Тёмный

MD Xassan Shiikh oo la kulmaya mucaarado aad u xoog badan. 

SMS Somali TV
Подписаться 60 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@yahyegani8164
@yahyegani8164 11 часов назад
Xasan and xasan dameer inta aad taqaaneen waa ladhaafay
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 12 часов назад
Xassan WA munafaq shalay iyo maanta WA labo qof wixi U diidayey inu mudo kororsi sharci Dara Ku joga Cid Ka yeelaysa majirto
@AxmedOscar-e8y
@AxmedOscar-e8y 6 часов назад
Mw xasan sh maxamuud inta soo martay dalka isaga ayaa uguroon waxa uu qabtay waxyaabo badan oohorumar ah laakiin 3 ayuu kuxunyahay 1dhulka 2cashuur badan 3shaqo abuur la aan
@IslamAdem-c1p
@IslamAdem-c1p 15 часов назад
Hasan Baraf laftiisa waxu noo sheegi jirey ee lagu doortey waxaan aheyn ayow la yimid. Munaafaqa weyn
@CabdiqaadirDabagooye
@CabdiqaadirDabagooye 15 часов назад
Dalxureye hooray usoco❤❤
@AbdihakimKediye
@AbdihakimKediye 20 минут назад
Wasiir Abdirahman Abdishakur, Raisal wasaare Xasan Ali Khayre iyo Madaxwayne Sheekh Shariif, ma sax sidii uu akhriyay magacyadooda, makas baa mise aqoon uma laha ?
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 13 часов назад
Xasan sh wixii lagu heshiiyay wuu tuuray waa dastuurkii sharci ahaan kursiga in laga tuuro waaye asagoon dhamaysan
@CabaasSalaad-y4v
@CabaasSalaad-y4v 3 часа назад
Xasan shiikh isagoon mudo xileedkiisa dhameesan baa fiican xilka in laga tuurp
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 13 часов назад
Xasan sh wuxuu rabaa markay kadhamaato in uu kororsi samaysto
@abdullashire9236
@abdullashire9236 8 часов назад
Afhayeenka xasan sheekh inaa tahay waa kagu fahmay
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 11 часов назад
Mw.Farmaaaajo wuu ku saxanyahay inuu ka hor yimaado. Xasan dhiiqo iyo wuxuu Qooshanayo
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 3 часа назад
Beenaale. MD Hassan sh guul iyo gobanimo
@fosiafaarax8998
@fosiafaarax8998 7 часов назад
Halla cod halkuu joogaa dalkii ayaa kala tagayee
@yahyegani8164
@yahyegani8164 11 часов назад
Dameer iska ciyay
@abdullashire9236
@abdullashire9236 8 часов назад
Sharciga dalka u yaala half dhaqmo
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 13 часов назад
Asc
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 3 часа назад
S M S somali tv Beenaale
@fosiafaarax8998
@fosiafaarax8998 7 часов назад
Wariye munaafaq ah
@abdikhalif9897
@abdikhalif9897 13 часов назад
Halqof iyo hal cod kama soo horjeedee waxuu ogyahay xasan inuu rabo boob uu ugu magacdaray qof iyo cod maadaama uu xasan boobka uu rabo uu u bixiyey doorasho qof iyo cod ah marka waa in qof kasoo horjeedaa boobkaa uu rabo xasan shikh waa inuu isticmaalo magaca xasan shiikh uu ula baxay boobka ee ah qof iyo cod marka xasanoow adba waad ogtahay inuu xasan qof iyo cod rabine umada ha marin habaabin suurada haka halayn xabiib malaayiin
@AbdirashidHussein-g4z
@AbdirashidHussein-g4z 3 часа назад
War ma musqul baa ku jirtaa wariye isku dheegow
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 5 часов назад
Afka day xasan haye buuqa daa
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 3 часа назад
Dalka baarlamaanka ayaa ka masuul.ah ee afar qofood shacab masuul.kama ahan nin kursi raadis ah haduu rabo ha udiyaargaroobo qof iyo cod😂😂
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 12 часов назад
Fiiri sideedaba mudo kordhin maamul cid sameeyn karta majirto sharci u ogolaanaya inuu usameeyn karana majirto marka soow noqon meeyso waalli waxa xalay soo yeeray yaan umadda soomaaliyeed lakala dirin
@yahyegani8164
@yahyegani8164 11 часов назад
Hadaladaad dib u dhagayso adiga ayaa iskhilaafay wax aad sheegayso
@maryanyusuf5041
@maryanyusuf5041 14 часов назад
Wariye kan ka qabyalad badan marag farmajo la dabadhigay had uu xilkii iyo xamar ba u Gateley was yaab
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 12 часов назад
xasan qabyaladeyste garguurte iyo dooli baahane sowmahayan kuwiididey qof iyo cid maxaa farmaajo kugaara moryanimada qabiileysan dhaaf
@hassanabdikarim2083
@hassanabdikarim2083 12 часов назад
War Naga aamuus, war xun sheegyahow.
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 26 минут назад
maxaa daliil u ah inuu qabanayo doorasho qof iyocod aawey gudigii doorashooyinka uu xasan kala direy amingii wadanka ma fiicna oo shabaab wey siixoogeysteen aawey gobaladii maalin walba mid ayaa baxya asguna waxaasoo dhan shaqdiisa ma aha oo diyaaradii uu fuuley ayuu ilaa hada fuulaa oo dantiisa u wareegayaa war ciidamada masar ha laga celiyo soomaaliya waxuu rabaa inuu ciidanka soomaaliya geeyo bada cas si ay ula diriraan xuuti weyna ku dhamaanayaan ciidanka ha la badbaadiyo
@yahyegani8164
@yahyegani8164 11 часов назад
Wariyo aan aqoon lahayn ayaad tahay oo beenloow ah oo qabiil ku taageersan xasan dameer
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 15 часов назад
Xasan cade qabyaalad ayaa kaa Soo ureyso. Fadlan isasax oo hadalkada hayeesho tifatire.hadii kale waxad ku waayi dontaa hadalkada tagero badan. Yaayo mallihid tifatire kala Shan dheeyo warka aad sheegeyso. Tas ayaa keneyso in hadaladada qaar dadka aay dhibsadaan
@shh56726
@shh56726 14 часов назад
Kkkkkkkkkkk
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 14 часов назад
@shh56726 mad rayigada ka hadashid ama iska amustid.wamaxay kkkkk. Udhaqan sidii qofweyn ama iska aa mus fadllan
Далее
Qorshaha Hassan Sheikh & Mustaqbalka Soomaliya!!
13:16
Китайка и Подруга Лапка😂😆
00:21