Тёмный

Maxamuud M. X. Kabanle - Heestii Carra Edeg with Lyrics 

Rageedii™
Подписаться 59 тыс.
Просмотров 266 тыс.
50% 1

Fadlan subscribe, like & comment.

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 111   
@mohamedabdulle8047
@mohamedabdulle8047 4 года назад
Cambihi bislaadi Islaha adaa cunin Cidla miyaan ka jooga😭😭
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 года назад
Cashar cashar noqoty io ciil Taariiqda caawa igu qoran diiwanke 8/5/2021 haben sabti ayso gelyso 1:44pm goobtu waa mogdisho ✍ bisha barakeysan ee ramadaan🙏💕
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰
@manowali6110
@manowali6110 3 года назад
Sxp heesahan intee ka keente...qarami...aash calaa hees mahumud kabanle ilaaxeey haunaxaristo...janadha...ugu bishaareey....m.a ..
@mohamedabdullahi1349
@mohamedabdullahi1349 4 года назад
Heesahan si walboo loo dhagysto rageedii marka la leeyhy xaawaly xaajo kuma lahan xasuustydii 2008 kii iyo galkii alla maxaa jilba la aasan jiray iyo meelay nagu tuurtay aduun noolada culuma allah🌍🌍👏👏
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 года назад
Rageedii kabanle xagaad ka soo qufaysaaaa midiba mida kale ka darane cod libaaxle Allahayow 🤲🤲unaxariiso❤
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 5 лет назад
Biyo ceel nin guku riday Xarga kuguma caynsheen Ceel..... Ceel ceelna kaama saareen WwW Alfanan Kabanle Rageedii 👍👍👍
@hassandakanedakane2341
@hassandakanedakane2341 3 года назад
Ragedii iyo mudugboy aya diib uso noleyen qaramii walahi one love 🥰🥰🥰
@mameabwaan2451
@mameabwaan2451 4 года назад
waa haben tarikh mudan 2019 decamper 3 qiso igu dhacday like sii sxb
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 года назад
Heesihuusu aad ayay u mcaaan yihiin Makala dhacaan walhida... Ale haw naxariisto fanaanka..... AdnaH mahadsanid walaL Rageedi
@Abdimohamed2795
@Abdimohamed2795 2 года назад
Biyo ceel nin kugu riday xarga kuguma ceynshen ceelna kaama saareen murti an caadi aheen👏👏👏✅
@saladmuse9292
@saladmuse9292 2 года назад
Turujumaada badanked wa qalad de iska sax
@mohaweheliye8852
@mohaweheliye8852 2 года назад
Ceeb ninkeedi, Kafuraayo calaladaa Ciyar ciyaar Laguma celin karo,, Hees wa heesihi hore Ragna wa ragii hore
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 4 года назад
Waxaan maqlay in Maxamud Kabanle dhammaadkii 2019 Muqdisho ku geeriyoodey. Allaha u naxariisto..
@duraansheikhabdi6638
@duraansheikhabdi6638 3 года назад
Haaa sxb muqdisho Degmadda Warta Nabada si fiican baan u aqaanay wiil uu adeer u ahaa baan sxbo qaas ah ahayn
@cadaweali244
@cadaweali244 3 года назад
Aamiin wll qaali ah
@hanuuali9670
@hanuuali9670 2 года назад
@@duraansheikhabdi6638 ada nasib uyeeshy ina argtid sidan ujclay inaan arko janada allha ugu bishareyo🤲❤
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 4 года назад
Allah #yarahma 2019 buu Geeriyooday #Cod iyo kaban macaan♥️ I like Heestisa la dhaho #Sakaraadka caashaqa♥️
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 года назад
Alle ha u naxariistee weliba sidaan maqlay wuxuu muddo ku dayacdarreysnaa oo xanuunna u wehelinaayey gobollada dhexe weliba waxaan u maleyn Galgaduud iyo meelahaas. AHU Maxamuud Kabanle halka cajal/album ee heeso qaaci ahi ku jiraan oo Soomaaliduna aad beled iyo baadiyaba u wada yaqaaniin ayey ka mid tahay heeskanu oo uu leeyahay marxuum Kabanle. Kabankiisana mararka qaarkood anigu waaba ka jecelahay rag badan oo kabanka la dhaho waa macalimiin waaweyn. Laxamada ma aqaan cid u sameyn jirtay , waa top dhammaantood, walow aan filaayo inuu isagu saarsan jirey naaxiyadda. Soomaali qofkooda qiimaha ummadda u lahaa ma karaameeyaan ee cidluu isagoo silicsan tan rabbi ugu timaadaa. Alle ha kuu naxariisto dambigaagana ha dhaafo. Amiin
@dalmarsheikhabdi728
@dalmarsheikhabdi728 4 года назад
@@AbdiazizSaidAhmed sxb aan xogaa ku saxo wuxuuu ku noolaan jiray Magaaladda Qeydarro ee Gobalka Mudug Galmudug Haddaan kuu sii raaciyo Dhalashadiisa waaa Sacad Saciid Reer Ayaanle
@abdiasismohamud9562
@abdiasismohamud9562 3 года назад
ileen ceeb ninkedi kafurayo calalada ciyar laguma celin karo ,, xaqiiq ,, 21/11/2020
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 лет назад
alla ha uNaxariisto . mxaa dunidaan wiilal soo maray .... aan ku saxo rageedii . ceebuu Ninkeedii . ka furaayo calalada. weeye.
@Rageedii
@Rageedii 5 лет назад
Mahadsanid sxb 👍🏾
@maxamedsoomaali7301
@maxamedsoomaali7301 5 лет назад
Ma dhiman fratello waa nool yahay fanaankani balse uu xanuunsanayaa dhanka maskaxda sidaan maqlay lknse ma hubo mudugbuu joogaa!
@Rageedii
@Rageedii 5 лет назад
@@maxamedsoomaali7301 in badan buu xanuunsanaa lkn waa uu geeriyooday. Alle ha u naxariistee qiyaas ahaan geeridiisii waxa kasoo wareegtay 2 bilood cml.
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 лет назад
dadka qar baad mooda inay xabsi kasoo baxeen kkk
@ibrahimadeen7078
@ibrahimadeen7078 4 года назад
Wawawa
@abdirahiimmohamed4078
@abdirahiimmohamed4078 5 лет назад
Boqortooyo lipaax halkaas kasii wad Allaha ku sharfo Rageediii
@allemagan9887
@allemagan9887 4 года назад
Halkii aan caruus Ka sugaayay cayn cayn Miyaa ceel la ii qoday Sidaasaa hagaagsan
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Waa sax sxb sidaad sheegtay waaye. Waad mahadsan tahay.
@allemagan9887
@allemagan9887 4 года назад
@@Rageedii adaa mudan wll
@mohamedabdille9866
@mohamedabdille9866 3 года назад
G
@muhudinabdullahi1563
@muhudinabdullahi1563 2 года назад
Nin Wayn buu ahaaa alla muxuu fnn qiimbadan ahaa emotion song 🎵
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
Caawa hal sano kahor heesaheeda ayaan so booqday🥰🥰
@Rageedii
@Rageedii 3 года назад
Thanks sxb. Waa loo baahan yhay heesaha in dib loo xasuusto waxaani war mar hadii la dhagesto aan lagu ceshanin ma ahan.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
@@Rageedii Aad iyo aad saaxib waa sababta loo kaydinaayo soomahan hadii aan larabin dib looma raadiseen✍
@bashiircabdi2276
@bashiircabdi2276 3 года назад
Masha alah wa abwaan ad ya ad agtena magac agaleh OK OK OK ok
@abdimohamed4057
@abdimohamed4057 4 года назад
Taariiqdan caawaa ana iigu qoran diwaankeee .
@KINGFAIZUL01
@KINGFAIZUL01 2 года назад
alaha unaxaristo
@ayahabdulkarim343
@ayahabdulkarim343 5 лет назад
Rageedii sxb heesahaaga gacantaan ka taagey. Wooow. Caadi maahan sxb horey usoco
@Rageedii
@Rageedii 5 лет назад
Mahadsanid sxb sare
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 4 года назад
Magaca kabanle ciyaar ciyaar uguma bixin wlhi ale haunxariisto maxamud maxamed kabanle
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 5 лет назад
Wwwww rageedi hda leepa ishitaartay cjiip sln ayaa kuu taagay wlh forzo
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 года назад
Rageedi caawo chanalka dalxiis dheer aya kumarayaa
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Ku raaxeyso masuul
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 2 года назад
Sixid ciil maaha waaa ceel
@abdirahiimmohamed4078
@abdirahiimmohamed4078 5 лет назад
Wa fanankeyga wlh kabanle
@KINGFAIZUL01
@KINGFAIZUL01 2 года назад
haa wlh
@caanogeelibrahim5474
@caanogeelibrahim5474 4 года назад
Oromo iyo axmaro iyo hindi iyo bakhti anaan fahmayninbay nagu wareeriyeene yaa halkan ugawada yeedha
@rosaasroosa
@rosaasroosa 4 года назад
Tariikhdan cawaa ...igu qoran diwaankee
@Qabooje
@Qabooje 4 года назад
Taariikhdan caawaa anna igu qoray ciwaankee
@abdallaali3582
@abdallaali3582 3 года назад
Waa hees aad u qiimo badan Carro edeg.
@ilkacasejrligligzeyech6101
@ilkacasejrligligzeyech6101 5 лет назад
Wlhi ninkan hesahisa xasaasi wye
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 лет назад
Rageedii nin waayo arag ah
@Rageedii
@Rageedii 5 лет назад
Mahadsanid sxb
@ugaasuhassan6565
@ugaasuhassan6565 5 лет назад
Aun fnnka lpad eee fanki dhabta aha ....tnku wll rageedi
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 5 лет назад
Ninkan fanaankan codkiisa iyo laxankiisaba WA ku haystaa sxbyal
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 4 года назад
Cashar cashar noqotaye inanyahay Taariikhda caawa aana iigu qora diwaankee Caradu sidii bay canaad iigu marantahay Ciidaan wali ciidan wali ka faalshaa
@maslahmahamud811
@maslahmahamud811 4 года назад
nice song thanks dhiblaawe rageedi
@shaaficicumarmaxamuud6168
@shaaficicumarmaxamuud6168 2 года назад
Ceebla ninkii ka furaaye calalada ciyaar ciyaar laguma calin karo yasalaam codkii Alfanaan maxamed kabanle
@adoontiialle3147
@adoontiialle3147 2 года назад
Ceebla ma aha wll waa ceeb ninkeedii kafurayo calada weeye
@daudahmed1957
@daudahmed1957 3 года назад
Illeen ceeb ninkeedii kafuraayo calalada Ciyaar ..Ciyaar laguma celin karo
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 4 года назад
Ninkan AUN hesahiisa waa Wada xasaasiye
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 5 лет назад
Tariikda caawa Ana igu diwaanke Alla ya cizag
@abdirisakcadaawe5190
@abdirisakcadaawe5190 4 года назад
Ciwaanka weeye sxb. Taariikhda caawa Ana igu qoray ciwaankee
@calinuur4211
@calinuur4211 4 года назад
Waaw waaw iima taal ish calaa hees i
@shidaneali8153
@shidaneali8153 2 года назад
Asc saakay waa idiin dheelaa rageddii
@naleeye
@naleeye 4 года назад
Ila ceeb ninkeedi kafuraayo calalada ciyaar ciyaar laguma celinkaro
@moogemooge3836
@moogemooge3836 2 года назад
Markii aan caruusiyo ka sugaayey cayn cayn miyaa ceel la,iiqoday
@tvxumaandiidyoutube829
@tvxumaandiidyoutube829 4 года назад
Heesta waxaa ku luuqaynaya maxamed yare ayaa la yidhaahdaa kabankana waxaa tumaya xasan obokar xandule xasan kabanle hada waxan ku ogaa xassn wadanka canada
@duraansheikhabdi6638
@duraansheikhabdi6638 3 года назад
Hhhhhhhh sxb beeen ayaaa sheegtay, Kabanle 2019 ayuuu dhintay, Kabanka laxanka codka dhammaan asiga ayaa leh weligiisna ma tagin Canada, 25 sano asiga ayaa xanuun sanaa, Wuxuuna ku xanuun sanaa Magaaladda Qeydaro Gobalka Mudug Galmudug
@mahamedarab1870
@mahamedarab1870 3 года назад
Waxad sodaysaa riwayadi qabrigi jacaylka heesi oo kamana iyo majaajilo
@tvxumaandiidyoutube829
@tvxumaandiidyoutube829 4 года назад
Gaalkacyo ayaa lagu duubay gar ahan x dhalinta kacanka waxaa halkaa ku soobaxay binti cumar gacal
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 года назад
Qrmi is my fv
@haashimbare4936
@haashimbare4936 4 года назад
Wlh rageedii waabatahay 👌👌👌👌
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Mahadsanid wll
@qucleahmed8371
@qucleahmed8371 3 года назад
Kabanle.heso macanaaa
@officialsBurhan
@officialsBurhan 3 года назад
Cayn cayn
@ustaadgeelle5545
@ustaadgeelle5545 5 лет назад
Mohamud kabanle alla muxu fanana ahaa
@almukhtaarihajihussein5626
@almukhtaarihajihussein5626 4 года назад
Ma childhood hees 2004 .2005 xususs here
@_wll____
@_wll____ 2 года назад
Legend
@naleeye
@naleeye 4 года назад
Ila ceeb ninkeedi kafursayo calalada ciyaar ciyaar laguma celinkar.
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 года назад
Wow👍🎻🎻
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 3 года назад
Cid bislaa dee is lahaa adaa cuni cidla miyaan ka jogaa aduunyo leesma siiyo wey wajiyo badantahay
@ahmedabdu6963
@ahmedabdu6963 3 года назад
Dhurwaa ha kula boodo, midka lyrics /erayada soo qoray, wax qalad ah baa qortay.
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 года назад
Cashar noqotay iyo ciil
@Qabooje
@Qabooje 4 года назад
Ileen ceeb ninkeedii ka furahayo calalada ciyaar ciyaar laguma celin karo
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 года назад
Axyaa fanaan cod dahabiya
@dajiyeoffcialcali5211
@dajiyeoffcialcali5211 4 года назад
Ha ugafin waa garyaqan sacd siciid ahe😢allh janda ka waraabiye
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 3 года назад
Sacad siciid maxaya walaal waad bugtaa qabyaaladda iska saar Miyuusan fanaan soomaaliyeed ahayn mise waa fanaan reer subxaanalaah!
@badalcabi6312
@badalcabi6312 5 лет назад
ragii rag ahaa ikadheh
@ayubahmed3151
@ayubahmed3151 4 года назад
Abwaanka muxuu ula jeeddaa, ceeb ninkeedda calaladda ka furaayo ciyaar ciyaar lagu ma celin karo ?
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 года назад
Ceebla ninkeedi Calalada ka furayaa Ciyaar ciyaar Ciyaar laguma celin karo!! Sidaas waaye sxb
@osmankulane1525
@osmankulane1525 3 года назад
Walle saas maahan ee waa " ileen ceeb ninkeedi kafuraaya calalada ciyaar laguma celin karo" calaashaan adigu hadaad ceeb isla dooneyso cid kuu ceeb qarin kadhaa majirto.
@AliAhmed-gq1hi
@AliAhmed-gq1hi 3 года назад
@@osmankulane1525 sax wll dadka isku si wax uma fahmaan mahadsanid
@osmankulane1525
@osmankulane1525 3 года назад
@@AliAhmed-gq1hi aad iyo aad sxb sidaas waaye.
@omarali9993
@omarali9993 3 года назад
@@osmankulane1525 sificana i fahnsiisay waba ku warersana thankiz
@rosaasroosa
@rosaasroosa 3 года назад
Xasuus..
@moogemooge3836
@moogemooge3836 4 года назад
Waah Waah
@abdimohamed4057
@abdimohamed4057 4 года назад
Miyaa ceel la ii qoday
@saladmuse9292
@saladmuse9292 2 года назад
Sixid miya ceeb ninkeedi Miyaa ceel la ii qoday waye de
@britishboy53wiilboqortooyo33
@britishboy53wiilboqortooyo33 4 года назад
Rageed masuul waxaan ka codsana heesaha digfeer o qoraal ah
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Sxb heeso maqan hadda kama haayo balse wixii aan helno waad soo galineynaa i.a
@bashiircabdi2276
@bashiircabdi2276 3 года назад
Oj
@abdullahijama9213
@abdullahijama9213 5 лет назад
Good
@catomota1513
@catomota1513 2 года назад
catomota
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Месяц назад
I
@injineercalixasan1988
@injineercalixasan1988 3 года назад
digfer
Далее
Наши дети захватили кухню!
00:59
Просмотров 230 тыс.
Maxamuud M.X. Kabanle - Baska Yaanu Kaa Tagin Lyrics
7:19
Hees: Carro-Edeg || Maxamed Mooge || Balwo Lyrics
7:50
Наши дети захватили кухню!
00:59
Просмотров 230 тыс.