Тёмный
No video :(

Maxamuud Xasan oo ka Waramaya Taariikhdii Cismaan Sugule 

Sollas Media
Подписаться 72 тыс.
Просмотров 90 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

3 дек 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@yasminmohamed8946
@yasminmohamed8946 5 лет назад
Waad Ku wada mahadsan tihiin docadiina. Duugtiisa waxay noqon doontaa 07/12/18 maalinta jimcaha. Qofki awooda ee wadankan UK joogaa, fatlan Nala soo qeyb gala. Jazakumullahu khairan. 😥😥😥
@qadarsaeed
@qadarsaeed 4 месяца назад
Maxamud xasan xaaji omar suxifiga aan kacajisin dhagaysigisa cimri dheer kunoolow Iyo caafimad dheer maxamud xasan xaaji omar
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 5 лет назад
Adeerkey c8smaan sugale alow kuunaxariiso
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 5 лет назад
Ilaahay ha u naxariisto weriye sare cismaan sugule
@khaledjamagazz3442
@khaledjamagazz3442 5 лет назад
Allah haw naxariisto cismaan sugule qabriga haw nuuro Aamiin yaa Allah
@AHMEDMOHAMEDMAHAD
@AHMEDMOHAMEDMAHAD 3 месяца назад
Allah haw naxariisto awoowe cismaan sugule
@nuurhasan3616
@nuurhasan3616 5 лет назад
Aĺla ha unaxariista cisman sugale
@raadraacreviews5560
@raadraacreviews5560 5 лет назад
Aun aabbahaas soomaliyeed ... thanks sollas
@moeawale4891
@moeawale4891 2 месяца назад
AU wariye Cismaan Sugule. Waxan dhagaysan jiray 1970 nadii barnaamijikii la odhan jiray saalamaha ee BBC da qalabtii usbuuc kasta hal mar ka laga soo dayn jiray. Cod iyo lahjad yar oo gooniya ayuu lahaa oo macaan. Waxa isku dhawaayeen xaga codka wariyihii kale Dr.Maxamed Rashiid Sh. Xasan ee reer Awdal ka soo jeeday ee isaguna ka shaqayn jiray BBBC da 1980s. Lkn waraysi waa hore 1980 dii BBC du ka qaaday Sugule oo aan dhagaystay wuxu ka waramayay waqti Addis Ababa uu ku noolaa 1950 dii iyo asxaabtii dhalinyaridii soomaalida ahayd ee wada joogeen. Gaar ahaan wuxu yidhi nin la odhan jiray Daaud tima jilic oo asxaab ahaayeen oo u yidhi warkiisa waan waayay. Warasiga in lasoo daayo ayaan jeclaan lahaa koolay kaydka BBCda wuu yaalaaye.
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Год назад
Guul iyo gobanimo laascaanood ssc somaliya allaah idiin xafiido guuuuuuuul amiin ya bari geesiyadii daaraawiishta ssc buntlan guul 🇸🇴💯🤲👌💙🤍👑💛🤔💕❤️💓👍🙏🥰💪💗😍🦁♥️🧡💜💙🤍💙💯💯🔵⚪️🔵
@suubanonline199
@suubanonline199 5 лет назад
Ilahay qabriga ha u waasiciyo Amiin amiin
@badalcabi6312
@badalcabi6312 5 лет назад
allah yaraxma
@abdowabdow8486
@abdowabdow8486 5 лет назад
AUN Amiin
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 лет назад
“Dayax-gacmeed, cir-bixiyeen, warfidiyeen, diyaaradaha qumaatiga u kaca, maraakiibta badda hoosteeda quusta (gujis), gantaalaha riddada dheer, diyaaradaha guuxooda ka dheereeya, gantaalaha is wada, waddamada Barwaaqo-sooranka, Gaashaanbuurta Reer Bari (Warsow) iyo Is-bahaysiga Reer Galbeed (Nato), hirka gaaban iyo hirarka dhaadheer” iyo boqollaal kale oo erey-bixin cusub ahayd ayaa sida il-biyeed irmaan ugu soo burqan jirey maalin kasta maskaxda iyo afka wariye cismaan sugulle.alla ha unaxariistee!!!!!
@fadumoali7402
@fadumoali7402 5 лет назад
waa runtaa
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 года назад
Alle hawnaxaristo isagiyo intii Muslima. U maleynmaayo in aynu dhawaanahan heleyno dad sida isagoo kale inoo koriya Af keena Soomaaliga mahadi haka gaartee. Aun markale. Aamiin
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 5 лет назад
Alle ha unaxariisto
@mahadow1
@mahadow1 5 лет назад
52 sano ayaan saaxiibo ahayn 😃
@ayanlefarahibrahim3385
@ayanlefarahibrahim3385 5 лет назад
الله يرحمه...من هرجيسا
@yuusufyarefaarax4484
@yuusufyarefaarax4484 5 лет назад
Ayanle Faarah
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 5 лет назад
WOOW AUN. BARBAARTI HORIYO BANAADKII , HA BAARBAARIN BERISAMAADKII, MAASHE LA YIRI.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 лет назад
ANIGU SUGULLE KUMASOO GAARIN AUN LKN MAXAMUUD XASANKAN LA WAEEEYSANAYO AYAAN WAAYAHEEYGI BBCDA KUSOO GAAREY NIN AAN KAFTAMIN OO WARARKA AQRIYA OO AANAN BARNAAMIJ YADA SOO TABIN AYUU AHAA.
@abdulljama4591
@abdulljama4591 5 лет назад
Alaahu yarxam
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 лет назад
Waa barigay warbaahinta caalamiga ahayd
@mohamedfaarax3473
@mohamedfaarax3473 5 лет назад
Alllahnaxiisrto marxuumka
@jamiilajalaqsan8015
@jamiilajalaqsan8015 4 года назад
Ilhay how naxaristo gabadhaydhayda caisha aowowged
@fadumoali7402
@fadumoali7402 5 лет назад
sollas media codkii maxamuud xasan xaji cumar noo soo daa.. fadlan
@shakurmahamedshakurmahamed4760
alaha ha unaxaristo
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 5 лет назад
Alle Haunaxariiisto.........
@qanciyeproduction
@qanciyeproduction 5 лет назад
ALLA YA RAXMA
@cabdinuurheehaab8462
@cabdinuurheehaab8462 5 лет назад
📻
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs 3 года назад
Weriyaha BBC loogu jeclaa uguna erey bixin badnaa waa cisman sugule wuxuuna ahaa reer konfureed.
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 года назад
Waa reer qandala puntland
@Cuqeeli
@Cuqeeli Год назад
Afsoomali iyo reer koonfureed kala fog, Wuxuu aha nin Cunard Cali oo Cali Suleiman
@qaasimi21
@qaasimi21 5 лет назад
Aniga waxaa codkiisa jeclaa , Adam Nuux Dhuule iyo Yoonis Cali Nuur.
@Cawedyare
@Cawedyare 5 лет назад
Sollas group Tariikhaha noo sooo uruuro
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 года назад
Kow
@davidgossey2531
@davidgossey2531 3 года назад
Erey bixinta waxa kenay ragi idacada hargatsa iyo bbcda bilabay ee reer waqooyi tusaale dayac gacmed warbahin warfudiyen gantalaha guxooda ka dhereya gantalaha ridada dheer reer galbeed gashan buurta reer bari e waarsaw waxa waxa kenay ragi bilabay bbcda iyo idacada hargaysa oo wax afsomali ku warama ugu horeyay gusji isagu dagaalki labad iyo ki kowaad ee aduunka ayay reer waqooyi ku gabyayen oo ay gabayadi cabdi gahayr iyo salaan carabey ku jiren gantaal iyo gujis ba marka reer koonfuraw afka reer waqooyi ba idin baray iyo sida lo waramo
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs 3 года назад
Weriyaha BBC loogu jeclaa uguna erey bixin badnaa waa cisman sugule wuxuuna ahaa reer konfureed.
@shakurahmed4771
@shakurahmed4771 2 года назад
maya rer bari ayuu ahaa
Далее
SHEEKO XIDDIGIHII RADIO MUQDISHO
18:28
Просмотров 53 тыс.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
Просмотров 4,9 млн
WAREYSIGA WAR AKHRIYIHII  BBC MAXAMUUD XASAN XAAJI CUMAR
13:39
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16
Weriye Sare Maxamuud Xasan
11:13
Просмотров 8 тыс.
Taariikhda Far soomaaliga
16:56
Просмотров 54 тыс.