Тёмный

MAXKAMADA DAHIR || KIIS CUSUB ,ILMAAHA IGU MA BIILO LKN HORE 500$ BIL AH AYU ISIIN JIIRAY ILMAHA IN 

TOOSH TV
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 22 тыс.
0% 0

Развлечения

Опубликовано:

 

10 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@khadijac9841
@khadijac9841 Месяц назад
Daahir waagob runtii hayska dhibadnadee
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt Месяц назад
MASHALAH. DAHIR WANAG. JACEL. ALE. HA KU. BARA KEYO
@abdinur6152
@abdinur6152 Месяц назад
war daahirow maanta haysaa shaqadii ugu fiicnayd hore u soco alaha kula garab galo
@AbuikhlaasAbdullahi1993
@AbuikhlaasAbdullahi1993 Месяц назад
Maxkamada daahir ilahoow yaan leyka sooyeerin alxamdullaah
@alyasfarah9816
@alyasfarah9816 Месяц назад
Kkkk
@user-wd6rn2dz4t
@user-wd6rn2dz4t Месяц назад
Beydka ilaahay yaan kaaga duceeyaa ilahay ha kuu Aqabalo sidaa dadka u caawisid maansha Alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤aniga soomaali kala jecli ❤❤❤❤❤
@faizaislaw4976
@faizaislaw4976 Месяц назад
Sawirka mesha saran iyo qofka waresanesid isma lahan sawirka Mustafa dhuxulow dhiga lacnad yehey
@user-wd6rn2dz4t
@user-wd6rn2dz4t Месяц назад
Makaa kaaga soo duceynayaa maansha Alaah daahir ilaahay ha ku xafido Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaa Rabi
@halimahassan1981
@halimahassan1981 Месяц назад
Maxkamada daahir calasoow is not easy 😂😂😂😅
@alyasfarah9816
@alyasfarah9816 Месяц назад
Duli ilmaha hooyadeed u daay
@user-wd6rn2dz4t
@user-wd6rn2dz4t Месяц назад
Beydka ilaahay yaan kaaga duceeyaa ilahay ha kuu aqbalo
@user-zo8vs8xh4g
@user-zo8vs8xh4g Месяц назад
allaha ku barakeyo ilmihihisana allaha u barakeyo gabdhaha walalkod weye
@casalasal6466
@casalasal6466 Месяц назад
Aamiin Aamiin Aamiin
@user-wd6rn2dz4t
@user-wd6rn2dz4t Месяц назад
Maansha Alaah ilaahay ha ku caawiyo dadka waad caawisaa
@yarowmuhamed2817
@yarowmuhamed2817 Месяц назад
aamin dahir masha,allh
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Месяц назад
500 oo kiro iyo school iyo dugsi iyo koronto biyo yowmigii raashinkii laga rabo waxba uma gasho
@farhiadahiraddow
@farhiadahiraddow Месяц назад
Edeb daro waaye in la soo qaato nin qalada sawirkiisa ee ka saara sawirka mustafe dhuxulow
@user-zo8vs8xh4g
@user-zo8vs8xh4g Месяц назад
asc wll msha allah dahir wa walal wanagsan shaqo fican aya haysa o ajar badan
@user-pf1ir5pl7k
@user-pf1ir5pl7k Месяц назад
Maxkamada ama kala gar qaadidda arimaha qoyska diinta in loo ceeliya waaye culumada u Baganda tahay dad cilma diinta yaqaan
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Месяц назад
Aduunkan haweenkii ayAba xasid ah qof america🎉joga 500 lasiyaa cajiib 😢
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 Месяц назад
Daahir maxaad u Soo khaadatay sawirka ninka murusade
@safiyoasan
@safiyoasan Месяц назад
Kkkkkkkkkk walee maxakamada. Liga dheh
@abdifitahaamahmed5461
@abdifitahaamahmed5461 Месяц назад
Waa beentiisa CODKAAN Mustafa Duhulow maaha waa nin uu isaga soo balansaday 😂😂😂😂
@safiyoasan
@safiyoasan Месяц назад
Aameen😊
@yarowmuhamed2817
@yarowmuhamed2817 Месяц назад
gabadhan qof xun ma ahan wiil kana sidoo kle
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Месяц назад
Marka sababta aad sawirka mustaf u soo qaadateen maxey tahay
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 Месяц назад
500 waxbarasha laga rabo guri kiraa laga rabo caana laga rabo biilkii alyowmkaa laga rabo waa kucariiri runtii ee magaalka guryaha waa qaaliye wax kudar nio
@safiyahussen9466
@safiyahussen9466 Месяц назад
Daahir reer iskuber celi
@safiyahussen9466
@safiyahussen9466 Месяц назад
Daahir wa jin
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 Месяц назад
Adiga maxkamad miyaa tahay
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp Месяц назад
Ninka 500 bixiya ee caruurtiisii baalash loo dirayaa miyaanay dulmi ahayn
@Gmaaad
@Gmaaad Месяц назад
Waa yaab😅😅😅
@hodangeedi5393
@hodangeedi5393 Месяц назад
Kkkkkkkk
Далее
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 760 тыс.
NAXDIN: WILKI ABGAAL OO DAHIR WAREYSRAY
15:29
Просмотров 33 тыс.
FILO PART 98
31:43
Просмотров 435 тыс.
Вот почему 😐
0:59
Просмотров 3 млн