Тёмный

HAFSA UUR MIYAY U LE DAHAY ABDIHAFID DAHIR ALASOW MUXUU LACAG 10k $ UGU BALAN QADAY AROSKA DAG DAG A 

M•Somali Tube
Подписаться 27 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Опубликовано:

 

21 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 201   
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 5 дней назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SahraIbrahim-xv6vp
@SahraIbrahim-xv6vp 8 дней назад
Ala kuwana ya maxkamada u furey tugadan arurtey yahuu war masajidka gala o Illahey u labta subxana llah
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 5 дней назад
Kkkkkkkk wa runta
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 8 дней назад
Garayaqaan 👑 Mashaa Allaah inta Adeer 👑👍💯 duriyada Saransoor qalbiga kaa ogsoon indr👍💯
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 8 дней назад
1m uma qalanto baan ku xukumi lahaa anigu ee followers halaga laabto xukunka shacabka soomaaliyeed, dad badan lagu qaldamay wallah.
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 8 дней назад
hadalkaas wa qalad laakiin ogow oo xasuuso arintii Assad Xaajiyow flowers halaga noqdo inay u ololeeyen jawaabti laga bixiyayna wad ogeed inu yahay 2mlyn + flowers kkkk Xafsa wa Somali hadana wa reerka Assad Xaajiyow 2da mlyn gaarsiyay dadkan hada xafsa heystana wa isla dadki Assad haystay kkk qabiil loma tilmaamo Hawiye
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 7 дней назад
Hawiye waa jareer asalkooda waa turkaano iyo zinsibar marka wiilkaan yar maamadaan dhali karta umaba qalmo wiilkaan waa baajuun asalkiis waa la kasaa waa cumaani lkn hawiye waa turkaano waa la soomaaliyeeyey qabiil nah cid wax uguma qaadi kartii oo hawiye waa 4 xabo oo amison ilaaliso wiilkaan aniga isku meel aan ka imaanay ogoow from juboland VIVA
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 7 дней назад
@@sadiyaali9508 Somali isma taqaane ha is barato Somalida wa dhalad iyo dhaqan 1- Hawiye = Nationality (Jinsiyah) wa Samaale the owners of Somalia 2- Daarood (Jabarti) wa dad ka yimid Carab siday no shegen wa ok kuracnay Suuriya yaman hada quresh intaasba wa shegten intodana isku isir ma aha totally so qabilka Jabarti (jabartiyin) a ladhaha wa dad madow jareer weyne eh tariikh Dheer leh Saudi Arebia yaman cuman baxreyn Kuwait wa dadka madow e degan, S/A Suuqa Faysaliya waxa xiray boqor Faysal Aun, intaas uma dhasfayo tarikhdas, Baajuun nacam Somali lakin asalka wa dad issugu jira sawaaxil Tanzanian ah iyo cumaniyinti seed barqash o is gursaday, Tanzania dhalashada toosba lo siiya.
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 7 дней назад
​@sadiyaali9508 hawiye waa dadka soomaalinimadooda la hubo iyo dir
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 8 дней назад
Qoftan way dhaqan xuntahay waa maxishooto talax tagtay
@farahshuriye8443
@farahshuriye8443 8 дней назад
Wiilku waa somali gabadhuna waa somali ka soco.
@farahshuriye8443
@farahshuriye8443 8 дней назад
Lacagta maxaad u qaadatay?
@abdulhamidmohamed3791
@abdulhamidmohamed3791 7 дней назад
Tan iyadaaba store ah sanad walpa gus cusub raadsato sharafna malahan kii 50$ siyo ayay usajuudeysaa
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 7 дней назад
Yaarabi yaraxman yaqafar,ilhow saqirkas,ilahow caawi,cafimad sariic sii,alhuma aamin yaarabi
@Dasher10158
@Dasher10158 8 дней назад
shiine hadu runta shegay ma qabiilba ubedeshay garyaqan
@nuranura2265
@nuranura2265 8 дней назад
Jareer caay mahan bajun iyo jareer waa isku mid
@dahabofarah1480
@dahabofarah1480 8 дней назад
kuligiin waxaad isugu timaadeen Jabra iyo Majeerteen yaahuu iyo akhrud
@qosoliyoqaraaxo8926
@qosoliyoqaraaxo8926 8 дней назад
Waxaan maqli jiray Baajuun iyo baakhad Oo shaw qabiil stay ahaayeen
@hanaanali2953
@hanaanali2953 8 дней назад
Baajuuntana barta soomaali maaha waa sawaaxili waana dad madaw iyo cadaanba leh
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 8 дней назад
Wa xiligii sayid barqash dadkiisi iyo sawaaxiligi uu keenay oo is guursaday isku milmay = Baajuun < Tanzania passport hora laga siiya
@FadumoCalimaxamed-jg3rv
@FadumoCalimaxamed-jg3rv 7 дней назад
Gabdhaan haday ilmo fcn rabto maxay ulasameysay jacel waasaqajaamad magaca hawiyo yey kucayaarin eebeladeed iska leexsha 11:52
@suleimanyacub1662
@suleimanyacub1662 8 дней назад
Baajun somali Maaha ee wa cumaani rer Mombasa ah oo xeeba degan inta badan
@umuayman6814
@umuayman6814 8 дней назад
Oo maxey wadankena kaso jiriyeen 😂
@Hooyo309
@Hooyo309 6 дней назад
Waa soomaali kuwa soomaaliya jooga? Waana kaa dhaladsanyihiin?
@AbajiibalaAbajiibala
@AbajiibalaAbajiibala 8 дней назад
C.xafid ubad ka qurxon helid is ka Daye Mal ma ogatahay ubad inad dhaleysid
@xawom3016
@xawom3016 6 дней назад
Garyaqaan kan isku sheegaya dhiiqo ayuu ka kacey, wax aan la waydisan ayuu korey, caqli xumaa, khaqbiil baa madaxiisa kaguuxaya. Reerka uu sheegayo uu lee yahay sharci baa lagu qaata ama dadka u qaado waa kuwee, adeer somali wa wada qaxooti kaas ba la leeyahay garyaqan😫😫
@fatumoadan2058
@fatumoadan2058 8 дней назад
Masha Allah garysqan cawa hafsa Queen si sharaf leh ayu u difacay
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 8 дней назад
Baajuun iyo Jareer, reeshabeelle, waxaasoo dhan, way isleeyihiin, ee wareerka nagadaaya😅
@kiinsufian
@kiinsufian 8 дней назад
maxay isdhaman jareer iyo jileec somali wareesan
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 8 дней назад
Gabadhani dookheeda ayuun bay sheegatay ilmo iyada u eg inay dhashana waa hamigeeda sidaa awgeed wax ay boolajiis ka bixiso may galin
@RB-up7dt
@RB-up7dt 8 дней назад
Garyaqan difaaca dĥaaf ilaaheey ka cabso gawadhan waa bilaal edeb ninkasata weey ku dhag dhagaa waa bilaal xishud
@batulasmail8261
@batulasmail8261 8 дней назад
Way sheektay wixii ay Ka rabtay inuu views ay Ku raadinaysay
@user-lj2mn3hm7e
@user-lj2mn3hm7e 7 дней назад
Wiilka jareerkaaba ba Quran badan
@abdiwalimohamed7143
@abdiwalimohamed7143 5 дней назад
WAXAAN MAQLI JIRAY BAHA HIGLO AF QADHMUUN BAY ISKULA YIMAADAAN CAACLAYAASHAN SHURUNSHUURKA AHINA MEESHA AF QADHMUUN BAY ISKULA YIMAADEEN IYO CAQLI CAANTAYN AH NACALAA CAQLIGA FUTADA MADAW IDINKA GALAY KU YAAL CAWAAN CAWAAN DHASHAY
@hamdiduu8338
@hamdiduu8338 7 дней назад
Mashallah 🎉🎉🎉🎉🎉
@Gonfa509
@Gonfa509 8 дней назад
Horta aniga niin 📌Boran oo Oromo📌 aya nahay, qabilka 📍Dogoodiga📍 kenya ayaan isla degana. Inti aan aragnay qabilada Somalida Dagoodigu waa qabil Muslin, dhqan fican, bax iyo Boqor lee. Waligay ma arkin qabil Boqor (Wabar) lee qarnigan 21naad. 🤫Majarteen oo qoxoti ayaan ku aragnay Kenya. Rag iyo Dumarku ba Wa dad Qamri cab, Dintu ku yartahay, Madowga ku badan, Jareer jareer uu eka, indho yar yar oo fool hun. Runta hadi laa sheego maxa dhiba?? Hadi Majarteen edeb yelan wayo Kenya aya laga masaafurin.💪
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 8 дней назад
Jareer ma caybaa waryaarehee afkiina iyo luuqadiina sax
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 8 дней назад
Xaasha wll Jareer wa qabiil somaliyed Mashaa Allaah laakiin wiilkan maaha qabiilkaas wa Baajuun Asalka Cummani Carab ah Caasha Cabdow cideeda
@Zusan15
@Zusan15 8 дней назад
Halkan ku yaban fadhiya walhi jareer waan maqalay waa dad somaliya lakiin bajuun ba igu cusub ma somaliba bajuntuna bisinka maliinba waxabd maqalaysa gabdhuna ma bajunba 😳
@Gracias2024
@Gracias2024 7 дней назад
​@@Zusan15 walaalo waqooyi ma joogta adi Koonfurta somalia odhan dagaan waliba xebaha Kismaayo o kale dadka ugu badan waa baajuun
@user-pm7dk2tj5h
@user-pm7dk2tj5h 7 дней назад
Magalada barakeesan eemaka al mukarama aya joogasacadana 4:00habeenimo abdi xafiid ma aqaan xafsana ma aqaan rabbi uumistiisa ayaa wax ka sheektay hadalkaa ku cunsuriyeesay curudkaaga koowaad dooli allaah ka dhigo
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 8 дней назад
🤩🤩🤩
@user-ts6rr7en6c
@user-ts6rr7en6c 8 дней назад
Shiine Culey nin rageeeed❤❤
@user-yj1sg9hr1g
@user-yj1sg9hr1g 4 дня назад
Hawiyoow jareer iyo baajuun hakala saarina waa saxaro iyo kaadi naga daaya ingiriis iyo taliyaani 😂😂😂😂😂
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 4 дня назад
Kkk war hada waxabo wa u qurxinina xafso waxay tiri ma rabo ilmo sanwen san u san dherehay ban raba inu u san dheryahay mana u qalmin xafid xafso always viva xadif dad anku qalmin kafirso iyo dad dulmiga iyo dhaca dadka isku raacaya wa bilahay towfiq
@HghhgjHgiuhg6
@HghhgjHgiuhg6 6 дней назад
DADKA JAREERTA WAA INEYRAALI GELIN SIIYAAN GABADHA AN ANIGA JAREER MA DHIHI HADAAN JAREER SHEEGILAHAA WAA KHALAD
@CabdiiCabdulaahi
@CabdiiCabdulaahi 6 дней назад
😊😊😊😊
@user-dk1rn9kh3d
@user-dk1rn9kh3d 6 дней назад
@salmanabdullahi3989
@salmanabdullahi3989 6 дней назад
Maxkamad kusheegan cadaalad ma aha, hal dhinac ayay ka rarantahay
@xamzamaxamed9211
@xamzamaxamed9211 8 дней назад
Subxanalahi garyaqaada alah ka cabsada
@user-vd1mt8lu9y
@user-vd1mt8lu9y 7 дней назад
Waan yaabaye daahiroow walaalayaaloow shiine iyo jabre waa labo shaqsi magaca daaroodna meesha ha keening walaalayaaloow daarood kuwaas iyo kuwo kale oo waalan sida xuseen og yaan naloo qabaan magaca daaroodna nama mataane ogaada
@AbajiibalaAbajiibala
@AbajiibalaAbajiibala 8 дней назад
Wey shalashay jarer Maha Markey maqashay dhaforka qabsatay
@user-ex4ki5hx7n
@user-ex4ki5hx7n 7 дней назад
Jareertu ma ceeb baa subxanallah
@dahiraden297
@dahiraden297 7 дней назад
5 nin oo 60 jiryaal ah ayaa wiil 18 jir ah ku koobanaayo wlhi kuwaan waa mooryaan uf
@farhiaabdi2505
@farhiaabdi2505 8 дней назад
Soowtii LA dhahay Dagoodi iyo Gaaljecel iyo Xawaadle hawiye ma ahaaa
@abdifatahmohamed3123
@abdifatahmohamed3123 7 дней назад
Farhiaabdi2505 hadana waa laguso daray kashekey 😂
@najma649
@najma649 8 дней назад
kaxishooda gabadha haday lasocoto iyo hadii kale maxaa ka galay
@maqcuudyusuf774
@maqcuudyusuf774 8 дней назад
Jareerta cab ma leh
@maqcuudyusuf774
@maqcuudyusuf774 8 дней назад
Dahir calasow maxad afkaada jiraa leh majeerteen ugu haysaa
@Gracias2024
@Gracias2024 7 дней назад
Naagta waxu maxkamad sax usari wayay Waa cudur mj oo kudhacay Kaas hadu dhinto cudur majerten ladhaho ayaa dilay
@hanaanali2953
@hanaanali2953 8 дней назад
Gabadh quruxbadan iyo caadadeed weeye gabadha amaansiiya
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman 7 дней назад
Ayadaa laga rabaa raali gilin inay bixiso dhinac walbo shiina coley waa Nin runta yaqaan aan ku hadlin hadal deel qaaf ah Shiine hori u soco wll
@Gonfa509
@Gonfa509 8 дней назад
✋✋✋ Gabar Dagoodi iyo Bajuun sidee lasku fadhisanaya isku miis. Sharafteeda haka ilaliyo garsoorayasha qaar way qaldanyihiin. 10,000 ka kun Gabar Majarteen qamra cab ha loo Radiyo.
@drmahamuodcaqlinour2496
@drmahamuodcaqlinour2496 2 дня назад
❤ feeling ku khassb maha
@MsQuule
@MsQuule 7 дней назад
Naagtaan dhaqan somaliyeed waxba Kuma laha mida kale dagoodi soo oromo ma aha aniga jareer ayaa I xigta ee Naga amusa
@Gonfa509
@Gonfa509 8 дней назад
✋✋✋ Gabar Dagoodi iyo Bahuun ama Majarteen sidee lasku barbar dhigaya isku miis. Sharafteeda hala ilaliyo garsoorayasha qaar way qaldanyihiin. 10,000 ka kun Gabar Majarteen qamra cab ha loo Radiyo
@huddamaxamedcali7827
@huddamaxamedcali7827 8 дней назад
Baajuun was jareer sax ah
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 8 дней назад
Beenta daa ugadeed love ❤ reer garisa an ah
@Gracias2024
@Gracias2024 7 дней назад
Ogaaden miya naagta uf
@safaaa94
@safaaa94 7 дней назад
Wax ku guursado ma heshid xafsay nin shakhadiisii dartada u dayay ood manta khabiilkisa ku cunsuriyeysay
@maqcuudyusuf774
@maqcuudyusuf774 8 дней назад
Qaybta. qaraarka cards ilaahay ka cabso
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 8 дней назад
GAR Yaqaan Geesi Run Shega Geerida Been Adiga iyo Inta Kula Aqliga Guuleyso Geeridaa Been Gar Yaqaan Hadalka Shiino Culay Abti Xabiibi Ma Iloow San Yahay Qofka Uu Yahay Aaway Xaaskiisii Hore Iyo Caruur Tiisii Shiine Culay Abti Xabiibi.
@maqcuudyusuf774
@maqcuudyusuf774 8 дней назад
Maxkamaday xaalkaada qaado ilaahay ka cabsada
@Gonfa509
@Gonfa509 8 дней назад
Niin jareer Khubada Jilac kama dhigayso. Miliyoner hadi yahayna waa Jareer uun.
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 7 дней назад
I liked Dagoodiyo waa dad dhiig leh xaqiidi
@suususharaf7353
@suususharaf7353 8 дней назад
Qabiil baad midiyaha ku joogtan kuligin ee ilahay kabaqa ninka garyaqan ladhaho difaca ayuu kujira waa garmayaqan jareer yo jilec ilaahay ba abuuray ilahay kabaqa
@dahiraden297
@dahiraden297 7 дней назад
Waryaada ileen hawiyaha waa xoolo uf
@Jamadjano
@Jamadjano 8 дней назад
Willa yare waa ku danaysaday gabadhaan wiilka ha samro
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 6 дней назад
Wllo ragu folxumo maleh marhadu dhundiir safiya haysto
@Betasquadclips66
@Betasquadclips66 7 дней назад
Cunsuriyad weyn Hafso lkn hada wey baqday in lagala laabto malyanka fulay 😂😂
@Gonfa509
@Gonfa509 8 дней назад
Adoon Bajuun aqli maale wa damer, isaga la naceeb yahay iin la jaceel yahay ayu modeya
@Gonfa509
@Gonfa509 8 дней назад
✋✋✋ Gabar Dagoodi iyo Bahuun sidee lasku fadhisanaya isku miis. Sharafteeda haka ilaliyo garsoorayasha qaar way qaldanyihiin. 10,000 ka kun Gabar Majarteen qamra cab ha loo Radiyo.
@yusufhassan8799
@yusufhassan8799 8 дней назад
Wilka qaran buumathalaa iyaduna sawiradeeda Ayey iibisa.sharaftisa wilka meel ugadacdeen
@dahiraden297
@dahiraden297 7 дней назад
War gabadhaan xaaraaanta kusoo kortay ceshto haddii kale wlhi ayadoo qaawan ayaa la keenayaa
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 7 дней назад
Private ka gabadha maxaa ka galay hafza waa ku saxantahay yan lagu hoosgalin waxba kama galin cida ad lasocoto
@Gonfa509
@Gonfa509 8 дней назад
🤫🤫 Jareer Bajuun aqli male, 10,000 ka kuun xaafsa aya uu diri dona, walasheen 100,000 manta ayan Nirobi loo diyarin. Dagoodi ku filan. Somali wayn ya lagu hor keenin.
@bashiradan2294
@bashiradan2294 6 дней назад
Maxkamada goankeeda waa sax
@Gonfa509
@Gonfa509 8 дней назад
Walasheena Xafsa yaa lagu qaldin 😜Niin kan Ajuuraanka, wa beenaale yaa idin qaldin. 😜Bajuun wa adoon, gibilka aad ku shaqaysan jiran. Jareerweyne xuun waye. Bajuun asalkoodu wa Itobiya ayado adoon iib dikada lagu wada aya Qaramada Midobay ayaan Bayaan mamnuucayso kala iibsi adoon, aya ku hareen gacanta gibil cad ku xareenn
@abdulganinur9062
@abdulganinur9062 7 дней назад
Aniga bay uur ii leedahay 😅
@updyrizackmoha7559
@updyrizackmoha7559 7 дней назад
Maxishoto Aan wxba uqarsanen 😂😂nimankan calolaha weyn ayakana wa dabalo wx bena isku qasayan😂😊
@ayaanmuhumed174
@ayaanmuhumed174 7 дней назад
Shiine legend❤
@ahmedmahomed3056
@ahmedmahomed3056 8 дней назад
Waryaa faras iyo dameer ha tartansiina jabre waa laandheere digoodi iyo ajuuraan midna ma uu rabo
@user-lj2mn3hm7e
@user-lj2mn3hm7e 7 дней назад
Quran Mala Hanna gabadhaan
@user-yc3cy1in3f
@user-yc3cy1in3f 8 дней назад
Shiine maalin kasta raxanweyn ayaa afsoomaali ku hadal la dhahaa hadalka xabso waa sidaas oo kale waxba ha ka soo qaadina
@user-eu5uw9he3y
@user-eu5uw9he3y 8 дней назад
Jareer cay miyaa marka wardadka ha u gafina
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 8 дней назад
Baajuunta waxa iska dhalay sawaaxili iyo carab waxa eyna kuhadlan afka sawaxiliga iyo carabi
@maqcuudyusuf774
@maqcuudyusuf774 8 дней назад
Ilaahay ka cabso afkaada qoyan looma hadlo
@rahoroble3224
@rahoroble3224 7 дней назад
Naagtan wa ciyalasuq alaha sohadeyo xafsa wagabar xulxun
@dhuubo.....
@dhuubo..... 8 дней назад
Soomaali waa ay u dhamaatay waxaan maaha cadaalad wiilka maa siwacan loowaraysto
@maqcuudyusuf774
@maqcuudyusuf774 8 дней назад
Majerteen ha lagaa raac
@amiraomar6020
@amiraomar6020 8 дней назад
War hawiye gar ma yaqane yan lagu daliin uuf
@rahoroble3224
@rahoroble3224 7 дней назад
Ciyalasuqadwaye gabartan alaha sohadeyo
@samadoonhassan4922
@samadoonhassan4922 8 дней назад
Ninkan hadlaayo ma is xisabisoya gabar fiican meediyo ma timado
@user-yc3cy1in3f
@user-yc3cy1in3f 8 дней назад
Gabadhaan waa daacad dad daacada haday jeesataan ma soo noqdaa
@hanaanali2953
@hanaanali2953 8 дней назад
Anagaa daarood ah gabadhaas yarna taageerna inantayar amaan hana siiyo
@najma649
@najma649 8 дней назад
ninkaas haga jawaabin suaasha uu ku weydiiyey
@maqcuudyusuf774
@maqcuudyusuf774 8 дней назад
Jarer Cerberus ma leh
@MaxamedHeeleey
@MaxamedHeeleey 8 дней назад
Daharow intey jacel ku aburtay oben ah ayrabtay inay ku dangTo ilaha gar yaqana adinkana jalec nimo ayD wadin
@duceysanali9024
@duceysanali9024 8 дней назад
Gabdhaha halaga leexdo. Wiilashan. Dhalnoow naga leexda.
@maqcuudyusuf774
@maqcuudyusuf774 8 дней назад
Gary wan Iga dheh
@user-tk8bo7mz9z
@user-tk8bo7mz9z 7 дней назад
Daaord
@ummu3116
@ummu3116 8 дней назад
Qurun iyo qabiil iyo isku dir viyuu raadis bay meesha u furteen
@najma649
@najma649 8 дней назад
maxaa ka galay
@Gonfa509
@Gonfa509 8 дней назад
Adoonka bajuunka kobo aya boolishle uu gayni jiray, cunto uu dirsan jirtay, dee wa adoon
@user-rk3to8lo6v
@user-rk3to8lo6v 7 дней назад
Cabduxafiid waa baajuun la doco
@UmuMuhamad-hv8bj
@UmuMuhamad-hv8bj 8 дней назад
Isoo dhoweya walal
Далее
Куда Больнее Упасть с Высоты?
25:11
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
Просмотров 4,7 млн
Едим ЕДУ на ЗАПРАВКАХ 24 Часа !
28:51
DAAHIR ALASOW IYO NACEYBKA ISAAQA UU U QABO
16:31
Просмотров 9 тыс.
Куда Больнее Упасть с Высоты?
25:11