Тёмный

MAXKAMADII DAHIR WAAN IS DILA 30 SANO LA NOLAHAY KUFSI WADAREED HABEEN MA SEEXAN SUBXANLLAH 

ILYAAS GUBTA MEDIA
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 14 дней назад
ilaheyow mama safi cadalad usahal yarabi 😢😢😢 wa hooyo
@zuhuurcadeey1390
@zuhuurcadeey1390 13 дней назад
Aamiin yaarabi
@saynabjama8160
@saynabjama8160 14 дней назад
Kufsi uun maaha wilkaas uun baa soo bad badbaadiyay xalkeedu waa kufsi iyo dil ay kabadbaaday adkaatay intay cii shootay waa inay ciishoodaan
@zuhuurcadeey1390
@zuhuurcadeey1390 13 дней назад
Nacam
@ftshmh4761
@ftshmh4761 14 дней назад
Daahir Waa sir doon😂
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 14 дней назад
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم Soomali musiibada ay kala gashay ayaa Qoxooti inaga dhigtay, Dulmigii aynu kala galnay ayaa halkaas ina dhigtay, walina qabiil ayeynu Daalimiintii ku difaacaynaa, Subxaanalah
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 14 дней назад
Soomaali haday is laysay ma hablaha afduub oo kufso ayaa lagu dhahay xayawaan ayaad tahay e hooyo saafi xaqeeda sii
@user-gh7gi5nv9g
@user-gh7gi5nv9g 13 дней назад
Daahir waxa tahay geesi.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 13 дней назад
Waa mooryaan hawiye ah oo 1986 gabadh maskiin ah kufsaday waa yaab
@haadi6053
@haadi6053 14 дней назад
walee cuqubada Somalia halkee ka heystaa aan lahaay. ma dhawa. howsha somali. gardaro garab og ayaa maqli jiray. alow alle. aaqo waraa jiro
@IlhanAhmed-k9d
@IlhanAhmed-k9d 13 дней назад
daahir maadaama gabadhaan waxa ay sheegee aay run tahay waxaa sameeysaa ninkaan la lee yahay wax buu kufsay halaga qaado habaryar saafi diyadeedii because wuxuu rabay in uu dilo after kufsi teedii baan galin maahee, sidaas waaye cadaalada warka soo af jar.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 13 дней назад
Daahir baaba qof macno leh laga dhigayaa
@user-bp6mn3zv8i
@user-bp6mn3zv8i 13 дней назад
Please look for others he confessed and threatened threatened another girl
@ayaancali-nu5zs
@ayaancali-nu5zs 14 дней назад
AYAAN aaa SubaxaAllh 😭😂
@shamishoussein7587
@shamishoussein7587 14 дней назад
🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@marshalukraine
@marshalukraine 14 дней назад
aqliga somaligu waaka jaahilintan social media bay maxkamad moodayan ilaahow jaahil hanaga dhigin sida daher dayer
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 14 дней назад
38 sano weeyan maha 30 sano
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 14 дней назад
Wax Soomaliya u dagi ladahaye wawayn 1986 Iyo Ka jiran oo aan la saxin una baahan ina la Saxo 😡😡😡😡
@Hasnktal
@Hasnktal 13 дней назад
Ninka la eedaynayo muu soo hadlo say wax u jiraan
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 13 дней назад
Qoraalkaas uu soo qoray baa lagu dacweyn karaa Ina goofjoog
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 14 дней назад
40 sano ka hor kufsi lagu sameeyay inay manta dheegto ayado 58 jir ma xaq bay raadinaysa mise ceebteedi qarsooneed ayay faafinaysa ? caruurtreda maxay Nolosha ugu xumaynaysa hadayba wax dhashay ?
@abdikhadar1948
@abdikhadar1948 14 дней назад
Way igulasaxantahay in 40 sanokadib ayxaqeedaraadinayso
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 14 дней назад
Ceebtay samaysay maxaay ahad
@Umusamsam24
@Umusamsam24 14 дней назад
Ceeb maleh ayada ninka xumeey ba ceeb leh
@abdikhadar1948
@abdikhadar1948 14 дней назад
Sax nimanka kufsaday ba ceebleh ayadu waa dhibane
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 14 дней назад
@@abdikhadar1948 ceebteeda unbay u sharaxaysaa Dadkii barigaas kadib dhashay oo cariurtedu ku jiraan ee Xaq adun kuma helayse inay ilahay ku xawisho ceebtedana ka qarsato dadkan maba ogee aya fiicneed runti
Далее
SAAFI CUMAR WEYNA I KUFSADEEN 😱😳😱😳😱
15:44
XAKAARKA HAYSTA HG (4056)
2:09:53
Просмотров 1,8 тыс.