Тёмный

Maxamuud M.X. Kabanle - Xaajo baa Layaab Leh with Lyrics 

Rageedii™
Подписаться 59 тыс.
Просмотров 229 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 151   
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 4 года назад
Asxaabta aad ayaad u mahad san tihiin heeskaan waxaa qaadayo Maxamed xasan kabanle Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa nuur almalik oo nagu gacan siiyay helitaanka heeskaan Dhageysi wacan
@nuuralmaliki
@nuuralmaliki 4 года назад
Wan isku lenahay sxb adna wadku mahadsantahay sidad codsigeyga igu fulisay
@DHEXNIMOTV
@DHEXNIMOTV 4 года назад
Mahadsanid ARAG MEDIA PRO way kugu hambalyaynahsAa walaal
@bashiiradeinahmed389
@bashiiradeinahmed389 3 года назад
Nin weyn ibra🥰🥰✌
@mahamuudmahamed4659
@mahamuudmahamed4659 3 года назад
Waad mahasanthy sxb balse maxamed mahan ee waa mahamuud thanks
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 года назад
Wewe😪 maxamuud m hasan kabanle fanan sare 😍👍20 November 2020 alle ha u naxariisto 😓😓😰
@abdisalamilkadahab8192
@abdisalamilkadahab8192 3 года назад
Aamiin Alle haw naxariisto
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 2 года назад
Wllo miyaanu Geeriyoon 2015. Gaalkacayo. Ma 2020 giibuu Geeriyoodey Abwaan + fanaan Laxamiiste sare.
@cabdullahicali6264
@cabdullahicali6264 4 года назад
Wow wow Walee heesaa ku soo turtey Rageedi wlhi wax badan nasiisay kabanle ninkaan noo faag faag rageedi waba tahayee
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Hal mid ayaa igu hartay weli...markaan ka soo dhergo ayaan soo tuurayaa ayadana 😄😄😄
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 4 года назад
@@Rageedii 😁😁🤣
@mohamedabdinasir9733
@mohamedabdinasir9733 4 года назад
Yaa salaaam m.m kabanle cod hibo ah baa alaah ugu deeqay aloow u naxariis Rageedii&dhiblaawe jalaayaal waad mahadsanitihiin
@kelisamatar5573
@kelisamatar5573 3 года назад
Aabbe macaan naxariis alle ayaan ku rajaynayaa i love you with all my heart and we missed you aabboo mcn, somaliyey aabbahay igu duceeya heesahiisa ku raxayataane inkastoo uu isagoo iska daayay dhintay abbahay waa ehellu kheyr.
@Rageedii
@Rageedii 3 года назад
AUN Aabe anaga dhan ayuu naga dhinyay qabriga allaha u waasiciyo
@deeqogeedi136
@deeqogeedi136 3 года назад
Allaha u naxaristo aabe
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 года назад
Naxariistii Jano allaha ka waraabsho aabe woow naga wada baxay walal
@ismaacilcalixashi157
@ismaacilcalixashi157 2 года назад
Runtaa miyaa sxb ma abahabaa
@deqosomali1922
@deqosomali1922 2 года назад
Allh hau naxaristo abe qaali ah
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 2 года назад
Allah yarxma it was best frend Mohamed mooge. Best of the best ayuu ahaa. Reer Gaalkacayood.
@abdiwahabibraahim5432
@abdiwahabibraahim5432 3 года назад
xiligaasi baan dhagaysanayaa runtii kama daalo codkii raaxada lahaa ee Mohamoud Mohamed Hassan Kabanle ilaahay ha u naxariisto cilmi baad ka baraynaysaa runtii heesiihii hore ee asalkii Rageegii ilaahay haku sharfo inoo badi ragaasi waxaan kaa codsanayaa inaad Fanaankii fanaaniinta cumar nuur cabdulle noo soo galiso dhammaantood mahadsanid. waxa aniga itaabtay xalay baa saqdii dhexe la ii taabtay xoogoo xiisaha walaalnimo xushmad aan la sara kacay xauus baan la ooyaa ....... alla la oyaa waad idiin xuslinayoo idiin xiisa qabayee xurmaddii walaalnimo xeeb miyaad ku aasteen xageed igu ilawdeen ax yaa axyaa ma soomaliya oo soomaaliland la hadlaysa uun baan niyaystay ax!!!!
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Waa fhintey sllaha janatil fardoowso kawaraabsho
@anisadheman8098
@anisadheman8098 3 года назад
Ilaahay ha unaxariisto maxamuud maxamed xasan kabanle xasuus baan la ooyaa xurmadii walaalnimo xeeb miyaad ku aasteen xagaad xagaad igu illowdeen waa qiso dhab ah oo ilaa hada jirto
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 года назад
Heesta waan ku warere sida u fahantay isheg qeebta hore walaldiis inow la hadlaa cml waa qeebta dambana gabar xariir oow la lahaa
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 3 года назад
Abwaan aadan tarabi ayaa lahaa waa riwaayadii xaajoba layaablee bal aan qodo xabaalaha
@halaneahmedofficial822
@halaneahmedofficial822 4 года назад
Wah wah Inabe caadi ma, ahan fanaankan heesihiisa kabanka iyo codkiisa midba mida kle kasii mcntahy cajiib M.M.X.kabanle legend IGA dheh rageedi ad ayad u mahadsanyahy sxbNaga Soo dhis heesihiisa oo dhan
@abdallaali3582
@abdallaali3582 3 года назад
Kama ahaan karo Rageedii iyo Maxamuud Maxamed Xasan Kabanle. Galabtii markaan shaqada ka imaado ayaan casiriyaha ku cabaa. Eesh calaa heeso wcn.
@Rageedii
@Rageedii 3 года назад
Mahadsanid mudane!
@hamzehusein5697
@hamzehusein5697 4 года назад
Yaa salaam rageedii walal ale ha idin sharfo sidaad u sharafteen fankeenii quruxda iyo qiimahaa waxaad noo haysaan wxii ugu mudnaa ee umad loo ilaaliyo oo ah fanka
@khadar55
@khadar55 4 года назад
Mahad sanid rageedi bro keep going hees mudan radiney waa codsi heesaha maxamud kabanle so wada geli🙏🙏🙏
@jamaalnuurdiin2321
@jamaalnuurdiin2321 4 года назад
Waayaabe heestaan xagee kujir tay rageedii madsanidiin maxamuud maxamed xasan rabow unaxariiso
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 3 года назад
Waayaabe ninkan haybe cagjar maysku midbaa ruwaayaddan xaajaba layaab lehe bal anqodo xabaalaha haybe cagjar ayaa ku caan ahaa
@nuurtoosh1011
@nuurtoosh1011 4 года назад
Waan kaa xishooda Xurmo kula dul joogtaa Sharaf kugu xudumiyaa Xiliyada kulaylaha ee xaalku adagyahay Rageediii 👍👍
@joombaar8121
@joombaar8121 4 года назад
Ax yaaa cod fanan kabanle Xasuustaa la ooyaaa La ooyaaa Allah yaraxma ustaaad kabanle
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Xamariga ayaan uleexdey dibna waan usio noqon mahadsanid
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 года назад
Inaaad qarami.soogaliso aawged ayaaan SUBC USAARAY
@nuuralmaliki
@nuuralmaliki 4 года назад
Rageedi saxib qaali wanku tagersanahay .wadna ku mahadsantahay sidad codsigeyga igu fulisay ❤
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Nuur matahey dalabkaagii mahadsanid nassir csdaalo
@adanahmed4014
@adanahmed4014 4 года назад
Rageedi hesti ma baa kadalo it's like I'm digesting hhhhhh mhsnid....though he is my favourite💕 singer pls add more 💕
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
They are on the way..ha isku fogaan. 😁
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 года назад
WAA LAXANKI 1980YADI NAADIRKA AHAA!! RIKODHADU CAAN KU AHAA SIDA MXAMAD MOOGE AUN DHAMANTOD!!
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 года назад
Heeskaan waa markii u horeysay ee aan maqlo, youtube na lasoo dhigo!!
@halaneahmedofficial822
@halaneahmedofficial822 4 года назад
Wah wah Yasalaam alle maxu fanaan yahay
@salmaansanka8461
@salmaansanka8461 2 года назад
Aad ayeey ii saameysay heestani
@captianbr2117
@captianbr2117 3 года назад
Fanaanka xaguu kudambeeyay yaa warkiisa haayo manoolyahay
@Rageedii
@Rageedii 3 года назад
Wuu geeriyooday Alle ha u raxmado.
@shirealli4513
@shirealli4513 3 года назад
@@Rageedii allha u naxriisto😭 janada Allah ka waraabiyo
@kaalinsahal4749
@kaalinsahal4749 3 года назад
Heestan waa qiso dhaba waa markii laxidhay abwaan adan tarabi oo laa heeskan ayaa jelka ku allifay
@dajiyeoffcialcali5211
@dajiyeoffcialcali5211 4 года назад
Ragbuu jafyaa wlhi qisada heesta hada rapto ila soo xariir😢adeerkyg allh ku naxriisto
@ahmedissack8545
@ahmedissack8545 4 года назад
Noo sheeg qisada heesta sxbna
@kaysejama7365
@kaysejama7365 3 года назад
Zhp noosheeg halkee kla so xidhiidh nss
@calicumar6935
@calicumar6935 4 года назад
rageedi nin culus aad ayan kugu mahad celinayaa fanankan heesihisa aad ayaan u jecelahy noso badi inta aad awodo
@abdikaafihussein4049
@abdikaafihussein4049 2 года назад
Alla kabankaaga jecliyaaa waa mawjad0
@amalowpr
@amalowpr 3 года назад
Br heestaan ika caawi sidaan u dhacee saxyaa uhurudaa saanqadka hoolahaa
@Rageedii
@Rageedii 3 года назад
Waa heesta seynab waana caan sxb. Magaca maxamuud m x kabanle hadaad qortaba wey kuu soo baxaysaa waxaana soo galshay channelka mudugboy.
@cumaraxmed3820
@cumaraxmed3820 4 года назад
Si gaara ayaad kabale u taageerta sxb. Aad baan kuu salaamay jaalle.
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Dadka waa iiga soocqn yahay kabanle, si qaas ah ayaan u jeclahay been ma ahan.
@abdirizakh4933
@abdirizakh4933 4 года назад
Asxpata heesta qusadeeda yaa wax kafahmay ani wan fahmi waayay sarbeebtaa mhdsnid rageedii
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Kabanle heesihiisa qaar ula jeedkooda lama fahmo marba dhinac ayuu ka soo qabanayaa kkkk ha ku waalan sxb.
@bahjaahmed8390
@bahjaahmed8390 4 года назад
Walaalihii buu ula jeedaa sidaan filayo waayo sidaan sheeko ku maqly waxa la dhashay walaalo badan oo ka waaweyn asna wuxuu ahaa kuray geela raaca lkn geelii uu ku daalay ayaa lagu dandarreeyay oo lagu xumeeyay kadibna magaal buu aaday heesaana wuu isku badalay. Markq ujeedku waa sidaa ayaan filayaa oo walaalihii buu u danleeyahay. Sidoo kale waxaan maqly in uu qabay gabadh ay qaraabo ahaayeen kadibna ku xumaatay itmyada inu ula jeedana waa macquul
@adanahmed4014
@adanahmed4014 4 года назад
Wayo wayo rageedi aya ii xasustay...thanks
@bashiiradeinahmed389
@bashiiradeinahmed389 3 года назад
The best Song Of the Year 🥰🥰💯💯✌
@Rageedii
@Rageedii 3 года назад
@Bashir mahadsanid walalkeyga iga yar😂
@haashimbare4936
@haashimbare4936 4 года назад
Rageedii wlh rageedii waaba tahay magacaa waad mudantahay
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 4 года назад
Waw waw sheikh Bashir sheikha fanka
@abdirahiimmohamed4078
@abdirahiimmohamed4078 4 года назад
Boqortooyo thanks fanankan wan ka danbeya heesihiisa bilahi🙏🙌
@ibrahimfarah851
@ibrahimfarah851 4 года назад
Old school,ajab,,xasuustaa la opal la oyo
@ibrahimfarah851
@ibrahimfarah851 4 года назад
Xasuutaa la oyoo la oyaa ,old school,ajab
@hassansaid5010
@hassansaid5010 2 года назад
heestan wxaaan qiyaasayaa in rag ay walaalo eahaayen xumeeyeen, waa sida aan ufahmay, qisada heestan cidi ma hayso baan filayaa.?
@ismacilxaaji9900
@ismacilxaaji9900 4 года назад
Waxan so xasuustay waqtigi cabdibilaha wadi jiray waxan hesihisa aheyn ma dhageysan jirin cajib fanan sare ragedii wax badan wan ku tagera sxv
@ciiseganay2093
@ciiseganay2093 4 года назад
wllky iladhashtay allaha u naxaristo
@hassansaid5010
@hassansaid5010 2 года назад
maxamud maxamed xasan kabanle miyaa walaalkaa ahaa?
@kaamildhako6978
@kaamildhako6978 4 года назад
Kabanle fanaan aan heesihiisa aan ka xiiso dhicin
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 4 года назад
Thanks brother xasuus baa igalisay👍😭😭😭😭👌👌👌😭😭😭😭
@warsamebeeydheere6322
@warsamebeeydheere6322 3 года назад
War yaahay fanaankaan tariiqdiisa
@hkmchannel8867
@hkmchannel8867 4 года назад
Thanks bro wlh channel kada wan tageera mida kale heesahayga ayaad soo dhigta thanks
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 4 года назад
Eid Mubarak 31 July 2020 Eidul odxa
@shidaneali8153
@shidaneali8153 3 года назад
Waa noo dheesheen
@calinuurmediaofficial6735
@calinuurmediaofficial6735 4 года назад
Rageedi sxb waad mahadsanthy waxaa tahay libaax Soo nooleeyay fankii hore horay usoco sxb
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Adiga ayaa mudan sxb
@daacadyare742
@daacadyare742 4 года назад
Qaydaro aan ku ogaa fanaanka
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 4 года назад
Heesihi hore waan jeclahy wlhi
@mohamedibrahim5529
@mohamedibrahim5529 4 года назад
Saaxib heesahii kale ee album kaan inoo raadi mahad sanid
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 4 года назад
Waa hees qaali ah, mahadsanid
@wayraxxasan3488
@wayraxxasan3488 3 года назад
15.june.2021 Hees xasuus igu leh. Chiaso.
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 4 года назад
Sharaf kugu xutubiyaa Xiliyada kuleylkaa ee Xaalku adag yahay😪
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 года назад
Xigsintuna ha sugin baa ✔️ xiskintuna ❌
@Rageedii
@Rageedii 2 года назад
Xigsin iyo xiskin waa isku macno ee ma ogtahay horta sxb.
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 года назад
@@Rageedii xigsin waxa la yidhaa marka geelu dhalo ee nirguhu yaryar yihiin Marka ay fiidka jaqan geela ayaa hadana habeen badhka ilaa 12:00 ayaa lo soo daayaa markaa canahaa aya xigsin la yidha o ay xagtisiyo xigsintii la qaado heesta sida faras bulaalo ayey ku jirtay afsomali ahaan iyo qoraal ahaan isku mid ilama ahan saxib Rageedii ✔️🙏👋🤜 🤛
@shidaneali8153
@shidaneali8153 3 года назад
Asc shidane dagaal cali (dhegdheer) walaalkey sow maahan kabale
@maameqabdheqabdhe2631
@maameqabdheqabdhe2631 2 года назад
Rageedi Kabanle
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 года назад
Heestaan qisadeeda yaa haayo sxbyaal😥👏
@anisadheman8098
@anisadheman8098 3 года назад
Aniga haayo waana qiso ku dhacday maxamuud
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
@@anisadheman8098 Nala wadaag saaxib
@khadarawilfaarah5578
@khadarawilfaarah5578 3 года назад
Heestii Heesaha weeyaan....
@maankamk812
@maankamk812 3 года назад
Sxb hesaha play list usamee fanan walba magiicisa heesihiisa aad sogalisay sigaar gaar haloga helo
@Rageedii
@Rageedii 3 года назад
Anigaba goor dhoweyd ayaan ku fakaray arintaas sxb oo waaban billaaban balse waan ka mashquulay, hawl yarna ma ahan balse tartiib ayaan ugu darayaa i.a
@xalanefarah3116
@xalanefarah3116 4 года назад
Sxb libaax baad tahay allaya cisak
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 4 года назад
Heesihisa iyo muusigiisu midba midakale kadaran inaba caadi maahan. Sawirkaas ma Kabanlaa? Mahadsanid.
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 4 года назад
SXPOW CODSI: MAHAYSAA HEESTII KABANLE UU QAADO OO AHAYD:. Waa gabar aqoonliyo miyaa thy waxgaradoo lagu waaya sheegaa Qar inaa kaduushoo Qarisaba naftaada Gabaryahy laqaatee Qoyskiina orod qabo Qariyaa wadaadaa inay kugula quustaan MEEL IIGU SHEEG PLZ
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Sxb labo hees ayaad isku qaldeysaa erayadooda, Waa gabar aqoonliyo muyaad tahay wax garadoo waa heesta Waji Dhigo Aduunyada. Ereyada dambe ee aad soo qortayna waxey ku jiraan heesta Aniga iima Qalantid. Labada heesba waxaan ku soo bandhigay isla channelkan ee ka baar magacyada heesaha aan kuu soo qoray.
@jamaaabdi6951
@jamaaabdi6951 2 года назад
Xirba danashadiinaa naftu xoogsan waydee
@shiilalle
@shiilalle 4 года назад
Waa maalin kale iyo KABANLE
@inaalisalad8183
@inaalisalad8183 4 года назад
Rageedi mahad badan
@bulshaawichanel5524
@bulshaawichanel5524 4 года назад
Xiisuhu ma bariba godolkuna ma xoox baa xiskintuna ha suginba Ninki geel soo racay unba sfcn ufahmyo Erayga xiskin
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 года назад
Sxb adoo raali ah ii macney Hana ila yaabin :::::::godolkuna ma xoox ba xiskintuna ha suginba ?
@dhalanteedtv7553
@dhalanteedtv7553 4 года назад
Rageedii sxb wan kutageeraa wadna kumahsnthy soonoleenta fanka Iyo soocelntii.fankynii sharfta lahaa Ani.ahaan waxan kacodsaa hees Miraha Adna gidir.loadey ana gee lajooge Anagoo gayaanaa isku gooniyow nee Jaceylkynu.gunudnee geestadan ka.adkeee Maqan qofka.qaday lkn heestan adna ujeclahy intaas ana kaxasuustaa
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Waa diyaar sxb. Waanba qoraye videoga uun baa iga dhiman.
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 года назад
Ereyadii aadan tarabi jaamac tuug tarabi
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 года назад
Maxaad ku caaysay maadan xishooneynin xage ka helee xita inow magaalo kula daganeen laga yaba hada raali galin lahed xitaa
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 4 года назад
Rageedi aniga iyo channel kaagu galabta waisla mereysnayna, heeso badano aan wyey iyo kuwa aanan horey umaqalba wka helay channel kan Mhdsanid masul aadban utaagera kabanle mesha kaliya hesihiisa badankod laga helayona wa halkan. Rageedi salaaan sare masul Heesta uu qaado isla fanankan ee dhudi la dhaho mahysa sxb meel halaygu shego heesta.
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Ereyada wax ka sheeg.
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 4 года назад
Wxa kmid ahaasxb Anigoo dhadhabayaan dheelalow la toossoo dhunkadaa sariir madhan dhintaye maxa ibaray dhulo ka qosolkedana dhifsatoo naftaydi warya dhudi kaso dhiga
@Rageedii
@Rageedii 3 года назад
@@samiirabdi9015 dhintaye maxaa i baray ku qor searchka, waa caan waxaadna ka heleysaa channelka mudugboy.
@cabdinaasir8087
@cabdinaasir8087 4 года назад
Rageedii waad mahadsan tahay lkn waxa habooneyd erayada heeska iyo laxankaba inaad inoo raacisaa
@saalaxsoona2250
@saalaxsoona2250 4 года назад
Abwan adan tarabi aya iska leh sxb erayada
@cabdulahiqasim3750
@cabdulahiqasim3750 4 года назад
Maxamd yare heestii tuke soogali sxp
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 4 года назад
Wll waxan kaa codsanlahaa hees uu qaado fanaankani oo uu dib u qaaday shay mire dacar oo la yidhaahdo Wiilal iyo gabdho
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Sxb ma haayno horayna uma maqal balse hadaan helno waan kula wadaageynaa
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 года назад
@@Rageedii waa hees arosyada inta badan laga qado Wana hesta tiraa Wada noolado nabad ku wara sas ayan u fahmay masul
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
@@huseinahmed5083 😳😳😳 Wada noolaadoo nabad ku waara oo shay mire ma kabanle ayaa horay u qaaday?
@abdullahijama9213
@abdullahijama9213 4 года назад
Very good
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 4 года назад
Manshallah xasuus
@saalaxsoona2250
@saalaxsoona2250 4 года назад
Yasalaam
@khadarabdilahimohamed2849
@khadarabdilahimohamed2849 4 года назад
Horta rageedi nin qaaliya ayaa thy sxb hal codsina waan wata sxb haddad lyrs ku soo qorto heesta maxamed seleeban tubeec (aroor) sxb wllhi wax kale ayaad thy waxaan filayaa in aan heesta lagu qori karin qoraaal
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Waa lagu qori karaa sxb ee waxaada waxaan u fahmay sida adoo leh car soo qor 😂😂😂
@warfaalifeshow7584
@warfaalifeshow7584 4 года назад
Rageedi hees baa igu adkaatay uu qaado Ale ha u naxariistee cabdiqaadir sanka oo ka hadleysa gudniinka fircooniga, ama FGM waa hees wacyi galin ah ajarna waad ka heli laheyd, xitaa dad kale la tasho oo heestaa isku day abaal baan kuu heynaa
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
@@warfaalifeshow7584 haye sxb balse heesaha youtubeka ku jiro waxaan uga baqaa in channelka la dacweeyo oo channelka la xiro. Waxaa ila haboonaatay Codsiyada qoraallada heesihii horay ugu jiray inaan qofkii iga codsaba aan comment ahaan ugu soo qoro. Waayo waxaan ku soo daalnay iney hal bacaad lagu lisay noqdaan heesahana dib u lumaan sax ma ahan.
@warfaalifeshow7584
@warfaalifeshow7584 4 года назад
Waan fahmay dulucda mahadsanid
@jamacmuse5804
@jamacmuse5804 Год назад
Shiniile..sitii.dds.ayan.joga.walaala
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 года назад
Mahadsanid kaabe
@abdullahijama9213
@abdullahijama9213 4 года назад
Rageedii
@abdihassan5893
@abdihassan5893 4 года назад
Rageedii sxb Facebook maleedahay
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Maya nio whatsapp bes.
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Whatsappka aad nagala soo xidhiidhi karto waxaad ka eegtaa muuqaallada dambe een soo galinno qeybta descriptionka. Facebookna waxaad nagala soo xidhiidhtaa ibraahim maxamuud dhiblaawe.
@safiyoabdiali4513
@safiyoabdiali4513 3 года назад
Waaaaaaw clek calk
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 4 года назад
Waan kuu istaagey sxb rageedii kulama jogo abaal gud baan igu l
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
ii fadhiiso sxb...Mahadsanid.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 года назад
Waan ku salamay tahanks
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Waan kaa qaaday sxb ✋🏾
@mohamudabdiwali7491
@mohamudabdiwali7491 4 года назад
Keep going
@tusejiirow4776
@tusejiirow4776 4 года назад
Waah waah
@abdimukhtar6908
@abdimukhtar6908 4 года назад
Caadi maaha
@mrhabeyste7915
@mrhabeyste7915 4 года назад
Rageedii bro ninkaan aadbaan utaageeraa heesihii qaar aan weli lasoo gelin ayaa jira
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Waan daba joognaa sxb...insha Allah waanu soo heleynaa.
@mrhabeyste7915
@mrhabeyste7915 4 года назад
@@Rageedii albunki tuke raadi sxb
@fartunhenna3572
@fartunhenna3572 4 года назад
❤❤❤❤❤❤
@ahmednoorfarah5030
@ahmednoorfarah5030 4 года назад
Mahad sanid sxb
@ahmedindhoofficial6921
@ahmedindhoofficial6921 4 года назад
Asxaabta ku xidhan rageedii subscribe iisaara idinko mahadsan
@abdiomarnoor3605
@abdiomarnoor3605 2 года назад
Va
Далее
Paint Projects
00:17
Просмотров 3,4 млн
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
Просмотров 189 тыс.
Maxamuud M.X. Kabanle - Baska Yaanu Kaa Tagin Lyrics
7:19
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Paint Projects
00:17
Просмотров 3,4 млн