowda samee😂😂😂
@CarabShiikh
@CarabShiikh Год назад
@@Am-pk3zh sxb mar horaanba sameeyay mahdsanid
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Raxmaanku haw naxariisto Labadaba🤲
@AbdulkadirMNur
@AbdulkadirMNur 9 месяцев назад
Qamar waa nooshahay!
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 месяцев назад
@@AbdulkadirMNur Alle cimriga iyo caafimaadkaba Haw barakeeyo-; Mahadsanid
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 3 года назад
Heesta waxaa wada qaada m yuusuf iyo sahra axmed waana heestii yda ee ugu horaysay hees music leh ee la sameeyo eraydana waxaa iska leh dhaqan yaqaan muuse cali faruur wuuna noolyahay cidii shaki kaga jiro waa la waydiin karaa
@atamayste4593
@atamayste4593 3 года назад
Waa runtaa waa sahra dhski kuna jiree dadkan an fanka waxaba ka aqon baa isku.qaldaaya
@allaayahdeek7324
@allaayahdeek7324 3 года назад
Sxb aan kuu saxee sahro axmed heeso kale baa kaga horeeyay labo heesood oo ay maxamed nuur gariir la qaaday inanyahow qaldani qiimiga galgacal la iskuma qasbee oo originalkeeda lahaayeen fadumo axmed iyo raas 1967 sidoo kale heesta dadna ruux ku aaminay isla maxamed nuur gariir bey la qaaday 1969 heesta 3aad ma ii baaqday sidaa beel baadiyo xareediyo loo helay barwaaqo waxeyna la qaaday dacar 1968 lknse heestaan ya leydaa waa riwaayadii ugu horeysay ee matasho 1970 AUN lknse qofka hada la qaadayo maxamed yusuf qamar weeye oo aan filaayo iney dib kala qaaday lknse originaalkeeda waxaa lahaa sahra iyo maxamed AUN sidaa horay u sheegtay waxeyna mu jirtay riwaayadii waalida raga iyo weerarka haweenka
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 года назад
@@allaayahdeek7324 Qamar maaha ee Faadumo Ahmed Dhimbil.
@cabdullahitimacadde8284
@cabdullahitimacadde8284 3 года назад
Was faadumo ahmed dhimbil. Saxibayaal idinkoo mahadsan dadaalkiinaa badan thanks
@allaayahdeek7324
@allaayahdeek7324 3 года назад
Maahan bro faadumo axmed codkaan maleh qamar iney tahay baa qiyaasayaa sidoo kle heestaaan waxaa mohamed AUN la qaaday sahra axmed AUN
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 6 месяцев назад
Qatar oo qaadeeysa hada dhageyso waa Qatar op muuwata. ​@@allaayahdeek7324
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 6 месяцев назад
​@@allaayahdeek7324sax eaa Qatar walaal.
@SamsamAbdule
@SamsamAbdule 3 месяца назад
Thanks youtoo.
@ibrahimmusse6612
@ibrahimmusse6612 2 года назад
U guys it is a beauty and a master peace. A classic literature..
@ahmedabdilahi3718
@ahmedabdilahi3718 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ILLAAHAY NAXARIISTII JANNO HAKAWARAABIYO HAWNA DAMBIDHAAFO MAXAMED YUUSUF CABDI AAMIIN YAA RABBI. Fanaaniintan madhagaystaan miyaa tolow heesihii hore si'ay waxuuga bartaan?
@fatimanour9793
@fatimanour9793 3 года назад
10JIR BAAN AHAA MARKA HEESTAN LAQAADAY.
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 2 года назад
Cimriga Allah ha kuu dheereeyo Hooyo.
@abdulkadirsaid2247
@abdulkadirsaid2247 4 месяца назад
Waa faduma ahmed dhinbil iyo mahamed yusuf
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 года назад
Heestan : yuasho Eryada: muuse cali faruur Laxanka: maxmed cige ilbir Codka: maxmed yuusuf & faadumo ismaaciil xareed ( duniya) Wakhtiga 1970
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Zhp faduma ma ahan waa xareedo ismacil duniya mardhaw ayey ku dhinaty uk
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 года назад
mohamed yusuf & fatouma ahmed / laxin Rajid bullo
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 11 месяцев назад
Waa harawo
@yahyajama8319
@yahyajama8319 11 месяцев назад
Ya ku yidhi xalimo
@ambileh1
@ambileh1 3 года назад
Heesta gabadha qaadeysa Sahra Axmed iyo Qamar Harawo midna maaha. Dib ugu noqda oo bal dhageysta codka
@abdirahimxasan7490
@abdirahimxasan7490 3 года назад
Wa qamar laakiin idaacada waxa u duuban sahra axmed
@abdullahiabdi4919
@abdullahiabdi4919 3 года назад
Wayo wayo. Thanks
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 года назад
Yu'asho: riwaayaddii Waalida ragga iyo weerarka hablaha curintii: Muuse cali faruur Codadka: Maxamed yuusuf cabdi iyo Sahra axmed jaamac intii dhimatay alle ha u naxariisto.
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 года назад
Tani sahra maaha eewaa qamar harawo
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 года назад
@@axmedcalixasanxasan2235. Waa run laakiin sahra axmed baa ku horraysay heesta.
@mahdialieedow3869
@mahdialieedow3869 2 года назад
Heesta naagta qaadeeyso ma aha qamar ee waa faadumo axmed dhimbiil allaha unaxariistee
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 7 месяцев назад
Mabilawdey bariiska uuska haulage karsho miyad tidhi Haye qamarbaad faadumo kardon miyaa waryaahe gabadhu waa Qatar c.laahi heestuna waa y,associeret.
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 3 года назад
Riwaayadii weerarka jacaylka iyo waalida hablaha erayadii muuse cali faruur codkii maxamaed yusuf iyo qamar cabdilahi originally sahra axmed ayaa la qaaday 1970kii hargeysa by fuaad shibiin
@ilyaasmaal9892
@ilyaasmaal9892 3 года назад
Waa orajinaal diba LOOMA qaadin heestan codkan hada baxayaana waa SAHRA Axmed
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 3 года назад
Waa run 1971
@AhmedSalah-vg7zz
@AhmedSalah-vg7zz 3 года назад
AUN maxamad yusuf iyo Aun Fadumo Ahmed Dhimbil
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 года назад
Markan waa qamar- harawo
@AhmedSalah-vg7zz
@AhmedSalah-vg7zz 3 года назад
Waan fahmay hadda 👍
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 9 месяцев назад
Saxweeye.waa.harawo.naagtu.riwaayadii.waalida.raga.iyo.weerarka.haweenka.kamid.ahayd.heestani.m.c.faruur
@badridualle
@badridualle 2 месяца назад
Xareedo Ismail duniyo u cod eegte allah yaa razmu
@abdiibrahim7032
@abdiibrahim7032 3 года назад
Mohamed yuusuf iyo sahra ahmed weeyi fananadu harawo maaha
@allaayahdeek7324
@allaayahdeek7324 3 года назад
Sahra axmed AUN naxariistee maahan wey la qadaaay maxamed AUN lknse markaan qamar weeye waxa la qaadayaa sidaa u fahan
@SamsamAbdule
@SamsamAbdule 3 месяца назад
Yaa qataraa rahee wad shewgtey.
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 10 месяцев назад
Garxajis fanka somaliyeed record ayay ka xidheen
@mohamedkahin9272
@mohamedkahin9272 3 года назад
Qamer maha gabadhu ee wa Sahara axmed iyo maxamed yusuf erayadi muss Cali faruur
@ismailjama178
@ismailjama178 3 года назад
Sahra maaha codkaasi waa Harawo.
@abdallahgadiid2546
@abdallahgadiid2546 2 года назад
Yu'asho- waxaa wada qaadaya- maxamed yuusuf iyo farxiya cali Aun.
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 3 года назад
Muuse Cali Faruur Abwaan Erayo culus wuxu ku nool yahay magaalada Hargeysa Ilaahay Caafimaadka iyo Cimriga ha u Siyaadiyo
@hayaanabdulaahigurdanshe674
@hayaanabdulaahigurdanshe674 2 года назад
Sxb yaal gabadhan hestan qadeysa wa xaredo cismacil duniya
@qodarabdulahi9311
@qodarabdulahi9311 3 года назад
Fanaan iyo murti waa Hoboladii Hore (kooxo la magac Baxay iiqabo makarafonka Baa soo Baxay)
@Wonderer224
@Wonderer224 3 года назад
Ma aha Qamar ee saaxiib ina ka sax. Ma leh codkii Qamar. Mana aha Sahra Axmad ee waa gabar kale. Mahadsanid.
@maxmedcabdilaahi4016
@maxmedcabdilaahi4016 3 года назад
Saaxiib waa sahra axmed jamac ruwayadeedii u horaysay
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
Yaa xanan yaa Manan 😅😅😘 Wre Qofka Heestan Qoroy Waa Top Xaga SomaligA WOOW💜 Horey U Soco Zxp
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 2 года назад
Waa ereyadii Muuse Cali Faruur
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 8 месяцев назад
Curiye hees Yada ku alifa abwaankaan Ayaan ka arkey Qatar always.
@abdiazizbakaal8391
@abdiazizbakaal8391 8 месяцев назад
Qamar Cabdilahi HARAWO fanaaanad Habarcarfaan Xeebjire, Gadabuursi ah AUN
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 7 месяцев назад
Yes c.casiis waad shegtey wsss Qatar c.laaah
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 7 месяцев назад
Haakon waa Qatar maaha faaduma
@WayabayWaakee
@WayabayWaakee 7 месяцев назад
Heestaan waxa qaaday faadumo axmed dhinbil qamar maaha iska hubi lkn waxa jiro Mar kale oo ay qaaday sahra axmed dhaman naxaris alah hasiyo
@cabdullahitimacadde8284
@cabdullahitimacadde8284 3 года назад
Riwaayadan waxaa dhigay markii u horeysay. Faadumo axmed dhimbil waxaan a kadib dhigay oo bedelay Zahra axmed jaamac
@anisahussen5673
@anisahussen5673 Год назад
Waxaad ogaataan heesahii iyo riwaayaddihii beri samaadkii waxaa qaado fannaaniin kala duwan marar kala duwan, waxaanna u baddan heesaha riwaayadaha kujiray sidda heestaan oo hadda qamar ah, waxaa soo martay Xareedo.
@farxaanjaacuur3308
@farxaanjaacuur3308 3 года назад
Faadumo ismaaciil xareedo duniya iyo maxamed yuusu weeye
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 2 года назад
Heestan waxaa qaday fadumo axmed dhimbil iyo maxamed yusuf
@jimalemohamed68
@jimalemohamed68 3 года назад
Heesta erayadeeda waxaan ka fahmay waa wax yar waxaan ismoodayay inan afsoomaliga aqaane maanta waanba islahaabay nin mini kusoo Barbaraay iyo hees hawleedyadi oo afsomaligi wax badan fahmila tolow magalada namasaxda
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 2 года назад
Afsomaali sax ah ma ahan Waa erayo lees ku kabay lkn Waa Fahmi kara marka eray ga lagu hadlo. Tusaale Arrimihi Yug Yidhi, macnaha arrimihi hirgalay Waa Yaa yur tiri Waa taa diiday, ma yagleelayee. Ma qorsheynaayo ama ma dhisaayo.
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 2 года назад
Sidoo kale waxa you annayo macnaha waxa aan tabaayo ama tirisaayo oo dhib ah
@jimalemohamed68
@jimalemohamed68 2 года назад
@@abdarazakahmed9217 Mahadsanid wllo intaad noo faa idaysay
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 2 года назад
Waa Hees Cajiib ah ha yeeshee waxaan dareemayaa in Lahjadan ka duwantahy Maxaa tiri marka haleyga Jaahil bixiyo.
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Год назад
Al fanan xaqiiqdi dadki hore hadalka waxba kamay tagin wxy ahayen dad.faniya
@bashman345
@bashman345 2 года назад
Imika waa Maxamed Yuusuf Cabdi iyo Faadumo Axmed Dhimbiil, waxa kale oo la qaada Sahra Axmed Jaamac (AHUN dhamaantood) Heestu waxay ka mid ahayd riwaayad uu alifay Muuse Cali Faruur 1970 ilaa 1972 intii u dhaxaysay Waxaan filayaa qaadista Sahra ayaa kaga horaysay Faadumo waayo waa mid ka mid ah heesihii uugu horeeyey ee Sahra Axmed qaado hadaanay tii uugu horaysayba ahayn. Bal u fiirso Sahra codkeedu waa qof aad u yar oo qiyaastii teen age ah markay heestan kula luuqaynayso Maxamed Yuusuf Waxaan filayaa in ay isku riwaayad ahaayeen heesaha ay ka mid yihiin Cuudkuba dharaar buu, jiilaal cadaadiga, afka caws la waayaa iyo Bidix, midig ayamaan u baydhaa, ma se hubo
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 года назад
Abwaan Muuse cali Faruur Waxaana Markle wada qaaday maxamed Yuusuf iyo sahra axmed
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 8 месяцев назад
Bashir salad very good thanks waad sheegtey waa sax kugggu races by c.naasir.
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 года назад
Heestan waxan ku ogaa max'd Yuusuf iyo Sahra Axmed ee Qamar C/lahi Harawo miyey la qaaday ?
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 Год назад
Waa af soomaali gii saxda ahaa😢😢
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 4 месяца назад
Haa qamar dheh.
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 4 месяца назад
Cismaan maxamed marko weeydii .
@AbdulkadirMNur
@AbdulkadirMNur 9 месяцев назад
Innba caadi ma ahan! Ereyga Y-da oo laga maansoodo caadi ma ahan. Waxaan filayaa ereyada waxaa lahaa Bidde.
@abdullahi370
@abdullahi370 7 месяцев назад
Muuse Cali faruur aya lahaa
@siyaadukun2344
@siyaadukun2344 2 года назад
Mirahan caadi ma aha codayntuna kaba daran aad iyo aad baan ula dhacay
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 4 месяца назад
Bariska uska markaakukarin jirtaa lagaarey qamar oyo maxxamed yuusuf ayaa isla qaadaua ina maano kuuseey tartiibso.
@nuurali3439
@nuurali3439 Год назад
Esh calaa hees
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 3 года назад
Maxamed yuusuf iyo Qamar c/laahi heestii yabyab
@hazzan
@hazzan 3 года назад
Dadka aqoon yaridaa ku badan qofkan maaha sahra ahmed waa harawo hadii sahra oo qaadaysana waan maqlay suaasha ayaa waxay tahay yaa hor qaaday soo waydiiya muuse cali faruur hadaad rabtaan heesta u daara maaha sahra
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 года назад
Hasan Ahmed. inaadeeroow waxaan ku idhaa garan maayee xishooda adiga iyo kan leh waxay ku jirtay darandooriyaaba naas-naasi, nimanyow codka sahri ma khaldamo haddaanad aqoon fanka u lahayna jooji muranka ama soo eeg kaydka faca weyn ee radio hargeysa. imahan qoraya riwaayad aanay ku jirinna waxaan leeyahay kaddaa lama qoro waxaanad aqoon u lahayne. Aan soo gunaanadee riwaayaddii waalida raga iyo weerarka hablaha ayay heestu ku jirtay sahra axmed ayaana maxamed yuusuf la qaadaysa heesta!
@hazzan
@hazzan 3 года назад
@@khadarmohamed2676 Is fahan waagu waa halkan heestan riwaadii ay ku jirtay iyo inay sahra la qaado in muuse cali faruur sameeyay intaba la islama diidana heeskan hada waa maxamed yusuf iyo qamar sidaad la socoto barigii hore marka riwaayada la qaadayo ee goblada la gaynayo suuro gal may ahaan jirin in fanaan kaliya wada tago goboladii oo dhan riwaayado badan way ku dhacday sidani oo tubeec ka mid yahay sooran iyo magool iyo maandeeq ba Aan soo gaabiyee markan walal waa qamar waanan soo ogaan doonaa more information insha allah
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 года назад
Heestan anaa kuu caddaynayoo sahra axmed baa la qaadaysa maxamed yuusuf. Soona ogoow insha allaah.
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 3 года назад
Malaha dadkani codka sahra ma yaqanan hadda heestani wa qamar reer murun codka barta inta iska hadlin
@hazzan
@hazzan 3 года назад
@@sahrawarsame4174 Waa sidaa sahra waa jirtaa mar ay la qaadayso lakin heeskan maaha iyada
@shimbirkheyrkheyr5914
@shimbirkheyrkheyr5914 Год назад
maxamad yusuf iyo qamar harowo qaaci
@omaryare1811
@omaryare1811 3 года назад
Waxan qaaad uma haasto hada dhagestane dubaba iga adegan sxb😪😪😪
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 3 года назад
Xaaji Cawys maxd sheegto
@Dad-yw2dq
@Dad-yw2dq Год назад
Hees iyo badh
@jamaalin1789
@jamaalin1789 3 года назад
Yahano= Yup= Yutub= Weldon= Yalaw= Yaayuul= Yaaxeen= Macnee intaad ka garato.
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 2 года назад
Yalawga iga daa.=Calaacal ka iga daa Yug yidhi = arrimihi qabsoomay ama hirgalay.
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 года назад
it is nor Qamar it is FATOUMA AHMED DHINBIL AUN
@ilyaasmaal9892
@ilyaasmaal9892 3 года назад
WAXAANAD GARANAYN DADKA AQOONTA U LEH AYAA LA WAYDIIYAAYE WAXA KU LUUQAYNAYA HEESTAN WAA MAXAMAD YUUSUF CABDI IYO SAHRA AXMED JAAMAC. ISKA HUBSO SAAXIIB HA LUMIN TAARIIKHDA SAHRA.
@aftaaxbilibili8678
@aftaaxbilibili8678 3 года назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adeer sobaro horta marka hore heestan waxaa kuwada luu eyah maxamed yuusuf cabdi iyo khamar cabdi laahi harawo sahro male waligeedna baqadin
@khalidxasan6924
@khalidxasan6924 3 года назад
Sawirkan ayaa ah qamar I akiin heesta codkeedu waa sahra axmed maxamed yuusuf
@animeyaty8977
@animeyaty8977 3 года назад
@@aftaaxbilibili8678 wa qamar harawo gabadhu sahra maaha sahra axmed codkeeda ma qaldamo
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 3 года назад
Hhhhhh masidaa saad aqoon ugu leedahay sahra axmed codkeeda horta baro ader
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 года назад
kkkjjjkk markasta gabar somaaliyeed ayaa qadeysa midey rabto ahaato lkn qofkasta fikirkiisa ayuu kahadlayaaye gabadha waa qabar harawo ee sahra mahan
@nurawale5694
@nurawale5694 2 года назад
Waasaas 29/8/22
@nurawale5694
@nurawale5694 Год назад
Maalin kii Qoraalkaan 10 sano Kasoowareegto Hadii aan noolay Abooyow waaxageee 10 /3/2023 sacbaan
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 года назад
Riwaayaddii daran dooriyaaba naas naasi
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 года назад
Waxan usheegayaa dadka ku murmaaya heesta cida qaadaysa hada waa qamar harwo iyo maxed yusuf lkn wayjirta sahra oo markale laqaday
@anisahussen5673
@anisahussen5673 Год назад
Codkaan haddii uu aun-tee sahro axmed yahay waan soo heesayaa 😂.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 11 месяцев назад
Tani waa harawo sahrina mar bay dhigtay ruwaayada
@badridualle
@badridualle 3 года назад
Waar maaha qamar waa xeareedo ismail dunia
@khayrekosar
@khayrekosar 3 года назад
😀😀
@muxyadiinmaxamed3090
@muxyadiinmaxamed3090 3 года назад
Wad ku mahadsan tihiin dhiiri gelintiina
@gemstar416
@gemstar416 Год назад
Translation: you casho caawa
@sayd5301
@sayd5301 3 года назад
Afsoomaligu waa dabargoayaa markan maqlo been baan moodi jirey. balse hadda heesta tan wax yar baan ka fahmay midhaheeda waa mihiim in laga daba tago afkeeni hodankii.
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 4 месяца назад
User keybtan ayaad kaheesee ee tìilo galhareeei mataqaan malafaayoo muufaad yaanyo kucuneeysaa ina maano kuuseey.
@aishaadem9179
@aishaadem9179 3 года назад
😂😂😂
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 3 года назад
Waar ninyaw jimcahii dhawayd baa radio Hargeysa laga soo daayay. Riwaayada ay heestu ku jirto jimcahii saddexaad bay maraysaa. Doraad heestan bay maraysay. Ninyaw ma radio hargeysa ayaad ka duubatay.
@shukrifaahiye7033
@shukrifaahiye7033 3 года назад
Waa Qamar iyo m Yusuf Anx
Далее
Cashaqa habayicina
12:47
Просмотров 14 тыс.
skibidi toilet 77 (part 3)
04:51
Просмотров 15 млн
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
Просмотров 3,5 млн
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
Просмотров 1,5 млн
Candaliibka
9:54
Просмотров 108
maxamed yuusuf cabdi iyo hibo maxamed hibo nuura heesti
11:53
Barasho
10:59
Просмотров 2,1 тыс.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Просмотров 162 тыс.