Тёмный
No video :(

Maxamuud Adan Galaal tariikhdiisa madow ee iska wada hor inaysa halkan ka daawo!! 

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

--------------------------------------------------------------
- Wuxuu dhowaan si buuxda u yidhi Somaliland in la aqoonsado uma qalanto. Waana mowqifka xisbiga Waddani aaminsan yahay.
- Galaal wuxuu kaloo hore u sheegay in xisbiga Waddani ee uu maanta ka tirsan yahay uu la shaqeeyo Somaliya.
- Wuxuu kaloo been ka sheegay ciidanka qaranka Somaliland oo uu ku eedeeyey in ku duuleen Laascaanood, inagoo ogayn in S/land la soo weeraray.

Опубликовано:

 

21 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Месяц назад
Laba wajile waye Huwana gudah iska Jira wa munafiqe xasde cadowga Somaliland uadega inte siyasad Ku saqideya Aya isugu tage Xusbiga Huwanta gudah Allah idenka kashife waba la idenka kashife munafiqe xasde cadowga gudah wadan wa Huwanta gudah Allah idenka kashife munafiqe waba Somaliland yeli karimaysan Xusbiga Huwanta gudah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Месяц назад
Halkanayku Cadaatay Walle👈🏾
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Месяц назад
Aadbad Usooqarxiseen Labawejiilahan👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@osmanhersi9905
@osmanhersi9905 Месяц назад
Ninkan wa khaa'inul wadan🐀🐀🐀🫏🫏🫏🫏
@anabmohamed344
@anabmohamed344 Месяц назад
Waa sheekada siyaasadaha kulugoodna waa laba wajiilayaal
@djamasaid6839
@djamasaid6839 Месяц назад
Shacabkaa caqli liitaa 100 nin uunbaa maalinba shaadh u xidhanaya iyaguna sacabka unbay garaacayaan Maalin halka uu dantiisa ka arko ayuu rabaa inuu dadka u jeediyo
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Месяц назад
Maxaa kasiya ninkan subxaana llah
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf Месяц назад
Waa ayaan darada ku dhacday Somaliland. Rag waaweyn oo bilaa damiira. Caruurtiisu sidey u arkayaan aabahan khaaayinka ah.Reer Somaliland dalkiina ka ilaashada xisbigan ayey isku urursadeen khiyimiin u adeega cadawga Somaliland.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
SOOMALILAND GOVERNMENT GOVERNMENT SHACBIGEEDU WUU OGYAHAY
@Xasmas
@Xasmas Месяц назад
10 wajeleh
@garyaqaanxasanaxmed9562
@garyaqaanxasanaxmed9562 Месяц назад
Xaqjiqatan Kani waa laba wajie Waana MUNAAFAQ Dhaba😢
@user-rn8id1ym4u
@user-rn8id1ym4u Месяц назад
😢😢😢subxanallah
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Месяц назад
WAAD CALAANADSAN TAHAY. XIRSI TUUG IYO LABA XEELAD LEH INNA XAASHI. OO LOO JARAYO XABSI.
@fardawsamaxamed
@fardawsamaxamed Месяц назад
😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h Месяц назад
Ree Wadani waa wada Farmaajo waana Cadowga Koobaad ee Somaliland.
@hassanfarrah9540
@hassanfarrah9540 Месяц назад
Allah kariim
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 Месяц назад
Taagasa inagu leeh isbedal doon kaad saxantahey shaleey mise maanta yaab
@sumrom4818
@sumrom4818 Месяц назад
Waligay noocan oo kale ma arag
@djamasaid6839
@djamasaid6839 Месяц назад
Kkkkkkkkkkk Talaw ma is dhagaysanayaa ?!? Maxuu dareemayaa markuu is arko ?!? Ma isla qajilayaa ?!? Ceeb waynaa tiknoolajiyadu waxbay fashilisay Qofkiiba 10 qof noqonaya
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Месяц назад
Yaa rabi
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
Muuse markale guuuul caalamiya
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Месяц назад
Waa huwan laba wejiile Alleh ku qabay
@mohamedwarsame8135
@mohamedwarsame8135 Месяц назад
Laba wejiile dhana ma jiro
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
Guuuuuuul soomaliland guuuuul markale
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Месяц назад
Waa geed qolof kadhacday 😂
@nimojirde8252
@nimojirde8252 Месяц назад
Wuu xanuunsanayaa we iska qaba isaaaqqqqqqqqooooooooooow
@user-cp7mi7te3j
@user-cp7mi7te3j Месяц назад
Acuudu billaahi kani waa toban wajiile
@Mamar6310
@Mamar6310 Месяц назад
Wuu ku biiray isna 1:03 Nidaamka muqdisho ka jira
@osmanhersi9905
@osmanhersi9905 Месяц назад
Somaliland guul iyo gobanimo ❤🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾
@user-cp7mi7te3j
@user-cp7mi7te3j Месяц назад
Hadba geesu carar hunguri qaawan gabgable
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
Bacaaac cay xoog wadini sagxada
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora Месяц назад
kkkkkkkkkkkkkkk
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Месяц назад
Galaalow Afwaxcunay Xishoomiyaa Arintaadu😂
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Месяц назад
Laba wajile loma bahna, niin na lumiya loma bahna nin halaysan loma bahna….. niinka sanka taga ee Somaliland uu tagan ee Muse Bixi la yidha ayan uu bahanahay
@user-gp6ew3zl2o
@user-gp6ew3zl2o Месяц назад
toban wajiile galaal alla ku cadaab
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 Месяц назад
Maxsmud aadan galaal waa ninkaas shalay iyo maanta.Weliba waxaa intaa dheer markii uu ambaasadoorka ka ahaa itoobiya wuxuu ahaa sirkhaan aan kala miirmin oo habeen walba suuqa laga soo qaado ka dib itoobiya ayaa tidhi naga bedela
@salmahussein5007
@salmahussein5007 Месяц назад
Siyaasadi aabe ma leh lu daalka abaabulkeeda u jeedo ka keeni maysid
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 Месяц назад
maxaad ciid uu sheegi karta dadka lacag baad gadatay ee damiirkagu kumaad dooran adigo is iibiyay damiirkaga cood uu keeni maysiid
@yurub5288
@yurub5288 Месяц назад
Guul somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊ ilahayow naga qabo cadowga ✊✊✊✊✊✊✊✊✊👌👌👌
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 Месяц назад
Yaaab maalinba waa ceyn
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 Месяц назад
Almunaafaqa lugaynaysa .
@mxmedadn4194
@mxmedadn4194 Месяц назад
Awowgii baa ina cabdulle xasan gabayo ku amaani jiray...saynab Galaal...tolow waa kuma awowgaasi?
@Mamar6310
@Mamar6310 Месяц назад
Waa nacas isla baxay kani xil baa loo dhiibi waayay
@maaadamm298
@maaadamm298 Месяц назад
2 wajiile kanookale ayaa dadka waalaya.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Месяц назад
Calooshana Cuncunasa🤓
@ahmedyusuf1185
@ahmedyusuf1185 Месяц назад
Waar Kiwanis waa munafaqiintii Quran ka laguna sheegey
@basragalinle4069
@basragalinle4069 Месяц назад
Hora loo yidhi tagtaye yaa kutabey Kulmiyena wax mayeli karti wadani na wax ku kordhi maysidhi maysid laba wajile no cod wadani dadka faqashta u shaqeya no cod maxad odhan marki hore waxad tidhahden akhira cadaysay imikana wad tidhahdan caruuta calasha kujirta ayaa codeyey kkkkkkk
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 Месяц назад
Somaliland guuul guuul guuul somaliland guuul ciidanka qaranka jamuuriyad barkeesan guuul ❤❤❤❤❤
Далее
Nin Xabaasha Lagala soo Hadlay || Abwaan Jiheeye
9:55